Sisiladii Deelleey | Gaarriye, Yamyam,Hadraawi,Idaajaa, Singub,Xasan Ganey, C.C.Afyare,.....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 янв 2025

Комментарии • 9

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 19 часов назад

    ❤❤🎉😢😢

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 21 час назад

    AHUN waxa bilaabay maasadii deelay Waxaana ugu midho cuslaa Gaarire iyo Hadraawi iyo xasan Ganay iyo ibraahin Gadhle waayo ayagu waxay kafaiidaysteen fasaxa loosiiyay in aytiriyaan ayagoo cabudhsanaa waxbadan oo qaladaad ah ayaa umuuqday oo waliba kamuuqday gayigii ay kasoojeedeen oo dayac iyo horumar la aan ahayd taasoo cunaqabatayn iyo horumar la aan labaday

    • @SaidMohamud-b7r
      @SaidMohamud-b7r 11 часов назад

      Eey buraanburayeen ragaad messha ku xusrey ee ragii sugaanta hidaha u lahaa midna maad xusin

  • @AbdifatahYuusuf-dg8ru
    @AbdifatahYuusuf-dg8ru 2 дня назад

    Axmed faarax Cali "idaajaa"
    Maxamed nuur xasaan "Shareeco"
    Cabduqaadir xirsi siyaad "Yamyam
    Maxamed-Carab jaamac faarax "Falaxfalax "
    Murtida deelleey raggii qurxiyay❤

    • @abdisamedmohamed8434
      @abdisamedmohamed8434 2 дня назад +1

      Dhamaantood soomaalidee saafiga ahaa ayay ahaayeene
      Reer iyo baqyaalad way kamadhnaayeen
      Lkn waankaxumahay
      Abwaanadaa
      Hadraawi ayaan ka arkay

    • @AbdifatahYuusuf-dg8ru
      @AbdifatahYuusuf-dg8ru День назад +1

      @@abdisamedmohamed8434
      Ugaasow Hadraawi waa foolaadk abwaannada Soomaaliyeed,
      Lkn raggaan kale ee aan qoray marka laga reebo idaajaa,
      Inta kale waa tageen waliba muddo hore ilaaheey ha janneeyo .

    • @nurabdi6399
      @nurabdi6399 День назад

      Maaraxan miiya taahay naacas

    • @ahmedmahfoud3471
      @ahmedmahfoud3471 19 часов назад

      ​@@nurabdi6399
      Waa duriyadii sheekh isaaq

    • @AbdifatahYuusuf-dg8ru
      @AbdifatahYuusuf-dg8ru 7 часов назад

      @@nurabdi6399
      Magaca iigu qoran iyo abwaanka aan soo qoray fiiri?
      Aabbahy haddaan magaciisa soo qora ma qabyaali baan ahy ina falaxfalax baan ahee?