DHACDA UGUB AH #28 - Mahamud Abdullahi Sangub "Maxaa haray oo la isku heystaa?"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2011
  • Mahamud Abdullahi Sangub is a Somali intellectual, arts and a gifted Poet. Join our facebook: keydmedia and visit Keydmedia English: www.keydmedia.net/en
  • ПриколыПриколы

Комментарии • 127

  • @abdimalikibraahim7537
    @abdimalikibraahim7537 5 лет назад +12

    Alle hakuu naxariisto abwaan qaran
    Waa tiir naga baxay
    Allow kuu naxariiso🤲

  • @MrUkun
    @MrUkun 11 лет назад +8

    very intelligent and smart. this man deserve allot of respect and to be honored.

  • @moustassamatar5140
    @moustassamatar5140 6 лет назад +6

    libaax libaax dhalay abwaanka abaaxa fanka somalieed his hero illahay caafimad haa oo sii yaadiyo....this great men don't deserve name calling we love u papa sangub

  • @maguled
    @maguled 10 лет назад +1

    Sangub, Ilaahay ha xafido. Wallaahay caadi ma aha xikmadda uu halkan ka sheegay, mana u malaynayo inuu jiro maanta qof kale oo sidan si ka fiican Suugaan ugu cabbiri kara masiibada ku habsatay ummadda Soomaaliyeed 23kii sano ee u dambeeyey. He put the qabiil here offside, completely offside, really knockout poemmm! Let us give this man his credit.....period.

  • @adamshimbirolays399
    @adamshimbirolays399 10 лет назад +6

    Abihii murtida Allah ku xafido
    Singub,nooloow in badan
    Salaan sare

  • @caawiye3635
    @caawiye3635 10 лет назад +6

    Abihii murtida Allah ku xafido
    Singub,nooloow in badan

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 2 года назад

    Illah subxana watacallah unaxariisto abwanka xigmadbadana nogatagay

  • @Maahvulus1
    @Maahvulus1 9 лет назад +12

    I'm reading comments regarding this man's personal life, and a lot of comments seem to be an indirect attack stemming from something beyond these accusations of child abuse and so on. I don't even know what qabiil he is. I know my parents do not speak very highly of him, but everything he said in this interview is the truth. The same reason why people are attacking him in the comments is the same reason why our country is in ruins. He is an intellect, a man who holds deep love for his country. A poet who expresses our country's pain through his words. He is a historian, and there aren't very many like him left in our society. May Allah preserve him, and may Allah guide us all.

    • @osub
      @osub 9 лет назад +1

      Very well said! AMIN!

    • @waraabehargaysa
      @waraabehargaysa 6 лет назад

      what the fuck was he doing before 1991? ddi u even bother to try to google his past before this lousy stanza? He killed his own WAABARI in hargaysa 1988. bitch you reap wat u sow. hakugu taagnaato caruurawaska

    • @adanjama7617
      @adanjama7617 5 лет назад

      Literally No-one waxaan arkay comment badan oo aad leedahay waxuu dilay fanaan wax adiga ka hortaa sheegayo ama hadal hayo arinta ma jiro ee beenta intaas le'eg xageed ka keentay? mase xanuun ku hayo iyo qabiil ayaa kaa buuxo
      tankale wax aan cadayn lahayn maaha in aad bulshada dhexdeeda qof magac ku leh in aad cay iyo waxaan wax udhinayn in aad la hortimaadod dadka lkn waxaad ogaataa in ay adiga sharaftaada wax udhimayso ee sharafta sangub waxba uma dhimayso oo somali oo dhan ayaa qadariso

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 4 года назад

      You don’t know nothing about this man be quite get the fuck

  • @micnamalahan
    @micnamalahan 13 лет назад

    Mahamud Abdullahi Sangub .. Alle hakudhowro abwaanku waa runtiis .. Soomaaliya oo dhan nabad iyo barwaaqo waarta insh aallaah aamiin..

  • @bisharfarah1463
    @bisharfarah1463 5 лет назад +1

    Allah Jaanadi haaka Waarabiyo Abwaanka Daalkaa Waale Waalaagu Taabi Like Saar haadad Xaasusatid abwaan Saangub

  • @known483
    @known483 12 лет назад +1

    the legendry somalian poet SANGUB love you all time.

  • @abdirashidjirfe468
    @abdirashidjirfe468 8 лет назад +2

    mashallah Waan jeclahay intaad nooshahay inaan ku arko.

  • @guuleedciiddaalle5610
    @guuleedciiddaalle5610 11 лет назад +1

    Xigmadda ku jirta ilaahay ayaa hibo gaar ah uga dhigay. Waa Abwaanka ugu riwaayadda badnaa wakhtigii Dowladdii Soomaaliya, sidoo kale waa Abwaanka ugu halabuurka badan Abwaanadda Soomaaliyeed kuwii hore iyo kuwan hadda joogaba. Ilaahayoow xumaanta uu ka digayo dadka Soomaaliyeed fahansii.

  • @Suheylacrafts
    @Suheylacrafts 10 месяцев назад

    Allah haunaxaristo abwaanka

  • @bebeasad2895
    @bebeasad2895 11 лет назад +1

    abwaan sangub runta ayuu ka hadlay somaliyey gacmaha is qabsada

  • @garaadist
    @garaadist 13 лет назад

    abwaan sangub waa wadi somaliyeed oo sax ah allaha dhowro

  • @cabdi25
    @cabdi25 13 лет назад

    abwaan sigub singub walee waa abwaan meel dheer wax ka arka,alow singub waa noo daa[aamiiin]

  • @known483
    @known483 11 лет назад +1

    Allow kudhoor Abwaan kulamid aduunka maiman mana iman doono. Kuwa kunaceb waa bukaan. the intelligence you have such as directing, writing poems and songs, and you have most films (riwaaayad) in Somali history that is a fact. The haters if u hv another Abwaan that has same status as him though they are many other good Abwaans then let us see. viva SOMALIA.

  • @waayeelwayeel4320
    @waayeelwayeel4320 5 лет назад

    Allah if iyo aakhirobba unaxariiso indheer garad

  • @husseinraabi2273
    @husseinraabi2273 11 лет назад +1

    abwaan sangub raganimadaada ayaa laga maseersanyahay ee abwaanka qarniga ayaad tahay dad caloosha ka buka wax kaamo qaadi karaan saa waxaad tahay nin laandheera ah gobta daarood ismaaiil best abwaan in the world

  • @ynotlucki
    @ynotlucki 15 дней назад

    Alla yaa raxma, fucking legend. Wallahi abwaanka was the greatest of all time, unbelievable video.

  • @vaysal59
    @vaysal59 12 лет назад

    Waleee waa abwaan waliba runta siduu uga hadlay waan la dhacay

  • @aadamjama3473
    @aadamjama3473 10 лет назад +2

    Viva somali weyn

  • @ashuurosman7976
    @ashuurosman7976 3 года назад

    Ilaahy how naxaristo sngub

  • @ugaas-
    @ugaas- 7 лет назад

    masha allh

  • @khalifjama2472
    @khalifjama2472 4 года назад

    Ilaahow unaxariso

  • @cabdi25
    @cabdi25 13 лет назад

    abwaan sigub singub walee waa abwaan meel dheer wax ka arka

  • @ahmeduurdoox5284
    @ahmeduurdoox5284 12 лет назад +1

    abwaanka somaliyees ee caanka ah iidoor afdhogor ku maseereen isaga iyo queen saado ali waa gobta somaliyeed

  • @hamzaali-jy1zc
    @hamzaali-jy1zc 10 лет назад

    mansh alah wadaniga dhab ah allow noo daah kolay cidwalboo somalinimadu dhibayso wayka xuman hadala waawayn ee miisanka leh

  • @justsport3337
    @justsport3337 7 лет назад

    insha'Allah umda Somalia iyo Islam ka wx uqbn doona

  • @hodanmuse8303
    @hodanmuse8303 6 лет назад

    #Dar allaan u jeclehee
    #Ha durina abwaankaa

  • @pacshizz2481
    @pacshizz2481 11 лет назад +1

    realy its wise guy

  • @hah7064
    @hah7064 4 года назад

    Allaha ha u naxariisto Amiin. Waxaanse la yaabay isagoo Ethiopia sidaa u og cadawadeeda siduu hadana isugu aaminay inay daaweeyaan oo dhakhtarkooda ku doortay, kadibna geeridiisii uun laga warhelay.

  • @abdisamadhassan2011
    @abdisamadhassan2011 5 лет назад +2

    Who is here after he died at Addis A baba? I still believe Ethiopia has a hand in his death.

  • @ifaas
    @ifaas 13 лет назад

    waan ku diirsaday. Mahadsanidin.

  • @ahmedabdi4411
    @ahmedabdi4411 11 лет назад

    ninkaan maanshslaah waa wadani laakiin heesaha baa kuxunyahey intaasna alaha kamodoobeeyo aamiin aamin sababtoo ah ninkii sharaf leh soomali weysiiyaan qofkii jifi iyo wxdaran doortana waynacaan

  • @adangaydh14
    @adangaydh14 5 лет назад

    Sangub Ilaahay Haku xafido

  • @abdiisse7882
    @abdiisse7882 3 года назад

    Allaha u naxariisto murti ayu noga tagay
    Heesta video isoo link gareeya halke ugu hagaaga ?
    Waa hees qiiro bdn xid bdn

  • @MrAnythingTV
    @MrAnythingTV 11 лет назад +1

    Aduun Yadan qofba qof ayu Ka qadanaya waxu ahaba Camalkiisa ha qadan' Waxu shegay wax ka qado Haday Ku anfacan fii sabilliah

  • @ashuurosman7976
    @ashuurosman7976 Год назад

    Rabbi how raxmo sangub😢

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 9 лет назад +4

    Nin rageed buu ahaa waliba yahay Abwaan Sangub. meeshuu wax ka arkaayay waagii ayaa maanta ayadoo dhan ah la jooga. Caku iyo Somali caqligeeda gaaban ee qabilkayga iyo gobolkayga aan dhaafsaneen. waxaa sida Somalida oo kale qabiil isku leyn jiray, Rwanda maantana Africa ayagaa ugu qanisan

    • @waraabehargaysa
      @waraabehargaysa 6 лет назад

      1991 ayuu katiriyay gabaygaa uusheegaayo ey askartu dharka badashay. wuu qaxaayay oo muufilayn inay xabaduu hargaysa ka ridaayay dabasocoto. makaasaad caqlikusheegtay? adaaba madhan hadaysidaa kaaa tahay

  • @omarpk4726
    @omarpk4726 11 лет назад +1

    Abwaan mohamoud abdulahi sangub.waxaan qabaa markaynu runta ka haasaawi abwaan kaga horeeyey ma'jirin. taa waxa umaraga. riwaayadihii mahadhada reebay ee uu sameeyey.sida.1-jin & jacayl.2-xuud baa liqay jacayl.3-dab jacayl kariwaa.4-qabrigii jacaylka.5-waa maadays aduunyadu dadkuna way matelayaan.6-xoriyo.& qaar kaloo badan. aan idin xasuusiyee intee fanaan ood u'niikisaan ayuu abaan singub soo saaray.

  • @junioraraleofficial7565
    @junioraraleofficial7565 2 месяца назад

    My dad ❤

  • @OmarAli-op9kt
    @OmarAli-op9kt 9 лет назад +3

    Halaka xiishooodo Dadooow dhimasha Nawada sugeyso;Abwaan kan cidna mamaagin Somalinimada Halkey kajoogto unbuu cadeestay saana Wadani;waana Run Somali iskuma taliso waaye;;;bal wuxuba sheegay Afrikantan kale ee ismoodo iney doladleyahan Qudhoodo ineysan na dhaamin

  • @fadumogalax9106
    @fadumogalax9106 5 лет назад

    cusin keena baad tahay iyo mantaa baad dhimatay 18 june 2019

  • @ibramhdn3223
    @ibramhdn3223 9 лет назад +1

    Hadal ma dhino sangub waa abwaan weyn...!

  • @mustafeige6028
    @mustafeige6028 5 лет назад +1

    Abwaankan sangub waan ka dabeyaa abwaan kaliya ee murtidiisu iga dhaadhacdo weeyaan hadaraawi waa beenaale anigu qabiil kuma taageersan sangub by mustafe cabdillaahi cige

  • @omarpk4726
    @omarpk4726 11 лет назад

    Waagay waaberi waaberi ahayd. abwaan ka horeeyey ma jirin markaynu runta ka haasawno. riwaayadaha uu sameeyey ee ilaa imika laga xiiso goyn laayahay waxaa kamida. 1-xuud baa liqay jacaylka.2-jin & jacayl.3-dab jacayl badanaa.4-qabrigii jacaylka.5-waa maadays aduunyadu dadkuna way matelayaan.6-xoriyo. & qaar kaloo badan. Waxaa taa umaraga inta fanaan ee uu kusoo caan bixiyey murdidiida.abwaan aabihii. ninkaasoo waxaan xamar usoo joogay xidhkuu soo galo la wada barjeeyo.

  • @soomaaltv9659
    @soomaaltv9659 8 лет назад +1

    San gub rag rag dhalay adeer haku daalin kuwaan lax lax dhashay waaye

  • @cabdi25
    @cabdi25 13 лет назад

    abwaan sigub

  • @ahmeduurdoox5284
    @ahmeduurdoox5284 12 лет назад +1

    mid cawaan ah ayaa waxuu ku leeyahay sangub hargaysa ayuu ku bar baaray haduu ku barbaaray sidiina ayuu diinta caayi lahaa lakiin dhulkii slaamka ayuu ku dhashay ku bar baaray ogadenia gaar ahaan magaalada dhagaxbuur

  • @MS-vz4ep
    @MS-vz4ep 5 лет назад

    Ilaahaw naxariisti Janno kusii. Maxay murti ku'aasnayd.

  • @abdulaahiabdi9318
    @abdulaahiabdi9318 6 лет назад +1

    Singub wa somali qaaliya alla mxu fikir manso iyo dadal ku bixiyay somali

  • @gobanimodoon1
    @gobanimodoon1 11 лет назад +1

    All mentioned above by you is your identity.

  • @fatimasahal6620
    @fatimasahal6620 8 лет назад +1

    wadani allow ku xifdi

  • @scorehighlights1591
    @scorehighlights1591 5 лет назад

    6:20

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 3 месяца назад

    Rip

  • @scorehighlights1591
    @scorehighlights1591 5 лет назад

    7:36 hhh

  • @abdishakurabdi5190
    @abdishakurabdi5190 6 лет назад

    Sangub Wuxuu yiri Habeenki uu dhigayay riwaayadii xuski jaceylka "Jaceylkii aan qabriga galiyay, oo xuudka liqsiiyay baan, caawayna xusayaaa". Oraahdaas waa 3 riwaayadood oo uu dhigey 1.Qabrigii jaceylka,2.xuudbaa liqey Jaceylkii, 3.xuski jaceylka

  • @Ronaldo0313
    @Ronaldo0313 6 лет назад

    Hal kaliya waa kaa

  • @known483
    @known483 11 лет назад

    naceeb udhimo

  • @user-iu4sj9ed4m
    @user-iu4sj9ed4m 2 месяца назад

    Waan jecelay soomaaloi dhan ha la is cafiyo

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 2 года назад

    Soomaalida maanta waa siyaasad ku dahaadhan Qabayaala

  • @WaveyMo
    @WaveyMo 13 лет назад

    mahamud sangub u re smart but if all somali men re same as u i think our country it never become how is now so sad

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128 10 лет назад +1

    aad ayaan uga xumahay nimankan caayaya abwaanka war nimanyahw isku xishooda qolodan iidoor caqli xumida ay soomaalida dhan ciilka ugu qabaan maxay tahay war iska daaya waxaan

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 года назад

    Wariye waraysiga qaadi yaqaana ma qaadin waraysigan lkin Universal TV baa waraysi ka khatarsan ka qaaday

  • @gobanimodoon1
    @gobanimodoon1 11 лет назад +1

    "Iidoor wagaash iyo kufriga wacad alla u yaale,waa niman walaalo ah tan iyo waaga aakhiro'e" Ina-bucur-bacayroow Ogaadeen iibsigiisa waa lagaaga danbayn.

  • @abdirahmanmuhamed3400
    @abdirahmanmuhamed3400 4 года назад

    Badi candhaban yaa ifahan siin karo mafahmin eraygaa qofkii igu dhaamo

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 лет назад

    MAXA HADHOO LAYSKU HAYSTAA..

  • @ahmeduurdoox5284
    @ahmeduurdoox5284 12 лет назад +1

    iidoor afdhogor ogaden ayaa abaal kooda yaqaana ee amxaaro aan ka soo jeedsado ingiriis kii gaaleeyay anaa ka xoreeyay waa in aan gaalada idin ka soo reebno viva somalia down somali diidka daba cayiin ilma sirqaan sow matihiin ku wii mar kay wax helaan eebi hii abuurtay afxumayn jiray diinta caayi jiray mar kay nabad helaan kibir badanaa mar kaa u gacan qaadno calaacal badanaa inan tii baa idhashay seesi ayaad ii tahay dee abtoow ibad baadi

  • @ogadenia2011
    @ogadenia2011 12 лет назад

    muhiimada murtidu leedahay waxaa garan kara indheergaradka inta xigmada usaaxiibka hadii aadan garanay ruuxu waxa uu ka hadalay taas macnaheedu mahan inuu qofku xunyahay ee adiga ayaa illaahay xigmad darida kuu abuuray singub waa abwaan illaahay xigmad siiyay suugaantiisana waxaana fahmikara ruux uu illaahay xigmadsiiyay hadalku wuxuu ku dhanyahay somaalida waxaa ceebeeyyay dadka dhaqanka aan horay loo aqoon keenay dadkaasi ayagu ha is waansadanaa ana ogaadaan waxa loogabaahanyah

  • @hiboyoussouf5016
    @hiboyoussouf5016 6 лет назад

    gabayadi ina Aflow

  • @daadirali8682
    @daadirali8682 12 лет назад

    doqon kan hadii ilahay i tusi lahaa walaahi waan jar jari laha hoyadii wasaa
    nin kani markii isaqa la laynaayey heeso ayuu u qaadi jiray hodii wase nin kasta oo isaaqa
    waxaa wajiba inuu dulo 1 sangug 2 maxamuud taray 3 saado ali iyo qaar kaloo badan

  • @warso-spt1
    @warso-spt1 9 лет назад +4

    Waa hal aburka keliya oo qaran amba khatar cadim logu tilmami karayo ee darood ka dhashay. Markaasa waliba hadana dhinac kastey ka so galna hadanu nahay reer sheikh isxaaq. Isagana wanu dhalnay abihiina wanu dhalnay. Hooyadi abahed abwan weyn la wada garanayay bu ha. Marka bahasha mel dher ba ka mu keyninay ee duriyadi karameysnayd ee wahan hidada u lahayd bu dhahlay. Kkkkkkkk

    • @abdinurhassan4356
      @abdinurhassan4356 4 года назад

      warso-spt1
      Walaal Xigmadaha dhagayso, daawo wixii ku anfaca ka qaado ninkan dadkuu ka dhashay intay dad soo hor fariistaan warqado gabay ama maanso kama akhriyaan waa hibo ay Somali dheeryihiin
      Dhoodaan iyo Sangub oo warqad wax ka akhrinaya wali dhaayo ma saarin lkin Hadraawi iyo Gaariye oo dad hor fadhiya warqado wax ka akhrinaya xataa gabay ma aha waa maanso hawleed dhaayaan saaray.

  • @killuminatithug9786
    @killuminatithug9786 11 лет назад

    Codsi heesta saaran barnaamijka aan jeclaaday ee intee ka helaa magaceena ku qoran.......

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 11 лет назад

    adeerow dabuubi dan uhadal dadweynaha, daliil uba cadaysee dibna naga su,aashayba, kolki andayo dayey dumaydaydu daalacdey, diwanka diintiyo xataa dubi iyo sharecaba, kuna daalay deydeygod dilo yidhi damirkay, dawlad dadkan udoodoo dacadan dalkeen jirin, daaqi layska doortay mooyano duul ay usacab tumi, dibindaabin dadkiyo dalka dibitaati sheeganiye, dabuubtiyo su,aashaa adeerow madalacdoo uba sheegay dadweynaha, misedee deelqaaf iyo waxan maray dariq kale aniga wayga daacade.

  • @ahmeduurdoox5284
    @ahmeduurdoox5284 12 лет назад +1

    JAAJUUSNIMO WAXAA LOODAAYAY NIMAN KII ENGIRIIS LASHAQAYN JIRAY HADANA ETHIOPIA ILAALSATO WAAN IIDOOR YAAD JAAJUUS KU CAAYI CAABI WAATAADIIYE ILEEN CAABI WAXBA IIDOOR KAMATARTO GAALO RAACYO

  • @khadarproduction9333
    @khadarproduction9333 10 лет назад

    libaaax adnaa ciyaal baa tahaye yaan lagu wasin ciyaaaal xashiiish waxid

  • @ahmeduurdoox5284
    @ahmeduurdoox5284 12 лет назад +1

    IIDOOR AFDHOGOR BEESHA DAAROOD MA SILCAYSO EE GEEL IYO MAAL IYO DAKADO AYUU ILAAHAY OO GU DEEQAY ADNA DIINTA AAD CAAYAYSO IYO ALLAHII KU ABUURTAY EE CAASISAY AYAAD LA CAYDHOOWDAY OGADENIA DHEH KILLAL XAGEE LADHAHAA KILDHI KU GU KALA JABYE AFDHOGOR

  • @jama851
    @jama851 10 лет назад +2

    dadka u gafaya abwaanka ogaadaa waxaad ka turjumaysaan waalidkiin sida ay ula dhaqmaan dadka teeda kale isaaq hadaad tihiin waa la idinku laray in aad qof walba oo daarood ah aad afka ku taagtaan lakin mid qudha o gaadaa waligiin maangaab ayaad ahaaanaysaan sidii dumurkii u gunuunaca every comment kasta cay un baad la soo taagantihiin ogaad qadafka aad galaysaan bal soo barta diinta qabiilna meel idin gayn maayo aakhiro qabyaaladna waxay dumise mooye wax ma dhisto ee toobad keena

  • @MrHaji24
    @MrHaji24 11 лет назад

    I don't care what haters going to say! everyday all day somaliland ha noolato

  • @adanmadaxay9335
    @adanmadaxay9335 6 лет назад

    Waxa jiray asxaabay dagaal dhex maray abwaanada oo laba qaybood kala ahaa qaybta hore oo ahayd abwaanadii waqooyi ee fanka somalida dhidibada u taagay iyo qaybta kale oo ahayd abwaano kililka somalida itoobiya ka yimi oo badi ahaa milateri ayaa tawradii siyaad barre u kala hiilisay kooxdii waaberi waxa hormuud ka noqday anwaanadii kililka ka timi oo ay ka mid ahaayeen sangub ciise ganay kaariye iyo qaar kaloo badan
    Abwaanadii waqooyi waa la xidhxidhay axmed saleban bidde iyo huryo ayagoo xidhan ayey jeelka ku sameeyeen riwaayadii jeel iyo jacayl cabdi qays iyo hadraawi iyo qaar kale ayaa jeelka la dhigay
    May jirin abwaano somali talyaano ama koonfuri lahayd labadaa qaybood ee abwaanadu ka koobnaayeen ayaa dadkuna kala taageersanaayeen

  • @imraan669
    @imraan669 11 лет назад

    Duulbaa Sheekh Habaaro Laydin Doori Buu Yiri Ma Reer Sheekh Isxaaq Buu Malaha ka wadaa ( Iidoor)

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 9 лет назад +1

    LIBAAX I AM HAWIYE SIDAAS EEYTAHAY SANGUB WAAN JECLAHAY DAAROOD IYO QABIILNA MEESHAAN MAYAALO GAASHI KU DHASHAY WASE GUSKAA MURUQ IIGA JIRAA WAXAAN MAQLAY INAAD MASAAJO TOORE TAHAY KAALAY MURUQA GUSKA IIGA SAAR

  • @hilibruuge
    @hilibruuge 13 лет назад

    odaygii sangub ma sidana u danbaysay calaalcal iyo musaanab.

  • @user-uu4ub5er7q
    @user-uu4ub5er7q 4 года назад

    Bixinta nada badbado soomali keenya nugleyr itoobiya sabab basabor jabuti dagal elatare dibunoqosho elatare Dali shekadi tale inawiliwili nin haley week long geeso oo ayubadatay kadib dhaxda kajoogsaday uu ushiday Ronan dab oo midna midka kale kafogyahay lodatiraded leeskujedi waayay kadib yiri mahalo ilaahbaa made tale wiliwili wabba tale wiliwili hails kugalay afkii ba at yiraah tubtii wag karaa tale waqti ilaah ilaaheyna madayaco dadkis

  • @nimco84
    @nimco84 12 лет назад

    viva my dalkaga iyo dadkaga somaliland dhuungal iyo yummysomalilander inadeero walaahi haa u jawaabin dadkan waxa ku dhasheen ilaa awoowyashod gumaaysi sanguubna uqdaad isaaq aya dilaayse we ur free and freedom peace alhamdulillah ninka hadalyba haa iska hadal waa hubaal inay somaliland 4 ever jiraayso waligiinba somali weyna ku washa oogadeenow dhulkiina ethpion haa qabsado dhulka hawiiyen sheegta wale waa laga baxe we ur 2012 no hadal danbe

  • @gobanimodoon1
    @gobanimodoon1 11 лет назад +1

    Abdi Nuux, dhakhtarkii maxuu ku yidhi? indhihii,dhagahii iyo qalbigii ku xanuunayay ma ka bogsatay?!!

  • @cambaroceebla9710
    @cambaroceebla9710 11 лет назад

    SHAFAR GUB MUXUU SHEEGI SUBCAD XUMO AYUU ADUUKA KALA HOYANAYAA HALKA AAY RAGII LA MIDKA AHANA AAY SHAFAR KU MARAYAAN MEESHAAY TAGAANBA

  • @oelmil
    @oelmil 13 лет назад

    this man is wanted in usa....anybody knows where he is so i can turn him into the police

  • @Dhegayste
    @Dhegayste 11 лет назад

    Susan walaal maxaad aniga igu maagaysaa ee aan selfish ku ahay nin baanu is haynay maadaama oo uu qabiilkayga caayay awgeed ,I just wonder what is so itching right in your mind!.

  • @yasinyussuf3887
    @yasinyussuf3887 12 лет назад

    sangub cilmigaa iyo xadiiskaa uu mariyay,waxaa laa baahnaa inuu sheego markii KALIDII TALIYE SIAD BARRE,soomaalida xasuuqaayay,mise qurbaha ayuu hadda wax ku bartay oo waagaa arrinkaa jaahil buu ka ahaa!!!!!!!!!

  • @nadiirhassan5138
    @nadiirhassan5138 11 лет назад

    kkkk darood ma kasoo kali ah ayaa inii ah abwaan ood ku sheegaysan imuu yahay ka somali ugu murtida badan isaaq oo ah abaha fanka iyo sugaanta ayaa jooga sida abwanada hadraawi, gariiye , cabdi qays, xasan gany, cabdilahi qarshe, yusuf xaji adaan qabile, ibrahiin gadhle, axmed saleeban bide, dacar, xaji adaan afqalooc, dadkii sugaanta ehelka uu ahaa waa isaaq isku xishooda warayaa ku winan darood ee amanay waxba yahayda

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen2312 11 лет назад +1

    viva xabashi fuck sangub & faqash uuuuuuuuuuuuuuuuf viva gumasiga faqashta i love it

  • @abdinuux8171
    @abdinuux8171 11 лет назад

    Ala waar waa ninkii WANTED ka ahaa ee inanta yar kufsaday CHILD ABUSE ninkii soo qabta ama soo sheegaya waxa lasiinayaa 50,000 $

  • @ashuurosman7976
    @ashuurosman7976 Год назад

    Rabbi how raxmo sangub😢