Cadaaladda Somaliland iyo cadaaladda Zimbabwe maxay ku kala Duwan yihiin?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 119

  • @mktarcali1212
    @mktarcali1212 2 минуты назад

    illig big congrats to you and the host. You gave the host time to narrate his story without interrupting. 🎉🎉I really enjoyed watching 3 parts tonight. Carry on suh interesting stories from old generation.

  • @loo6837
    @loo6837 8 месяцев назад +13

    Never give up Maxamed Ilig! This world cannot lose your voice ❤❤❤. So much strength. Many blessings to all those who suffer under Bixii's family unjustice,

    • @adamlonghill
      @adamlonghill 8 месяцев назад +3

      It’s not bixi it’s the government let the process be

    • @ak80i
      @ak80i 8 месяцев назад +1

      Waa tuug dalkisa dagal Kula jiro fahadyasin aya meeshan media ah inagu soo dhex tuuray. Sharciga qabtay tugtay

    • @hamdahassan1360
      @hamdahassan1360 8 месяцев назад

      ​@@ak80i
      Ha u gafin muwaadinka dadkiisa iyo dalkiisa u adeegaya ee miskiinka ah.

    • @ak80i
      @ak80i 8 месяцев назад

      @@hamdahassan1360 muwadinkee Dee ma tuugan tuuga loowayay aar sharciga ha shaqeeyo tuug Kala wariyayal isku sheega kuwa kalena waa inn laa soo qabtaa

    • @hamdahassan1360
      @hamdahassan1360 8 месяцев назад

      @@ak80i
      Muxuu kaa xaday walal sharafta qof walalka ah oo aanad eedaynta loo hayo caddayn u hayn iska ilaali tani waa adduunyo maalin waxa jiri doonta aan xabaal ka gali doono maalintaa naftada Saad u difaaci lahayd ka fakar.

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 8 месяцев назад +2

    Manshallah wallakeen. Justice will prevail. You will be victories . Man child will go , all of them will go. Inshallah Allah will remove those who abuse power and treat people with injustice. . Never give wallal Mohamedow . We are with you 💯

  • @abdullahinoor8042
    @abdullahinoor8042 8 месяцев назад +3

    What a great❤interview. The old man is a well history teller

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 8 месяцев назад

      Xaqiiiiiq
      Waa dadka waaYa Aragnimo & Aqoonta laga faaideysto

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 8 месяцев назад +1

    Maaanshaaa Allah Ruug Cadaaagiii Soo Rogaal Celi Madaxa taariikhda somalida Agaasimka MMTV Alle Haku Xiftyo walal

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 8 месяцев назад +3

    Ilahy maxmed ilig cadowga xabashida u shaqeynaya ha ka soo daayo

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 8 месяцев назад +5

    Wariye sharaf iyo karaamo mudan maxamed cabdi shiikh maxamud ismaaciil ilig dadkii gardarada kugu xidhay waa uu ka soo bixi doona xaqa ay kaa galeen😊🎉❤

  • @yuusufcabdilaahi9580
    @yuusufcabdilaahi9580 7 месяцев назад +1

    Mahadsanidii dr cali iyo wariye ilig

  • @kullesheikhmahamed2147
    @kullesheikhmahamed2147 7 месяцев назад

    Very useful historic man

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 6 месяцев назад

    Maashallah ❤

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 8 месяцев назад +2

    VERY BEAUTIFUL COUNTRY AND GREAT HISTORY WAA SIDA UU NINKA CADDI U SAMAYSAN YAHAY OO AH IN AANU AQOON XISHOOD IYO RAGGANIMO WAA DULLI XAYAWAAN AH OO NINKII DHURBAAXO KULUL UUN KU DHUFTAA UU KA JOOGSADO

  • @Hantiyeelo
    @Hantiyeelo 3 месяца назад

    Kaliya ma aha nolosha Germany ee waa dhamaan yurubta oo dhan ama qurbaha, Kaalay safarkan igula soo biir 😢

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 8 месяцев назад +5

    Zimbabwe 🇿🇼 dadkisa wana kuwa ugu faqrisan😢

    • @Hassanhandule
      @Hassanhandule 8 месяцев назад

      cunaqabatayn ba saaran 50sano kabadan

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 6 месяцев назад

    ❤maashallah

  • @seed3966
    @seed3966 8 месяцев назад +4

    Asc salaaan sare 😎

  • @muhudinafareh3768
    @muhudinafareh3768 8 месяцев назад +2

    Wax badan baa ka faa’iday , mahadsanid

  • @WardaJamal360
    @WardaJamal360 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤mmtv wax badan faaiiday 🎉🎉🎉

  • @muxsinmahamoud7468
    @muxsinmahamoud7468 8 месяцев назад

    Good knowledge

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 8 месяцев назад +2

    Zimbabwe African Peoples Union-Patriotic Front

  • @RihimAbdiSheekh
    @RihimAbdiSheekh 8 месяцев назад

    Masha alla wallo ❤❤❤

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 4 месяца назад

    0 seconds ago
    This man lived in an era which was far different than the one we live in right now. He embraced Marxism. He lived out side Somalia for a long time. He still believes communism.

  • @abdirahman814
    @abdirahman814 8 месяцев назад

    tariikh wax laga baran karo Dr

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 8 месяцев назад +1

    Freeee Maxamed Illig

  • @abdirahmaanabdilaahi8267
    @abdirahmaanabdilaahi8267 7 месяцев назад

    Old is gold ✨️

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 8 месяцев назад +1

    Cajiib

  • @liibiyacabdi3891
    @liibiyacabdi3891 8 месяцев назад

    Ustaad dr ali , alle haku barakeeyo , cimri iyo caafimaad dheer ❤❤❤❤✅️

  • @hamzahamud6227
    @hamzahamud6227 8 месяцев назад +2

    Soweto hada waxay ii jirtaa 15km waxan jogaa Johannesburg

    • @nuuracumar5837
      @nuuracumar5837 8 месяцев назад

      Somalida Wali ma tagtaa masha allaah

  • @ahmedcarab2234
    @ahmedcarab2234 8 месяцев назад +10

    Waar heedhaha yaa ilaahay yaqaan.
    Waar innagu dawladdeenii sawtaanu 1990 afka iskaga masaxnay, waa maxay dawladnimada laga sheekaynayaa, miyaynaan ku heshiin in dawlad la'aan aynu noolaano, waar heesaha iyo musuqa, iyo igu sawirta inoo wada intuu qiyaamuhu ka dhacayo.😂😂😂😂

    • @guuleedabdi3329
      @guuleedabdi3329 8 месяцев назад

      Lati Naagaa, Aba Gadhe iyo Koofiyad Bacle , Marna somali noqda Marna Oromo ayeynu ku badalnay , Siyaasi yagu ku shaqaystana wa Hebel

    • @farahdualeh5820
      @farahdualeh5820 8 месяцев назад

      😂😂 xusuusi Shiikh wey hal-mameen!!

    • @aminamohamed2605
      @aminamohamed2605 8 месяцев назад

      😂😂😂 talo fiican baad siisay

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 8 месяцев назад

      ​@guuleedabdi3329 adigu somalinimada ma kaadh labixiyo ayaad uhaysata adoonyahow

    • @guuleedabdi3329
      @guuleedabdi3329 8 месяцев назад

      @@adamsaciid4919 Somalinimada uma haysto kadh labixiyo, e Niman kofiyad baclayala, Aya Nasabada Iibiyey.

  • @hodhood3819
    @hodhood3819 8 месяцев назад +1

    Waraysiga dr ka aad baan u sugayay

  • @khadarclaahidaahir9609
    @khadarclaahidaahir9609 8 месяцев назад

    Suxufiga ilig maa la sii daayay ❤mashlh

  • @aminamohamed2605
    @aminamohamed2605 8 месяцев назад

    M.a dhaqtar ilaahay habarakeeyo

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 8 месяцев назад

    dr.well active

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 8 месяцев назад

    He is legend

  • @ahmedwarfaa3541
    @ahmedwarfaa3541 8 месяцев назад

    Waa waraysi aad cajiib u ah

  • @أثيرة
    @أثيرة 8 месяцев назад

    Finaly❤

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 8 месяцев назад +2

    Zimbabwe African National Union-Pariotic Front

  • @madhobe
    @madhobe 8 месяцев назад

    Qeybta 4 ????????

  • @SalimaElImrany
    @SalimaElImrany 5 месяцев назад

    Is this video translated anywhere? Thanks in advance

  • @cabdifataaxsheekh3772
    @cabdifataaxsheekh3772 8 месяцев назад

    Barnaamijku miyaanu isku xidhnayn

  • @ahmedugas8495
    @ahmedugas8495 8 месяцев назад

  • @EastAfricanking
    @EastAfricanking 8 месяцев назад +2

    If you listen to the uncle he says his from Somalia. Respectfully all Muslims live in all the regions of Somalia are brothers and sisters. What’s this video title about is it to divide us.

    • @MubarakMaydhane
      @MubarakMaydhane 8 месяцев назад +2

      😂😂😂 the failed state of Somalia 😝😝😝

    • @EastAfricanking
      @EastAfricanking 8 месяцев назад

      Brother I’m not here to throw jabs and be petty was just saying.

    • @MubarakMaydhane
      @MubarakMaydhane 8 месяцев назад +2

      @@EastAfricanking don’t you see the title of the video he is from Somaliland not Somalia please respect our country calling my country Somaliland a region in Somalia is an insult

  • @ahmedabdinaasir3935
    @ahmedabdinaasir3935 8 месяцев назад

    Waw🎉 ilig

    • @maxammad-Cismaan
      @maxammad-Cismaan 8 месяцев назад +1

      Waa muuqaal hore. Weli waa uu xiranyahay Eebbe ha soo furto e.

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 8 месяцев назад

      ​@@maxammad-Cismaanwaxba kama geelin dalkiisu ku xidhanyahay hadaan doonana siiba daynmayno taada ku mashquul oo qaraxyaada iyo wadankiina kala tegay isu keen halkan somaliland ba ladhahaye meel walba waaaqdunbaad ka haysaan tacadiyada iyo dulmiga iyo balanbalka ka jira somaliya aduunka kama jiiro taasaa idiinka baahn inaad indhaha ku eegtaan aad somaliland ku eegtaan

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 8 месяцев назад +5

    Nio barnaamij xumada iska daaya
    Oo wuxu taxane sidu u yahay uun ha kala jarina
    Mida labaad waa inuu cadaada xiliga uu soo galaya
    Tusaale laba laba week ha u dhaxeeyan ama week laakin maalinkanu doono ayaan barnaamij bilaabayna xikigan doonana waanu soo daynaynaa isma laha

    • @abdurahmanhersi9343
      @abdurahmanhersi9343 8 месяцев назад

      Tvga iyagaa iska leh hadan mu dhaho ka waran shaadhka aan doono xidho😂

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 8 месяцев назад

    ilig marna hadalka dib buu usoo bilaabayaa, nagadaa sxb.

  • @Saluugla2004
    @Saluugla2004 8 месяцев назад

    Waa caqliga afrikanka

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 3 месяца назад

    Nin yarow aN wax aqoon oohadans ismooday umada inuu wax ku soo kordhinayo ayaa tahey huwan iyo cadow kalkaal ayaatahey waxaase kaasii liita ka ku mooday inadwaxka qaaadi karto ee ku xidhey awoowe eed yar soco mn tv waa cadowga gudaha kuwa ugu waawaayn

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 8 месяцев назад

    Mugabe qaladka uu sameeyay ayay Zibmbabwe faqri lanoqotay Southafrica waa tay kabadbaaday inay cadaanka eryaan beerahana kaqaadaan sida Zibmbabwe waayo dadka madawgi uma tababarna inay maamulaan beerahaa waa wayn iyo warshadaha aqoona uma lahayn

  • @AadanHassan-y1r
    @AadanHassan-y1r 8 месяцев назад

    Wuxuuuu farmaajo ka qaatay lacag
    Mmtv waxaa leh oo bixiyey lacagtz fahad yaasiin

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 8 месяцев назад

    Barnaamijku xaguu ka bilaabmay xaguuse ku dhamaadaa

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 7 месяцев назад

      Qaybihiisi kale dhageyso tani waa qat tuin kowaad

  • @muhumedaxmed9640
    @muhumedaxmed9640 8 месяцев назад

    ❤guuuul

  • @engdaakir9900
    @engdaakir9900 8 месяцев назад +2

    Kaayar ee ayga wadanka cid kaqabata mu wayay

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 8 месяцев назад +1

    Dal iyo gobol baad is barbar dhigaysa. Maxaa kaa qaldan???

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 7 месяцев назад

    Wax badan baan kabartay

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 8 месяцев назад

    Wiilkan maala soo daayey

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 8 месяцев назад

    Wow now wonder why mugabi did what he did!

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy 8 месяцев назад +1

    Somaliland ma odhan ee Somalia dheh, Somaliland waa GOBOL ka mid ah Somalia. Ninkaan waa Khabiir Somaliyeed.

    • @ismailadammuse1903
      @ismailadammuse1903 8 месяцев назад

      It is country

    • @wardoonacademy
      @wardoonacademy 8 месяцев назад

      @@ismailadammuse1903 that is a nightmare, Somaliland is a federal state of Somalia.

    • @ismailadammuse1903
      @ismailadammuse1903 8 месяцев назад

      @@wardoonacademy correct your statement first

    • @wardoonacademy
      @wardoonacademy 8 месяцев назад

      @@ismailadammuse1903 my Statement is 100% correct. Somaliland is integral and invisible part of Somalia.

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 8 месяцев назад

      ​@@wardoonacademysomaliya iyo somaliland Ana wase wax ma idinka dhagaysana😂 😡

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 8 месяцев назад

    Mala so dayay😢.

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 8 месяцев назад +1

      Maya lakin mar hore ayaa la dubay

  • @maxamudmuxumedyusuf1199
    @maxamudmuxumedyusuf1199 8 месяцев назад

    libax libax dhalay

  • @engyasirhazzen1293
    @engyasirhazzen1293 8 месяцев назад

    madaxa kor yaa camuuuu

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 8 месяцев назад

    Kolkii Mohamed Ilig la xidhay odaygan qalbigiisu Muqdisho ku meeraysanayo ma lagu daray mise xagga da'da lagu dhaafay

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 8 месяцев назад

      Oo maxuu halleeyay odaygu
      Ma sheekada tusaalaynta ah ayaad ku haysataa

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 8 месяцев назад +1

      @@EngAbdalla4009 Arrimo Somaliland khuseeya ayuu leeyahay intaan meel Heblaayo kasoo bilaabo oo Hargeisa keeno ayaan Muqdisho u gudbin-lahaa . Qofkasta oo arrimaha Somaliland Muqdisha u gudbinaya waa isna loo gudbiyo jeelka Madhera ee uu albaabkiisa garaacayo وبالله التوفيق

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 8 месяцев назад

      @@abdigah5364
      Jeelka malaha waxaad mooday in aayad iyo xadiis banneeyeen ee aan aakhiro wax la iska waydiinayn dadkaa la iska xirayo
      Iska daa wax kaloo labo ragco oo sunno ah oo uu barqadii tukan jiray haday u baaqdaan xabsi aad adigu galisay maalinta qiyaame waa lagu waydiin doonaa ogoow

    • @dodger7803
      @dodger7803 8 месяцев назад

      illig mashruc from villa Somalia ya nagaqabta Otheygan ya ushega sithu u micnaynayo wa khalad wax Somalia longudbinaya majirto yana mandera lagu gudbin athigu

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 7 месяцев назад

      Aqligaagu heer ku fahmo fikirkan maa gaarsisna ee tik tok iska daawo looxow

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 8 месяцев назад

    Cayda Somaliland baad ka shaqaysaa caadaqaate, Ina Fahad iyo Farmaajo. Raggayagii dhintay ma noocaagaa ayey u dhinteen? Inaad xorowdo ayaa u dhinteen adna Farmaajo ayaa ku iibsaday. If iyo akhira too a badaadhi maysid.

    • @FarahAbdimuhamud
      @FarahAbdimuhamud 8 месяцев назад

      Xoriyadu ma in etoobiya aad dhulkaga ku wareejisa!??

    • @ramlamohamed7007
      @ramlamohamed7007 8 месяцев назад

      ​@@FarahAbdimuhamudhaa

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 8 месяцев назад +7

    Madaxbanaanida Somalilaand ayaa la dagaalamaysaan ! Lacag Hadhaa Faqash ayaa idin waashay . Haku xoqanina cadaalada Somalilaand. Xuriyatul qoolka Somalilaand taalaa meel ay taalaa ma jirto. Dadka oo la kiciyo, Qaranimada oo lala dagaalamaa xuriyatul qool maaha ! Somaalia, ta aad u shaqaysaan, suxufiyiinta lagu diley way tirobeeleen !!! Fowdo maaha xuriyatul qool .

    • @josephyasid9142
      @josephyasid9142 8 месяцев назад

      Waxba lalama dagalamayee wa xoriyatul qawl ka dimuqraadiyada

    • @Gawrace
      @Gawrace 8 месяцев назад

      Indr ha la yaabin man gaabki oo dhan aya la iibsade

  • @Yonis3012
    @Yonis3012 8 месяцев назад +2

    Waar kan so tii la xidhay...

    • @mohamedgeelqaad1511
      @mohamedgeelqaad1511 8 месяцев назад

      Waa lasoodaayay ayaan filayaa

    • @Ci___se
      @Ci___se 8 месяцев назад +2

      Waa muqaal hore uu uduubaan filayaa

    • @sweetkokii
      @sweetkokii 8 месяцев назад

      Wa mugaal horay

  • @AadanHassan-y1r
    @AadanHassan-y1r 8 месяцев назад

    Waxb yahay ayaad tahay khaai al waddan

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤