WASIIRKII XILKA LAGA QAADAY "Markabkii Shidaalka Mareeg ayuu Taaganyahay laakiin....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 янв 2025

Комментарии • 26

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 5 дней назад +8

    Maasha Allah Mudane Wasiir waan Kaaga Mahadcelinaynaa Shaqadii Wanaagsanayd aad Dalkaaga usoo Qabatay sidoo kale waxaan soo Dhawaynaynaa Wasiirka cusub guul Ayaana u rajaynaynaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🏼👏🏼👏🏼

  • @haybehassan7837
    @haybehassan7837 5 дней назад +11

    Ninkasta marka xilka laga qaado Ayuu noqdaa wadani iyo fariid oo tilmaamaa Waxaa wacan in la qabto.
    Waxaa isweydiin u baahan xaggee Bay kaga maqnayd markuu xilka hayey warka uu sheegayaa.

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 5 дней назад +3

    Subxaanallaah Subxaanallaah Qowda Maqashii Waxna Ha u Qabanin Ayaa Wadaan Allow Na Badbaadi 😭🙏🇸🇴

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 3 дня назад

    you did the best for Somalis.

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 5 дней назад +4

    Kan ciduu wasiir u yahay ilaah baa u maqan wallee Somali baa khasaartay.

  • @mos1954
    @mos1954 5 дней назад +2

    Waa Xoolo lacag ayeey iskuqanyeen Xassan Baahane

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 3 дня назад +3

    Moryan anan AQOON LAHAYN oo muda umadu inay Caruurhay

  • @JardaCabdi
    @JardaCabdi 5 дней назад +2

    Madaxweynuhu dulqaad badana

  • @BashiirGuul
    @BashiirGuul 4 дня назад

    Waxaan ka garanay m/xasan sh wasiirada dowlada inuu soo magacaabo shacabkana aay horay u sheegeen

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 2 дня назад

    Oo xukuumada aad ka midtahay ma tahay xukuumad heshiis lala geli karo ama maal gashi lagu aamini karo ganacsatadii soomaalida ahaa baa qaxay oo isku kiin aamini waayey ee ma shisheeyaa idin aaminaya

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 5 дней назад +3

    Yuraaniyamkii intay somali is dileysay oo farqah isu haystay ayaa la boobay wax la raraaa ciidii iyo dhagaxii somali hurdooyi....diyaaradah habiinkii shaqeeya maxay qabtaan oo guuxooda aan laga seexan

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m 4 дня назад

    Waaaw way into dhamaatey haddii URANUS la rabo in nalaga qodo SOMAALIYEEY GUURA

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 2 дня назад

    Hubkii aanu samaysan lahayn baad
    Naga xanibteen ee waxba nama tarin heshiiskaasi

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 5 дней назад +1

    Ninkan caqli badan ma laha isagoo is muujinaya wuxuu bixinayaa sirtii dawladda iyo waxayaabaha ay ku hawlan yihiin in la sameeyo

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 5 дней назад +1

    Maxaad naftiina been usheegteen maninka warshadii caanaha xamar gatay ayaan shidaal Ku.aaminaynaa waa dhurwaa hilbo kuraro

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 4 дня назад

      Warshaddii caanaha ma hooyadaa baa leheyd dhillaa ku dhashee adiga ayaa raadinaya xoolo dad oo raba in laguugu quudiyo .
      War adiga iyo kuwa kula mid ah wlh ineysan xasan agtiisa waxba ka aheyn ee futada dhiigga leh qarso

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 4 дня назад

    Miskiiin😂

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 3 дня назад

    Anigu shakhsiyan ma jecli in xiligan shidaal laga soo saaro soomaliya waayo soomaliya kama jirto xasilooni siyaasadeed,dawlada hada joogtana soomalidu kuma kalsoona dalkii meel kasta qabiil baa la isu dilayaa iyadoo dad badani aaminsan yihiin in hassan sheikh soomali colaad dhex dhigay, waxaa kaloo cadaana hantidii qaranku lahaa in hassan sheikh iyo koox yar ay boob ku hayaan waxay soomaliya u baahan tahay dib u heshiisiin dhab ah kadibna ay doortaan dawlad wanaagsan hadii arintan la iska indho tiro shidaalkani soomali wuxuu u horseedi doonaa halaag hor leh !

  • @AbdikadirIbrahim-g8i
    @AbdikadirIbrahim-g8i 4 дня назад

    WAXAA LAYAABLEH SIDA AYWAX U SO DAN WAAYO WASAARADU MAKALIGIBA AWAY AGAASIMIHI GUUD AMA QABIIRAD AQOONTA BADROL BAARISTA EE SHARIXI LAHA HAWLAHA BARISTA MESHA AYMAREYAN IYOHORUMARKA LAGASAMEYA AMA WIXII DIBUDHACA EE JIRA WAXKASTA MAWASIIRKAA KA JAWAABAYA??? MANIN TOOXSIBAA MEESHA MISE AQOONYARI AYAAJIRTOO MABAGARANAYAAN SHAQOYINKA DAWLADNIMO WAAYAAB WAXA SOCDA

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 5 дней назад

    Dadka aduunka kunool tuug ayaa ugu indha.adag maxishoodo cabsi alle iyo mid aadane kumajirto xasan sh sababtaas ayuu qabriyada ufagan

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 3 дня назад

    Waxa Somali bartey in isbedel dhcikaro oo la;aqbabalo Madaxda Sare

  • @farhanhassan72
    @farhanhassan72 3 дня назад

    Wasiirka batroolka qaranka kulaha, magaalada muqdisho ayaad wasiir u tahay

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 4 дня назад

    Sharciga qayeeradka alla rasuulkiisa ku dajiyay 1400 sanno ka hor ee shareecada dib u milacsada intaad gaalo dabo carareysan.

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 5 дней назад

    Waxa aad walaaqaysaan hadiinan joojin soomaali meesha aymarayso waad aragtaan Walee xamar ayay kabilaaban

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 2 дня назад

    Hubkii aanu samaysan lahayn baad
    Naga xanibteen ee waxba nama tarin heshiiskaasi