Djibouti: Tixmaal iyo Mahamoud Abdillahi Sangub

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 69

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 года назад +8

    Abwaan Ogaden ah oo Warqad meel la soo fadhiista ilaa hada wali ma arag suugaanta haybad buu Illaah u siiyay.

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 5 лет назад +5

    Allaha u naxariisto abwaan Singub. Walle Soomaali nin qiima leh baa ka baxay. Weligeed lama heli doono isaga oo kale. Wuxuu u dhigmaa meesha Shakespeare uu ingiriis u joogo. Waxaase la xusi doonaa boqollaal sano ka dib.

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 2 года назад +3

    Abwaan sangub rest in peace ilahaw unaxariso abwaanka

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 8 лет назад +15

    Waa kan abwaan run ah ee wuxuu sameeyey tirinaya isagoo aan warqad haysan.

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 3 года назад +4

    Subxaanna Laah! Mucjisodaasaa Somali ka baxday. Ilaahayoow kuu naxariiso. Quruxdii Soomaalida afkeeda iyo dhawankeeda oo qof laga dhigay buu ahaa. ❤️

  • @mustafemahamoud7492
    @mustafemahamoud7492 5 лет назад +4

    alle ha unaxariisto maantuu geeryooday abwaan sangub 18/6/2019

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 7 лет назад +3

    Mahamoud abdilahi singub weeye magciisu sangub maaha halayska saxo masha allah noolow abwaan boqole buuxa wlhi

  • @sadegalayax4254
    @sadegalayax4254 3 года назад +1

    Allaha unaxariisto kitaab kiisana gacanta midig Allaha kasiiyo Abwaan sangub ..

  • @HassanHassan-fs8xj
    @HassanHassan-fs8xj 8 лет назад +6

    Rag kadhaliya mooye xanuun dhaaxa soo aragye .dhibato iyo howl inu dhexmaro waa mid lodhigaye . walee ninkani dhoodan waxba uma oga

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 2 месяца назад

    Afrikay huridooy
    Abwaan ka baa leh
    Afkiisa sanguub
    Khalad kuma jiro

  • @user-qk1ss2qd9n
    @user-qk1ss2qd9n 9 месяцев назад

    Ilaahay ha u naxriisto Isaga iyo intii muslim ah ee dhimatayba

  • @gahayrschools2597
    @gahayrschools2597 3 года назад

    Alle ha u naxariisto abwaankii weynaa ee Soomaaliyeed Sangub.
    Sirqaa talisa waayahan ninkii sare ka siigee !
    Kolkuu dhintay Soomaaliyi halyeygeed ammaantaa.
    Aan ka baranno waayaha ninkaas mar keliya ilbidhiqsiga isha u diidayba cidla iyo dhego awdan ayay murtidii ku dhammaatay

  • @Awaale
    @Awaale 3 года назад

    Allow ku naxariiso abwaan Sangub qaamuus buu ahaa waxbadana ku duugnaayeen hase ahaate soomali baanahaye dhaxal fican kamaanan reebal, bal soomaaliyey inta nool hadalka halo badsho

  • @deeqsiwarsame324
    @deeqsiwarsame324 Год назад

    Alle ha unaxariisto Abwaan sangub. Waa runtii Gabay siyaasad ama Diplomacy yad ka hadla majiro abwaab udhigmayey AHN ugaas Nuur ugaas Doodi.
    Erayada lagayaabay waxa kamid ahaa
    "Nin kaad degi ninkaad dili
    ninkaada dabin u qoolayso
    Waa la isku kala daadiyaa
    Yaanu kaa didine"
    Wakhtigaa Somalidu jaahilka ahayd sida uu ufahansanaa siyaasada ayaa laga yaabay

  • @dahirbedel9041
    @dahirbedel9041 8 лет назад +2

    murti aad iyo aad u qiimo badan allow cimri dheer iyo caafimaad ku sii.

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 4 месяца назад

    Ilaahey naxariixtii jano kusii aamiin.

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 5 месяцев назад

    💐💐💐💐💐💐💐💐Sangub

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 5 месяцев назад

    Cabqarigaan maxaa buugaag laga qoray? hadaysan jirin waa in buugaag badan laga qoraa suugaantiisii iyo xigmadiisii si ay jiilka danbe ugu harto..Alle haw naxariisto abwaan Sangub. Aamiin.

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan5383 5 лет назад +2

    Allah haa u naxaariisto

  • @user-wu6xk9qr2j
    @user-wu6xk9qr2j 9 месяцев назад

    abwaan huryo ayaa qora sangub. abwaan cismaan askari ayaa riwayda baray.

  • @abdurahman9170
    @abdurahman9170 5 лет назад

    Naxariistii Jano Alla ha ka waraabiyo. Abwaan qaaliyu ahaa

  • @drbuux4429
    @drbuux4429 5 лет назад +1

    Ilaahay ha u naxariisto abwaanka

  • @omaarabdi99
    @omaarabdi99 5 лет назад +1

    Allaa u naxariiso abwaan ka

  • @mwali2012
    @mwali2012 7 лет назад +3

    faysal goohe brother waxaa fiicnayd in aad wax hubsato sangub uma baahna in uu hees xado labo heesood ayaa jira mid waa afrikaay ha seexan mida kale waa ohay afrikaay hurudooy midna magool baa qaada midna dad badan ayaa wada qaada oo magool ku jirtay wax hubso walaal

  • @IsmacAxmed
    @IsmacAxmed 4 года назад +1

    Ilahay hakuu naxariisto ❤❤❤❤❤

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 года назад +1

    Wiilka bilaa xigmada ah sheekada wuu naga qasay

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 года назад

      Shillin iyo gafane magac mooyee murti kuma jirto waqtiguu ka qasaarshay abwaanka

  • @farahahmedabdi6161
    @farahahmedabdi6161 5 дней назад

    Bra

  • @rashidmaxbuub490
    @rashidmaxbuub490 3 года назад

    Riwaadahayga qabrigii jaceylka ayaa iigu lacag badnayd

  • @saidabdulla9947
    @saidabdulla9947 5 лет назад

    Markhati waxan ka ahay in uu abwan singub uu yahay abwaan taariikhda galay

  • @axmedclaahicali7455
    @axmedclaahicali7455 2 года назад +1

    Asc

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 3 года назад

    Maxaa maskax alle siiyey abwaanka cajiib

  • @abdulaahiafcase5079
    @abdulaahiafcase5079 8 лет назад +3

    waxaan orankaraa abwaan sangub faylasuufi balheestaa ufiirso (midab gumaysi diida) ay wada qaadaan bacalwaan iyo dalays waxy kahadlayso afrtansano kahor la alifay waxaad moodaa maanta in lajoogo waa abwaan heer caalami ah oomudan in taariikhda suugaantiisa loo turjumo dunida si ay uga turjunto aragtida ninka madow siduu ufekero iyo in waxlawadaago aan kala sarayn aanay jirin oo dadku isku mid yahay
    Reply · 1

  • @abdiaziizali1263
    @abdiaziizali1263 7 лет назад

    dadka xanuunsan caafimaad ilaahay ha siiyo suugaantii xitaa waa la qabyaaladeynayaa

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 3 года назад +1

    Abwaan sangub maahayn inuu sheegto heeska afrikay hurudooy waxaa sameeyey #ismaaciil_Farxaan

  • @jama8947
    @jama8947 Год назад

    ZZZ

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn 2 года назад

    Afriko mahurudo adunka uwada dhoftay cida jidilayihin soomali ooyisugutagen hadana eey wax katariwayen tahribka marka sooarkay sida nolagutumay xududka sigatin ah iyadoo daqar aheen sidi ciyal dugsi iswaresi la aan ulaa nalagubobay sidii xolo wax kacunay misaskawaratada ooyin kalaroor markas ciyal hooyadod uhayonayo kale wilashi nalasocday kudhagnay iyagana aamusa naleyihin gargar waahelena gacan madaxa gacana dhabarka oo jaqdii oonaqon hori ugusisoconay usha waakacarari lahen balse wilasha meelbaa lageyay inagana meel babur niqalqalineyna habenki casho nasiyen wilashi melba lamageyn oo baburta rad kodey sooracen boodkey kujiran inagana maogin subax dii niman ulosoqaten inago hurudno bananka guriga ul mel lororo lamagaranayo oodii jirnay saa wilishi hoosnodhahay aamusa oohoriusocarara nadhuusiyeey gabo masar malawato base borsoyin oonbarkaneyn walasocararnay gabahodey noosibeen oonalarooren inakuharno aba baabur nawada qado ken dhahno nagahoosbaxday warkiya rumeynay qaryaqan afka horina sacudi utagay dhaqankoda saas aanracno bentoda noomashegin sheko rag maradii qab gabadhaa daran eraygas run miyaa haaa

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 5 лет назад

    Waraysigani waa goorma?

  • @xasanmadoobe4640
    @xasanmadoobe4640 5 лет назад +1

    Suurta galmaaha sangubaa hees xaday kuwiisuuna dhamayn karin haduuu bilo kasheekeeyo

  • @faysalgoohe9427
    @faysalgoohe9427 8 лет назад +4

    Abwaanka sangub aad baan u jeclahay waana abwan aad iigu wayn
    Laakiin maata waxaan ku hayaa hees uu san lahayn uu sheegtay waana wax aad loga xumaado in abwaan sangub tuugaysto suuganta soomaaliyeed walaahay waa wax laga xumaado waayo ma filayn sidani inay dhacyso oo abwaan wayn oo cabqari ahi uu abwaan kale bililiqaysanayo Heesta afrikay hurudoy waxa sameeyay abwanka wayn ee ismaciil xirsi ciise farxaan alle haw naxriistee kan ogybaw youtube ,google, ama waayeelka soomaliyeed waydii walahay aad baan uga xumady in abwaan kamida abwaanada soomaliyeed tuugo ku faano wayse dhacdy

    • @maryanahmed4634
      @maryanahmed4634 7 лет назад

      Faysal Goohe

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 лет назад +1

      Faysal Goohe sangub hees uu lahayn ma sheegan
      sangub riwayadihisa wa kuwa ugu khataraan
      Qabrigi jaceylka
      xuriyo aduunyadu waa maadays yaxaas dhaga duub
      0

    • @sayiid798
      @sayiid798 7 лет назад +1

      Faysal Goohe abwaanku waka wayinyahay Inu sheegto hees usan lahayin Halka inaga hubi

    • @fowziali5300
      @fowziali5300 6 лет назад +1

      Faysal Goohe waxaan u maleynayaa inaad tahay dhilinyarada qurbaha ku Koray ama dagaaladii sokeeye ku hanaqaaday, Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub, inta aadan aflagaadaynin, taariikhdiisa soobaar. Singub uma baahna hees qofkale leeyahay in uu xado. Shame on you young fella

    • @nadirhussein9759
      @nadirhussein9759 5 лет назад

      Faysal Goohe adigoo iska dhigaya nin taariikhda wax ka yaqaana inad ku gafto Abwaanka weyn waa kugu ceeb heesta soo raadi oo si fiican uso wareyso ma hayside.