DEG DEG DFS oo Go,aan ka qaatay Kenya & Martigilinta Ahmed Madobe, RW Xamse oo Gaashaanbuur sameest.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 янв 2025

Комментарии • 19

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 19 часов назад +5

    Subxaanallaah Subxaanallaah 🇸🇴😭🙏

  • @MaxamedAxmed-w4k
    @MaxamedAxmed-w4k 17 часов назад +2

    ❤❤❤

  • @muhammadsheikh676
    @muhammadsheikh676 18 часов назад +1

    Badbaado qaran Waxa loo sameyay iney ka hortagto madaxweyne doonaya ino waqtiga xil haynta kororsado Tani badbaadin maaha waa burburin horusocadka somaliya waxa wata basaasinta ethopia iyo kenya

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 19 часов назад +1

    A. Madobe. Mausan. Ahayn. Dadka. Dicifinta. Qorqor. Iyo. Laftagareniyo. Wuka. Lafaweynyahay. A. Madobe

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 14 часов назад

    Maxa dhaqaale ah & ganacsi o somalia ka so gala Kenya?

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 16 часов назад

    Badbaado qaran waa hawiyo, hawiyana Hassan sheekh bay taageersantahay.
    Hassan sheekh ma aha farmaajo oo fuley ah

  • @MaxamedIsmacil-f2j
    @MaxamedIsmacil-f2j 19 часов назад

    Walahay❤walyam❤rutu❤maxwenaha❤kinyo❤hadu❤hadalka❤tuga❤sixray bulsha❤somaliyed❤o khayanay❤shibka❤somaliyed❤wuxuna raba❤somliye❤god❤kurido❤barlamanka❤taxalil❤balasiyay❤waxa daden eh gudomiyaha❤barlamanka❤eeh❤waxkasto❤khaladeh❤iuo❤wixi❤saxeh❤nahayo❤waansax❤markawatug❤rabto❤in jubalan❤nabada talo❤quriwayay❤wana❤xasan❤fagtaye❤marka❤alsuid❤axmad❤islam❤tagerasha❤jubalan❤aya❤eabno❤wana❤rabna❤intu❤nolyahahay❤wa❤madaxweynaha❤jubalan❤gul

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 19 часов назад

    imaaraadka kenya itoobiya way ka arkoodeen dowladaan yaahuu alle magan

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 18 часов назад

    Madaxda Soomaaliya uma bisla dowlad nimada
    waa dad aan aqoon fiican u laheeyn dawlad nimada
    Waxaan u sababeeynayaa
    Xiligii Farmaajo wuxuu xiriirka u gooyey Imaaraatka iyo keenya
    Markeey ku xad gudbeen qaranimada Soomaaliya
    Xasan Shiikh baa yimid uu yiri Keenya iyo Imaaraadka waa saaxiibadeeni
    Dawlad nimada wexeey u yaqaanaan madaxweeynihii hore u joogey in lagu xumeeynayo qolooyinkii ilaaqaadka u la lahaa madaxweeynaha
    Imaanayaa
    wuu ku xumeeynayaa madaxweeynihii hore ka dib ilaaqaadkoodi buu soo celinayaa
    Madaxda Soomaaliya waa badawyaal aan aqoon habka dawlad nimada
    Bal maanta fiiriya wexeey sameeynayaan IMAARAADKA IYO KEENYA
    Hada ameerikaanka madaxweeyne kasta yimaada YAHUUDA saaxiib beey yihiin
    RUUSHKANA cadaw beey yihiin
    Oo mar kasta weey iska soo horjeedaan
    Hasan Shiikh inuusan dawlad nimada waxba ka aqoon wuxuu yiri SOOMAALIYA HESHIIS AH DUNIDANA HESHIIS LA AH
    waxaasaa la leeyahay dalbuu hugaaminayaa
    SACUUDIGA IYO YAMAN HESHIIS MA AHA
    RUSHKA IYO UKEREENIYA HESHIIS MA AHA
    AMEERIKA IYO KUURIYADA SHUUCYADA HESHIIS MA AHA
    YAHUUDA IYO WADAMO BADAN HESHIIS MA AHA
    MASAR IYO ITOOBIYA HESHIIS MA AHA
    marka Xasan Shiikh halkuubuu ku arkey dunida oo wada heshiis ah
    Xataa Xayawaanka heshiis ma wada aha qaar baa is cuna oo aragtida ka dhaxeeysaa
    Madaxda Soomaalida wexeey u baahan yihiin in casharo habka dawlada lagu wado la baro
    Dunida wada heshiis ah ma jirto waxaa jiraa DANO HESHIIS LAGU YAHAY

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 15 часов назад

    Guddigan si xalaal ah looma soo xukin sidaan hayo waa xubno ay keensadeen dad xasan u shaqaynaya kuwaasina natijo wacan keeni maayaan

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 19 часов назад

    Unuka unaka unakaaleh, baa soomaalia burburisey.

  • @mnuur114abdirahman2
    @mnuur114abdirahman2 16 часов назад

    Aderayal unuka leh mel kasto ayey kajirta anagaba gobolada dadka an ladagno ayaga aya gudoomiye iyo kuxigenba khaaten anaga canshuur aya nalagaqata hadan dhahno war meshan wax naga siiya waxey leyahiin 60 Kamasobaxenin daarod aya kasoobaxaye hawiyow xassan hanoojogo muqdisho hada tihiin hawiye dhalad ah darood dani iyo axmed wey kuhayan melahas ayaguba

  • @YuusufAbdu
    @YuusufAbdu 19 часов назад

    Sxb dad duloobay ayaad ka sheekeyneysaa,waayo xasan sheekh wax uu sameeyn karo majirto waayo kenya iyo itoobiya hadii uu hadal yar xitaa ku yiraahdo waay uga sii darayaan,kuwii markii hore yiri kenya iyo itoobiya soomaaliya nabad ha ka dhaliyaano u sheeg warkaas,xassn sheekh haduu damiir leeyahay jaadka kenya ayuu joojin lahaa.

  • @canabadan3717
    @canabadan3717 14 часов назад

    Duqun beenaleah

  • @kahmed6034
    @kahmed6034 18 часов назад

    War beenta dadka kada

  • @mbadi818
    @mbadi818 19 часов назад

    Waar