mutiyeey ku hadh , dhaqanoow ku hadh, farshaxanimooy ku hadh, fanaanimooy ku hadh, miyuu dhalan doonaa xasan genay oo kale , miyayse dhalanayaan fanaaniintan riwaayadan ku jira oo kale. u malaynmaayo . allaa yarxam ayaamu samaan
U fiirsada hada Aamina cabdilaahi alaha u naxariistee waligeed may matalin ruwaayad ay baryootamayso oo ay nin baryayso ama inta la xumeeyo hadana lagu soo laabto sidii doono laga yeelo may matalin..karbaash uunbay ku garaaci jirtey ragga 🔥🔥🔥
Ah!! Heestii aan ka rabay riwaayadaan een mudo baadi goobi jiray kama helin😯😯waa heesta sidata magaca riwaayada ee galbeed waa la xoreeyey 👍👍👍ayadoo kaban ah ayaan arkay👏👏👏 Mahadsanid sxb
Allaaaaaa ya cazik,, walaahi its almo12:27 am Eastern time & xusuuus baan dib u galay & govosho aynaaan waxba ka qaban karin Mahadsanidiiin walaaalaha waaayihiiiii Tiyaaatarka dib inooo sawiray
beenaale rawaayada maad daawan anga ayaa daawanay waa asal galbeed waa la xoreeyay waarsa gaagixisay waliba majaajilooyin badan ayaa ka maqan waa riwaayadihii ugu layaabka badnaa 1980 marlabaad la soo ciliiyay ayaan daawaday tiyaatarka hargaysa
Codsi: wll wxn ubaahany hees ay qaado Sahra axmed midha ku jira heesta wxa ka mida Waxan anigu mudaniyo walhtigaad adigu dhiman midna kama war hayside hayga wabin nasiibkayga
Galbeed iyo dhowr ruwaayadood oo kale horre ayay u kaydsanaayeen internet ka mudo hada laga joogo in ku siman 10sano Chanel kan wuu soo guuriyay bas,war hadaad u baahantahay isoo waydii.
Fan waa fankii hore fannaaniina waa kuwii hore eesh calaa heeso murti laxan music iyo codadba u dhanyihiin. Inkasta oo aan fankii hore laheli karin hadana waxaa uuga sii daray waddaadadan wahaabiyiinta ah ee gunada sucuudiga ka qaata ee martidii iyo majaajiladii somaaliyeed weerarka ku haysa😂
Ciyaalkii waxkasta ku xaari jiray Ayaa doonaaya in Ay Taariikhahaa rag kasoo shaqeeyeen bilaash ku beeninaaya kulahaa heesahani galbeed kumay jirin ma Ayaydaabaa lahayd Hadaa.
Howitzer waa nuuc ka mid ah madaafiicda goobta ee ridada dhexe ee la jiido. Waxaana dhuuntiisa ka dhaca rasaasta cabirkoodu yahay 155mm oo gaara misaafo dhan 20-30 Km.
Intan waa intii channelka Ik Hajji aan ka dhageeystay 2015kii. Waxba kumaad kordhin. Xabada heesa mooyaane. Dhowr riwaayadood oo ik Hajji aad kasoo xadday oo halkan aad Soo gashatayna waan arkay sida; 1. Galbeed (midani) 2. Dumistii Aqalkayaga 3. Wed iyo waxad 4. Dab jacayl. Waxey ku qasabtay inuu ik Hajji uu private ka dhigo riwaayada badan sida, Bad jacayl badanaa, Biyo sare tagay wa lasugaya, Laaca aragtaye legga ma iska hubtaa, Xudbaa liqay jacaylki, Qabrigii jacaylka, Bidari sibiqbeey... Iyo qaarkaloo badan oo maqal un ah. Bal waan fiirini kuwa hada aad kasoo xadi doonto, halaha yar ee riwayadaha ee private-ka uusan ka dhigin!
Riwaayada maxa ka khaldan Sahra axmed ayaa aktarad ka aheyd hadana kuma jirto majaajilada xita magaceda lama sheegin markii fanaaniinta LA yeedhinayay mida kale khadra daahir ayaa Ku jirtah majiilada oo xasan Aadan LA hadleysa markay heesta gaadhana Sahra axmed ayaa xasan Aadan LA heesaysa halkay wax ka khaldanyin wn fahmi waaye
Asc Maxamed Cali kaariye ma samayn ee waxa sameeyay Xasan xaaji Cabdillahi Xasan Ganay.Waxaan filayaa waxaad ku qaldaysaa Hawaalaado jacaylkuye aynu weerarka aadno isku mar bay soo baxeen 1978 markii dagaalkii Ethiopia lagu jiay.
Waar waxan maaha riwaayadii galbeed waala xoreeyay. Ma dad waalan ayaad na moodaysaa.waxbaa kaa qaldan sxp Riwaayado kale ayay kujireen majaajidan badankoodu Midakale waxaa ka maqan heestii xasan aadan qaado ruwaayaduna ku dhamaato Ee tidhaa abaadirow soo ururi caasha oo how oohow
Xassan ganey abwaan cajiib ah weeye allaha daayo waa dhaqan yaqaan gaar ahaan cimilada iyo dhaqashada xoolaha miyiga riwaayadan magaca waxaa u baxshey nin rer Hargaysa ahaa o aad u xigmad badnaa madaxa ka xanuunsanaa aad na looga yaqiin meelaha shaaha laga cabo magaciisa ma xasuusto maalin ayuu xassan ganey ku yidhi xassanow shaah iga dhiib xassan ayaa ku yidhi haye ee aduunka kawaran ninkii wuxuu yidhi aduunka waxaa ka cusub galbeed wala xoreeyey waarsaa gaagixisay xassan ganey magacaas ayuu layaabay wuxuuna ka sameeyey riwaayadan
Halyey somaliyeed lkn
Isaaq lan ba kola sheeganaya oo qoyska
Dhigaya e
mutiyeey ku hadh , dhaqanoow ku hadh, farshaxanimooy ku hadh, fanaanimooy ku hadh, miyuu dhalan doonaa xasan genay oo kale , miyayse dhalanayaan fanaaniintan riwaayadan ku jira oo kale. u malaynmaayo . allaa yarxam ayaamu samaan
U fiirsada hada Aamina cabdilaahi alaha u naxariistee waligeed may matalin ruwaayad ay baryootamayso oo ay nin baryayso ama inta la xumeeyo hadana lagu soo laabto sidii doono laga yeelo may matalin..karbaash uunbay ku garaaci jirtey ragga 🔥🔥🔥
Reer Somaliland suugaan,naf iyo hantiba way u hureen soomaalinimada iyo sidii 5 Somali calan ugu sheekaysan lahayd lkn nasiibdaro khaldaan bay abaal u heleen,waan hambalyaynayaa Abwaan Xasan Xaaji Cabdilaahi Ganay wallee murti buu tuujay
Waa runta khaldan wiririf ayay abaal u Heleen .
Ah!! Heestii aan ka rabay riwaayadaan een mudo baadi goobi jiray kama helin😯😯waa heesta sidata magaca riwaayada ee galbeed waa la xoreeyey 👍👍👍ayadoo kaban ah ayaan arkay👏👏👏
Mahadsanid sxb
@@waayowaayihiiwacnaa sxb waxaad iitaadisaa heesta cabdiqays iyo hibo nuura qadaan ee tidhaa aduunbaab geenyooy gego lagu bulsheeyiyo guur ufeedhanaayee geestayada miyuu faras gashaan qaadi joogaa
@@siciidibraahim1961 heestaasi waxay ku jirtay gaalo iyo islaam geeloow yaa ku le midhuna wa c qays ala ha barakeeyee
Waa tan bro ruclips.net/video/Bkp-L2wiEzQ/видео.html
sax adoo mahadsan heesta galbed ilawadaag inbadan raadinayay mahadsanin
@@siciidibraahim1961 0ĺ
Ninkii ku daawaday tiyaatarkii HARGAYSA habynkii u horaysay ayaa cawana dhaysanaya alxamdulilaah ILAAHAY MAHADII
Taariikhdu imisay ahayd 1977 miyaa
@@AamiinMuhyadiin saxiib waan kula daawaday meeyay dadkii reer HARGAYSA Wax yay ayaan arkaa
Allaha ku naxariis to galbeed way xoroobi
Waa xigmadii allaah hadaaye abwaan xasan xaaji cabdillahi ganay waa aabihii dhaqanka iyo suugaanta soomaliyeed godka dhaqankana cidi kagama horayn waxa uu alifay riwaayado badan waa aqoonyahan dhaqanka iyo suugaanta ku xeeldheer suugaantiisa falsafadiisa murtiyeed aan aad utaageero aadna aan u jeclahay xasan ganay illahay caafimaad tama iyo cimri dheer baan illahay kaaga baryay
abwaan murtishiil adan walaal xaguu ku nool yahay Abwaanka Xasan geney
@@Global_just hargaysa
Waxaad u,egtahay nin suugaan dhaadhi ah
Ma taqaanaa labada fanaaniinta
Xaga dabeecad xumada lagu xanto
Fanaan caana oo xaga majaajilada kuxun
Fanaanka qolada music/du kabaqaan
Markuu heesayo
Mataqaan dumarka fanaaniinta ah
Tan ugu jilaasanayd xaga majaajilada
Mataqaan ninka ugu khatarsan
Raga beyteriga garaaca
Mataqaanaa afarta nin ee markay kabanka
Garaacaan la dhoho (waah waah)
Cidwalba lama dhihijirin waah waah
Yaa ..........?
@@mardaadisana6962 aamina c/LAAHI XAGA JILIDDA GABADHI KAGAMA HORAYN
Aamina No:1
Allaaaaaa ya cazik,, walaahi its almo12:27 am Eastern time & xusuuus baan dib u galay & govosho aynaaan waxba ka qaban karin
Mahadsanidiiin walaaalaha waaayihiiiii Tiyaaatarka dib inooo sawiray
Heesta muuq dheer C/naasir iyo Aamina cabdulahi waxaan ku arkay riwaayad kale oo la oran jiray 70 jir iyo tumasho , waxaa ku luuqeynaye Maxamad xasan barrow, waxaan moodaye iney ba riwaayaddaa kusoo baxday , lkn iminka waxa muuqata iney tani orginal ki tahay
Tanaa ka horaysay
Aadan Hoodaale saaxiib waxaan maqlay ruwaayado qaar heesaha ku jira mararka qaarkood ay ku jiraan Ruwaayado kale maxaase malaynaysaa adiga.😎😎😎
7 jir iyo tumasho ruwad ma ahayn ee show ayeey ahayd jabuuti lagu dhigayay xiligii dowladi dhexe burburtay
Fanaanada
Masraxa ugu hysatay waaberi
Heesahana fanaaniinta ugu horaysa kmidka ahyda AU AAMINA CLAAHI
Allaylehe waxa ay ahaayeen hanti ay ummadda somaliyeee lahayd .
Clip ayay nagula wareegayaan imikana
Waxbadan baa dhafay da,ayarta
AUN Sahra Ahmed Jama
AUN Boon Xirsi
AUN Abdinasir Maalim Saed
AUN Khadra Daahir Ege
Allow u naxariiso dhamaantood🤲
Sxp khadar kumey jirin
@@xuseendhangub9704 wey kujireen afartuba pro
@@updirahimomar5388 sxp Anigu wan dawadey Riwayad iyado Live
Ma ahan riwaayadii galbeed waala xoreeyey waarsaa gaagixisay
Wax isku dhexjiro weeye
Channel Gacan ayaan u taagey walaahi waad mahadsantahiin
Tani maaha Riwaayadii Galbeed waa laxoreeyey. Waa majaajilooyin laga soo ururiyey Riwaayadihii sida hawaalaado jacaylku ookale
beenaale rawaayada maad daawan anga ayaa daawanay waa asal galbeed waa la xoreeyay waarsa gaagixisay waliba majaajilooyin badan ayaa ka maqan waa riwaayadihii ugu layaabka badnaa 1980 marlabaad la soo ciliiyay ayaan daawaday tiyaatarka hargaysa
Sare guute Ciidanka xoog soomaliyeed
Moha ali shiine
Xassan xajji Abdullahi waxaay Aheed 1977
Codsi Fadlan. Riwaadan oo. Muuqaal ah ayaa jirtee soo raadi. 1992 ilaa 1993. Baa iigu dambaysey. Iyo berbera oon ku daawan jirey. Plees raadi oo soo geli
Channel kan amaaan ayuu inaga mudan yahay somaaaaay
New crab dishe🚩🏁junt us
channel kani Amaan buu inaga mudanyay tnk sxb
Mar hadaanay dhigistii labaad ahayn
Oo khadra metedhey
Sawirkeeda maad kasaartid
Mahadsanid
wad mahad santihin
@@waayowaayihiiwacnaa yasalam
topp topp weeye hawsha wada
RAGNA WAA RAGGII HORE,
HADALNNA WAA INTUU YIDHI!!!!!!!!
Yaasiin.aburaas.....seynis.abwaaan.xasan..allaaya.cisak.....
Riwayadan Galbed waa la xorey warsa gagixisay waxa Alif Abwan kii weyne ee xasan ganey waxana ku dawadey National theater hargeysa wayo wayo
Marka lagu leeyahay somali isaaq la aanti eber waaye waa run
Tumashana warkeed daaa.!!!🫡
Chanelkan waa mahadsan yahay waa kaydka cajaladaha ama archive weeyaanba..
Toban Ruwaayadood Ayay Udhigantaa Maalmaha Qaloocaa. ........intaasoo marxaladood Anigoo ka maray. Haygu soo qaadin
*Riwaayadaaso Video Ah Baa Ficnaan Lahayd Waxba Se Male Siba Sibay Dhaantaa Hdi Dayaxa Lawaayo Xidigahaa Lagu Gudaa*
Hadii aan dayaxu jirin xidigaha dadbaa guda dariiqanay ku arkaaan
Hadal.waa.margiye.suuureeyey.abwaan.xasan.teynu.gaarka.u.leeney.xataa.nimcada.tan.muuqata.iyo.mid..qarsoonba...eeg.saga.iftiin.sibaaq.ja.kalar.ah.curiye.likwidh....bahal.waa.kuma.waa.ku.kaa.aqoon.vadan
Waad mahadsantahay wll ❤👍
Wallee Boon Xersi wacdaruu dhigay.
Codsi: wll wxn ubaahany hees ay qaado Sahra axmed midha ku jira heesta wxa ka mida
Waxan anigu mudaniyo walhtigaad adigu dhiman midna kama war hayside hayga wabin nasiibkayga
"Gabadh yahay gardaranaa wiilku soo indha cadaa, ma waxyi baa ku soo dega" Sahra Ahmed AHUN
Wad mahad San tahay wll 🖐🥰🤞🥰
War sxb aad baan kuugu mahadnaqayaa dadaalka badan aad hawshan u gashay waama kaydka keliya ee soomaalida leedahay. Waxaan kaa codsanayaa cida samaysay iyo cida qaadaysa noo sheegtid
Mahadsanid
Galbeed iyo dhowr ruwaayadood oo kale horre ayay u kaydsanaayeen internet ka mudo hada laga joogo in ku siman 10sano Chanel kan wuu soo guuriyay bas,war hadaad u baahantahay isoo waydii.
Sayla waa geelii what about fara wayne iyo dheeriyaa dhuxusha ka madoobiyaa. U sheeg baandiiga.
Heesta Sheeko baraleey Eraydeeda oo qoral Ah yaa Haya
Inta dhimatay ee aan ka xasuusto waxaa ka mid ah.
AUN Maxamed Cali Kaariye
AUN Maxamed Yuufus Cabdi
AUN Meecaad Miigane
AUN Ismaaciil Cabdi Basbaas
AUN Cabdinaasir Macalin Siciid
AUN Xuseen Xirsi Caddib ( Boon Xirsi)
AUN Sahra Axmed Jammac
AUN Khadra Daahir Cige
AUN Caasha Yoonis
AUN Shamsa Cumar Axmed
Allow u naxariiso dhamaantood🤲
AU AMINA ABDULLAHI XIRSI ayaa hada ku biittay ayadana geeridaas
yaa ka nool hada
G/beed waa laxoreeyey waarsaa gaagixisy
ABWAAN XASAN CABDILAAHI GENEEY
GALEED. WAA XAGEE. ????? .WHO COLONIALISM. ???? 💻 PLEASE GIVE ME THE BEST ANSWER. .THANKS. .
Muusiga waxaa tumay organka andaraaya gitaarka codka dheer c.m.lugeey gitaarka codka wayn tifoow saxophone tenor ka c.aamito saxophone alto m saleeban batariga goobe tunbuga c.moorgan
trumbada codka xasan raacaysa waa Cabdulqaadir sudaani AU. riwaayadahaas markaan daawanaayay weligey godka muusikiistayaasha ayaa geli jiray oo aan dadka caadi loo ogolayn ;). Cabdqaadir suudaani macawis ayuu wadan jiray inta badan. Cabdullqaadir Muuse lugeey waa ninka keliya ee gitaarka fadhi kursi jiif ah ku garaaci jiray gitaarka AU. golden time
dharka meleteriga ee xasan aadan ku jilaayay riwaayada anigaa teaterka xamar ugu keeni qolka fanaaniint dharka ku bedeshaan. maxaan waqti dahab soo marnay.
waxaa isku guri deganaa qaasatan xaafada waaberi. xasan Aadan, Cabdi dhuux yuusuf (gabyaa) reer beledweyne, xasan cabdi Baale (xisaabiyaha tiyaatarka muqdisho oo reer Hargeysa ah) oo markaan xagal shaleemo aan rabo abti macaane ugu wici jiray. inoow nool yahay an rajaynaa.
xsuus ayaan keligeey iska galay
Eesh calaa msigayste
Waa kugula jirnaa xasuustaa don't worry
Heesaha iyo majaajiladu isku riwaayad maaha.heesaha laftoodu riwaayado kala Duwan bay ku jireen
Waayo waayo
sxp heesta waraf iyo shimbiro warisumahayaan odhamestiran ayaan ubahanahay asxabey ilawadaaga cidii haysa heestaas mahadsanidiin
zy76kllh
Riwaayaddan waxa la dhigay habeenkii kala wareegga labada sanno ee 77 iyo 78
OK wa riwayad cajiiba
Waan hayaa iyadoo cajilada macal majaajilada oo sahra axmed ah eesh calaaa,adaa yaabi.
Khadra sahra kaga fiican
Duliye Shabeel wll ila wadaag Cajaladdaas
Maalin ayuu xasan ganay weydiiyey m.cali kaariye horta abwaan daauuska kwran markasuu yidhi daauusku waa sidaa sdaa nabar ayuu lakin leeyey KADIB HEESTA DAAUUS ayuu mar kle ka sameeyey uu M.C.KAARIYE KU YIDHI OO ANAABA ISLAHA HEES KA SAMEE
Eesh calaa riwayad
waa ruwaayad waayo waayo ah 1978
Channel ka waan ka yaabey
Fan waa fankii hore fannaaniina waa kuwii hore eesh calaa heeso murti laxan music iyo codadba u dhanyihiin. Inkasta oo aan fankii hore laheli karin hadana waxaa uuga sii daray waddaadadan wahaabiyiinta ah ee gunada sucuudiga ka qaata ee martidii iyo majaajiladii somaaliyeed weerarka ku haysa😂
Shankaroon miyaanay ku jirin riwaayada maxaad sawirkeeda ugu soo dari wayday
Waxaan umalaynayaa riwaayadu iyadoo dhagaysi ah bay kusoo gaadhay ama aad heshay #waayo #waayihii
Yaasiin aburaas
Heer sare weeye channel kan
Riwayad fican waye
Kkkkkkk heesahan kuma jiraan galbeed waa la horeeyay 2 heesood mooyee waaar beenta nagadaa anaa haya riwaayadoo dhamaystiran
Ciyaalkii waxkasta ku xaari jiray Ayaa doonaaya in Ay
Taariikhahaa rag kasoo shaqeeyeen bilaash ku beeninaaya kulahaa heesahani galbeed kumay jirin ma Ayaydaabaa lahayd Hadaa.
@@ilyaasmaal9892 😂😂😂😂😂😂
Ereyga ah hawsar micnihiisa ayaan rabaa sxbyaal
walaal waa qori xabada waawayni ka dhacaan oo amxaaradii lagula dagaalay waaa madfac
Howitzer waa nuuc ka mid ah madaafiicda goobta ee ridada dhexe ee la jiido. Waxaana dhuuntiisa ka dhaca rasaasta cabirkoodu yahay 155mm oo gaara misaafo dhan 20-30 Km.
Hawsar waa gori ween oo larido maalinta dagaalka
Hawsar=buntukh
Waxkale oo lasarbeebayo Ayaa loo
Isticmaala mararka qaar
Lkn qori oo dhan baa loo isticmaalaa
Lkn mid gooniya ayay dadkii samaystay
Ula bexeen
Hawsarkoo bulxamaaya markaan
Qofka isticmaalayaa qoriguu doono
Ayuu ka dhigtay
Guri qasabad biyo ah lagu furay
Bay dadku dhahaan bad buu noqday
Badana waa taqaan
Janalkan amaan buu naga mudun yhay
Liked
Yaa salaam riwaayad waa kuwii hore
Lkn maxad muuqaalka sawiro u saartay ?
hah waa maqal
Waxaan is dhexyaagay tiyaatarkii hargaysa waxaan maqli jiray waayo waayo tan baa waayo waayo ah waa libaaxyadii wabari oo cidi u maqnayn eesh calaa riwaayad abwaanka xasan x cabdilaahi (ganay) ilahY ha xafido
Aad ugu mahad naqayaa ninka soo diyaariyey ee galiyey.youtube.
Waxan nin xafiday illaaliyey.fankii iyo dhaqankii soomaaliyeed.
Mahadsanid
Xasan Ganay, waa abwaanka Dhaqanka Soomaalida si fiican u yaqaana. Allaha inoo daayo.Aamiin
Wow
Video bay ku ficnayd Riwayadan bid malosodhogo riwayadaha caku qaran jabay
❤
Su
Wax ayaa kamaqan intii mujaajiladii xabashida aaway tolay Somali ayaa helaya dadkii
Intan waa intii channelka Ik Hajji aan ka dhageeystay 2015kii. Waxba kumaad kordhin. Xabada heesa mooyaane. Dhowr riwaayadood oo ik Hajji aad kasoo xadday oo halkan aad Soo gashatayna waan arkay sida;
1. Galbeed (midani)
2. Dumistii Aqalkayaga
3. Wed iyo waxad
4. Dab jacayl.
Waxey ku qasabtay inuu ik Hajji uu private ka dhigo riwaayada badan sida,
Bad jacayl badanaa,
Biyo sare tagay wa lasugaya,
Laaca aragtaye legga ma iska hubtaa,
Xudbaa liqay jacaylki,
Qabrigii jacaylka,
Bidari sibiqbeey...
Iyo qaarkaloo badan oo maqal un ah.
Bal waan fiirini kuwa hada aad kasoo xadi doonto, halaha yar ee riwayadaha ee private-ka uusan ka dhigin!
sxb heesta waraf iyo shimbiro odhamestiran miyad haysaa
Heesta maalmaha qoloca
Ma waxaa lahaa
Maxaned cali kaariye AHN
Oo riwayada ku jira
Mise Abwanka riwayada
Xasan ganay
Xasan Ganey Baa Lahaa Heesta Maalmaha Qalooca
Ereyada xasan Ganey
Laxanka xasan A. Samatar
Dibi gesa qarofan qaradaba kuma nole kkkk
Hi good thanks
Riwaayada maxa ka khaldan Sahra axmed ayaa aktarad ka aheyd hadana kuma jirto majaajilada xita magaceda lama sheegin markii fanaaniinta LA yeedhinayay mida kale khadra daahir ayaa Ku jirtah majiilada oo xasan Aadan LA hadleysa markay heesta gaadhana Sahra axmed ayaa xasan Aadan LA heesaysa halkay wax ka khaldanyin wn fahmi waaye
waa laysku keenay riwayado asal ma aha
Kaalmo nuura Tripadvisor one health promotion
Koox ciidan
Muuqaal iyadoo ah mahaysid miyaa.?
Kkkkk walal qalabka wax lagu duubo
1983 ayuu dalka yimi
Riwaayaduna 1978
Ayay ahyd
Mmm
🐪mar...cured...geeel🐪🐪...))🏃♂️)))🏃♂️🎉))) 1:15:42
Wax ka barta dadkii hore
Koox ciidan ruwaayad
Jaqa..???kheraaadkaa.yaa.ka..faaiideysta🏺📈📊📊📊 1:32:33
Subscribing Waaya Waayihii Wacnaa
Sanadkii lixdankii mar aanu Sanca joognay kkkkkkkkkkkk
Ruwaayadda maxamed cali kaariye ayaa leh.
Asc Maxamed Cali kaariye ma samayn ee waxa sameeyay Xasan xaaji Cabdillahi Xasan Ganay.Waxaan filayaa waxaad ku qaldaysaa Hawaalaado jacaylkuye aynu weerarka aadno isku mar bay soo baxeen 1978 markii dagaalkii Ethiopia lagu jiay.
Waxa leh galbeed waa la xoreeyey Hassan Abdillahi Genay sanadki 1978 kii
Waar waxan maaha riwaayadii galbeed waala xoreeyay. Ma dad waalan ayaad na moodaysaa.waxbaa kaa qaldan sxp
Riwaayado kale ayay kujireen majaajidan badankoodu
Midakale waxaa ka maqan heestii xasan aadan qaado ruwaayaduna ku dhamaato
Ee tidhaa abaadirow soo ururi caasha oo how oohow
Ha waaladu jacylku ayey kujirtaa heesta abaadoraw kaariye leh
Waxaa yaab leh in aynaan kusoo darin oo aad ka tagteen heeskii ugu muhiimsanaa Ruwaayadda sidatayna magaca ruwaayadda "Galbeed waa la xoreeyay, Waarsaa gaagisee, wallayse laguma gam'o, gulufku waa halkii, gayiga Soomaali baa leh...!" ruclips.net/video/k7kJtwhCxxs/видео.html
Aad baa u mahadsan tihiin waayah
Waa riwaayad qaali
Waxa sameeyey dhaqanyaqaan , farshaxan xasan-ganay riwaayadan
Waxala ka qaybqaatay jilideeda
Fanaaniin waawayn
1. Sahra axmed AuH
2. Khadra daahir
3. Xasan adan
4. Aamina cabdilaahi
5. Maxamed cumar huryo
6. Meecaad miigane awmaacaleesh
7. Boon xirsi
8. Maxamed kaariye
9. Iyo qaar kale oo badan
Sxb huryo kuma jiro ninka aad moodayso waa muxumad kaneeco oo ku matalayay riwaayada islaan uu qabo meecaad miigane aw maacaleesh ee sidaa ula soco
Thanks sxb waa runtaa kuma jiro
CABDI NAASIR MACALIN
Oolax maalmaha iyo sayla iyo daaus
Maqaaar saarka ciida yaa???? Maaali jirey ????🌍👜👝👝👞🛍👚👛🧤ufiirso.yaakaa.maaasha???To..raadyow.muqdisho
Waxkale
Oky mhd sanid
Garasho
Ruwaayad shidan
sarar..laalaada......sar...maqas.ku.jar....,dal....aala....A....1
.dunida...luqun.iyo..sarar.1..tan.ugu.qaalisa n...meesha.ma.moodaa..seylad.hilib..kaalin.se.kama..figa..kulamaan.u.eeg..hilib.hoise...by....waran...,^......to.raadyow.hargeysa
Hhhhh
marbaan.mowjado.....vvvvvvvvvooooo....maxxey.mowjad....wadow..wado......jeegaan.u.eke..hos.u.foorari.ereygan...mas..e.u.eeke.muqaalja..dadbaan.jaadadka.idabada.....m...iyo.w..
3..vvvvv.mow....O....ka.imaneysey.kuna.arooreysey...O.......yaasiin.aburaas..wan..dul.marey.uun.....TO..raadyow..Hargeysa
ismail yuusufcabdi
Suuradiisa.suureyn.tilmaamid.qarsoon.dadba.n.....waa.sarajoog.nin.dhererkii....cabirweeyi..la.soco.tilmaaan.seynis.....meel.goob.tu.ha.cadaato..buur.xarsho.era.,bilaa.caleek........saac=cas..ah.casaan.likwidh...riji..cas.shidal.cas.dhamaan.agabka.cas.isaga.weeyii....eta.bybe..caruuur..?!goob.arsaaqadeed