Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Abwaan. Maxamuud Cabdilaahi Ciise Singub. Maestro. Aloow kuu naxariiso.
Aamin
Waa riwaayadii ugu horeysey ruwaad ahaan ee uu tiriyey abwaanku aun
Aamin. Kolay riwayadan Waa wakhti aad fog.
Singub baa alaifay.
Yaxaas dhega duub fikrdii Anx,abwaan xasan sheekh muumin. Xasuus waayo waayoo.
Yaa yidhih waxaa sameyeey AHUN Xasan Sheekh Muumin
😢😮@@caweyskadalmarLp0😅😅😅😮😢😢😢🎉😂😂❤😂😊😊
Heesta ugu horaysaaban kabooday waayo riwayaadaa yaxaas dhaga duub kumay jirine waxay kujirtay riwaayaddii aduunyadu maskaxday umagantahay oo uu lahaa ahn xasan sheekh muumin markaa tanoo kaliya maahee riwaayadahaad sheegto marwalba heesaa waxbaa kakhaldan markaa iska hubso xaaji
Sidaad ku heshay macluumdkan ama information, riwayadan waa wakhti aad fog,
Waa sax. Duniddu Maskaxdeey Miciin u tahay ayey ku jirtay. Abwaan. Xassan Sheekh Muumin.
AHUN abwaan singub
Waa xusuus
Axsan
caweyska dalmar si wanaagsan ayad how's ha kuwada Lakin so qoro mualifka ruwayada
Soo taa aan ku qoray looxada sxb
Yaxaas dhega dhuub
Riwaayadii doob qalanjadii gabey keen nin yahow
Waan soo galin
Abwaan. Maxamuud Cabdilaahi Ciise Singub. Maestro. Aloow kuu naxariiso.
Aamin
Waa riwaayadii ugu horeysey ruwaad ahaan ee uu tiriyey abwaanku aun
Aamin. Kolay riwayadan Waa wakhti aad fog.
Singub baa alaifay.
Yaxaas dhega duub fikrdii Anx,abwaan xasan sheekh muumin. Xasuus waayo waayoo.
Yaa yidhih waxaa sameyeey AHUN Xasan Sheekh Muumin
😢😮@@caweyskadalmar
Lp0😅😅😅😮😢😢😢🎉😂😂❤😂😊😊