Riwaayadii Caanka Ahayd 🔥 "DAB JACAYL KARI WAA" Iyo Iidhehdii Loo Sameeyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 41

  • @SugalShirwac
    @SugalShirwac Год назад +11

    Maskaxdii Ustaad Hanti Qaran.. Xasan Xaaji Candilaahi -Ganey.. xafiduhu laah.

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 Год назад +5

    Waayo waayo wacnaa from Somaliland/Hargeisa salaamayaa 👋 👋 🔉

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan Год назад +4

    1974 - 1975 AHUN intii dhimatay.

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 Год назад +2

    Muusiga iyo laxamka waxa saaray Axmed Nuur Jaango. AHN.

    • @Inshaaryare10
      @Inshaaryare10 8 месяцев назад +3

      Laxamada haba u badnaado Jaangow se Bacalwaan iyo Cigaal ayaa qayb kulahaa

  • @updirahimomar5388
    @updirahimomar5388 Год назад +3

    Markani waa markii lagu dhigayey magalada muqdisho marka hore hargeisa sahra axmed ayaa ku jirta😊

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 Год назад +1

    Dad wa dadki hore
    Hadalna wa intu yidhi
    Waayo waayo

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Год назад +2

    Wow 1975 anoo yar baann g daawaday

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh Год назад +2

    www halyey qaran waa ku salaamay

  • @hamzeabdi7605
    @hamzeabdi7605 Год назад +3

    Old is gold ❤🎉

  • @BashirBashir-d3j
    @BashirBashir-d3j Год назад +2

    Of.dab.jacayl.kariwaa.iyo.heesa.hedii.dad.badan.ila.murmay.yaa.caawa.keena.mahadsanid.ninka.sodhigy

  • @abdulkaderhassan
    @abdulkaderhassan Год назад +2

    Waqtigii dahabiga ahaa xasuus

  • @abdullahihersi1188
    @abdullahihersi1188 Год назад

    AUN Khadar Daahir Cige codkeeda waa laga dareemayaa iney yar tahay oo Ay tahay cuseyb. Adduun tagay!

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 Год назад +2

    Riwaayadda markii hore SAHRA AXMED baa ku jirtey halka KHADRA DAAHIR, umul bay noqotay Sahra Axmed sidaa darteed baa Khadra loogu beddeley booskeedii waana riwaayaddii ugu horraysey ee ay Khara Daahir wax ka jishay, waa markii Muqdhisho la geeyey riwaayadda. Khardra laftigeeda ayaa ka warrantay.

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 Год назад

    Af huudheydha lahayde lkkkk

  • @TheNetNinja9
    @TheNetNinja9 Год назад +1

    Old is Gold

  • @ahmedcali8271
    @ahmedcali8271 Год назад +1

    ManshAllah

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 Год назад +1

    Standard seven dugsiga dhexe ee cadaadley boardingkii school baan ahaa iyo classkii u danbeeyey ee af ingiriisi wasalka naga horeeyey ee 6 ka ahaa afsomali baa lagu bilaabay isagoo ingiriis iyo carabi ku soo qaatay wasalkii dhamaad waayo waayo

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 Год назад

    CAJIIB WAA MARKEY SOMALI IS RAACSANEYD

  • @abiissa4710
    @abiissa4710 Год назад +2

    Original maahoo Sahra Ahmed AUN ayaa ka maqan!

    • @maxamedilkacase7179
      @maxamedilkacase7179 Год назад

      Walaal sahra ayaa markii hore lagu bilaasbay balse markan way ka hadhay halkeedana waxa lagu baddalay khadra

    • @cismanabdi2416
      @cismanabdi2416 Год назад

      Wall Wey U Mushay Halkeedina Khadra Daahir baa gashay

  • @suberh8985
    @suberh8985 Год назад

    sxb noo soo dhamaystir

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 Год назад

    Waayo

  • @Nabadoon1000
    @Nabadoon1000 8 месяцев назад

    1984 bean theater Hargeisa kuu galay

  • @user-dw8jl7ms1
    @user-dw8jl7ms1 Год назад +1

    bro heesaha ruwaayadan one by one noogu soo tuur muddo 40 sanno ka badan ayaan doonayay please waa fasiix thanks

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 Год назад +1

    Markan Doorka sahra axmed waxa ku jirta khadra daahir

    • @cismanabdi2416
      @cismanabdi2416 Год назад

      Haa zahra Ahmed jama Iyada Riwayda Isaga lahayd Ee Wey Umushay Khadra Daahir oo yar Baa Halkeedi Gashay Runtiina Sidii Sahra Axmed Jamac u Matalayso oo kale Bay Riwayda u matashay

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 Год назад

    Dab jaceyl karin waa

  • @maxamedabshir2462
    @maxamedabshir2462 Год назад

    Maxamed abshir indhacade

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 Год назад +2

    Yaa muusugga tumay? Xubnaha.

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 Год назад +2

      Koxdi wabare tumayan hal iyo labo hadi kaka soo qado xusne bajuni 2 shekh cabdi 3 xusen mabruuki 4 goobe 5 macalin meysar 6!sacid Harawo iyo qar kalo badan

    • @farxaanxiddiga4321
      @farxaanxiddiga4321 Год назад

      @@abdirahmanhaydar9481 raggan tolow qaar maka noolyihiin sxb?

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 Год назад +1

      Macloow ayaa tumaayey Organka!

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 Год назад

      @@abdullahihersi1188 Mahadsanid. Kitaarka na? Waliba heesta Qalanjo?

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 Год назад

      @@abdullahihersi1188kitsarka 4:07 meel yaab leh buu geliyay.