Somaliland siday uga fa'idaysan kartaa Qorshaha Maraykanka?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 29

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 9 дней назад +4

    Wadani iyo Ciro ha ka Sugin in uu ka shaqeeyo Ictiraafka Somaliland. Wadani wuxuu u janjeedhaa Somalia-Talyani Xoojinteeda.

    • @khadradahir1814
      @khadradahir1814 9 дней назад +2

      Qadaadwayn ciro waa madaxwaynaha somaliland cadawada jooji

    • @nasirhudleh2682
      @nasirhudleh2682 9 дней назад

      64%-34% Heego/Kulimye/Corruptionki oo qoof aah/Saxiib Somaliland wa One manta! Ee nac nacida naga dhaaf.

  • @ju4965
    @ju4965 9 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 дней назад

    HADII AANU NAHAY HABARYOONIS MA RABNO WAX AQOONSI LA YIDHAAHDO WAXAANU TAARIIKHDA KU GELI DOONAA IN AANU NAHAY DADKII SOO AFJARAY GOONI U GOOSADKA WAXAANU UMADA SOMALIYEED KA MUDAN NAHAY IXTIRAAM GAAR AH CAAWA MADAXWEYNE CABDIRAXMAAN CIRO WUXUU JOOGA MAGAALADA CAASIMADA QARANKA SOMALIA EE MUQDISHO KHAATUMO WAA DAWLAD KA MADAX BANAAN GOONI U GOOSADKA MAANTA WAA MARKII KHAATUMO IYO HABARYOONIS AY CIIL BEELI LAHAYEEN WAANU SOO AFJARAY GUUL QARANKA SOMALIA 🇸🇴 ❤❤❤❤

  • @AxmedIbraahim-r9x
    @AxmedIbraahim-r9x 9 дней назад

    Haa waad

  • @Abdilahimohamed-q8w
    @Abdilahimohamed-q8w 9 дней назад +1

    442 million ayaa Barbara port lagu maal galiyey ee laguma maal galin 150 million halkaa iska saxa

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p 9 дней назад +2

    Maraykanku wuu joojiyay mucaawinadii uu siin jiray dalakii baahana ee mashaqaystsyaasha ah

    • @SHUCAYBJAMACAHMED
      @SHUCAYBJAMACAHMED 9 дней назад +1

      Cidda arinkaa ku dhibani waa xukumada maqaarsaarka ah ee tuugsata aduunka ee xamar lkn somaliland 1dolar ma waydisan mana weydisanayso cidna iyadaa somaliland isku fulan kaliya waxay rabtaa inay aduunka dublomasiyad ahaan is dhex galaan oo caalamka la jaanqaado lknse waxba kama dhinna

    • @LuulaliReermagaal
      @LuulaliReermagaal 8 дней назад +1

      ❤❤❤❤❤​@@SHUCAYBJAMACAHMED

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 9 дней назад +1

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.

  • @tayaysteinayuusuf3776
    @tayaysteinayuusuf3776 9 дней назад +2

    Kan la waraysanaya caalamkaba war kama hayo xisbigan maraykan qabsadey dimqradiyadaba kama helo 😂

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 9 дней назад +4

    Wadani iyo Ciro kama faa’iidayn karaan Danta Qaranka Somaliland. Wadani iyo Ciro Somalia-Talyaani ayaa Maskaxda ka haysta.

  • @Ahmed-s6v5h
    @Ahmed-s6v5h 9 дней назад +1

    Ma ceeb ayay noqotay somali jacay

  • @FuadMohamed-k7o
    @FuadMohamed-k7o 9 дней назад

    "Maraykan oo la colaadiyo waa khatar, in saaxib lagadhigtana waa halis" kissinger.

  • @MohamedGabgriel
    @MohamedGabgriel 9 дней назад +1

    SHACABKA JAMHUURIYADA
    SOMALILAND
    HA RUMAYSTO AMA YAANU RUMAYSAN E
    MAANTA AQOONSIGA JAMHUURIYADA SOMALILAND
    KHATARTA KELIYA EE HORTAAGAN EE DIIDAN JIRITAANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND WAA MADAXDA MAAFIYADA ICTISAAM XIRSI-HABAAR
    IYO INA XAASHI OO AAN WELIGOOD RUMAYSNAYN JIRITAANKA JAMHUURIYADA
    WAAR BAL SAXAAFADU HA WAYDIISO
    XIRSI-HABAAR IYO INA XAASHI
    IYAGA OO MADAX KA NOQON KARA JAMHUURIYAD MADAXBANAAN SABABTA AY UGA DOOR BIDAAN
    IN MUQDISHO LOOGA TALIYO? WAA MAXAY SABABTA AY HORE UGU SAXEEXEEN MOORYAANTA MUQDISHO SARAYNTA DAWLADNIMADA?
    WAA MAXAY SABABTA AY JIRITAANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND UGA TANAASULEEN?

  • @abdirahman2340
    @abdirahman2340 9 дней назад +1

    Saxafiga wareysanayaa wa inu saxaa wixii u ninkan u waraysanayaa qaldo sida maal gashiga Berbera oo u ku sheegey150 million dollar xagay xaqiiqadu tahay 442 million dollar hadii kale saxafigu waxa loo arki karaa mid aan isagu uba war hayn tariikhda cusub ee aan muranka gelin karin oo ah wax xataa qofka caadiga ahi og yahay.

  • @Abdillahi-qt7oj
    @Abdillahi-qt7oj 9 дней назад +2

    Waar kani waa war moog.miyaanu ogayn in dhaqaakahii. Maraykanku ja hartay somaliya .ictraafbay doonaysaa somali kand. Waxan aad qoraysaa nams anfado eaxaan ictiraaf ahayn .

  • @Ahmed-s6v5h
    @Ahmed-s6v5h 9 дней назад

    Madaykan beel dhexe kama jirto

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 дней назад

    XUDUUDA KHAATUMO WAA IN AY NOQOTAA TUULADA BEER AMA YIROOWE GUUSHA HABARYOONIS WAA TAAS ANAGA DHULMAHANTE AYAANU WALAALO RUN AH NAHAY

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 9 дней назад

    Madaxwayne taraam sharaftiisa kama maarmo madaxwayne taraam sharaftaada bilaa nasteexo ayaan dareemin waan cadaw badanahay dartaabaa la iicadaadinaayaa lasoco xaaladayda amnigayga iyo waxa isoo gaadhaya noloshayda dhamaan madaxwayne taraam sharaftaada igu eeg waa danteena

  • @Ahmed-s6v5h
    @Ahmed-s6v5h 9 дней назад

    TRUMP AFRIKA WAXBA UMA HAYSTO KHAYAALKA ISKA DHAAFA

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 дней назад

    HADII AANU NAHAY HABARYOONIS WAXAANU KU CIIL BEELI KARAA IN AANU HABARJECLO GUN KA DHIGNO WAANU KU GUUREY HABARJECLO WAA GUN LAAKIIN MAANTA AYAANU XAQIIQO U TUSI DOONAA IN AY GUN RUN AH YIHIIN WEY OO WEY ILAAHAYOW HANA DILIN ANAGA OO AAN HABARJECLO GUN KA DHIGIN

    • @LuulaliReermagaal
      @LuulaliReermagaal 8 дней назад +1

      Habar jeclo waaku waalateen istaji Habar jeclo

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 9 дней назад +1

    Somaali land kamafaa iidaysan karto waayo masiibadeeniihii aynu doranay iyo xsbigiisiibaa ka soohorjeda aqonsiga oo lasafan cadawgeeni somaliya cadayn manta ciro kolkuu kadhofayay eribodka ayuunbaa la arkay nin kamida baarlamanka somaliya oo dhefadhiyaoo kamida waftigii raacayay ciro markaa ninowna hariyo aqonsi

    • @saadoali5930
      @saadoali5930 9 дней назад

      XISHOOD MA DADKA 64% ah ee doortay dawlada cusub ayaa qaldanaa

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l 9 дней назад

    First 😂

  • @abdiali2971
    @abdiali2971 9 дней назад

    Kkkkk REERKAAN WAA WASHEEN AAWAY INGRIISKII ICTIRAAFKA HADA AMERICA BAY UWAREEGTAY???
    II WAD SHEEKADA WAAR DANKA GUUD OO SOMALI KASHAQEEYA WADNKAAN QANIGAA OO SOMALI REER ISAAQ LAYIRAHDO DAWLAD NOQONMAYAA DAWLIDNIMADA QABIIL MAHAN???

    • @khadradahir1814
      @khadradahir1814 9 дней назад +2

      Intaad hurudaybaa la talaabsaday ... sida bibiilaha u qarax..