@dalaisacgibril5899 Hada ma wax ba Qarsoon inu. WADANi hoos tago oo u fataalo xitaa ay futada u dhigtaan ina GEEELE & ADOONKA HAWIYE . Ciyaala suuq & dabaajir soo urursaday. Caqliginu, yahay XIRSI TOOREY. Grxjis muxu ka helay siiba HY maxay heleen waa kuwii ciic caac da hayeye . Boodhka afka ka qarso
Dunida wey ka dhanaatay in dal qura laba dal laga dhigo waxaana lagu bedelay in dalkaa gebigiisaba la goostovisagoon aqoosi helin oo xoog lagu qaato taiwan ayuu xoreyn lahaa mareykan iyo saharaha galbeed iyo qaar kaloo badan
OGI OGI SI XUN U SHEEG SIXIR WAA KA DARAN YAHAY, HUBSIINO NA HALBAA SIISTAAYE MARNABA WAA WAXAAN HABOONAYN IN XUKUUMADDA LOXOSKA AH MW CIRO DURBA LAGU DHALIILO MELE AWAAL IYO WAXAAN LA HUBIN OO KU TIRI KU TEENA.
Wadani iyo Ciro Ictiraaf ha ka sugin, wuxuu imika Ciro u xidh xidhay in uu Somalia-Talyani iyo Huwan Leef Leefo. Ictiraaf Ciro hadaad ka sugto Habeen maad Jirin.
Laa ilaaha ilaa anta subxaanaka inii kuntu mina daalimiin. Xasbunalaahu wa nicmal wakiil allaahuma inii najcaluka fii nuxuurihim wa na cuudu bika min shuruurihiin.
OGI OGI DHULKA WAA LA KALA LEEYAHAY IYO DOOGA SOO BAXAYE. WAA KUMA QOFKA BIXIN KARA DHUL AANU LAHAYN OO CID KALE SIIN KARA IYADOON KUWII GAAR U LAHAA AANAY RAALI KA AHAYN. Y@@nuurnuuraan8624
Reer somaliland aragi dheeridii xagay ka qabatay marbaa laynagu wareeriyey ethiopia ina aqoonsanaysa iyadaa furaha africa haysa ciday aqoonsataa aqoonsan maantana ma maraykan baa dab ka bidhaamay wargeys wax lagu qoro iyo xubin maarlamaan waxa ka hadliyey waa lacag yar oo jeebka loogu shubo waxaas oo dhan saxiixa baddaa lagu karkarinayey wax aqoonsi la yidhaahdaa ma muuqdo cid walbana mou ga ayaa colaad kuu geliyey waa sidaa dekedii iyo baddiiba hortaada lagu qaatay maanta talo ayaa u taala reer somaliland haday tashan waayaana waa loo talin
Reer galbeed waxay hore u yidhaahdeen ethiopia markay idin aqoonsato ayuun baanu idin aqoonsan karaa anagu arimaha africa ma fara gelino ethiopiana way kaa wareegtay markay kugu dirtay jabuuti iyo somaliya masar turki iyo qadar oo aanaan weligeen colaadi ina dhexmarin talo xumada dowlado ku sheega madhani waa mahlako
ninka rag ahi wax uu hadalka kenaa waqtiga loogu tala galay awoowo meel aan wali 7 bilood waxba laga curin maxay tahay colaada aad u abuuuri rabto kolay nin walakay ah ayaa tahay wuxuna waa waxenii wax ay dadka ka maqan tahay inta wax loo qabanyo so is daji kolay waxba wali kama aynaan baran dawlada cusub waqtigeeda sii hadii ay wax qaban weydo qofka kobaad ee mucarad furi doonaa waa aniga iyo asxbatayda pleasse wax yar aynu sugno anaba waanu egaynaaye waxana ilaa imnka argnaa in ay qabtay wax aysan dawladii ka horeyay qaban so bitte warten
Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wakafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah
Waxa muhiim ah in dalku ictiraaf helo waa guusha dalkeena iyo dadkeena runtii aad iyo aad ayay bulshada reer somaliland ugu farxi doontaa ilaahay ha inoo rumeeyo ❤❤❤❤❤
Cali maareexaan siyaasiyiinta Somaliland waa ragga ugu mustaqbalka fiican sumcad ahaan iyo siyaasad ahaanba.
Absolutely 💯
Waayo inader. Cadayn keen....😂@Samiya-tk3ud
Cali waa nin afgaaban ma caytamo sida ina biixi iyo ina Kaahin iyo samaale, xinif iyo Buuni
@@HassanAliAhmed-f2d muuse biixi iyo ina Kaahin 7sano ayay reer dhan oo ah ka ugu balaadhan Somaliland ku sheegayeen somali weyn iyo cadow, maxamed Kaahin soo kii idhi waxaan hayaaa askar federal Somaliya ka mid ah oo ciro mushahar siiyo,
@dalaisacgibril5899 Hada ma wax ba Qarsoon inu. WADANi hoos tago oo u fataalo xitaa ay futada u dhigtaan ina GEEELE & ADOONKA HAWIYE . Ciyaala suuq & dabaajir soo urursaday. Caqliginu, yahay XIRSI TOOREY. Grxjis muxu ka helay siiba HY maxay heleen waa kuwii ciic caac da hayeye . Boodhka afka ka qarso
Waa nin af gaaban oo dalkana wax ka qabtay ex wasiir cali mareexaan
Cali mareexaan walhi waa hogaamiye dhab ah waa mustaqbalka m/waynaha inshaa allaah ,c/casiis samaale uun naga badala waayo waa gacan yarihii xirsi
Kulmiye geesiyaal qaran jiro jooga❤❤❤❤❤❤💚🤍❤️
Ha Naaaaacleeeeyso
Wasiir mareexan runti wuxu ka mid
Ahaa ragi ugu macquulsana xukumadi biixi
guul qaranka soomaaliland
Wasiirka ugu macqulsan kulmiye from wadani xagjir ah 😅💚⚪️❤️
Ali mareexan siyaasi afgaaban waxqabadna leh alle hakusharfo
Kulmiye 💚💛💚💛💚💛💪💪💪
Xukuumadii kulmiye waxa ugu mudnaa wasiir sacad cali shire.
Wa ruuuuunta xaqiiq geesi kusoco walaloyaal 👍
Kumiyeha laguu sheegaa siilanyuu ahaa cidina wax qabadkiisa kuma wehelinyayn isna dhimey allaah yarxamuu
Cali Mareehan ALE haku xafidho...
Wasir.hore.waa.wax.garad
Cali Marexaan wa cadowgi SOMALILAND. Wa Tuug un wax kale ma jirto.
Maansha allaah kulmiye libaaxyo cadowga somaliland albaabka ka xidhay maanta kadimo badan baa furmay
Laa illaaha illa allaahu S c w
Horgal way oo xaasida
Somaliland ninkii keliyahaa ee qadaad weynta u jawaabi jirey
Waa lagu missed gareeyey.
Guulayso
Kulmiye nasab ayu ahaa wlhi oo dal jecel ilayn waa xisbi mujahidiin 🫡🫡
Buuni number 9, xinif 7, samaale 11,maxamed Kaahin 5, Siciid sulub goolwade, shaxdaa kulmiye waa kusoo noqon karaa
Thank you ❤
That’s a fact! what goes around comes around “ Viva Somaliland 🫡
Guul iyo Gobnimo
Absolutely 💯
Wasir Ali xaqiqda ayuu sheegay wlee
Wasiir hore kulmiye wuu ka calool wanaagsan yahay qolada kale
Handaraabka mooyee muuse wadanka wuu jeclaan qolluunbay wax ku cuneene Cali mareexaan waa ilbax fariid ka dhindeeyoo
The future president of Somaliland inshallah inshallah inshallah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍♥️
Cali mareexaan waa dadka udaacada ah ee ka mida ah xisbiga kulmiye
Ali walal yaryarkaa odayasha la dagaalamay dhankaaga looga soo dhacay adigaa wasiir ahaa adiguu ahaa kii baacin laha lakin idinkoo isleh que ayaa idinku dheeran ayaydaan dadaalin imikana adiga iyo samaale ayaan idin dhisi doona insha allah
Adeer caloow ictiraaf dhul iyo bad lagu badali maayo taasi waa hanti lama taabtaan ah,
𝑫𝒉𝒂𝒎𝒂𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒚𝒏𝒖 𝒈𝒖𝒖𝒍𝒂𝒚𝒔𝒂𝒏𝒚💚🤍❤️💪
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
With ex wasiirka Cali marexan warku WA cad yahay WA Bilahi Tawfiiq.
Sooomalind guuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuul somlind gobanimoh
Guusha Somaliland baaleh🟩⬜️🟥✊️💪💪
Dunida wey ka dhanaatay in dal qura laba dal laga dhigo waxaana lagu bedelay in dalkaa gebigiisaba la goostovisagoon aqoosi helin oo xoog lagu qaato taiwan ayuu xoreyn lahaa mareykan iyo saharaha galbeed iyo qaar kaloo badan
OGI OGI SI XUN U SHEEG SIXIR WAA KA DARAN YAHAY, HUBSIINO NA HALBAA SIISTAAYE MARNABA WAA WAXAAN HABOONAYN IN XUKUUMADDA LOXOSKA AH MW CIRO DURBA LAGU DHALIILO MELE AWAAL IYO WAXAAN LA HUBIN OO KU TIRI KU TEENA.
Cali mareexaan waa siyaasi afgaaban, Muuse biixi cod wuu la doonay laakin Muuse biixi iyo ina Kaahin waxay ahaayeen laba nin oo afxun oo aflagaado badan,
Allah ajar haydinka siiyo dulqaadkii badnaa iyo waxqabadkiaa muuqdee aaad katagteen iyo sumcadaa somaliland ee aad kor uqadeen taariikhdaa xusidoonta halka somaliya kaxanaaqijirtay siyasada arimaha dibada Somaliland waxan xasuustaa inta jeer ee villa somalia kaxanaaqday halka maantana ay kufaraxsanyihiin xukunka cusub ee badalay kulmiye Jawaab cad oo lagudiirsadana aanay bixin lkn iyagana tariikhda uunbay ugali waxay qabtaan wanag iyo xumaanba wakhtina bal halasiiyo.
Siyaasi xalaala hadad maqasho waa ninkan wlhi waa geezi qaran
Caliyow citiraafkii in lays Hortaago ayaa la doonayaa kakaca meesha waa in jaaliyadaha debeda ay tagaan Maraykanka si ay u doonaan Citiraafka
ILAAHAY HA INOO RUMEEYE ICTIRAAFKA
HADII UU ICTIRAAFKU YIMAADO A.CIRO INTU JOOGO WAAN BOQRI DOONA
SE ANIGU FILIMAAYO
Ilaahay baa haya huuno
Buuni iyo xinif iyo samaale hala dalacsiiyo oo afka hore ee werarka yaan la badalin
Wadani iyo Ciro Ictiraaf ha ka sugin, wuxuu imika Ciro u xidh xidhay in uu Somalia-Talyani iyo Huwan Leef Leefo. Ictiraaf Ciro hadaad ka sugto Habeen maad Jirin.
waa sheeko baralay wax maraykan kasocotaa hada majirto anaga joogna
Ku darsadoo laba xisbi oo muxaafad ah baa idinla dagaalamaya taana ogaada mucaaradku waa xisbi kaliye
hadii hooya la yidhaah xataa yeeli maayaan
Waa niman qorshe kale wata
Ergayga la magacaabay ka garo
Kulmiye waxa lagu xasuustaa kalaqaybintii somaliland. Somaliland isaaq ah
Nin waxyaqaan mareexan but kulmiye will not go back😁
4sano 😂😂😂
Laa ilaaha ilaa anta subxaanaka inii kuntu mina daalimiin. Xasbunalaahu wa nicmal wakiil allaahuma inii najcaluka fii nuxuurihim wa na cuudu bika min shuruurihiin.
Cali mareexaan isagu hanmaleryahay horta
Ninkan walaahi wuu ka Aqli fiican yahay saaxiibadiisi tuugta ahaaa
😂😂😂😂😂nin arab idhi anaa keeno layga qaday sidan media ka maqlayay
WAXAD SHEEGTAY IN AAD IS BARBARTAGAYSO CADIWGA DAL KU SOO DUUULA MA HADALKAA KA QALDAAY MISEE WAA KA RUN
Waa runtii erayga dawladnimadu way iskala fududeyd waa runti imikay ciro lacuslatay
Ma sidaasaa u danbaysay allaa kariim
Sidee u danbaysey
Xukunku waa meerto
Ceebi ma jirto
Kuwan hada joogaana waa la bedeli doonaa
Adeer shacabigu markaay haka yidhadaan yaanu waxa idinka qori syaasiyintaay
NACDALI KORTAY KULMIYE DIBU SOCOD HORAA HADA LOO SOCONAYAAA
Halgamayaashii SNM malaha cidi kama Nola!! Mise waa “af wax cunay Xishoo”
Waziir badeena inaan xabashi siino, waxa ka fiican inagoo sideenaa u noolaano, ictiraaf maxaynu uga baahaney, 30 sanno nabad ku noolayne !!
Dameer baad tahay aan waxba fahansayn
@nuurnuuraan8624 hooyada dameeerka ka was neef badayada xabashi siin mayno
OGI OGI DHULKA WAA LA KALA LEEYAHAY IYO DOOGA SOO BAXAYE.
WAA KUMA QOFKA BIXIN KARA DHUL AANU LAHAYN OO CID KALE SIIN KARA IYADOON KUWII GAAR U LAHAA AANAY RAALI KA AHAYN.
Y@@nuurnuuraan8624
CALI DHALAD SHEEKH ISAXAAQ MAGACII HORE WAAN KAA BEDELAY
BERYAHABA WAANU YAABNAY OO AGOONIMO AYAANU DAREENAY INAANU OGOON NAHAY BALSE CAAWA HADALKAAGU WUU NAGA FARXIYAY NOOLOW
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk allow alle.
Maxaa la waashay
Isaaq waan ku qoslaa dhamaan waa wada caruur
Marka hadalkooda la eego
Xabashi uraysa ayuu kulmiye nagu soo hogaaminayee, ma taasaa wadani nimo ahayd niyow
Kulmiye waa ku saxnaa cirona halkii buu kasii wadayaa.
Xabashi mucaamilada aduunka wixii maslaxada ku jirto aduun yaa diiday waadiga baasboorkooda u baahane
@ZaynabMuxumud war uma baahni qadhmuunkooda
Kulmiye 2017 kii distoorkii iyo dimuqraadiya jeel liinta ku cab
Ayaad aheeden dadki naceebka ay
Kulmiye waxay idinkaga codeeyay
64% tib baa laydinku garaacay
Diba loo dooran maayo kumiye
💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💛💚💛💚💛💚💚🤍❤️💛💚💚🤍❤️💚🤍❤️
Soomaaliland ictiraf iyo waxan ay sheegayan maa helayan sababto ah SSC iyo AWDAL ayay ku xisabtami hayaan mana ka midnihin marka maraykan bal inta noo imaado xoog hanooga dhiigo waxad sheegaysan.SNMey hargaysa ,burco iyo barbera ayaadleedihin dhul uuu dadleyahay haa ku xisabtamina.
Wadada ceerigaabo muse dhameeyey shaqo qaran isagaa aasaasay. Dekeda isaga dhamaystiray laakin kumaydaan campaing garayn from hargeisa to dhahar laami uumbad marayssa laakin dadku may arkayn waxaas oo dhan. Waan idin hambalyeynaaya xisbigi hore xukumiga aha
Aar inadeer iska fadhiiso cidna ictiraaf keeni mayse, Muuse miyuu keeno. Celaw inader caanban ahay naga dayo dhena yashadii dib u kici oo shaqatag!!
Dhamaan dadka taageera somaliland.waa inay ilaashadaan Qaranimadooda iyo siday wax uwadaan ciro iyo dadka dalkii iminka taladii Qabsaday
Adigaba waad keeni waysaye xaguu kakeni
Statesman iska soo laabo
Diyaaradahaa somaliya hadyad loosiin
Dadkan biledhada madhan la hordhigay meday lacagti la lunsaday ma digag ayay gonwayday
War hooy dalkii war war buu lee yahaye waa in aynu iska jirna cadoowga meeshii warwar baa nagaa haay hadaanu qurbaa joogta nahaay
Ha' illoobin in khaatumo iyadane waa in la'ictiraafaa.
Maydhuu ahaa kani markii horeba 😂imikana khayr laydin ka sugimaayo
Haaaa
Reer somaliland aragi dheeridii xagay ka qabatay marbaa laynagu wareeriyey ethiopia ina aqoonsanaysa iyadaa furaha africa haysa ciday aqoonsataa aqoonsan maantana ma maraykan baa dab ka bidhaamay wargeys wax lagu qoro iyo xubin maarlamaan waxa ka hadliyey waa lacag yar oo jeebka loogu shubo waxaas oo dhan saxiixa baddaa lagu karkarinayey wax aqoonsi la yidhaahdaa ma muuqdo cid walbana mou ga ayaa colaad kuu geliyey waa sidaa dekedii iyo baddiiba hortaada lagu qaatay maanta talo ayaa u taala reer somaliland haday tashan waayaana waa loo talin
Shacabkii Somaliland muxuu la aamusanyahay? Hasan sheikh ayaa caddeeyey maanta inuu bixin karo halkay Itoobia rabto Ciidankeeda Baddu inuu dago xattaa Badda Somaliland.
Wadani faqash down tuug qaranka dhuuni u dhexjooga weeye
Kulmiye wadNka ku so noqonmaayo e iska naso
Reer galbeed waxay hore u yidhaahdeen ethiopia markay idin aqoonsato ayuun baanu idin aqoonsan karaa anagu arimaha africa ma fara gelino ethiopiana way kaa wareegtay markay kugu dirtay jabuuti iyo somaliya masar turki iyo qadar oo aanaan weligeen colaadi ina dhexmarin talo xumada dowlado ku sheega madhani waa mahlako
BOQOL CISHO HAKU SUGUNI EE KU DARSADOO WAXAYNU NAHAY LABA XISBI MUCAARAD OO XISBIGII LABAAD WAA XISBI MUXAAFID HORE UMAY DHICIN MARKAA LABADII BOOS EE MUCAARADKA INAGA AH
❤
America yeey lacag idinka cunin adeer USA Darood ka taliya oo wax ka maqlaa
Diyaaradaha maalinti dhaweyd somaliland la keenay waxa iska leh nin ganacsade arap ah
SAXANOOW DIFAAC QARAN WAA SIDEE ? MA SARAAKIISHIi IYO CIiDANKii OO JEEL Ku JIRA ii Sacab TUMAA ? KULMIYOOW HoDhdho Dho .
Kkkkkk
*Kulmiye wuxu galay booski xisbiga ucid kolkaa guul ka dheer*
KKKKK QABTAY KU LAHAA WAXBADAN BUU QARIBAY KULMIYE MA CARUURBAAD NOO HAYSATAAA
Kulmiye hakisoo.qaadin dadka
Yaaaaaaaa munaafaqiti buqay kulmeye wuu jabey muusa jabiyey into blownad bobaayey muuse baaxane imaan laawe muuse sabaya muuse jaahil muuse dhibjir isaqhu waa ciil qhabe baaxane oo calaan caass not bor
ninka rag ahi wax uu hadalka kenaa waqtiga loogu tala galay awoowo meel aan wali 7 bilood waxba laga curin maxay tahay colaada aad u abuuuri rabto kolay nin walakay ah ayaa tahay wuxuna waa waxenii wax ay dadka ka maqan tahay inta wax loo qabanyo so is daji kolay waxba wali kama aynaan baran dawlada cusub waqtigeeda sii hadii ay wax qaban weydo qofka kobaad ee mucarad furi doonaa waa aniga iyo asxbatayda pleasse wax yar aynu sugno anaba waanu egaynaaye waxana ilaa imnka argnaa in ay qabtay wax aysan dawladii ka horeyay qaban so bitte warten
KULMIYE WALI MIYUU NOOL YAHAY 😂🤣🤣🤣🤣🤣