BASHIIR MACALIN OO INOO SHEEGAY IN UU LA KULMAY ODAYGAN 2014 MAGAALADA QARDHO OO UU LA WADAAGAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 июн 2024
  • BASHIIR MACALIN OO INOO SHEEGAY IN UU LA KULMAY ODAYGAN 2014 MAGAALADA QARDHO OO UU LA WADAAGAY QISAN OO KALE

Комментарии • 145

  • @maxamadkhadar110
    @maxamadkhadar110 Месяц назад +12

    Bashiir wa runti darawalki qaaday wa aniga walahay bashiir wax been ah masheegin

  • @amranapdilaahi4228
    @amranapdilaahi4228 Месяц назад +3

    Bashiir shukran wllo

  • @abdi1502
    @abdi1502 Месяц назад +2

    Cabdalla xaaji reliable maaha

  • @faisalhusseinfarah220
    @faisalhusseinfarah220 Месяц назад +3

    Bashir Macalin 100% waad mahadsab tahay wllo

  • @faisalsheekh1751
    @faisalsheekh1751 Месяц назад +1

    Odaygu sheekada wuu update gareeyayay miyaa

  • @hamdiaabdalla4772
    @hamdiaabdalla4772 Месяц назад +4

    50 sano ayuu arintaas kuqaraabanayey lkn hada social mediaha ayaa kashifay ale kashifka

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 Месяц назад +4

    2008 2024 waligiis qarax hotel kama dhicin

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +5

    Sheegadiisa 2008 baa la ixidhay 2024 kiisii
    Baaso asbuuc yaan kasoo keeyey mm tv markey wareeysi kaqaaday dhahay wareysanayeyn 2021 ninbaa hargeisa safaarada jabuuti nina wuxuu sheegay 6 bilool kahor itoopiya inuu ku argey ninkaina hada wuxuu sheegay 2014 inuu baabuur lasooraacay subxaanallaah allaah xaqqiida og 😮😮😮😮😮

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 Месяц назад

      Waa caadi 2014 waa la is raaci karaa waayo boosaaso oromo waa ka buuxda xaafada suweyta mid ogow odaygaan safaarada jabuuti wuxuu ku yiri 2021

    • @seed3966
      @seed3966 Месяц назад +1

      @@owliyo1218
      Ugaas wakhtiyadan oo dhan ee kala bedelan waa 15 ka sano uu leeyahay waan xidhnaamarkab gorkiis yaan ku xidhnaa weeyee ee masagaa labo qof ah kkkkk

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 29 дней назад

    ❤❤❤

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 Месяц назад +2

    The power of social media lama socdo

  • @maxamedcabdi27
    @maxamedcabdi27 Месяц назад +1

    Wadani TV wan ku mahad celineya marka hore ninki yusuf aha xaguu ku dambeyey

  • @abdalleali9448
    @abdalleali9448 Месяц назад

    Ok

  • @libankaramo9337
    @libankaramo9337 Месяц назад +1

    Weriyaha google buu aad u aaminsanyahay yaa ila arkay

  • @saditaqueenfouad2409
    @saditaqueenfouad2409 Месяц назад +2

    Nolow Bachir walal

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Месяц назад +2

    Markab 15 sano lagu xidhnaado oo waliba mid maraykan lama arag. Maraykan jasiirado dadka Ku xidhaan, not a ship

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 Месяц назад +7

    Waxaan Somali wadani TV ku amaanayaa sida fiican uu yuusufyada usoo uruuriyo ee umada tuugta ugu iftiiminayo,si ay uga feejignaadaan tuuganoo iyo yuusufoo kale

  • @ustransfer959
    @ustransfer959 29 дней назад +3

    Kuwani Waxay rabaan dulmigii Iyo ceebtii ka dhacday boosaaso ayuu rabaa Inuu tashwiish ku furo oo dadka qaar moodaan in odaygu been sheegayo, oday arin run ah ayuu ka hadkay Kuwan ayaa beenaalayaal ah.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Месяц назад

    Cajiib

  • @abdiaziizabdirahmann724
    @abdiaziizabdirahmann724 28 дней назад

    4:26

  • @AbdiFosi-my4vt
    @AbdiFosi-my4vt Месяц назад +1

    Illahay ka baqa

  • @xasancisman9657
    @xasancisman9657 Месяц назад

    Waa sax Hotel kudhimtey 41 qof waligeed kamadhicin bosaso

  • @mawliidyuusuf-nd3dh
    @mawliidyuusuf-nd3dh Месяц назад +5

    Ilig mana gaadhi dontan waxna sharaftiisa uma dhimi kartan

    • @kaahtv5423
      @kaahtv5423 Месяц назад

      Wariye m ilig cidna waxba kama sheegin waa wariye somaliyeed waliba qaab kuu uwaraystay odayga waan ladhacsanahay Masha Allah

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 Месяц назад

      Ilig dayday ayuu noqday sheekooyinka bugta ah wax Ku raadsado. Fikmkiisa waa gubtay.

    • @libankaramo9337
      @libankaramo9337 Месяц назад +1

      Ilig cid ku dhegan ma leh

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 Месяц назад

      @@libankaramo9337 Ilig totally lost his credibility. He is just typical SNM propagandist spreading baseless stories about Somalia.
      He did no fact-checking before broadcasting such baseless story. It appears because the guy was blaming Puntland's security force, he thought this was an exciting story to share. Complete waste of space.

    • @Degaliah
      @Degaliah Месяц назад

      @@bardehanad4919hadaad isku tagtaanan ilig gadhi maysaan, 😂😂😂 isaaq nacayb miyaa halaaka inika markaya caaac

  • @abdullahabuukar8846
    @abdullahabuukar8846 Месяц назад +2

    Waan idinsalalaamay odaygaas waxaan la kulmay 2 jeer waxaan kula kulmay xamar 1997 waxa uu moosheegay in uuyahay abgaalka dega soomaali galbeed waxaan kula kulmay suuq bacaad marka labaad waxaan kula kulmay bakaaraha wuxuu noo sheegtay gaaljecelka dega soomaali galbeed walaahi been ma sheegaayo

    • @swtvsomaliwaddanitv4443
      @swtvsomaliwaddanitv4443  Месяц назад +1

      SXB ADIGA OO MAHASAN HADDII AAN AQOON U LEEDAHAY OGADAN FADLAN NALA SOO XIRIIR OO NALA WADAAG XOGTA AADD KA HEYSID OO NAGA SOO XIRIIR WHATSAPPKA 004740991248 ADIGA OO MAHASAN WAXAAN KU RAJO WEYNAHAY IN AAD NALA SOO XIRIIRI DOONTID MAHASANID MARKALE

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d Месяц назад

      ⁸​@@swtvsomaliwaddanitv4443warka odayga xisaad u qabta maad isaga hadhi hadaad mar ka hadashay qof hadu ku yidha 1980 ayan la kulmay lambarka boobsi miyaa

  • @maxshabeelle
    @maxshabeelle Месяц назад +1

    Ninkan sida uu warkan u bixiyay ayuu anaga nooga sheekeeyay 2016

    • @swtvsomaliwaddanitv4443
      @swtvsomaliwaddanitv4443  Месяц назад

      SXB ADIGA OO MAHASAN HADDII AAN AQOON U LEEDAHAY OGADAN FADLAN NALA SOO XIRIIR OO NALA WADAAG XOGTA AADD KA HEYSID OO NAGA SOO XIRIIR WHATSAPPKA 004740991248 ADIGA OO MAHASAN WAXAAN KU RAJO WEYNAHAY IN AAD NALA SOO XIRIIRI DOONTID MAHASANID MARKALE

  • @museosman8296
    @museosman8296 Месяц назад +4

    Soomaali dhoylaay ninku waa jaajuus amxaara

  • @user-ug1su6ft2o
    @user-ug1su6ft2o Месяц назад +1

    Waaar heeedhe odaygani waaa 66jire isburinta maxaa ugu wacan ilahayooow ninka xaqiiqda ku hanuuuni

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Месяц назад

    Mahadsanid

  • @nugaaltv5270
    @nugaaltv5270 Месяц назад +1

    Maan kuu mahad naqayaa weriye waxaan joogaa hargaysa markii hore waxaan islahaa waxaa qaaday qabyaalad lkn waxàan hadda Ogaaday in aad tahay weriye magaca Soomaaliyeed ilaalinaya
    Cafwan Sxb

  • @ismaacilcali1725
    @ismaacilcali1725 Месяц назад +4

    Ninkas qazali mala dhahaa .oo dadka maku dhacaa biyo ayan hayaa .waa tuug weyn

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 Месяц назад +1

    Waar Ilaahay ka yaaba, bal waakaase yaanu rumaysanaa. waxa loo baahanyay baadhitaan hufun oo Mr maxamed sheekh Ilig iyo MMtv team ay qaqiiqada ku soo bandhigaan.

  • @AbdiwahaabsiciidAbdiwahaabsici
    @AbdiwahaabsiciidAbdiwahaabsici Месяц назад

    Yaasmiin hotel weeye

  • @maxamadibrahin-fm4rh
    @maxamadibrahin-fm4rh 17 дней назад

    odagaa abuubakar kasheekentisa bariiskiina kujira eee lkn alle kabaqa oo wax kasta irsaaqad ha karaadin

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Месяц назад +1

    Wuu wareeray Miskiinku.

  • @ismahancaray3511
    @ismahancaray3511 Месяц назад +1

    Saa u ooyay markaan kow dawaday duqaan 😂😂😂 cuqubo ayaanahaysato ayaankabixiwayay wlh yaaab qisodhan oo prank ah

    • @user-zo1nb3mw4n
      @user-zo1nb3mw4n Месяц назад

      😂😂😂Allah maxaan u murugooday malin dhan buu Baga ixanuunjiyay

    • @MohamedAli-c1d
      @MohamedAli-c1d Месяц назад

      oohintada ilaah haka aqbalo ismahaney😢😂

  • @farahosman920
    @farahosman920 Месяц назад +1

    War ninka caawiya ama iska daaya ha ku kala kacsanina views ( fiyuuse) maxaad marba sheeko ula imaanaysaan ninkan hadii la xirayba sheekadiisu waa run .ee caawiya ama iska daaya .khalaas.

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 Месяц назад

      % intee le'eg ayaad Ku laheyd wixii sheekadda lagu help?

  • @user-yu7ci7ym6l
    @user-yu7ci7ym6l Месяц назад

    2014 rakaab ayaa u ooyay 2024 soomaali oo dhan ayaa u ooyday odigu waa cajiib

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Месяц назад +1

    Kkkk waa yaab ka yaabkii

  • @user-fv3vr7mq6b
    @user-fv3vr7mq6b Месяц назад +1

    Soomalia dhexdeeda waxa jooga kumanaan sirdoon ethiopian oo cadawa oo dadka soomalida arkay sida u hurdaan lkn odayga maaha danbaabo waa arrinkiisa dib loo baadhaa inta la raadiyo

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 Месяц назад +1

    Waa oday iimaan beelay cira waynaa ilayn timaha madaw baa ku fiican beenta alla ku dullee

  • @user-nd4uo1qm8m
    @user-nd4uo1qm8m Месяц назад +1

    War maxaa ku daba dhigay adiga ma waxaad magac ka raadisaa dadka masaakiinta ah aduun yadu waa maadeys dadkuna wey matalayaan illaheyna kuuma naxariisanaayo haddaad daba dhigato masaakiin ay la gashay meeshaas illaey ceebtaadu ma asturaayo haddaadzn asturin qofkale ceebtiisa

  • @maxamadkhadar110
    @maxamadkhadar110 Месяц назад +1

    Qabiilku nosheegtay wuxu aha bshiir akishe

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Месяц назад +1

    Dadka odayga sidaa loo dhibay maxay ka daba socdaan Umadani qofka dhiban xataa kama Amaan helayo waar iska daaya xadhiga waa lagu xanunsada hadalkisa haduu is dhafo waa nin la jodh dilay

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 23 дня назад

    Waryaa alaah hakucadaabo ee kahadhadadka dhiban ee aadkudiganayso dadka dhibaataysan aysdulminaysaa alaah baakugufilan

  • @abdi1502
    @abdi1502 Месяц назад +1

    War odayga maxaa idin daba dhigey haraacina ceebaha muslimiinta

  • @user-mo6rb3ce4u
    @user-mo6rb3ce4u Месяц назад +7

    Waa tuug mariyey xoolaha Somalida ayuu kumagaagay Subxanallah waa Oday Oromo ah oo Somalida ukalabartay si uu turufo kuqaato

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 Месяц назад +1

    Odaygu waa jilaa weyn

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 Месяц назад

    Ninka waa tuug ku dhaqaysta sidan markaba meel buu ku baadhaaa waan fahmay waraysigisii u horeeyey markii uu noqonwaayey ciise

  • @abdullaosmanabbi9707
    @abdullaosmanabbi9707 Месяц назад

    Anigu habeenkii ugu horeeyey ee aan daawaday waraysigii odaygan ayan gartay inuu been sheegayo odaygani

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 Месяц назад

    Kkkkkkkkk😂😂😂😂😂

  • @Kaka22632
    @Kaka22632 Месяц назад +1

    Bs iyo ku u xidhna aya beninaya fashilkodi

  • @KalidmohamedSheik
    @KalidmohamedSheik Месяц назад +1

    Beenta day 2014 kii wixii dhacay xasuusan kartaa muuq ruux wuu is badali karaa ileen 10 sano ka wareegatee

  • @aminaahmed3391
    @aminaahmed3391 Месяц назад

    Odaygan wnka shakiyey hala baadho 😅

  • @samakaabAdam
    @samakaabAdam 27 дней назад

    anigu waxaan is leeyahay odaygaasi waa sirdoon weyn sababta aan u irirna waxa weeye haddii uu miskiin iska tuugsada yahay yaa baray magacda siyaasiinta oo dhan

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 Месяц назад +1

    Toloow ninkaan intee qarax buu ka qayb qaaray , xataa nuqdisho wuu tagay

  • @maxamadibrahin-fm4rh
    @maxamadibrahin-fm4rh 17 дней назад

    wuu guulestay abuukar hadiii uuu sidaas muhiim uyahay ee

  • @MakoMaxmuud-ms7gm
    @MakoMaxmuud-ms7gm 6 дней назад

    😂

  • @alihashi2958
    @alihashi2958 Месяц назад +1

    Iska Hubiya warkaan

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Месяц назад

    Ww. Tviiyoow siraha tuugta somalida dhacayso xiriiri si ay somali iyo wadankoodu uga badbaadaan An wada shaqeynana

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Месяц назад

    Bashiir ma weydiisey magacuu u sheegtey

  • @abdirizakawaleh3243
    @abdirizakawaleh3243 Месяц назад

    Majeerteenoow xaal Qaata waxaan aaad ugu dambaabay Markii koowaad majeerteen Markii dambena Marxuun Cismaan Diyaana Lkn sheedaku hada ayay iga dhaadhacday in uu tuug ahaa odaygu

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 Месяц назад +1

    War odayga wa nin khaa,in ah

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Месяц назад

    Odaygaan waa oromo anaa aqAan

    • @swtvsomaliwaddanitv4443
      @swtvsomaliwaddanitv4443  Месяц назад

      waad mahasantahay haddii aad taqaanid fadlan nala soo xiriir Whatsappka 004740991248 si aan wax kaga waydiino mahadsanid

  • @taartog
    @taartog Месяц назад

    Waxaa laga yaabaa inuu jaajuus yahay itoobiya ma hawlo yara

  • @omeral-ayouby1644
    @omeral-ayouby1644 29 дней назад

    Inantii kifaaya ma waxba kama jiraan baa imika

  • @samirasaid4276
    @samirasaid4276 Месяц назад

    Allaahu aclam lkn odaygani wuxu ila egyahay oday oroma aha o xafada lantahawda joogi jiray o dawrsan jiray waliba aga tooraboora

  • @LiibaanMohamedKabloow
    @LiibaanMohamedKabloow Месяц назад +1

    WARYAADA BEEN CAD BAAD MEESHA KU HEYSAAN! EE ALLE KA CABSADA.

  • @yunisahmed9979
    @yunisahmed9979 Месяц назад

    Ceybta walalka u qarii. Conceal the shame of your brother so that Allah saves yours. . . The caller should hv assumed

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Месяц назад +3

    ninkan soomaali ma aha muuqaalkiisa lahjadiisa ma aha tii ciisaha waa orom af soomaali bartay

  • @gaargaar8130
    @gaargaar8130 Месяц назад +1

    Ninkan waa basaas yuusan shaki dadka galin

  • @LiibaanMohamedKabloow
    @LiibaanMohamedKabloow Месяц назад

    SUBXAANALLAH! BEENAALAYAAL. OROMO WAA LAANDHEERE MAANTA IYAGA WADANKA U TALIYA. SABAB UU ISAGOO MEEL SARE JOOGA MEEL HOOSE U SHEEGTO MA JIRTO

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 Месяц назад +1

      Walaahi waa qoslay ma oromo amaanin magaalada joogo dariiq yaday seexdaan fb kasoo helin iyagoo saq dhexe la duubay tuugsi wasakh nadaafad xumo oromo loogu yimaadaa

    • @seed3966
      @seed3966 Месяц назад +1

      Liibaan muxamad koleey oromo yaad tahay sidaad u hadleyso balse oromo waxba lagama sheegin ee odeygan cida uu yahay iyo hadaladiisa laga shakiyey yaa laga hadlaya ma soomaali baa mise waa oromo takale oromo soomaaliya magaalo eyna joogin waa yarteyhay ayagoo nooc walba ah

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 Месяц назад

      Waa Kuwii idoor eeLAFTA Nagaa uu Oromeeyay Lughaya Soomaali baa leh Berbera siiya

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 Месяц назад

      Oromo halkee sucuudi u ah ma taqanaa?

  • @abdullahabuukar8846
    @abdullahabuukar8846 Месяц назад

    Marba qabiil soomaaliyeed ayuu ku tuugsadaa

  • @user-mm5yt8rl8l
    @user-mm5yt8rl8l Месяц назад

    Odeygu wey ka fahilintey Lkn waa wax jira in rag badan oo la qabqabtey oo laga baxi jirey guryaha magacyada saraakiish qeyb ka mid ayaa dalici jidhey Lkn duqaan waxiisu waa ka badbadiyey

  • @FardousaAbdillahiAhmed
    @FardousaAbdillahiAhmed Месяц назад +1

    Waryada ku xumee iyaad waadiin

  • @ubaxmuuse1006
    @ubaxmuuse1006 Месяц назад

    Shekadan qofkasta oo cadayn kasidaa hadhaarto waaba yaabe shekadan waa si kalle odaygaa runbay u ekeyd shekadiisuye

  • @XalimoHassan-e2f
    @XalimoHassan-e2f 27 дней назад

    Nin intas oo dhan koroto lagu qabanayayi buu ugu masakaxa wanagasana khala khala baa ku jiri kara

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 Месяц назад

    Waa actor jilitaanka ku fiican walaahi oohin yaa iqabatey markaan dhegeystey sheekada uu markii hore tvga mm ka shegayey waa seexan waayey habeenkii oo dhan cismaan diyaano yaan habaarayey waa maqli jirey dadka yuu gaalada usoo qaban jirey oo ashahaado ladirir yaa layiraahdaa marna qof been sheegaya uma maleyn laakiin hada waa yaabey beenta intaas le eg sida uu isugu aadiyey

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 Месяц назад

      Filmadda Hindada iska yeree yaan lagu furane.

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 Месяц назад

    Cid danbe qaldimaayo waxaa fashiliyey baraha bulshada iimaan laaawe

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 Месяц назад

    Alaah ninku kadaabsanaa in ad lacagqaadaten ayay ubadantahay alaah idincadaab hadadkuxadgudbaysan odaygaan wayeelka ah

  • @faycalaliabdi2790
    @faycalaliabdi2790 Месяц назад

    War odayga maxaad uga daba shaqaynaysaan haday runtahay way tahay qofkuna markuu waynaado hadalkiisu wuu isdhaafa mararka qaar isaga hadana run sheegaya ama ay duruuf adag soo marto maskaxdu way isdhaafi kartaa markaa odayga ka hadha waxan xishoon ayaa tihiin

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
    @AbdicasiisMohamed-pr7tu Месяц назад

    Odaygwn isogoo bosaso kadawarsenayan arkay waa oromo😅😅😅😅😅😅

  • @muujistv4281
    @muujistv4281 27 дней назад

    Been badanaa 2014 ayaan xasustaa walhi waa cajiib dad waaween oo isugu horkacaaya beenta bilkahor ayaane xasuusan wof masaajid kakacay oo dhibaatadan kadaran sheegtay wijigiis

  • @cabdulaahijaamacxirsi717
    @cabdulaahijaamacxirsi717 Месяц назад

    Yaab

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 Месяц назад

    Somaliyeey arimahaa si gooni ah ha loo fiirsho dad luuqada bartay baa nagu dhex jira

  • @FardousaAbdillahiAhmed
    @FardousaAbdillahiAhmed Месяц назад

    Waryada ku xumee iyaad waadiin 4Taa tuug ee madaxda iyaad baadbadinaysiin

  • @abdixaajiilkaaze7540
    @abdixaajiilkaaze7540 Месяц назад

    😂majerteen ha rumysanina wa dadka ninka iibsady e

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Месяц назад

    M.sanid .

  • @LiibaanMohamedKabloow
    @LiibaanMohamedKabloow Месяц назад

    MM SOMALI TV ODAYGA CABDALLE EE KA HADLAY WAA CUNSURI

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 Месяц назад +2

      Oromo iska aamus tuugsigiina inaa isaga jirtaan baa la qaataa sidaan idin shaqayn mayso

    • @engineeraymankw9989
      @engineeraymankw9989 Месяц назад

      Cabdale xaaji waa oday Qoraa Soomaaliyeed oo Ree Jabuuti ah qorayna buuga Xeer Ciise, waxa uu odaygan beenalaha ahi sheegtay Jufada Cabdale Xaaji nasiib darro se waa Fakaday markii wareysi lala yeeshay ugu yaraan Hal qof oo qaraabadiisa ah maanu sheegin. 2021 Hargeysa lagu dhex arkey waxa uuna tagay wasaarad ay rag Ciise joogeen. Lacag fican waloo aruuriyey. Suaasha aan ku waydiinayo ayaa ah Cabadel Xaaji Sidee buu ku yahay Nin Xun oo xaasid ah? Ninkan nin Soomaali ah maahan Waa orom soomaali la koreen ah!!!

  • @user-qq7py5dj6w
    @user-qq7py5dj6w 11 дней назад

    Maxa fashil aha nin miskiin oo ha lee cawiyo dhahy maxuu danbi ah uu sameyay oday wayeel ah oo miskiin ah miyaa fiyuus ku raadsane

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f Месяц назад

    Mid kala jira .oo.madaw.oo sheekooyinkaa yaqaan .butlan.jooga.oo wax.walba. yaqaan.wuxu.joga.galkacyo.iyo.garowe.inta.udhaxaysa

    • @swtvsomaliwaddanitv4443
      @swtvsomaliwaddanitv4443  Месяц назад

      SXB ADIGA OO MAHASAN HADDII AAN AQOON U LEEDAHAY OGADAN FADLAN NALA SOO XIRIIR OO NALA WADAAG XOGTA AADD KA HEYSID OO NAGA SOO XIRIIR WHATSAPPKA 004740991248 ADIGA OO MAHASAN WAXAAN KU RAJO WEYNAHAY IN AAD NALA SOO XIRIIRI DOONTID MAHASANID MARKALE

  • @farxandahir2763
    @farxandahir2763 29 дней назад

    Waaa gurgure odaygu been ayuu ku sheegay ciise maaha

  • @abdihakim7491
    @abdihakim7491 Месяц назад

    Waar ninkani laba nin ayu isku khaldayaa ninkan uu ja sheekaynaya wuu jiraa cali axmed ali ayaa la yidhaahdaa anigu shiikh ayaanu isku aragnay. Intaa uu sheegayba wuu ii sheegay waluba wuxuu ii raaciyay.
    La soco qaybta labaad.....

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Месяц назад

    HOY HOY HOOY KA JOJIYA ODAYGAN ASIGU ISMA UU DILINE DAD BAA DILAY WAXA UU ARKAYNA WAA WAX DHABTA KA HADLAYA WELIBA WADAMO AFRIKANA OO KALE LAGU QAATAY MARKABKAA MAREYKANKA QISADAN NINKEY DHIBTAY EE LACAGTA ADEEGSADAY WAA DOANO KUWANA WAA WARIYEYAAL MEDIYAHA U FADHIYA LACAG ODAY ANAN AQOON AAQIRADIISA UUNBAA BEENIN KARA ODAYGAN WAXA KU DHACAY MISKIINKAA MARKA MID MUWALAD JABUUTI AH OO INKIRA LAMA WAAYO CALOSHIS U SHAQEYSTE NOLOSHA KA DHACAY HADANA CABA KOOLADA ILEEN CUMRIGOODEY U HALEEYEEN BALWAD ODAYASHAN BEENINTA XAQUUQDA INSAANKA UGU FADHIYA ALLAHA QABTO CUSMAN DIANA WA INU SOMALI U DHIBIN DAD SHISHEEYE AH WAANA KU CEEB CADAABKANA ALLAA U HAYA QALADKAN QOF ISLAAMA MA QABTO

  • @maryamruunmaxamud4514
    @maryamruunmaxamud4514 20 дней назад

    istaaq furullah wa sheeko uu ku qarabto balayo inkari kugu dhacdy 🤭🤭🤭🤭

  • @samatarabdulahi8154
    @samatarabdulahi8154 Месяц назад

    Hadaan eego wuxuu qarinayaa odaygu meesha la qarxiyey waa meel ay oromadu isugu iman jirtay oo la qarxiyey inay jirto ayaan umalaynayaa ee bal hubi kkkk

  • @mukhtarmaxamed8089
    @mukhtarmaxamed8089 Месяц назад

    Waa beenale odayigu

  • @AbdiFosi-my4vt
    @AbdiFosi-my4vt Месяц назад

    Waar beenta iska daya illahay imanka idinka qaad, bal Waxad arzaq ka dayaysan eeg

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Месяц назад +1

    Lkn MJ and PISS ma inay boqolaal dad masaakiina iibiyeen ayuu shaki ku jiraa .

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Месяц назад

    Isaaqa u yeedhay oo waxan raba oo inay Oromada noqdaan oo walaal ka raadinaya intay Soomaali ka carar isleeyihiin.

    • @Zahrasahra709
      @Zahrasahra709 Месяц назад +1

      Idinku shaqo aan isaaq ahayn maydaan lahayn??😂😂😂

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 Месяц назад

      Fahamka ayaa kaa khaldane , kala saar siyaasada iyo Isirka!
      Somalinimadu waa dhalasho, nina ma nici karo wixii Allah ka dhigay.

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 Месяц назад


      Somali isaaq way naceen

    • @redroses4071
      @redroses4071 Месяц назад

      @@abdirisakdirie3124 na jeclaada yaay ka barbayayn marka

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 Месяц назад

    Hargaisa waa in la ogaado in ay magaalo somali tahay; ku lahaa maxaakiim baa xataa ku xirnaa doonta ; dadka somali isku dir arintaan waa fiiro gooni ah loo lahaado ; dadka lyuqada bartay fiiro gooni ah ha loo lahaado

  • @hamdiaabdalla4772
    @hamdiaabdalla4772 Месяц назад

    50 sano ayuu arintaas kuqaraabanayey lkn hada social mediaha ayaa kashifay ale kashifka