Fanaaniin caana oo mucjisadii Abwaan Sangub ka sheekeeyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 июн 2019
  • This video is about Fanaaniin caana oo mucjisadii Abwaan Sangub ka sheekeeyay - Cajiib
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 45

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 5 лет назад +4

    Abdi nuur alaale wuxuu yiri 1976 ayey is barteen Abwaan sangub. Allaaale kama muuqato da'du mansha allah

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 5 лет назад +3

    Ilaahay ha u naxariisto janatul firdawsa Allaha ugu bishaareeyo ”Amiin yaa Allah”

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal458 5 лет назад +5

    Modane Sangub HALAKU duugu - HARGEYSO , Jabuuti ama Galkacyo.

  • @roodoqurux6288
    @roodoqurux6288 5 лет назад +5

    Alle ha unaxariisto tiir kabaxday soomaaliya weyaan

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Год назад

    Cabdi nuur alaale ayaad moodaa inuu aad ugu dhawaa maadaama uu gurigiisa la joogi jiray alah unaxariistee

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 5 лет назад +2

    Alle yaa raxmo abwaan sangub gacanta Farmaajo ayuu ku baxay

  • @rahmaadan5053
    @rahmaadan5053 5 лет назад +3

    Waa khalad in etobiya lagu aaso ilaahow ku naxariso abwaan sida ifka laaga jeclaaa ilaahayna hakuu jeclaado

    • @lqs-tv2991
      @lqs-tv2991 2 года назад

      Dhulka lagu aasay soomaali malaha fikirkaagu gurracanaa

  • @munaugaasahmedtarabi
    @munaugaasahmedtarabi 5 лет назад +1

    Allow ku naxariiso adeer abwaan sangub

  • @ahmedduale7495
    @ahmedduale7495 5 лет назад +4

    Ilaahay ha u naxariisto aamiin we ill miss u alot we love u 💙💙💙💙

  • @waxiicusubkadawoabdulahi7210
    @waxiicusubkadawoabdulahi7210 5 лет назад +1

    allah ha unaxaristo abwanki umada somaliyeed

  • @hibaaqhib645
    @hibaaqhib645 Год назад

    Alle ha unaxariisto

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 5 лет назад +4

    alle ha u naxariisto aamiin😂😂😂😂😂

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Год назад

    Aloow unaxriiso aamiin

  • @luqmaanlove3194
    @luqmaanlove3194 5 лет назад +8

    Asc Azxaptayda Subax Wanaagsan
    Inta Rasuulkeena Suuban S CW Jecel like isaara

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 5 лет назад +2

    Illahay ha u naxariisto yaa rabi

  • @qadrohilawle132
    @qadrohilawle132 5 лет назад +1

    allaha u naxaristo abkeni qaaliga ahaa aaaaaamiiin yaa allah

  • @halelaonshe3354
    @halelaonshe3354 5 лет назад +1

    Ilaahoow unaxariiso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdirashidhugur8970
    @abdirashidhugur8970 5 лет назад +1

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 5 месяцев назад

    🌺🌺🌺🌺💐💐💐💐💐

  • @shukriomar5871
    @shukriomar5871 5 лет назад +4

    Aloow u naxariiso abwaankaaseey rabaan inay ETHIOPIA Ku aasaan ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax

  • @abdirashidhugur8970
    @abdirashidhugur8970 5 лет назад +1

    Janadii Allah ha geeyo

  • @arafatmohmet7053
    @arafatmohmet7053 5 лет назад +1

    ilahaaay ha ku naxariisto

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 Год назад

    Alle how naxariisto abwaan sangub

  • @salahkooreeye4171
    @salahkooreeye4171 5 лет назад +2

    Reer Jabuuti kuwooda fanka ku dhexjiraa xataa riwaayadaha soomaaliya ma fahamsana. Majaajillooyinkaa uu riwaayadaha kale ku metelayo isagaa samaysanjirey waana xeerka fanka soomaaliyeed.

    • @calioumar2967
      @calioumar2967 2 года назад

      Faraac dhad fanka kuu jiira oo majaajilist maa faxma yaan

  • @esseadan2954
    @esseadan2954 5 лет назад +1

    Alaha unxarisdu

  • @arafatmohmet7053
    @arafatmohmet7053 5 лет назад +5

    inta somali jecel like igu cawi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍

  • @rahmanoura6867
    @rahmanoura6867 5 лет назад +1

    Allah ya raxma ! lakiin kuurwand studioga jooga wa wada Somali ethopi wa ruun

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 2 года назад

    hadrawi oo hees classic laaxa hal abuur weyn oo axa ee ruwayado maa leex ee guni oo abwaan axa

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 5 лет назад +2

    Allah ha unaxaristo Amin ya rabi

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 лет назад +4

    Waxa la yaableh abwaanka iskuul muu gelin " no basic numeracy and literacy " haddana ka aqoon badnaa BHD ka sita

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 лет назад

      MO SABATA MAAD FAHMIN SOMALIDA WAA WAD BHD SCHOLKA KA HOR MA OGID WAA XASUSTAA IYO MIYIGA IYO WAX KASTA WAAY XAFIDI JIREN SCHOOLAK KA HOR

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 5 лет назад

      quraanka ayuu dhameeyey ninkuna quraanka markuu yaqaano maxaa u hadhay

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 3 месяца назад

    We are Somalilanders and we don't give a damn about Sangub

  • @saadiyahassanofficial4106
    @saadiyahassanofficial4106 2 года назад

    Good

  • @mahdiabdi1902
    @mahdiabdi1902 5 лет назад +1

    alaha UNAXA4ISTO SANGUB LKN CALI DIRIEH CIGAL O AHAA ABWAANKA QARANKA DJIBOUTI TACSI QARAN LOMA SAMAYN SABABTU WAMAXAY REER DJIBOUTI AYAAY U TALAA

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 2 года назад

    Abu bakar waa sifiin oo hadlay abwaan kaa sangub illahay naxaris jano xaa siyee oo jaaqa naa tariik fanka iyo sudan taa somalida

  • @wadajirchannel5955
    @wadajirchannel5955 5 лет назад +1

    Fadlan iisaara subscribta plz

  • @wawabariwawabari4391
    @wawabariwawabari4391 5 лет назад +1

    T A C S I

  • @esseadan2954
    @esseadan2954 5 лет назад +1

    Alag

  • @ahmedduale7495
    @ahmedduale7495 5 лет назад +1

    Walaahi heavt weight guy is gone from somali people rip sangub

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Год назад

    Uqlul waalidkii Hoyadii Uurka kalagooyay Ee Aabihii dhalay Rasaas kula agmeeraya! Cajiib! Waa mowjadaha ay somaliya 32 sano Ee nadhaafay ay dhaxdabaalaneysay.