70% ictiraafki iya so uraya marka ictirafki itoobiya ee bad ciidan nasiya ahayd iya meesha ka baxaysa oo laga yaaba inay khatar nagu ahayd lakin takad bayac mushtari gobolka aawdal wa ina laga dhisa si aay dadka reer aawdal ka so dajinaya iyo ka rarayaba iyaga ahadan oo furahoda haaystan oo gobolka wax so galisa oo sharuud ku xidhnaayn itobiya iyaaynu heleyna oo toos itoobiya uu taga marka guul somaliland 🎉
KAN WAX WARAYSANAYA WAXAA KA GUUXAYA AMA UU AAMINSAN YAHAY ISKU NOWOSHO SOMALILAND KU NOQOTO SOMALIYA BAL SU"AASHAA MAALAAYACNGA AH UU WADIINAYO KA WARAN
You to late bro arintan aqoonsiga somaliland ee american waxa laga hadlayey last two months Calamku lkn wariyasha somaliland anay kahadal oo hada wadwado wa nasiibdaro wayn in aad wax kale oo macno lahay malinkasta ka hadashan halka reer somaliya shiikh iyo wariye iyo shacabku ka hadlayan somaliland so sorry
Allow aqoonsi nasii yaarabi oo dunida noo sakhir 🤲🤲🤲
Ameen yaraabi 🤲
aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ❤
Wll aqoonsiga waa muhiim lkn wax badan ayay inaga qaldan marka horta han isaa saxno waa la inagu dhex jira
Guul soomaalilaan
Gull somaliland ❤❤❤
Somaliland guul ❤❤❤❤❤
XUKUUMADEENU WAA INAY KA FAAIISAYSATAA FURSADAHA TAAGAN SAXAAFADUNA HA GARAB JOOGSATO❤❤❤
Ilaahayow adigaa awoodee somaliland dunida u sikhir oo sii aqoonsi iyo horumar waara 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Guul sooma.lilaan way guulaysanaysaa insha allah
Guuuuuuuuuuul insha allash❤❤❤
🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤ ALLOOW guuuuul SLND ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯
guuuuuul soomaalilaand❤❤❤❤❤❤
Somaliland xaqeda way helaysa isha allah iilahayna wuu na arkaa in xasidnimo naloga xun yahay oo xaqayga ladafirasan yahay allow cadawga naga qabo adaa awodlee
Illaahay haynoosikhiro amuuraha aqoonsi dagdagana ookhayrlehna haynagasiiyo beeswax caalamka
Soomaliland guuuuul USA hanbalyo
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva Somaliland viiva viiva viiva muusewo muuse biixi cabd xildiid is not easy isaaq waa isaaq
SOOMALILAND AND SOOMALIA ITALIAN TWO COUNTRIES DIFFERENT COUNTRIES BETWEEN BORDERS AFRIKA
Illaahaw aqoonsi iyo nabadba nasii xawayaanka hinasuhu dillayna naga qabo ha ciyaane waligood ha ciyaane carigeena hayaansha
waxa lagaadhay xiligii samaroon iyo isaaq ay wadan kooda aqoonsi uguraadinlahaayeeen iyagaa gacmaha ishaysta
Wle xaqiiqda ayuu sheegay Somaliland hada aduunka ubahan aqoonsiga Somaliland
Insha Allah soon
Allow noo sahal😊
DECISION TRAUM FOR THE SL YOU CAN'T STOP 😂😂😂
❤
70% ictiraafki iya so uraya marka ictirafki itoobiya ee bad ciidan nasiya ahayd iya meesha ka baxaysa oo laga yaaba inay khatar nagu ahayd lakin takad bayac mushtari gobolka aawdal wa ina laga dhisa si aay dadka reer aawdal ka so dajinaya iyo ka rarayaba iyaga ahadan oo furahoda haaystan oo gobolka wax so galisa oo sharuud ku xidhnaayn itobiya iyaaynu heleyna oo toos itoobiya uu taga marka guul somaliland 🎉
Somaliland waxaa lagu aqoonsanayaa dadnimadooda . What somalia. Isaaq baa sameeyey waxan layidhaado somalia
Mareykanku ma sheeko mirqaanka ay xaafadu iskugu sheekayso ayuu dhagaystaa
KAN WAX WARAYSANAYA WAXAA KA GUUXAYA AMA UU AAMINSAN YAHAY ISKU NOWOSHO SOMALILAND KU NOQOTO SOMALIYA BAL SU"AASHAA MAALAAYACNGA AH UU WADIINAYO KA WARAN
Ethiopia 🇪🇹 meeshay cagaha la’soo gasho shar ayaa ka’holca walahi waa sababta Somaliland qarankeenu uu la’holcayo maanta inagaa soo dhawaysanay cadowgeenii subhannallah 😢 Ilaa aan rabbi uga towbad keeno oon iska erino Ethiopia 🇪🇹 iyo wixii cadowgaas la’halmaala sida Yuhuuda iyo Reergalbeedka oon ilaahay aan u soo noqonl qancintiisa intaan cadowga kufaarta ah soo dhawaysanayno walahi Somaliland nabad noqon’mayso oo waliba sidaa koonfurta Somaliya ilaahay u halaagay iyo SomaliGalbeed ayay Somalilandna u halaagaysaa walahi InshaAllah ilaahay xaqqa hana’tuso iyo cadowgeena soo jireenka ahaa ee Ethiopia 🇪🇹 injirlay oo ilaa maanta badaheena u soo milicsanayaan! Ilaahay Madaxdeena inta xaqqa jecel ha’garab’istaago oo haguuleeyo inta kale ee Ethiopia 🇪🇹 aaminsanna sida Muuse Biixi ilaahay nacalad haku’wada rido oo saxariir ilaahay ha’u dilo yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Ciro joji wadahadalka somalia oo agonsiga no keen America no keen agonsiga somalia jacail inoma xayan iney na xasugan ayey donayan wa aragta darood waxa aynagusameinayan darood markale na xukumi mayan
Ma dhacayso taasi hadayna fahan sa ayba cadwada kusocota ee waliba gudaha ka socota waxba yaybna riyoon inagiba ictusaam iska qaban kari weyney
Non raga
Hooyadaa u sheeg wariye Huwan u shaqeeya waa beenaale.
Asc ww war dadka Aqligooda haku cayarinna calamka sidoow ushaqeya barta usa cid ma aqoon sankarto masajidka cayarta kadaya fadlan
😂😂😂 masajidka wakee ictisaameey😂😂😂
@ maya kii adna adan iyo jamacada abaarso waa kkkk. 😂
Maxaa la aqoonsadaa waa ta aqoonsigii Jabuuti lagu gawracayee
Soomaliya iyo Somaliland oo wada hadlaya aqoonsi jiri maayo, taasaana la wadaa
Dadka beenta ka daaya, oo guulwadaynta joojiya
Armu isdhiibey ismacil iyo xasan sheekh oo qaab walalnimo ah loo wada hadlaya
Yuhuud ayaa soodagee tamanaco waa idin weraree
You to late bro arintan aqoonsiga somaliland ee american waxa laga hadlayey last two months
Calamku lkn wariyasha somaliland anay kahadal oo hada wadwado wa nasiibdaro wayn in aad wax kale oo macno lahay malinkasta ka hadashan halka reer somaliya shiikh iyo wariye iyo shacabku ka hadlayan somaliland so sorry
ruclips.net/video/IR8FoMplAek/видео.html
Aqoonsi majiro. Waayo USA waa
Eska sexxo.
😂😂😂ciil iya ku Haye orodo is ciiji
موتوا بغيظكم