Walaahi wan ooyey waayo Somali land wa walaalaheen godabna wa laga galey wana yaraa wakhtigaas lakiin waxan xasuusta gabdhihii so qaxey ayaa walalkey guursadey marka gabadhii iyo walalkey ba isqabtey markaa hoyadey baa walalkey la dirirtey oo tidhi car wax u geyso gabdha dadkeedi iyo wadankeedii la baabiyey alxamdulillah wa noo daddhashey alxamdulillaah markaa shekada waxaan ku Keeney axmed dheere ilaahey jisadiisa jano ha ugu badalee somalida qaar fiican ayaa kujira hoyadey waxey kale oo dhihi jirtey wa gobtii ee gobta ha loo gargaaro aad bey u caawin jirtey dadkii so qaxey oo rer hargeysa lakiin maanta aygaa dadka ugu sareeya hadey heerka aygaareen cafis ku dari lahaayeen janada aduunka loogu keeni lahaa hada ilaahey hadhoowro wa dad laga gardarnaa oo ladulmiyey
Waxay ahayd go'aan doqonino Kii ugu xuma ay dhegahayga Maqlaan majecli Waa wax miyirkaga caqligaga bedelaya Allah unaxariisto intii ku dhimatey Murugada wan laqaybsaneysa Allah ayaa cadaalada agtala Garsor xaqa Allah weeye Waxan qoro garan Allah unaxariisto Intii ku dhimatey Intii ku dhawacanteyna Allah tamantaabsho
Duuliye axmed dheere wa in haday somaliland abaal leedahy ay udhisaan taaLo magiciisu ku xuzanyey sibahan laga dhiso caasimada hargyza Teeda kale waa in manhajka waxbarsho lagu daraa taariikhdiisa 🙏
Marka hore illahayb waxa ilaaliya.lakiin waa nin Aakhiradiisa utudhay Aduunyana sharaf mutaystay iyo geesinimo.Hadaan nahay isaaq Nin abaal galay ma gumayne gunta hoose mageyne guudka sare iyo madaxaan saarana
@@mohammedhusseincade1940 daarood iyo hawiye anaa ka soo jeedo waligoodbayna wada dagi jireen ee cidladiina jooga hawiye kuuma soo socodo daaroodna waa abtigood bye
Duuliye ahmed I thank you for not bombing civilians some of my family members where killed in that war crimes today you are a Somalilander we thank you ...
Maansha alaa ilaaha ku badbaadiyay ee ku garansiiyay in aad badbaadiso dadkaagii ,adna sharaf baad ku nooshahay ,kuwii xooga is bidayayna ay ku dhinteen nolol xun inta ka sii noolina dhuumasho iyo dhib .
3:32 emotional attachmen "ma filaynin in magaladayda la garaacayo " maxamed dhere Allah (s.w) jannatul firdowza ha kugu arzaaqo. Wlhi waan ilmeyay markan maqlay kalmadaas ⚠️
Masha Allah Adero you save so many people I was only a child 1988 May thank you thank you so much uncle May Allah bless you ameen May Allah reward The highly heaven ameen All SNMas well thank you
MANSHALLAH wa mumiiin ALLE YAQAANO ALLE HABARAKEYO CIFAAD IYO CIBAADO ALLE KARAALI NOQDAAY ALLE HAKUGU IRSAAQO WALAHI DULIYAHAN CAMAL HADI SOMALI LAGAA HELI LAHA 100Qof adbeey uwaanagsanaan leheeyd lkn hada hala faideeysto
Ahmed Mohamed Hassan the Pilot has saved a lot life’s of Somalilanders. Somalilanders are great full the courage of Ahmed the Pilot who refused to bomb Hargeisa and it’s populations during the civil war of 1988-1991.
Mansha allah tabarika laah ilahay ha ku xafido duuliye ahmed tariikhada ku xusi donta qarna way dhumanayan intan tii ale la gadhin adunkay cabdi ku nol yahin adna sharaf afuun akjirana jano nafa badan oo muslin somali ah bada badbadisay dadkad badbadisannku jiray walahi
This pilot was an elite man and highly intelligent person Compariing to other ignorant pilots who decided to bomb hargeisa city and masarced over 50.000 different innocent civilians residential areas in hargeisa. However this bombing the civilians residential areas in hargeisa bomberment was a bad history that can't be unforgettable. Internationally un human rights groups are requested to fellow up for searching this unforgettable criminalers who are in somalia. Ibrahim Omer
Hey man did u came out with the heart warming paragraph or did u get from the internet. But mash Allaha nice paragraph I was born in hargiesa but now live in Australia with my family to get a better life I sometimes go there for holidays but when I turn 20 will travel to hargiesa and try to make the country great again Mohamed nouh
A gentleman of complete integrity. The quality of being honest and having strong moral principles. I was 5years old when the planes was bombing us ,I will never forget and forgive to those whom were, using us targ practise. I'm have bad memories and wen I hear jets plane flying over( like some time ago I seen the red arwos it's back of my mind. Not nice at all. Any way that man is hero thank
Illahay waxaan kaaga baryayaa janatal fardawsal aclaa inuu aakhiro kugu casuumo aduunkana cimridheer caafimaad qab ku waar reer somaliland abaalkaaga na gudi karno Allayxfadka
Adeer Ahmed ilaahey ha ku barakeeyo waan ku jeclahey dar ilaahey buugeyga xusuus qorka ayaad ku jirtaa waana kuu duceeyaa marwalba ilaahey waxaan kaaga baryayaa aduun iyo aaqiroba qeer, caruurtaada ilaahey ha barakeeyo amiin amiin yaa Allah
Sheekadaan waa muhiim Duliye Sare Axmed Dheere waxaan aad u jeclaan lahayn in Buugaag laga Qoro si ay wax uga ogaadaan jiilka maanta iyo kuwa bari soo socda waa taariikh dhaxal gal ah
Walaahi wan ooyey waayo Somali land wa walaalaheen godabna wa laga galey wana yaraa wakhtigaas lakiin waxan xasuusta gabdhihii so qaxey ayaa walalkey guursadey marka gabadhii iyo walalkey ba isqabtey markaa hoyadey baa walalkey la dirirtey oo tidhi car wax u geyso gabdha dadkeedi iyo wadankeedii la baabiyey alxamdulillah wa noo daddhashey alxamdulillaah markaa shekada waxaan ku Keeney axmed dheere ilaahey jisadiisa jano ha ugu badalee somalida qaar fiican ayaa kujira hoyadey waxey kale oo dhihi jirtey wa gobtii ee gobta ha loo gargaaro aad bey u caawin jirtey dadkii so qaxey oo rer hargeysa lakiin maanta aygaa dadka ugu sareeya hadey heerka aygaareen cafis ku dari lahaayeen janada aduunka loogu keeni lahaa hada ilaahey hadhoowro wa dad laga gardarnaa oo ladulmiyey
walashay qaali mahadsanid wll adiga iyo hooyada iyo walalada. walaal cafis wuu jira qof kastana wajiga ilahay ayaanu ku cafinay oo hadanan waxba cafin wll wanu aarsan lahayn marka wll waanu cafinay kuwi umada dhibatada u gaadhsiyayna ilahay aya yoomul qiyama la xisaabtami doona. cashar iyo cisi ku nolow wll
Mnshlh hooyadaa waaa qof wanagsan wll mnshllh
Mncha allah adiga iyo hooyada iyo qofwalpa oo zidaada oo kale u wanagzan illahy janada haku abal mariyo cafallahu cama salaf
Ax wlhi adigaba naga oohiyay
Dad jano ayaa tihiin
Allah yaxfidak
Waxay ahayd go'aan doqonino
Kii ugu xuma ay dhegahayga
Maqlaan majecli
Waa wax miyirkaga caqligaga bedelaya
Allah unaxariisto intii ku dhimatey
Murugada wan laqaybsaneysa
Allah ayaa cadaalada agtala
Garsor xaqa Allah weeye
Waxan qoro garan Allah unaxariisto
Intii ku dhimatey
Intii ku dhawacanteyna Allah tamantaabsho
Waxaan raadin jiray wajigiisa ninkan ahmed dheere waan ka badalay axmed badbaado baa layiraahdaa halyeey u hiiliyay somaliland taariikhdaa ku xusaysa
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wanka xumahay waxi nasomaray
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@@tufaaxcadoosh6937 ha boqorada laakiin maantaanu mirihii guranaynaa
Duuliye axmed dheere wa in haday somaliland abaal leedahy ay udhisaan taaLo magiciisu ku xuzanyey sibahan laga dhiso caasimada hargyza
Teeda kale waa in manhajka waxbarsho lagu daraa taariikhdiisa 🙏
Aniga igu halee 😂🥰🥰
Pp
Imika wuu nool yahay lkn waa geesi alle hadaayee
#Samiira Jamaac taalo wax ka wanaagsan baanu udhisaynaa inan yar oo 20jira ama 25jira oo wiilal cadcad oo abgaal cismaan idiin daadiso yaanu udhiseynaa. kkkkkkkkkkkkk laakiin qof nool taalo looma dhiso .
Ninkani waa nin aakhiradiisa u tudhay, waana qof diin leh mansha allah
Mashaallah abgaal cismaan duco ugu tag isaaqoow ninkaan noo illaaliya amaankisa xajiya
wll dalkiisi iyo dadkiisi oo uu w dhiig iyo dhecaan ka dhaxeeyo. oo waliba abaal uu galay ha u baqan wll mahadsanid
Marka hore illahayb waxa ilaaliya.lakiin waa nin Aakhiradiisa utudhay Aduunyana sharaf mutaystay iyo geesinimo.Hadaan nahay isaaq Nin abaal galay ma gumayne gunta hoose mageyne guudka sare iyo madaxaan saarana
@@cadnaanasad1392 duuuuliya sare ahmad Xasan waaaaxid geeeau ah mudulooood ah geesi qaran
Shukri said amaanka halyaygan loo baqan maayo waayo liibaxayada geesku waa yaqanan waan gartaa galab kii gargaara somaliland 💚🗯❤ gobanimada iyo abaal celinta guulaa gaar uga yeelay❤❤❤duriyada is muujiya
Mansha Alah
Maasha allaah waa nin muslinimadu ku wayntaya iyo naxariista islaamka ilaahay baad ka heli wanaag walba aad samaysay alle ha ku xafido
Haa wlhy
Wlhi weligayo kuma ilaabayno lkn waxan ku wareeray abaalkaga saan ugudi lhyn fikirkayga waa in #TAALO looga dhiso KAANTAROOLKA HALAYA
Iyo ka GALBEEDKA✍✍✍✍✍✍✍
In ladilo bay ahayd
Waa geesi u hiiliyay Somaliland abaal wayna waan uhaynaa
hada abasl u heysaan waa abgaal wacetsle aduunka iyaga ugu naceb tihiin isaaq abaal laabe qarax aa eber nooga dhigan bilaal bulshaawiga aad xirteen ayaa adeervu ah
@@nimcoomar7611 hawiyaha wan jecelnahay lkn daarood ha na soo marin
@@mohammedhusseincade1940 daarood iyo hawiye anaa ka soo jeedo waligoodbayna wada dagi jireen ee cidladiina jooga hawiye kuuma soo socodo daaroodna waa abtigood bye
@@nimcoomar7611 walaalo anaga hawiye abaal nooma galinee geesigan ayaa abaal noo galay .ciidamada hawiye dagaalka waa ku jireen askar iyo duuliyeyaalba
😭😭😭😭😭 😭😭😭😭
Masha allah duuliye axmed dheere walaalaheenna reer somaliln waad u hiilisay waana ku faraxsanahy.. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 oo waliba waxaan maqlay inaad gabay ama (shirb) ku tiri. Dalkaaga difaac diidimaayo iidoor kuduulse doonimaayo. Runtii waxaa tahy ruux diinleh diinteenna suuban ayada ayaa naga celisa wixii xun allah haku xafido my tolkeey
Masha allah ilahry haku xafido walaahi waxaad tahaay nin dacaad ah dalkisa iyo dadkisana jecel❤️❤️❤️❤️
Wllhy wn ooyey ahmed markuu dhahay illhy Baan talo saartay alle janada ha ku sugo
😭😭😭😭
Duuliye ahmed I thank you for not bombing civilians some of my family members where killed in that war crimes today you are a Somalilander we thank you ...
caawa waxan mooday aabahay inuunool yhy
Axmadoow reer somalilandbaa ku garab taagan, abaalkaad u gashayna kuu og, sidaad tahay iyo waxaad tahayna kugu jecel, nacabka iyo nin qabiil u raran, xumo kalkaalka iyo agoontii afweeyne ka hadhayna waxba kaa qaadi maayaan oo calooshooday cidiyi ku jabtay, ciilbay bestood yihiin oo calool xumay la liitaane yaanay kaa cadhaysiin,, insh tcaalaa,for ever Somaliland rep
Manshallah you're the real Somali hero's we will never forget you May Allah Bless and protect you and your families Amen
Masha Allah. What a hero! Ilaahay abaalkaaga janatul fardawsa haka dhigo.
Masha allaah ilaahay bas ku simay in uu arko dadkii uu diiday in uu kaayo oo nabad ku nool jawaab uqalantana uu ka helay
Geesiyada hawiye wa kuwa daarona wa kuwaa na ruushay nayay nolow cimriga alle ha ku dheereyo cafimaad ka alle haku siyaadiyo
Hada reer muqdisho nahay mar walba waad naceysan dadga sida idinkale waad amanden
Maasha Allaah ilaahay ha kaa Abaal mariyo
Mansha alah ilhy habarakeeyo wuxuu kataliyey aayihiisa iyo tadadka somaliland garabkiisa ilhy hagalo
Geeezi wan uhaynaa abaaalkaa naftiisu noohuray😭😭😭😭
Abalkaga magudhikarno ee ilahay hakuabalgudho😭😭🤲🤲🤲ilahay na hakuhifdhiyo war kani wa mumin muumin nimadhana wajigisay ku oro tahy
Qof diin leh ayuu lahaa Diintuna waa naxariis waa ta keentay inuu dareemo umad kibir lagu laynayo alle khayr ha siiyee
Maasha alaha waxad tahay qof Alah kabaqayo maasha alaah iiman alahoo Unaxay umadisa iyo aaqiradisa Alaha kusharfo
Maashallah Adeer Alla ha ku xafiido ❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍
Soomaali,soomaali u hiiliyay ilaahay jano hakaa abaalmariyo
#Dauud Hasan. soomaali soomaali dilaya oo soomaali u hiiliyey.maxamed janno illaahay abaalkiisa hawga dhigo aamiin
MAASHA ALLAAH
Dee HAWIYE IRIRSAMAALE
GUUL IYO GOBONIMO MARKASTO.
🖐♥️💖♥️💖♥️💖♥️♥️♥️💖💖💖♥️💖.
Ilaahay Hakuxafido Duuliye🤲🏾
Maansha alaa ilaaha ku badbaadiyay ee ku garansiiyay in aad badbaadiso dadkaagii ,adna sharaf baad ku nooshahay ,kuwii xooga is bidayayna ay ku dhinteen nolol xun inta ka sii noolina dhuumasho iyo dhib .
Qisadaan Ahmed dheere waa in Hollywood move laga sameey0
Wlhi dhibaatadaas wllahena somaliland logeystey wn kaxumahay from baydhabo
muwadin dalkiisa Jecel iyo dadkiisa
viva somaliland
ALLAH haka abaalmariyo wanaagad noo samaysay wareysi fiican ayuu kaa qabtay faysal fadhfadhle axmed dheere wuxuu tusaale uyahay duuliye kastoo la faroh dad iyo dal iska duqeeyoh noolshuna warimayside wanaag hakaa ahaato
Maasha allah geesi geesi dhalay ilahay janada hakugu abaal mariyo qiiro badana
Nolow walhi 👍👍🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲form somalilandar hargesa ❤🤍💚🦁🦁waxad tahy gesi wanku ducenena
MAsha Allah
Manshallah aqiro iyo aduun ayuu naftiisa badbaadshay wale hafidakumullahu
Wlhi wa geesi geesi nimada wa ninka difaaco dad kiisa iyo umada ka dhashey aaqiyo ayuu ilaahey u shafeecaa inshaAllh
Ilaahay ha xafido duuliye Ahmed abaalweyn ayaa rear somaliland u hayaaan😍
الله يوفقك ويسعدك يارب .
Masha alha ale haku xaafido owoowo ahmeth dheere
We love you sir ❤️ ❤️🥰
Alle ha ku xafido Ahmed
Mashallah mashallah waa nin iiman leh Jzkhayran Jaza.
3:32 emotional attachmen "ma filaynin in magaladayda la garaacayo " maxamed dhere Allah (s.w) jannatul firdowza ha kugu arzaaqo.
Wlhi waan ilmeyay markan maqlay kalmadaas ⚠️
Nin kaaan akhiradiida
ayuu badbaadsadsay uma baahno warqad xun oo aduunka lagu siiyay laakin abaalka Allah ayuu u agyaal
Mashallah
Walahi anigu waxan ahaa dad kii diyaradahu rushaynayen gabadh yar baan ahaa manasii yarayn wax baan garanayay sifican malin baan xusustaa indhaha ayaan kor fii riyay gabadh iga wayn oo garanaysay xiligii dagalkii xabashida ay diyaradaha kurushayn jitay ayas tidhi ha eegin indhaha ayay aragtaaye intay dhabarka iga garaacday maraas aniga xusuustaas waligay ma ilabikara gesi alah haku dhawro kuwa kula mida ayaa garan wayay hubka matida kadaaya xataa cidlo kutuura geesi alah maxilo
Waa Hawiye( Abgaal). Waana dadkii ku shirbay Isaaq ku duul doonimayno Dalka daafac diidi Mayno.
Allah haku barakeeyo dulmi diid baadtahy
Masha alah ilaah haku garab qabqato
Masha alaaah waa oday daacad ah oo libaax alah ha sharfo aduun iyo aakhiro
Ma gaalay la dagaalamayaan
@@saynabegal6814 naftoooda ayay difaacayeen oo way banaantahy inla is difaaaco culimo sacuudian ah oo gaalaysayna way jirtaa s mrkuu quraanka ku dheel dheelay kii madaxwaynaha ahaa isagaa lala dagaalamayay iyo mujrimiintii la socotay
@@ahmedsamale8356 waxan ka waday dadka ay rusheynayan soo dad walaalahood maaha. Dawlad Ma ahayn waa xaasid
@@saynabegal6814 hhhhh cafwan dhiiga ikarayo umaan fiirsanba qaaali qoraalkaaga raaali noqo haaa mhadsanid wllo
isaaqow ader axmed gabr siya
Alle haku xafido axmed badbaado
Ma.sha.allah.adeer.ahmed.dheer.ciimdheer.cafimaad.saraycan.🤲🤲❤
آلله يسعدك ويبارك فيك الطيار احمد الذي رفض قصف مدينة هرجيسا بي اومر الدكتاتور سياد بري الله يحمي بلادنا صومالي لاند ،💞💕
Masha Allah Adero you save so many people I was only a child 1988 May thank you thank you so much uncle May Allah bless you ameen May Allah reward The highly heaven ameen All SNMas well thank you
Khayr alaah ha kusiiyo
Geesi axmed dheere we love you Somaliland brother
Waan maqaly sheekadada habaryarty oo naso hablood uu qaxdy ba iga ka sheekaysay walhi wan ku jecelahy adeer
Wallahi He is Very smart Pilot
Masha Allah walahi Nin Aad buu iga ohiyey
Ader axmed isaaqu abaal maleh Lkn waa walal Somaliyed
😢😢😢😢walaahi waanqirooday geesi somaliyeed nolaaw adeer Macaane
Mashaa. Alaah. Wadani. Dhab. Ah. Alaha xafido
MANSHALLAH wa mumiiin ALLE YAQAANO ALLE HABARAKEYO CIFAAD IYO CIBAADO ALLE KARAALI NOQDAAY ALLE HAKUGU IRSAAQO WALAHI DULIYAHAN CAMAL HADI SOMALI LAGAA HELI LAHA 100Qof adbeey uwaanagsanaan leheeyd lkn hada hala faideeysto
Mansh allh dadka iskuwada mid maaha aleh haku xafido aakhira iyo iftiinkaba
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر Alle janada ha ku geeyo adeero hana kaa raali ahaado
Reer jowhar wa dad qalbi wanagsan ma jeclo in dad bani Aadan ah la dhibo iska daa dil xaqdaro ahe
Masha allah geesi qaran
Mansha allha Axmed dheere love you wanu ku jecela hay abaal kagaa ma gudi karno geesi geesi dhalay geesi hawiye abaagl cismaan
Ahmed Mohamed Hassan the Pilot has saved a lot life’s of Somalilanders. Somalilanders are great full the courage of Ahmed
the Pilot who refused to bomb Hargeisa and it’s populations during the civil war of 1988-1991.
الله في عون العبد ماكان العبد في عون أخيه ❤❤❤
Mansha allah tabarika laah ilahay ha ku xafido duuliye ahmed tariikhada ku xusi donta qarna way dhumanayan intan tii ale la gadhin adunkay cabdi ku nol yahin adna sharaf afuun akjirana jano nafa badan oo muslin somali ah bada badbadisay dadkad badbadisannku jiray walahi
This pilot was an elite man and highly intelligent person Compariing to other ignorant pilots who decided to bomb hargeisa city and masarced over 50.000 different innocent civilians residential areas in hargeisa.
However this bombing the civilians residential areas in hargeisa bomberment was a bad history that can't be unforgettable.
Internationally un human rights groups are requested to fellow up for searching this unforgettable criminalers who are in somalia.
Ibrahim
Omer
Hey man did u came out with the heart warming paragraph or did u get from the internet. But mash Allaha nice paragraph I was born in hargiesa but now live in Australia with my family to get a better life I sometimes go there for holidays but when I turn 20 will travel to hargiesa and try to make the country great again
Mohamed nouh
A gentleman of complete integrity. The quality of being honest and having strong moral principles.
I was 5years old when the planes was bombing us ,I will never forget and forgive to those whom were, using us targ practise. I'm have bad memories and wen I hear jets plane flying over( like some time ago I seen the red arwos it's back of my mind. Not nice at all. Any way that man is hero thank
Allah haku ilaasho sidaad waladaa u ilaalisey duliye ahmed abaalkana waa laguu hayaa
masha allh ilahy haka xifdiyo
Manshallah Ahmed dhere nolow intay nolol jirto
Illahay waxaan kaaga baryayaa janatal fardawsal aclaa inuu aakhiro kugu casuumo aduunkana cimridheer caafimaad qab ku waar reer somaliland abaalkaaga na gudi karno Allayxfadka
Aĺle haku barakeyo
waa nin haya hog badan halyay somaliyeedna ah si wariyaa warsanayaa maaha kii waraysan lahaa wallahi ciilbaa iga qabtay
Allxamdu lilaah
Guulaysto geeesi if iyo aakhiroba
Maasha alaah wax wanagsan ayaad sameysay
Abaal ayad nagu ledahay waxan kugu abal gudno ma garnayno
Fffftuyyy
Masha Allah
Runtii
Abgaal
Mar kasta waa la liidaa
Lkn
Waa gob gobi dhashay
Ilaah ha xafido
Tolgeyga
Adeer Ahmed ilaahey ha ku barakeeyo waan ku jeclahey dar ilaahey buugeyga xusuus qorka ayaad ku jirtaa waana kuu duceeyaa marwalba ilaahey waxaan kaaga baryayaa aduun iyo aaqiroba qeer, caruurtaada ilaahey ha barakeeyo amiin amiin yaa Allah
farmaajo wa in maxkamad caalami ah
la hor keena
wa shaqsi xasuuq ka geystay somaaliya. 1984
dadkii somaliland lagu rushaynayay haduu damiirkisu sin wayay inu dad somali ah damirkisi sin waayo hooyada io farmaajoba wase
Isaga garaadkiisa iyo raganimadiisa ayaa siisey inuu u hiiliyo dad somaliyeed lkn waxan layaabanhy Ina you isagubgarty raga garan maayey
War iska hadal wadayey isaqu ma somaliyey bur buriyen
Ahmed Sheekadiisu Hadeey Producers or film makers of Hollywood la Kulmaan ama Dhageeystaan, Super hit true story movie noqon lahaa
Maachaallah meilleure pilote du monde felicitation apres sa leui ont amenait a O BOCK il restait avec nous c est un Homme Brave
🛩🛩🛩General ladi siyad bare 👮♂️
Geesiga oo midhan ayan haysana AlxamduliAllah
Guulayso adeer sided walalaalahaga somaliyed
Nin man iyo ragii La midka aha Rag kamdan been😭❤
axmad sheer GUULVIVA
Illaahay axmed ha bad baadiyo isaga iyo famligiisaba cadaabtana ale haka xifdiyo
Sheekadaan waa muhiim Duliye Sare Axmed Dheere waxaan aad u jeclaan lahayn in Buugaag laga Qoro si ay wax uga ogaadaan jiilka maanta iyo kuwa bari soo socda waa taariikh dhaxal gal ah
Masha Allh adeer
😍 🙏🙏🙏🙏
Alle ku shugri kaa badbaadiyay in aad jahanamo ku jisaysato.
Manshallah tabarakallah illaahay cimriga iyo caafimaadka alle ha kuu barakeeyo🤲🤲👍💚💬❤ 💯❤
Wa halyeey dhala da