Liibaan Warsame : Curadkeygi Hanad waxaa lagu dilay meel fagaare ah dalka Sweden

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Комментарии • 160

  • @rumab11
    @rumab11 3 месяца назад +16

    Liban wiilkisa ilahey ha u unaxaristo, balse runta in laga hadlo weye!!! Wadankan more then 25yrs baan jooga, ilmaha somalida waa wada gang, arinkas waa in laga hor tagaa!!

    • @LibanAden-dm7ur
      @LibanAden-dm7ur 3 месяца назад +3

      Haa Lakin waalidka waxey kudhahayan wiil keyga waa wiil fiican. Hata canada waa sas

    • @warsanfarah9582
      @warsanfarah9582 3 месяца назад +3

      Waa ciyaal faraha ka baxay oo gangs noqday ilaahoow muslimiinta xafid iyo ilmohoodaba أللهم آمين يارب العالمين سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @glock1789
      @glock1789 3 месяца назад +1

      Sababta waa xaafadaha Deganahay iyo schoolka

    • @chelseakante5594
      @chelseakante5594 2 месяца назад

      25 deganthy qurbaha ma iswaydiisay maxaa khaldan oo sababay in caruurta somali gangster iyo mukhaadrad iyo jeelasha uga buuxan yaa caruurta gangster ka dhigay ma gaalada mise waalidkood mise way kudhasheen mise way u qornayd inay saasi ku dhacaan ?????

    • @Yerrpop
      @Yerrpop 2 месяца назад

      @@chelseakante5594anigaba taas ayaan is weydiiya. Maxaa keenay in ay gangs ku biiraan

  • @xamralive
    @xamralive 3 месяца назад +6

    Soomaali hadaanu nahay Dhibta waxaa noo nugleeyay waa isku xir baan jirin ka bilaa banaya Qoyska Guriga ilaa Soomaali nimada Guud Waaridka iyo Caruurtu iskuma xirna Soomaalinimadii isku xidh keedii ma jiro Sidee ku bad baadaynaa kolkaas??

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 3 месяца назад +22

    Hanoolaato iyo wariye sare Ayaanle xusen cabdi❤👍👍👍👍👍

    • @safiyaabdullahi-h7x
      @safiyaabdullahi-h7x 2 месяца назад

      😢

    • @farhiyahaaji5024
      @farhiyahaaji5024 2 месяца назад

      Walahii waa xanuun 😢😢😢😢😢😢

    • @farhiyahaaji5024
      @farhiyahaaji5024 2 месяца назад

      ​@@safiyaabdullahi-h7xwalahii waa war aan la dhageysan karin yaarabi 😢😢😢😢😢😢

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 3 месяца назад +16

    Somalida waa gang aniga waxaan kusoo arkay mar an yuru socdaal kumarayay mar jamacad erasmus kutagay sweden waaaa mesha ugudaran abayaasha ilmaha laga dilay xaqiiqda ma shegaaan caruurtooda waaaa gang badankood allah u naxariisto

    • @saynabjimcale
      @saynabjimcale 3 месяца назад +5

      Ilmaha Carabta baa gangs kadhiga wiilasha Soomaalida badanaa waalidka Soomaaliduna maahan dad ku baraaruksan ilmahoodu waxay samaynayaan lkn waxay soo baraarugaan ilmaha markii xabsi ladhigo amma ladilo

    • @xasandhalin521
      @xasandhalin521 3 месяца назад

      Wiilasha cardboard waxba kamaaha xafata o kahadlayo..Carano iyo turki iyo Kurdistan.. iyo waqtigood wwadhamaday...Gan wax wilikisa dilay waa waa xaafat kale oo soowwararesa ..inay dilaan qofkuu noqdo hanoqdo#makalajecla

    • @MuuseahmedYusuf
      @MuuseahmedYusuf 2 месяца назад

      Ascww,
      Ayaanle maaha weriye Sare waayo waraysiga uu qaadayo waa been cad qibla wa qaala wiil ayaa ladilay wuxuuna ahaa wiil fiican. Maxaa gabar loo diĺi waayay?. Wiil mooryaan ah ayuu amaanayaa.

    • @Givemeproofkid
      @Givemeproofkid 2 месяца назад +1

      @@MuuseahmedYusuf100%
      Wiil kaste lama dilo, mana jirto qof la iska dilaayo sabab la’aan. Waa dhacdaa dad la dilo ayagoo wax laga dhacaayo ama sabab la’aan balse waa boqolkiiba 0.0001%

    • @Yerrpop
      @Yerrpop 2 месяца назад

      Horta meesha sweden la dhaho maxaa ka socda? Hada dhow ayaan ogaaday inay tahay meel dhalinyarada Somalida ay ku dhamaadeen. Mid kasta waa gangster rapper oo xabsi soo galay oo illegal activity ku jira. Maxaa keenay in ay wiilasha somalida Sweden jooga in gang wars isku dilaan oo la xiro? Hub iyo balaayo kale ayaa lagu qabtaa. War bal war iga siiya meesha maxaa ka socda what’s going on

  • @cabaascusmaan948
    @cabaascusmaan948 3 месяца назад +19

    Runtii qurbaha waa lagu ba,ay meel waliba caruurteena way ku dhimanayaan Aabe Samir iyo imaan Allah ha kaa siiyo wiilkaada😢 Waalidka waxan lee yahaye caruurtiina saaxiib wngsn ka dhigta❤
    HANOOLAATO waa mahadsantihiin👌

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 2 месяца назад

      Waa qorshe somalida loo dagay walal yahuduba sidaas bay caruurta falstiiniyiinta oo jamacadaha loo dirsado ayey daroogo baraan oo nolosha ka ridaan marka gaaladaan wadankeenii soo burburisey wadankoodiina markaad timaadaana qorshe kale oo nolosha lagaga ridayo bay kuu sameynayaan

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 3 месяца назад +19

    Caruur badan oo aysan tabar iyo dhaqaale uhayn bay dhalaan hadhowna juhdi iyo waqti ma galiyaan somaliyaba waxa naga soo qaxiyey naagaha iyo nimanka carelesska oo iska dhala si ay ugu faanan 20 caruur ah baan dhalay caruurta hadiinan korin karin ha dhalina maahan caloosha oo looga buuxiyaa xoogaga cayrtu ku siiso ee nadamka caruurta loo korsado dadka ka barta iyo buugagta quality over quantity

  • @mohamb3785d
    @mohamb3785d 2 месяца назад +1

    Waxaas waxakeena somalida aabayaasha oo masuuliyadoodii kasobixiwaayay. Ilmahoda ey dayaceen intey minyare kale Afrika karadinayeen iyagoo 5-10 caruur ujogaan, mise fadhikudurir ay kumashquulsanyihiin 24/7 so familka iyo caruurta makawarqabaan wexey sameeyaan. Waxasomaalida dilaa waa somaalikale.

  • @abdiahmed2070
    @abdiahmed2070 3 месяца назад +4

    Sweden waxaa aad ugu badan dhalinyaro groups ah oo daroogo iibiya ama isticmaala ka dibna is dila wayna hubaysanyihiin
    dhowr goor ayaan arkay oo qaaday maadama aan taxi ku shaqaynaayey iyagoo weliba baastoolado wata xataa gabdho yaa kujira mana aha somali keliya ee cidwalba way leeyihiin.

    • @qabyoninweyn88
      @qabyoninweyn88 2 месяца назад

      Ayaan daro ku tahay somalida. Dhaqan celis ha loo diro.😢

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 3 месяца назад +11

    Geerida ubadka wey xanuun badantahay. Ilahey ubadka kale hakuu badbaadiyo Insha Allah aamiin yarabi

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 месяца назад +5

    iLaahay.Ha.Unaxariisto.WiiLkaga..AMiiN

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 3 месяца назад +4

    Ayaanle Bulshada wax muhiim ah ayad u qabatay
    Mahadsanid🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿Ayaale

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur 3 месяца назад +2

    SOMALI WAA DAD AKHLAQ IYO EDEB LAHEYN OO DAD KALE NEECEB IYO AYAGA ISMACEB OO MEL WALBO ADUUNKA AYAGA ID DILAYA. CANADA MAALIN WALBO WEY ISDILAN IYO AMERICA. SOMALI MEL WALBO JOOGAN QASHIN

  • @Somalia5
    @Somalia5 2 месяца назад +1

    DALKIINA HOOYO DHISTA OO UNOQDA AAMINI NAFTIINA OO SILIC QURBO SOO AFJARA .
    WAA AWOODIIN IN DALKIINA AMNIGIISA SUGATAAN EE SUKTA HADIIKALE SIDA DOOLIYADA LAAMIYADA ADUUNKA HANILUGU DILDILO.
    DOQON (soomaalida) BAA HAWAAWSAN WALIIGEED HALEYSAN 😡AQAS😡

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 3 месяца назад +3

    Arinta cml minneapolis 2008 ka badbaday, aniga shaqo ka imaaday 11pm buildka dagana 2 wiil asxaab nahay irada taganaha kalay buildka gadaal ku cawineena yar okay haada shaqo ka imaaday bal aan so qabeeysto horta kadib waa imanaya, marka so dagay police xiray buildka gadal 2 badii wiil la xabadeey mid dawac yar mid dawac weyn 8 bilood life support ku jiray gadal ka fiicnaday alx, 2009 sido kale somali party ku asxaab nahay isla hadalna so bax ku dahay damadka haa sugina safe ma ahan iga diideen gaariga igu xigay parking wateen marka 10 minutes si maganahay la iiso wacay hebal iyo hebal waa dawac waa yaabay

    • @SafiyaAbdal
      @SafiyaAbdal 3 месяца назад +3

      Aad baad I nasiib badantahay ee stay away meelaha la isugu yimaado oo dhan

  • @muniiroali
    @muniiroali 3 месяца назад +4

    Hanad ilahay ha unaxariisto Samir iyo iiman allaha idin siiyo

  • @Michealfot
    @Michealfot 3 месяца назад +4

    Ilmahaan hoos hoos ayaa loo dilaa waana wadan kasto, gabar la toogto lama arko why wiilasheena

    • @FF-by6ci
      @FF-by6ci 3 месяца назад +1

      Somalida gabdhaha wey ilaliyan ayago yar aa mas uuliyad lasaara, wiilashana mas uuliyad lama saaro, mana ladhaho halkee jirtay ama waqtigee soo noqonee, maba laga warqabo, wiil waa free.Waa naqan Somalida.

    • @Michealfot
      @Michealfot 3 месяца назад

      @@FF-by6ci ok taada waa ku fahmey laakin maaha arintaan Hal wadan waa aduunka dhan against wuilasheena hadana lama soo helo qofka dilo mida kale maaha 1 or 2 waa boqolaal wiilal

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 2 месяца назад +1

      ​@@Michealfot Wiilasha ayagaa is dila walaal inta badana dantooda iyo naftooda kama fakaraan meela halis ah bay aadaan.

  • @Mudan334.
    @Mudan334. 3 месяца назад +2

    Sida ruuuunta hadaanahay somali waa dhibanahay waayo khurbaha waan ku dhamaanay wadankiina waan ku dhamanay somaliyeey an iska dhaafno qabilka baas ee qurunka ilaahow qalbiga no hagaaji and 😢😢

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 3 месяца назад +3

    Labo ama sadex caruur ah oo quality leh dhala warshadahii China matihiine

    • @magolabdulle5811
      @magolabdulle5811 3 месяца назад +1

      Taas wey fiican tahay lkn dadkeena waxba ma maqlaan. Intey rabaan ha dhalaane ilmaha hoos uma eegaan waalidiinta soomaaliyeed. Inta dhimatay allaha u naxariisto waalidka ne samir iyo iimaan allaha ka siiyo

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 2 месяца назад

    ASC SORRY FATHER 👨 ALLAHA HOU NARISTO WILKA ALLAH ACCUEILLE AU JARDIN VALLEY FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH

  • @FariyoDirshe
    @FariyoDirshe 3 месяца назад +2

    Ilaahey ha u naxariisto janatufardowsa Allah geeyo aabe samir iyo iimaan Allah ka siiyo

  • @loo6837
    @loo6837 3 месяца назад +1

    Somalis families fled the chaos and violence of their homeland , eventually making their way to US or Europe now Somali youth gangs elsewhere growing killing each other in the U.S. and Canada, police and community officials have reported an increase in Somali gang activity.

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 2 месяца назад

    Allaha hou NARISTO JANNATAL FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 3 месяца назад +2

    Walhi anigaba sweden wa ku dhiman garay niin carab kurdi ah suriyan ah kibir xabad iguso riday lugta iga dhacday Alxmdulillah mantay waka noolahay Sweden wadan gangs ka buxan qurun ah weye alle aya igaso kaxayaay

    • @ummabdallahrqyh511
      @ummabdallahrqyh511 3 месяца назад +1

      Alxamdulillah Alle hakugu xifdiyo meshaad joogto

    • @Adnaan98-ONIIL
      @Adnaan98-ONIIL 3 месяца назад

      @@ummabdallahrqyh511even me brother I left Sweden I was shot nearly by gangs I moved to Denmark. Sweden is dangerous to many gangs i Hate that country because of gangs even tho I was born there.

    • @Yerrpop
      @Yerrpop 2 месяца назад

      Horta meesha sweden la dhaho maxaa ka socda? Hada dhow ayaan ogaaday inay tahay meel dhalinyarada Somalida ay ku dhamaadeen. Mid kasta waa gangster rapper oo xabsi soo galay oo illegal activity ku jira. Maxaa keenay in ay wiilasha somalida Sweden jooga in gang wars isku dilaan oo la xiro? Hub iyo balaayo kale ayaa lagu qabtaa. War bal war iga siiya meesha maxaa ka socda what’s going on

  • @CMG0607
    @CMG0607 2 месяца назад

    Sorry horey bey u dhacdey in la dilo ajnabina waana cusuriyaal wxa jirey nin la yirahdo lazer man
    Wuxuu diley 50 qof habeen walbo halqof dawlada sweden waxay ku qaadatey 1 sano in lasoo qabto hadana 20 sano kadib waa la siidaayey

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 месяца назад

    Ale dhantiin samir iyo iiman haydinkasiiso kuwadhibta wada ale haqabto

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 3 месяца назад +1

    Maxamaraa maxey tahay qa rax yadu aduun waa wada qarax iyo qax iyo qa xooti

  • @BesciousOfAllah
    @BesciousOfAllah 3 месяца назад +1

    Soomalida waxaa loogu aarooyaa gaalkii weynaa oo fircoon taas oy koofi yar aamin san tahay in uu ahaa soomali tani waa rayigeyga maadaama uu ciyaalka wiilasha dili jirey iyakuna si cilmiyeysan oo systematic ah ayey dhalinteeni ku samaynayaan laakiin daraasad waa in laga sameeyo oo layorahdo why westren countries keliya caruirtenu loogu dilaa? Allahu yaclam

  • @fahmamire877
    @fahmamire877 2 месяца назад

    Ilaahey samir haku siiyo aabe wilkaaga ha u naxaristo naxdin daran ayaad lakulantay qalbiga alaha kuu qaboojiyo 😢

  • @nurmohafarey1971
    @nurmohafarey1971 2 месяца назад

    Dhibaatada ugu weyn haysato waalidka somaliyeed, maka warqabaan caruurtooda waxa ay qabtaan. Waalidka somaliyeed waqti magaliyaan caruurtooda Wadankaana waa wadan banaanka loo taagan yahay caruurta waxaana u taagan kuwa gado daraagiska.

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 месяца назад

    Waa qorshe somalida loo dagay wlhy waayo 10 caruur ah oo dagalamaya markad aragto 1 cadaan ah baa ku jira inta kale waa somali
    Somali wadankoodiina waa la soo burburiyey meeshii ay nolosha bideena ama ay nolol u doonteena wakaas yahuda ayaa ku falastiiniyiinta kula dhaqanta arintaas oo kale oo tusaale ahaa markii ardey falastiini ah wadamada kale jaamacad u aado waxay u diraan dad loogu talo galay ayaga oo daroogada bara noloshana ka rida kuwa la soo diray jamaca guryahah u dhow bay dagayaan kadib waxay iska dhigayaan saaxiib maalinba siday ugu soo dhawanayaan malinka danbe kaalay guriga ii raac buu dhahaya markuu raaco tartiibtartiib bay daroogo u baraan kadibna nolosha uga ridaan si aysan falastiiniyiintu hormar u gaarin
    Marka somalidana koley qorshe fog ayaa loo dagay iyo in 100 wiilba 80 ay xumaadaan😢daroogo la baro kooxo kooxo la baro iyo wax yaalo badan halka gabdhahana ayaba nolosha laga rido oo ay khamarjiyaal kale oo madow ama cadaan ah ay nin ka dhigtaan gabadhii muslimada aheydna oo sharafta lahaydna ayana sidaas daaqada uga baxdo wiilashiina sidaas loo dilo maalin walba cajiib
    Ilaahay waalidiintaas ubadaka ba u hagaajiyo inta nool inta dhimateyna ilahay ha u naxariisto

  • @manaanmohamed2085
    @manaanmohamed2085 2 месяца назад

    Kuwa xabsiyada kujira aad ayay ugu dayacan yihiin waalid iyo jaaliyad kawarhaaya majirto aabaha somaiga masuuliyadisa waa katagay hooyadiina depression ayay 9 ilmo kula dayacantahay

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 3 месяца назад +3

    Ma had sa niid,, Hanoolato.

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 3 месяца назад +3

    Ilahay ha u naxariisto inta la dilay. Wiil aan walalo nahay ayaa lagu dilay Columbus, Ohio ilaa iyo hada wax dilay lama hayo isago guri galayo ayaa dhabarka laga toogday. Waxuu ahaa dhalinyaro hadana abo ayuu ahaa😭😭

    • @AhmedHassan-lx7kl
      @AhmedHassan-lx7kl 3 месяца назад

      Ilaahay Ha Unaxariisto Walal subhanallah

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 2 месяца назад

      Rabbe qabriga ha uwaasiciyo Janatul fardaws Rabbe haka waraabiyo amen yaa rabbe 😢😢😢

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 3 месяца назад +1

    Caruurta soomalidu badan waa gang walidkuna runtaa ma sheegan ilahay hawnaxristo

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 2 месяца назад

    lkn waxa dilayaana waa somali kale marka miyaad isla shirtaan Somalida Waxdishay Qudhooda?

  • @Doouble-wq1cx
    @Doouble-wq1cx 2 месяца назад

    Nimanka xabada furay habenkas ma ehen argagixiso ee waxee ahayen group gang ah oo dagan husby taas waa lawada ogyahay adeer

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 месяца назад

    Waxaan isku deyayaa inaan fahamsiiyo Somalida halka dhibku ka socdo waanaa in Somali qof laga dilo iney dhahaan tiissi baa gashay oo halkaas uga haraan markaas wa soft target in la iska dilo sida ay dhibkaas uga bixi karaan waa iyagoo markii wiil la dilo kulli intay lacag iska aruuriyaan maxkamada sare dacwado ka furtaan ee ay daba galaan ilaa caddaalad la helo laakin kii la dilaba markay dhahaan tii sii baa gashay oo iska ilaawaan dilku wuu soconayaa wax fahma dhiiga caruurtiina idinkaa meel gaaban uga hara kaca oo ka kaca hurdada

  • @bilalabdi9148
    @bilalabdi9148 3 месяца назад +2

    Wallahi waa dhibato , allaha ha unaxristo

  • @manaanmohamed2085
    @manaanmohamed2085 2 месяца назад

    Ilmaha somalida waa caruur aad energi u haya oo sisahal loo caqli badeli karo haday heli lahaayeen waalid karti leh arinkaan dialka waa yaraan laheed

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 3 месяца назад +4

    Hanoolaato❤

  • @kayfhassanmahamad6223
    @kayfhassanmahamad6223 3 месяца назад +1

    May Allah grand all of the children highest janna and give all the parents sabir 😢😢😢😢ilmaha ka kaxeeya maalinkeey 10 sanno garaan. La aada waddamadda safe ka ah .

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 3 месяца назад +1

    Asc Ha noolato Abo iyo Hoyo waxaan ahay Hooyo degan uk 🇬🇧 ilaahey ha u naxariisto amiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @rashiid187
    @rashiid187 2 месяца назад

    Caruurta sidadigaaga u dhalaysiin qurbaha joojiya

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 3 месяца назад +1

    Dhaawaca degdeg ayaa Isbitaalka loogu qaadaa Wadamadan Yurub, laakiin hadii halkiisa lagu dedo waa dhintay qofkaas.

  • @siciidocabdiraxmaanmacalin8493
    @siciidocabdiraxmaanmacalin8493 3 месяца назад +1

    Allow noo miciin waanu dayacanahay meei walboo aannu joogno Soomaali haddaan nahay

  • @khaalidmaxamud16
    @khaalidmaxamud16 3 месяца назад +1

    Ayaanlow arintaan cml aniga habaryartey ayey Ku dhacday gabar ayaana laga dilay marka waxaa amey yihiin wax qorsheysan😢

  • @IsmahanCaamir
    @IsmahanCaamir 2 месяца назад +1

    allahayow mel walba jogtiin idinku amaansado somaliyey 😥🤲

  • @canabosman4171
    @canabosman4171 2 месяца назад +1

    Allaha u naxaristo dhaman inta dhimatay walidintana Allaha ka samir siyo dadalkana Allaha idin ku guuleyo

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 3 месяца назад +1

    Innaalilahi wa innaa ileyha raajicuun. Ilahey ha u naxariisto Marxuumka samir iyo iimaan saadaq ah janatul Fardowsa. Insha Allah

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 3 месяца назад +1

    AAD AYAAN UGA MURUGOONAYAA AABBAHAA SOOMAALIYEED IYO AABBO IYO HOOYA KASTOO GALBEED ILMAHOODII KU WAAYEY LAAKIIN MR HANNOOLAATO INAAD IMAARAAD LACAG KA QAADATID IYO INAAD WADDANI ISKA DHIGTID WAA LABA WAX OO AAN ISQABANAYN RAALLI AHAW KUMA DAAWANAYO

  • @mjepid
    @mjepid 3 месяца назад +1

    Kaa wax dillaayo iyo kan laa dillaayo way is garanaayan sida gangs ayay isku dillaayan

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 3 месяца назад +2

    Allaha u naxariisato inatii dhimatay

  • @Doouble-wq1cx
    @Doouble-wq1cx 2 месяца назад

    Ilaahey ha unaxariisto my brother hanad runti ma iloobi karo habeenkas waa habeen aan xusuusteyda kabixi karin lkn adeer hanad waa isla soconay habeenkas lacagta uu wax kuso gadanayay hooyadis aa swish uguso dirtay waxuna rabay inuu gato energy drink lkn miyusan calfanin

    • @SamiyaCumar-u6v
      @SamiyaCumar-u6v 2 месяца назад

      Wall mataqanay allah unaxariisto walidkeena caruurta hoos uma oga caruurtana walidka wax fican bey umujiyaan waxkakana hoos bey kawadan fadaln walidka xaqiiq kula dhaqma uma qalamaan dhib

  • @siraajasalim1074
    @siraajasalim1074 2 месяца назад +1

    سبحان الله ربي يفرج عليهم يارب😢😮

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 3 месяца назад +1

    Somalida sweden iyagaa laysu adeegsadaa

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 3 месяца назад +1

    samir iyo iiman saaaaadiqa allle hakaasiiyo

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 3 месяца назад +1

    sorry about your lost

  • @hassanabbe6791
    @hassanabbe6791 2 месяца назад

    #LongliveSomalia

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 2 месяца назад

    Once’s he or she joined the gangs it’s not you son or daughter remember that!

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 месяца назад

    Samir iyo Alle hakusiiyo wll
    waxaad ogaataa wiilasha soomaaliyeed meel kasta waa lagu xasuuqay Canada UK America Europe oo dhan laakiin way kukala badan yihiin.
    Soomaalidaa dulawday sababtoo wadankii isku xirnaani ma jirto Dawlad daciifa qabyaalad kala qayb sanaan Dunuub aan galay way badan yihiin arimuhu .Allow noo sahal Amuuraha AAAMIIN AAMIIN YAA ALLAH
    ALLOW NACAFI.

  • @Yerrpop
    @Yerrpop 2 месяца назад

    Horta meesha sweden la dhaho maxaa ka socda? Hada dhow ayaan ogaaday inay tahay meel dhalinyarada Somalida ay ku dhamaadeen. Mid kasta waa gangster rapper oo xabsi soo galay oo illegal activity ku jira. Maxaa keenay in ay wiilasha somalida Sweden jooga in gang wars isku dilaan oo la xiro? Hub iyo balaayo kale ayaa lagu qabtaa. War bal war iga siiya meesha maxaa ka socda what’s going on

  • @ciyooonisofficialchannel9927
    @ciyooonisofficialchannel9927 2 месяца назад

    Caruurta tuulooyinka ayaa u fiicn lkn soomalida magaaloyinka weyn ma fiicna wey kla duwanyihii caruurta ku nool tuulooyin wey ka fiicn lkn soomalida arintaa kuma baraarunsana

  • @kayfhassanmahamad6223
    @kayfhassanmahamad6223 3 месяца назад

    May Allah grand all of the children highest janna and give all the parents sabir 😢😢😢😢

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 2 месяца назад

    Somalida ha isku xirnaadaan 1 community 1 voice be strong and smart

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 2 месяца назад

    Hanoolaato waxaan rabaa 1991 wo xii dalka ka dhacey iyo tacadiyadii jabhadii USC geeysatey umada soomaliyee

  • @Givemeproofkid
    @Givemeproofkid 2 месяца назад

    Wuxuu ahaa wadaad calim ah, wuxuuna xajka ka imaaday isbuuc kahor, waxaa kaloo jaamacad ka qaatay Phd balse waa la iska dilay sabab la’aan. Sheekada waaladiinta soomaalida waa qosol qosol.

  • @zigzag11565
    @zigzag11565 2 месяца назад

    Suuq aya xabad lagu furay sadax wiil oo dhalinyaro teenagers ah oo kaliya ayeey xabadii ku dhacday . Adeer wiilkaga laga yaabo inuusan waxba ka ogeyn lakin qasab saxibadiis aya LA ugaarsanayay. ALLAHA u naxaristo

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk 2 месяца назад

    Ala xanuun badanaa ilaahoow samir iyo iimaan kaa sii walaahi waa xanuun
    Inaalilaahi wainaa ileeyhun raajicuun

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 месяца назад

    Ilaahay ha u naxariisto wiilkaas iyo intii muslimiin dhimatey aamiin waalidkiisna ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo aamiin

  • @omdslacey
    @omdslacey 3 месяца назад

    Waa nin wanaagsan sorry aabo. Kabilaaba root of the problem we are disconnected with kids.

  • @MahiirWadani
    @MahiirWadani 2 месяца назад

    Qaladka waa dowlada swidan kuwa noqto gangistar ama darooko gado meey ku celiyan wadamadooda

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 3 месяца назад

    Hanad Alaah ha u naxariisto. Janatul Firdowsa Alaah ha geeyo. Idina Alaah qalbiga ha idiin dajiyo. Inalilaah wa inaa ileyhi rajicuun.

  • @HALIMO-e7o
    @HALIMO-e7o 2 месяца назад

    Caruurta markay garab iyo gashaan waayaan wey saaqidaan waalidka waa caruurtooda in ay tarbiyeeyaan wehelna unoqdaan

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 2 месяца назад

    Wcswrwb ku soo dhowoow Sweden Wall ayaanle salaan sare xifdullah Thanks ❤️❤️❤️

  • @FfLol-vb1oz
    @FfLol-vb1oz 2 месяца назад +1

    Hanolaato

  • @ShaniAbdiBoore-l5o
    @ShaniAbdiBoore-l5o 2 месяца назад

    Hanad waxaan❤joga guurki abahis iyo hooyadis ilaa dhalashadisa.korimadisa waxuu ahaa wiil maskina on danbila aheen lakin waxa salfaday caryrkale.Liban waa aabe fiican abayasha ugu wnagsan walidka somalida ilaahey haka samarsiiyo😢😢

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 месяца назад

    Somalia waxaa loodilaa in wadanka la ga qixiyo dowladaa gagistarka lacag ku siiyo

  • @FaadumoBotan
    @FaadumoBotan 3 месяца назад

    Scwscwscw scwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw 😢scwscwscw scwscw scwscwscw scwscscw scwscwscw 😢😢😢

  • @Abdi-ns9ed
    @Abdi-ns9ed 2 месяца назад

    Runti waan ka murugaysan dilka hanad allah ha u naxaristo aabo libanaw ilahay u samir waa xaq geeridu alle ha kugu badalo wiil kale oo khayr qaba amiin

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 месяца назад

    Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajucuun dhamaan waalidinta reer sweden aabahan samir allaha ku siiyo ilahoow noo badbaadi ubadka qurbo kurbo

  • @fardusa411
    @fardusa411 3 месяца назад

    So sorry Allah unaxariisto wiilkaaga qalbigana Alaah idiin qaboojiyo amiin 😢

  • @abdullahimohamed6208
    @abdullahimohamed6208 3 месяца назад

    wa la daliay garanay lkn rer galbed wa naqana sababta waxa leh walidka Somalida runta an isu. shegno

  • @daud6248
    @daud6248 3 месяца назад

    xafada tenista iyo renkpy dhismo casri ah ka socdo , waxaa la rabaa in somalida la barakeceyo ama ajanibta laga barakaciyo

  • @fnw8688
    @fnw8688 3 месяца назад +1

    Hanoolaato ❤

  • @zainababdi-salam3015
    @zainababdi-salam3015 2 месяца назад

    Illahay qalbiga haw qaboojiyo aabahan iyo reerkisaba.

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 месяца назад

    Allaha u booga dhayo madluunka amiin yaaa rabbi

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 2 месяца назад

    gangs faido maleh ha iskadhinto😂

  • @canabosman4171
    @canabosman4171 2 месяца назад

    Allaha ku xafido wariye ayaanle wad mahadsantahay

  • @Fardawso-rd1fb
    @Fardawso-rd1fb 2 месяца назад

    Ax sorry baba😢😢😢😢😢

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 месяца назад

    Alah haunaxaristo so sad 😢

  • @abdulkadirhusseinaw-ali2537
    @abdulkadirhusseinaw-ali2537 2 месяца назад

    "Qoriga dhig", yaa qoriga dhigaya?

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 3 месяца назад

    ALLAAH Samir iyo iimaan saadaqa allah ha siiyo

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 3 месяца назад

    Armeey yihiin cadaan aboowe

  • @Deka-c2l
    @Deka-c2l 2 месяца назад

    alha unaxaristo adeer wiilkada

  • @sharifo38378
    @sharifo38378 2 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Adelina24244
    @Adelina24244 2 месяца назад

    Subxanallah 😢😢😢😢😢

  • @OmarAyan-u4q
    @OmarAyan-u4q 2 месяца назад

    😢

  • @faisasuleman1751
    @faisasuleman1751 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢

  • @shakuur55
    @shakuur55 3 месяца назад

    Caruurta ladilay intooda badan waa caruur hooyo kaliya soo korisay oo aabihii dayacay waa caruur burcad u gacangalay arimo dhaqaalo darteed

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 3 месяца назад +2

    Somalida ayagaa is dilaayo meel Walbo
    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤❤