Wankayga Cadoow Ha naaxin AHU Abwaan Af-gudhiye

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 янв 2025

Комментарии • 23

  • @issaahmed4640
    @issaahmed4640 6 месяцев назад +2

    Qofkii wax ahaaba waxaa u qaran Alle ha u naxariisto.Gabaygan wuxuu tilmaamayaa habka ugu fiican ee isha xaasidka laysaga ilaasho... Allah ha u naxariisto dhamaan

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 Год назад +7

    Alle haw naxariisto u malayn maayo qarnigan inu jiro abwaan uga sareeya murtida iyo suugaanta somaalidu kuwo meel walba taagan ee faana ayay yaqaanaan wuxuu leeyay ruwaayado badan oo jabuuti lagu dhigay oo ay ka mid tahay ruwaayad ay ku jirtay waxa cadarka lasugu rushaa waarag ilaa Mogadishu heesihiisii waxa ka mida heestii saado cali jarbaan ka lushaa jihadiibaa iga halawday AHN kahor waxyar dhmashadiisa heesihii ugu dambeeyey mid ka mida bk ayaa qaada waana ta uu yidhaa jacay talo yari ku beermay sidaa ugu tacab khasaaray sooyaalka haygu taalo waa guud mar uun intaasi waa bad waxiisu ilaa nmco jaamac heestii inta aabay gacantaydu gaadhaynin meel sare anigana saaxiibkay qaaliyuu ahaa nin suugaantiisa laga baqo buu ,ahaa sababo badan tan xataa wegereey warkeeda xogteeda dhab baan u hayaa

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Год назад

      sxb abwaankan aun maanso badan buu leeyahay kuwa hore iyo kuwa dambeba sida heesta bk e jacayl talo yari lkn heestan aad xustay marxunku malahayn ee suganta kadaa malaha heesta waxa samaysay ahn saado cali laxankana waxa sameyay cabdi baadil oo hada nol cid kasta e suganta u dhundaloshana wa ogtahay mahdsanid wll

    • @faizam523
      @faizam523 Год назад +1

      ​@@CarabShiikh waa heestee walaalo heesta ay Saado Ali sameysey AHUN labadoodaba?

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Год назад +1

      @@faizam523 wllo waa heesta naftaydaa kuu jiraban ee caanka ah sanadihii 1980 ilaa 1990 kiina ahayd heesta ugu saamaynta badnayd AHUN saado cali warsame

  • @ilyasosman3643
    @ilyasosman3643 Год назад +2

    Alle haku naxariiisto Abwaan qiimo leh

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 3 месяца назад

      Gormu dhintay walal😢

  • @sherkee344
    @sherkee344 Год назад +1

    allaha kuu naxariisto awaaan somaliyeed

  • @XassanxaredCali
    @XassanxaredCali 11 месяцев назад

    ALAHA uu naxariisto abuwan axmed

  • @AbdiFatahkhalif-os1dr
    @AbdiFatahkhalif-os1dr 19 дней назад

    Allaha unaxriisto halyeeybu aha

  • @XassanxaredCali
    @XassanxaredCali 11 месяцев назад

    Masha Alahu Abuuwaan

  • @sosmanahmed2155
    @sosmanahmed2155 2 года назад +1

    Ilahow kuu naxariiso

  • @shukri333
    @shukri333 2 года назад +1

    ABWAN AF gudhiye alah yarxama

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 2 года назад +1

    Aun ABWAAN AFGUDHIYE

  • @husseinabdi8057
    @husseinabdi8057 2 года назад +2

    Wankayga cadow ha naaxin

  • @XassanxaredCali
    @XassanxaredCali 11 месяцев назад

    ALAHA uu naxariisto abuwan axmed 11:27

  • @farhangacmadheere9656
    @farhangacmadheere9656 Год назад +2

    Alah yarxamuk afgudhiye❤

  • @abdirashiidabdullah8627
    @abdirashiidabdullah8627 Год назад +2

    Cajaa'ib ! dhankii aad doontaba u qaado.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Markikogosha sadashi wariyahi ladhex maray makarafoon inuu nabad wadajirka wax kale soobadalayaan sida qarax xiroyin fulan sida elatare xiro xalane isbitalo dakado inlaga jiheyo elatare aba jabuti dumiyaan yalagulasohishiyay jabuti kalaqeybiyay agagarka wadamo gooy wadkaayaalaa baris shirka sababteey dib ogasodhaceen wanala inkiray malaf been badgalki kacarara iskujediya mar hadaaistusnay marlabaad masara gogolkentay jabuti hada tas kadib gobolka kuhaga yamagac leh cafiya cidi shegata shufto shufta kale ugeeya aaway madax weyni labaad itobiya waxa uogoshihin magalo madaxdina qabsateen weynididen nooyimiden xasan shiiq hada xirada ugeya jihadiin yaasheydan ah

  • @abdillahimaxamud1551
    @abdillahimaxamud1551 Год назад +1

    Wadaaji wataaji wataax wagiigo.wakaaf.alla muxui wwwww..qibay

  • @MoayadeDjibril
    @MoayadeDjibril Год назад

    S

  • @XassanxaredCali
    @XassanxaredCali 11 месяцев назад

    ALAHA uu naxariisto abuwan axmed

  • @XassanxaredCali
    @XassanxaredCali 11 месяцев назад

    ALAHA uu naxariisto abuwan axmed