Ibrahim caydiid waa geesi tol wayay isgaa ka soo dhexe baxay garxajis iyo isaq badan oo u dhashay somalilaan ilahay ha badiyo Adoo kale guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤
WAAR HEEDHE SIYAASIDU WAY WEJIYAAL BADAN TAHAY,MARKA CADAWGA QAAR WAA LALA HADLI KARAA QAARNA WAA LALA DAGAALAMA KA DAAYA DAWLADA CUSUB QAYLADA DJABUUTI IN LALA HADLO DAN SOMALILAND AYAA KU JIRTA,INA CAYDIIDOW SIYAASAD QAAWAN AYAAD TAQAAN LKN POLITICAL QARSOON BAA LOO BAAHAN YAHAY,WAA IN DJABUUTI LA ISKA SEEXIYO XASAN SHIIKH LA ISKA SEEXIYO, DAROOD NA LA ISKA CELIYO 👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈 FROM SHEFFIELD UK.
Ciro waa in haduu hoos u dhigaayo meeqaamka SL waa in Shicibku hurdada ka kacaan haduu wax wanaajinaayana lagu garab istaagaa mida kale ninkan Xirsi gaab Ee hore SL u dhacay ee maantana Jabuuti ka niikinaaya haday HJ qabsanweedo dawlad baa dirayay iyo waxaasi ma shaqeenayso ee shicibku meel ha uga soo wada jeesto Nin kasta oo Somaliland Dhib ku wada CID uu doono ah aahdo Shicibka haan nahay waa nala wareeriyay malinba different stories in ay socoto ma rabno ixtiraafka ha naga khalkhalinina please 🦁 Ciidanka Qaranka u soo dhinteen I ilaa hada dhaxanta u taagan yihiin 🦁❤️ iyo MR Muse Biixi Abdi kartidiisii iyo Edna Adan Ismacil meelwalba umarkay ayadoo dadaasa iyo Shicibkii malin walba soo baxaayaay ee Cadceeda iyo dabeesha taagnaa yaan lagu Ciyaarin oo aan la dhayalsan Qof waliba meeshiisa Askari ha ku noqdo daacada ilahay ha na tuso Somaliland oo Cadawgeedii afka ciida daray. Calankeeduna aduunka ka lusho coming soon 2025 inshalaah
Ciiro xoor maha ee dalka hala badbaadiyo fadhiga halaga kaco dalkii god madow buu ku dhacay dalkii icitisaam baa la wareegtay iyo kooxo qaran duumis ah
Ethiopia dhaqaale baa kaso galijiirey ciidamad ka how gala somaliya, marka waxa aan qaba in aany ka noqo mou. Haddi ciidan ka Ethiopia aay ka mid noqdan ciidama lakeenayo, Mar kasi bay Mou ku so labaneysa.
Waligay dad dhan oo khayaali saa iskugu raaca ma arag!! Ibrahim Caydiidku fashilin badanaa wax unbuu fashiliyaaye😂😂
Месяц назад
Ixtisaam aduunku waxa uu u arkaa Argagixiso waxaan anigu aamin sanahay in Dawaldan Cirro ay somaliland jar ku ridayso oo itooboya ay kuwan argagxiso xidhiidh la leeyihiin ay ogaatay.Somaliland God madow ayay ku rideen Cirro Xirsi Xaashi iyo inta la asxaabta ah.
Asc mujahid Ibrahim caydiid shacabki la bajiya hadaynay u foodiwaayan wadani Somaliland waa la rogay somaliland waxay raban in eey hog ku ridany mar labady waa xirsiya iyo inta la socota iyo ixtisaam waa in uu ciro cadayo waxu ka damacay
Waxa doonaysaa in aad xukuumadda ku qasabto dariiqii tii hore ku socotay, mana dhacayso, ee dal iyo dad baaba'ay, oo dhinac walba ka ololaya ayaa la rabaa in wax laga qabto, ee ka daa mucaaridada
Mudane madaxwayne c/raxmaan maxamed c/laahi ciro waxaan kuu baaqayaa inaanuu dalku gacantaada Ku dumin xukumadaada wax badan ayaa Ka qaldan basaasiin badan ay cadawgu soo dirsadeen ayaa kugu dhex milmeen
War wadanka dawlad bu leyahay wax kasta iyada lo daba fadhiya jabutina wati shalay wacnayd ma mantay cadaw noqotay bacdal gusha wadani HEEGOY WARKINU WA FASHIL SADA FAYSAL CALI OKALE WAX KALE KU MAXAFSADA
Reer somalilandow waxa jiraa wuu inoo muuqdaa,oo inuu waddankeenii wado khaldan ku socodo way muuqataa ,markaa lnaynu ka hadalo uun maaha , ficilbaa loo baahan yahay ,waa in shicibka la abaabulaa si dibad baxyo waaweyn loo sameeyo oo nabad ah si dawladda dariiqa saxada ah loogu soo ceilyo. Haddii kale sidaa aynu u hadlayno ayaa wax walba la ina jiidhsiin .
Oromo iyada ka xun ha hoostagina kilil goonidisa utagan noqda kililka 2 haloqaybiyo future ka SL ayay kubirayan lkn haday oromoda ku biran waligod SL kumaso birayan hadalada ad sida fudud uledin yay jar idinka ridin ka fiirsada
ibrahin Caydid geesi qaraan ❤❤❤❤❤❤❤❤
Ibrahim inader guulaso 💚🤍❤️🌹🌺
Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin geesi garan guul iyo goobanimo
Ibrahim caydiid waa geesi tol wayay isgaa ka soo dhexe baxay garxajis iyo isaq badan oo u dhashay somalilaan ilahay ha badiyo Adoo kale guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤
Qaranka lumintiisi waqti Uma bahna, fadhiga halaga kaco. Ibrahim wuu saxsan yhy, Allah haku xafido. Cadoga S/L Allah ha jabiyo.
LIBAAXA SOMALILAND
Allah SW bless you, Mr Ibrahim aideed❤ you from Kenya 🎉
Inrahin caidiid wa nin dalkarajokale ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuulaiso ibrahin caidiid
Somaliland guul iyo goganimo Djiboutie is the enemie of Somaliland Ibrahim caydid iyo Abdichakour Haybey happy new year 💚💚🤍🤍❤️❤️🎉🎉🎉👍
Ibrahim cadid geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MR. CAYDIID. JIR. OO. JOOG. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ibrahim mooye Somaliland miyaan cid kale oo u damqataa jiran tollow. Maxay dadku ninkan gaaban iyo ictisaam ugu daawanayaan
Mashallah nin qabili ah mahan.. waa nin Somalilander ah❤
@ inteenii kale waxaa ku dhacay kör iyo hood a wax inoogu sheegye, Somaliland jar bay ka lalaadaa maxay noo tala ah?
Maashaa alaah Ilaahay ha ku xafido abti Ibrahim
❤❤❤ ibaahim caydiid. Hallyay qaran. Guuul
Ibrahim Caydid waa geesi qaran kusoco runtii oo qofa somaliland guuuuuuuul insha Allah 💚🤍❤️💪
Ficil degdega ah ayaan raacinaynaa ❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul iyo gobanimo somailand insha Allaah
Rabiyo, Somaliland ino ilaliye.. Amin
Allow jebi cadowga somaliland meelwalba. Ibrahim Caydiid inader Allah haku xafido ❤❤
Ruuuuunta xaqiiq geesi kusoco walaloyaal 👍👍❤️❤️❤️❤️❤️
Geesi guuul masha allah guuul geesi soomaliland guuuuul geesi 🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪💪💪💪💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️👍👍👍👍💪💪💪💪
Somaliland love somaliland 💚
ASC IBRAHIM CAYDIID ❤🎉🎉😅
ibrahim geesi ❤
Mashaa alaah
Guuul somlilnd❤❤❤❤
Ibrahim Ceydiid ilaah cadowga hakaa ilaaliyo aamiin aamiin.
❤❤❤❤❤SXBDAYADA QAALIGA AH WAAN IDINSUGAYNEE CIRIGIINA ILLAHAY HA IDIIN DHEEREEYO IYO CAFIMAADKABA WAAN IDINKU FAANAA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤INKA IYO CALANKA DUSHAYDEE DIINTA MUXAMED LAGU QORAY
S 💚N 🤍M ❤☝️💪🏼🫶.Ibrahim caydid qaraan Somaliland geese 💚🤍❤️
That's true
Mujaahid Ibrahim Caydiid geesi Quran
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤
God bless. Make stand up the people.they have to do their right. This is the only way. .thanks
Ibrahim.caydid.cimrigaga.alle.ha.raaajo.cadawgaagaga.alle.jabiyo
Asc. Inaadeer. İbrahim. Waa. Mahadsanthey. Ciro. Xirsi. Tii. Ilaahey. Ayaa. Timid. Guuleysta. Umda. Reer. Soomaaliland. Insha. Allaah. Maya. Xil. Marabno. Sutigaashan. Umada. Qaranka. Magaca. Qaranimada. Umada. Reer. Soomaaliland. Ayaa. Naga. Dhaba. Duufaan. Olol. Waataa jabuuti. Ilaahey. Ku. Ridey. Cadoga. Umada. Reer. Soomaaliland. Ilaahow. Jebi. Allaahu. Maa. Aamiin. Waxba. Inagama. Qaadi. Karan. Soomaaliland. Ilaahey. Ayaa. Ilaashanaya. Haw. Baqin. Ilaahey. Ayaa. Ilaashanaaya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉. Guuleysta. Umada. Reer soomaaliland ❤
WAAR HEEDHE SIYAASIDU WAY WEJIYAAL BADAN TAHAY,MARKA CADAWGA QAAR WAA LALA HADLI KARAA QAARNA WAA LALA DAGAALAMA KA DAAYA DAWLADA CUSUB QAYLADA DJABUUTI IN LALA HADLO DAN SOMALILAND AYAA KU JIRTA,INA CAYDIIDOW SIYAASAD QAAWAN AYAAD TAQAAN LKN POLITICAL QARSOON BAA LOO BAAHAN YAHAY,WAA IN DJABUUTI LA ISKA SEEXIYO XASAN SHIIKH LA ISKA SEEXIYO, DAROOD NA LA ISKA CELIYO 👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈 FROM SHEFFIELD UK.
Ciro waa in haduu hoos u dhigaayo meeqaamka SL waa in Shicibku hurdada ka kacaan haduu wax wanaajinaayana lagu garab istaagaa mida kale ninkan Xirsi gaab Ee hore SL u dhacay ee maantana Jabuuti ka niikinaaya haday HJ qabsanweedo dawlad baa dirayay iyo waxaasi ma shaqeenayso ee shicibku meel ha uga soo wada jeesto Nin kasta oo Somaliland Dhib ku wada CID uu doono ah aahdo Shicibka haan nahay waa nala wareeriyay malinba different stories in ay socoto ma rabno ixtiraafka ha naga khalkhalinina please 🦁 Ciidanka Qaranka u soo dhinteen I ilaa hada dhaxanta u taagan yihiin 🦁❤️ iyo MR Muse Biixi Abdi kartidiisii iyo Edna Adan Ismacil meelwalba umarkay ayadoo dadaasa iyo Shicibkii malin walba soo baxaayaay ee Cadceeda iyo dabeesha taagnaa yaan lagu Ciyaarin oo aan la dhayalsan Qof waliba meeshiisa Askari ha ku noqdo daacada ilahay ha na tuso Somaliland oo Cadawgeedii afka ciida daray. Calankeeduna aduunka ka lusho coming soon 2025 inshalaah
asc ìbraahinwaa muwaadin qaran alaa yaxfi ìbraahin
Kan. Inagu. Xadgudbaya. Reer skeekh. Isa. Xaq. Waa. Reer. Isaxaaq. Nin. Wataan. Inama. Matalo. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉. Soomaalilender. Waa. Soomaalilender ❤ guuuleysta. Insha. Allaah
Ibrahim waa geesi qaran
Geesi tolwaayey Ibrahim Caydiid Allah garabkaaga ha galo.
Arabiska new madhesane 😊
Waa runtii ibraahim hadaanay xidhiidhkii etopiya iyo soomaalilaan xumaan badhasaabka candho gooste ee jigjiga joogaa masoo dhiiradeen teeda kale geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar jooga oo aan arkikarin jiritaankeena inay durba hoos galaan xisbigii wadani ayaan daro kaxumi majirto 2024 na doorashdii dhacdayna waa maalin madaw
Huwantii iyo wadani jiibtii iyo jaantii way islaheleen
Ilaahayoow Inamada ibrahin iiga wada dhig hablaha a adnoo kale
Xirsi hala dilo Shacabka s.landers Hargeysa.
Ciiro xoor maha ee dalka hala badbaadiyo fadhiga halaga kaco dalkii god madow buu ku dhacay dalkii icitisaam baa la wareegtay iyo kooxo qaran duumis ah
Xiri ba Djibouti 🇩🇯 ku so afjaray wixi Somaliland la dhihi jiray… bye bye jamuriyada iskeed uu qooqday 😢😢
❤❤❤❤
Walee masiba inagu habsatay😢😢😢😢😢😢😢 malintan is nidha dalkiini horùmarbu gadhay hadana kolba bolba lo saray allow dalkayiga somalilan allow guushisa ituus😢😢😢
Cirooooooo ilaahay ku jabi hadaanad daacad ahayn ilaahaw naga qabo khaaimal waddanka
Mujaahid ibraahin waanu qaadaney weynu ka hortageynaa dimindaabyada xirsi
Le port de berbera travaille pour l'Éthiopie mais pas pour Djibouti
Xirsi ayaa shaqadaha uu dirsatay uu dhaartahay aniga iyo Xirsi somaliland iskaga midnahay
Ibrahim noolow
Ciro waa somalilandiid walaahi bari dal ka kaa baxaya shacabkoow waa laa idin ibsadeey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Somaliland way qudhuntay
𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢 𝐥𝐚𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐝𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐧𝐚 𝐧𝐢𝐧 𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐢𝐬𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐥𝐞 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲𝐨❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul.guiul.ibraahin.caydiid
Thanks Arabsiyo News, maxay sugayaan asxaabta mucaaradka iyo shacabku, iyadoo dhacdooyinkan Ibrahim ceydiid sheegayayaa ay xaqiiq tahay, ahna ficil la arko lana taaban karo, maxaa xal ah.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Fiicilkii mee Ibrahimow? We are ready… but no where to join!
Arintaxirsi waadiltoogosha ah anigaana dilaya
MIYAANAY AHAYN URUR ICTISAM U DHIGMA IN LA SAMEEYO OO SAMEEYA S/LAND FORUM.
guull qaranka soomaaliland
Ethiopia dhaqaale baa kaso galijiirey ciidamad ka how gala somaliya, marka waxa aan qaba in aany ka noqo mou. Haddi ciidan ka Ethiopia aay ka mid noqdan ciidama lakeenayo, Mar kasi bay Mou ku so labaneysa.
Somaliland waa lagu so duulay waxana laso wakiishay garaad kushubasho kulmiye waa inan kataxadarno hoosasinta iyo khiyanolaha daarood
Ka ka ka kooxda buura fuulka wuu iga qosliyey mujaahidku
Mujaahid alle haka abaal mariyo difacida dadkaga iyo dalkaaga
Ma Ninka raadkaa leh,baan Reer uga tagaa, qofbaa kelmadaa laga hayaa,e Inagu Dalkeenii ma hebel iyo hebel buu dhexyalaa
😊
Asc. Inaadeer. İbrahim. Waa. Runtaa. Wadani. Inaga. Inama. Matalaan. Oo. Aduunka. Inaga. Horkeenaan. Ciro. Xirsi. Iyo. Beentooda. Waa. Ineynu. Madaxtooyada. Tops. U. Gelin. Soomaalilender. Maya. Imika. Maya. Soomaaliland. Guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉. Ictisaam. Waa. Ineynu. Meesha. Ka. Saarno. Xirsi. Ciro. Ayaa. Madax. Ka. Ah.
Waligay dad dhan oo khayaali saa iskugu raaca ma arag!! Ibrahim Caydiidku fashilin badanaa wax unbuu fashiliyaaye😂😂
Ixtisaam aduunku waxa uu u arkaa Argagixiso waxaan anigu aamin sanahay in Dawaldan Cirro ay somaliland jar ku ridayso oo itooboya ay kuwan argagxiso xidhiidh la leeyihiin ay ogaatay.Somaliland God madow ayay ku rideen Cirro Xirsi Xaashi iyo inta la asxaabta ah.
Itoobiya na aha tii hore way ka baxday
Mida kale ibrahim daacad kama aha warbixinadiisa Dad gaar ah ayuu ku sameeyaa personal attack
Ibraahim maanu ahayn ninki la odhan jiray Xabo e new hargeisa
e no heesi jiray
Goorma ayuu masiirka reer soomaalinad ka hadlaya Cajiib!!
Wuxuu yahay nina caad kama saarna waa geesigaa dalkiisa gaadhka u ah
ADHI BADTAHAY JABUTI MUUSE MIYANU INANTA GEELE KUBIXIN
MAXADBERIGA UGU DHALILI WEYDEY
MARKU MUUSE XASAN SHEEKH LAKULMAYEY.
NACASKAN KUWADHEGEYSTAN LAYABA
Asc mujahid Ibrahim caydiid shacabki la bajiya hadaynay u foodiwaayan wadani Somaliland waa la rogay somaliland waxay raban in eey hog ku ridany mar labady waa xirsiya iyo inta la socota iyo ixtisaam waa in uu ciro cadayo waxu ka damacay
Abiy Ahmed ayaa horay u sheegay inuu Somalia kula dagaalami caruurtii wuxuushta TPLF ee somaliland iyo puntland
IBRAHIM SAAXIIB ADIGAA FASHILAN EE MAXAAD FASHILI WAXAAD TAHAY AWRKIRAALE NACASNIMO KA BUUXDO ANIGU HADAAN ADIGA AHAY MADAXAAN ISKA TOOGAN LAHAA
Wclykumu slam waraxma tullaah
Waxa doonaysaa in aad xukuumadda ku qasabto dariiqii tii hore ku socotay, mana dhacayso, ee dal iyo dad baaba'ay, oo dhinac walba ka ololaya ayaa la rabaa in wax laga qabto, ee ka daa mucaaridada
ODAYAASHA ISAAQ MA SIXRAN YIHIIN MA WAALAN YIHIIN?
Taraafaguura ayaa khadka Laga saarayaa si shidaalku ujabo
Itoobiyada aad sheegeyso soow kuwa dacawaley umada ku xasuuqayo nacasnimada nagala tag cadi kuuma baahno gidaaradaa ayuunba ka botorisaa
Terra, Bakayle, Xersi Xarami, Alcadaale kuwa kale oo dhan waa in laga takhalusaa, reer Hargeisow ka kaca.
Mudane madaxwayne c/raxmaan maxamed c/laahi ciro waxaan kuu baaqayaa inaanuu dalku gacantaada Ku dumin xukumadaada wax badan ayaa Ka qaldan basaasiin badan ay cadawgu soo dirsadeen ayaa kugu dhex milmeen
SIDEE BAA GROUP YAR OO FARO KU TIRIS AH AY LEEXIN KARAAN MASIIRKA 6 MILLION.
Waalaahi argagixiso soo galaysa dalka
Ilahow sahal Amuuraha
Aniga waxay ila tahay in aynaan degdegin,xirsi waa nin han madaxweyne leh,filinamaayo inuu ka shaqaynayo wax hadhow ka hor imandoona.
Munaafaq afmiishaar ah hunguri u waashay
Adeer Idayaashani waa Oromo uraysa ee maaha Sland
War wadanka dawlad bu leyahay wax kasta iyada lo daba fadhiya jabutina wati shalay wacnayd ma mantay cadaw noqotay bacdal gusha wadani HEEGOY WARKINU WA FASHIL SADA FAYSAL CALI OKALE WAX KALE KU MAXAFSADA
Adiga ayaan habeenjirin dhilaakudhashaye hooyadaa muuse biixi wasye
Waar dadkan Dacawalay yaa xasuuqay calankey ku hoosnoolaayeen kii xabashida miyaanu ahayn
Reer somalilandow waxa jiraa wuu inoo muuqdaa,oo inuu waddankeenii wado khaldan ku socodo way muuqataa ,markaa lnaynu ka hadalo uun maaha , ficilbaa loo baahan yahay ,waa in shicibka la abaabulaa si dibad baxyo waaweyn loo sameeyo oo nabad ah si dawladda dariiqa saxada ah loogu soo ceilyo. Haddii kale sidaa aynu u hadlayno ayaa wax walba la ina jiidhsiin .
Oromo iyada ka xun ha hoostagina kilil goonidisa utagan noqda kililka 2 haloqaybiyo future ka SL ayay kubirayan lkn haday oromoda ku biran waligod SL kumaso birayan hadalada ad sida fudud uledin yay jar idinka ridin ka fiirsada
Barbara salkeda halaga siyo sailac iyo lughaya ayan lasin itobiya