Barnaamijka Is-Arag Show--Sheekada Fanaanka weyn Maxamed Maxamuud Xeeboow.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 май 2023
  • Barnaamijka Is-Arag Show--Sheekada Fanaanka weyn Maxamed Maxamuud Xeeboow.

Комментарии • 11

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Месяц назад

    Nimco Suudi & macalinkeyga Xeeboow iyo tafsiirtoodaba aad baan u salaamayaa, cimri iyo cibaado suubana waan idiin rajeynayaa.

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 14 дней назад

    Ninkan waan caan Riwaayado farabadan ayuu ku jiraa Maadays iyo Isuma Qado iyo

  • @heyg8163
    @heyg8163 Год назад

    Waa ragii hore

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 2 месяца назад

    waxaan u malaynayaa inuu Fannaanku isku qaldayo Muqdishu Stadium oo lagu ciyaaro kubadda Cagta-iyo Mogadishu stadium ka lagu ciyaaro Kubadda Koleeyga ,marka kan kubadda cagta wuxuu qaadaa illaa iyo 80 kun oo qof laakiin kan kubadda koleyga 80 kun ma qaado laakiin waa illaa iyo 40-50 kun oo qof ,

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg Месяц назад

      Kan kubbadda cagta waa 30 kun kan kubbadda kolayga waa ilaa 3000

  • @abdulkaadiraabi1986
    @abdulkaadiraabi1986 8 месяцев назад

    Alfanaan garoonka dadan 20,000 xataa maqaado, laakiin qiyaasta somalida dhan way ku liitaan. Salaan sarre alfanaan

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Месяц назад

    Kkkk

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 2 месяца назад

    Haddana fannaanku muxuu uga xishoonayaa da'diisa iyo meeshuu ku soo barbaaray ,gabadhii waraysanaysay ayuu hadalkii ku celiyey oo wadaad mooddaa indu sagu wareeysanaayo , haddana wuxuu iska dhexgalay sheeko aan la weeydiin iyo miiska saraakiisa ,bal maxay ka taqaan miis saraakiil iyo wixii lagu qaban jiray

    • @mohamedsheikh4773
      @mohamedsheikh4773 2 месяца назад

      Wuxuu ka fogaanayaa in la fahmo, reerka uu ka soo jeedo iyo waxa qudhanka ah ee na roogay hadaan Somali nahay. Fanaaninta inta badan qabiilkooda waa somalinimo.

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 2 месяца назад

    Waxaan in badan dadka ka shaqeeya muuqaal baahiyeyaalka soona saara arimo qaasa ka maqlaa ( hebel show) waa su'aale qofka wax sheegaya ayuu la hadlaayaa? Mise waa dad af soommaaliga ka aradan oo garan waayey erey bixinta waxay ka hadlaayaan. Gabadhaan waxaan leeyahay ereyga show soo raadi wax af soommaali lagu yiraahdo.

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg Месяц назад

      Afkiii gaalada uun bay soo tarjumeen oprah show Noah show