Heesihii Riwayaddi | Gar Jacayl Hala Qaado | Curintii Abwaan Maxamed Maxamud Qaaqay 1980

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • @caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT

Комментарии • 22

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 11 месяцев назад +3

    Abwaan QAAQAA wuxuu ka mid ahaa Abwaanada loogu jecel yahay Abwaanada soomaaliyeed , Heesihiisana ma kala dhacaan ,laakiin maadaama ay isku koox ahaayeen Abwaan Ahmed saleebaan Bidde oo isna heeso badan u sameeyey kooxda Onkod waxaa jira heeso aad u macan oo ay dadku u maleeyaan inuu leeyahay abwaan Bidde ,ee uu leeyahay Abwaan Qaaqaa , sida heesta Birbiriyaa oo ay Isla qaadaan Musse ismacil qalinle & Sahra mire weheliye Ilaahay labadoodaba ha u naxariistee iyo waliba qaar kaloo badan , sida kale u soo dara iixii heeso ah iyo riwaayado oo waliba ah kuwii hore (Old School) mahadsanidiin-

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  11 месяцев назад

      Walaal adiga muddan, waanad ku mahadsan tahay taarikhda aad noo sheegtay, run ahaantee waxba sidaa uagama aqaaon AHun Abwaan Qaaqaa,

    • @mohamedkeydsanehussein8428
      @mohamedkeydsanehussein8428 3 дня назад

      Wuu noolyahay qaaqaa

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 9 месяцев назад +1

    Allaaah gat jacal ha la qaado abwaankii qaaqay haaya haaya. Wow xasuus. Thanks cidii soo galisay.

  • @abdulkaderaljeelaani5222
    @abdulkaderaljeelaani5222 7 месяцев назад

    caweyska dalmar waad mahadsan tahay waxaan kuweydiinayaa riwaayad la oran jirey ( qoryo gurataye neef ayaa qalay )

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  7 месяцев назад

      Walaal adiga muddan, ma maqal riwayadaa, hadaanse helo waan soo galinayaa

  • @user-gy3qi6yl4r
    @user-gy3qi6yl4r 7 месяцев назад

    Cajiib riwaayad talow sanadkee bay ahayd abwaan qaaqay caadi ma ahayn

  • @user-gy3qi6yl4r
    @user-gy3qi6yl4r 7 месяцев назад

    caadi ma ahan abwaankii sameeyay riwaayadan cajiib abwaan qaaqay sanadkay ahayd asxabey

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 11 месяцев назад +2

    Waayo waayo

  • @liibaanshiine2589
    @liibaanshiine2589 11 месяцев назад +1

    CAWEYSKA DALMAR
    AAD AYAAD U MAHADSAN TIHIIN SIDA FICAAN EE AAD DHALINYARADA U BARAYSAN RUWAYADIHII HORE
    KUSOO DARA
    HADII AAD AWOODAAN AMA AAD HELAYSAN
    RUWAYAD WALBA HOBOLADA KU JIRA AMA JILAYA MAGACYADOODA SI AAY U BARTAAN DA. A YARTU
    MAHADSANID

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  11 месяцев назад +1

      Faniinta heesha qaaday sawirada waan soo galiya lakin majaajialad a cid ku jirta way adagtahay. Mahadsanid walaal

  • @idirisalba4432
    @idirisalba4432 11 месяцев назад +2

    Riwayadii doob qalanjadii gabey keen sxb

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 11 месяцев назад +1

    Mahadsanid Caweyska Dalmar waa kooxdii onkad ee ciidamada Asluubta ❤
    Musikada waxaan ka xasuustaa Jiim shiikh muumin iyo bateriga waxaa tumi jiray shamuuq allaha u naxariisto

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 11 месяцев назад +1

    Lama hubo halfaaftaa inay caawa soo hoyan xarago iyo kinsi AHUN Labada'ba.

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 11 месяцев назад +1

    Ruwaayad heeso laga dabadhacay leh.

  • @user-gy3qi6yl4r
    @user-gy3qi6yl4r 7 месяцев назад

    Cajiib riwaayad talow sanadkee bay ahayd abwaan qaaqay caadi ma ahayn

  • @user-gy3qi6yl4r
    @user-gy3qi6yl4r 7 месяцев назад

    Cajiib riwaayad talow sanadkee bay ahayd abwaan qaaqay caadi ma ahayn