He nailed it on the head💯 Salka meeshay ka qurunsantahay ooy dawlad walba oo Soomaliyeed u fashilmaysa waa Carta qashinki naloogusoo walaaqay by Somalia’s enemies, unless we correct those mistakes Somalia will be in this ilameereeso situation for a long time to come! A/hafid please make more interviews like this to wake our people up of our real problems, thank you and to your guest🙏🏽 “Insanity is doing the same thing over and over again and expecting different results”🇸🇴
He tell our people true, Meeshey ka Qurunsaneyd Sarta ayuu Ilaahay abaarsiiyey walaalkaan , He is very smart man, Subxaanallah ilaahoow isagoo kale noo badi si Fiican ayaa u darsay. Ha la duceeyo walaalayaal Allaha naga aqbalee, Tiihii Nabi Muuse Qoomkiisa ayaa Soomaali helay, Ilaahay ha na daba Qabto.
I didn't agree his Idea because he mixed up the things, the war lords wasn't invited at Arta Conference. Halka Caqabad ee uu Runta kasheegay ayaa ah in aan laga dhaxlin dowladii hore wax documents ah ee laga Amba qaado, taasna waxaa eedeeda leh dowladii Caasimada ku dhex dagaalantay, waayo meyba dooneyn in ay ka tagto wax raad dowladnimo ah waxay doonayeen mudo kadib in ay soo laabtaan lkn wey la fogaatay, midaan ayaana dhacday, ee yaan la eedeyn Cid kale, teeda kale yaan la inkirin in soomaali qabiilo tahay hadba kii Dan lehna ku awr kacsado. Sidii aan u ekeyn ee aan Caalamka ula muuqanay ayaa naloogu dhisay dowladii Carta. Tusaale SSDF, SNM, USC, SDM, SPM, SSDF, SNF, IWM. Ma JAPUTI Ayaa inoo dhistay? Runta ka hadal maan laheyn waayo dadkeyga Somali ma gar qaataan lkn maanta rayigeyga waan sheegayaa dhibka Somali Heysta waa Reeraha Ka horyimid dowladii kacaanka, mar kalena ka horyimid tii Nabad & Nolol ee ku tiraabay waxaan dooneynaa inaan ridno Farmaajo. Wabillahi Towfiiq.
@@qwertyaserty8404 dadkan waxaa loo diyariyay sidii ay sida bahalaha isku cuni lahaayeen waligoodna sidaas bay ahaanay intay umada somaliyeed iyo wax aan jirin ka hadlayaan. Somaliland dawladnimadu dadkay kacanta cidna inaga inooma talin wa sababta aynu kala dambaynta iyo nabada u haysano
Qof walba ha u share gareeyo qof walba u yaqaan fakirkaaan aad ayan ugu qancay dawada kahor inaan xanuunka iyo mesha uu ka bilawday aan fahano wa muhiim thanks masuul iyo tv ga
Waa runriis waa ku raacsanahay, dowlad soomaaliyeed oo si dhab ay soomaali ugu shaqeysa ma ahan hada soomaaliya waxaa ka jira company shisheeya u shaqeeya
Waa rutiis. Meel dowlad jirto maleh. Laan kasta at qolo waliba ay labaxdo. Dowlad kama jirto. Nin waliba waxa u raa dinayo . In la dha ho. Madax weyne. Iyo in uu jeeb ka buux sado .
Waa beentaa Waxaa ku eedaynaysaa caqli la’aanta aad ku heshiin weydeen Qof caqli le qofkale ma eedeeyo. Ina gele intii awoodiisa ahayd uu isku dayay…..
If the country is intact without being leased or sold to outsiders, your decision will be something that needs to be tested. But the whole region is sold how can this be done.
Abdihafid will qisadii mariya ee ad wareysiga kaqaadey norwey wilka loga qatey ee markamada yurub magdhawga siisey maxa cinwaan u ahaa ma igu caawinkartaa plzz
Halka meel ay Somali ka dhaqaaqi la'dahay waa CAQLIYADA QABIILKA ee aan dhowrsashada laheyn, waxaana uu dhaawac weyn uu u geystay shaqaiyada qofka Soomaaliga, kama hadlayo inta yar ee ALLE ka badbaadshay laakiin aad ayuu noo dhaawacay dhan walba waxaana uu naga tiray aragtidi guud ee qaranimada . Xaafad ku nool ayuu naga dhigay
Salaada halka ay ka xidhmi la,dahay waa shirkii carta dad badan baa uqaba ismaaciil cumar geele inuu yahay wll somaliyeed lkn wlhi waa cadow somaaliyed
Waxaan u baahanahay waa waxa uu ninkani kahadlayo waana xaqiiq in uu yahay nin waxfahansan dalkaa kuubaahan adiga iyo kuwa kulamid ah please be president in Somalia or advicer president I like the way you are talking
Asc brother and sister ninkaan waa ku raacsanahey ani wax soo kordhaayo oo wanaag ah ma jirto aas aas dowladnimo ma jirto . hoos ka dhiskii aa maqan . Jiz'klh
*C/Xaafid wuxuu ka mid yahay cayayaanka ku soo dhex koray dhiiqadan ee aan hore dowlad Soomaaliyeed ula soo jaanqaadin, ee iska dhigaya saxafi isagoo waligii aanan saxafinimo iyo wax u dhow toona baran.*
Ninkan kuma raacsanin waxa uu ka hadleya. Isaaq maxaa loo xasuuqey? Hadii aan Somali qabiil u dagaalamin? Shekadaadan mid soconeysaa ma'aha. Waxa maanta Somalia haysta waa cuqubadii Somalia ka geshey reer Somaliland, gaar ahaan reer Sheikh Isxaaq. Ama is diidsiiya ama garawsada. Somaliland dib ugu soo joqon meyso Somalia. Somalidiina kale midooba oo is raali geliya.
He nailed it on the head💯 Salka meeshay ka qurunsantahay ooy dawlad walba oo Soomaliyeed u fashilmaysa waa Carta qashinki naloogusoo walaaqay by Somalia’s enemies, unless we correct those mistakes Somalia will be in this ilameereeso situation for a long time to come! A/hafid please make more interviews like this to wake our people up of our real problems, thank you and to your guest🙏🏽
“Insanity is doing the same thing over and over again and expecting different results”🇸🇴
That is what was is going right now
He tell our people true,
Meeshey ka Qurunsaneyd Sarta ayuu Ilaahay abaarsiiyey walaalkaan ,
He is very smart man, Subxaanallah ilaahoow isagoo kale noo badi si Fiican ayaa u darsay.
Ha la duceeyo walaalayaal Allaha naga aqbalee, Tiihii Nabi Muuse Qoomkiisa ayaa Soomaali helay, Ilaahay ha na daba Qabto.
I didn't agree his Idea because he mixed up the things, the war lords wasn't invited at Arta Conference. Halka Caqabad ee uu Runta kasheegay ayaa ah in aan laga dhaxlin dowladii hore wax documents ah ee laga Amba qaado, taasna waxaa eedeeda leh dowladii Caasimada ku dhex dagaalantay, waayo meyba dooneyn in ay ka tagto wax raad dowladnimo ah waxay doonayeen mudo kadib in ay soo laabtaan lkn wey la fogaatay, midaan ayaana dhacday, ee yaan la eedeyn Cid kale, teeda kale yaan la inkirin in soomaali qabiilo tahay hadba kii Dan lehna ku awr kacsado. Sidii aan u ekeyn ee aan Caalamka ula muuqanay ayaa naloogu dhisay dowladii Carta. Tusaale SSDF, SNM, USC, SDM, SPM, SSDF, SNF, IWM. Ma JAPUTI Ayaa inoo dhistay? Runta ka hadal maan laheyn waayo dadkeyga Somali ma gar qaataan lkn maanta rayigeyga waan sheegayaa dhibka Somali Heysta waa Reeraha Ka horyimid dowladii kacaanka, mar kalena ka horyimid tii Nabad & Nolol ee ku tiraabay waxaan dooneynaa inaan ridno Farmaajo. Wabillahi Towfiiq.
Wlhi Ninkaan waa aqli socdo wuxuu sheegaayo waa biyo Kama dhibcaan totally I agree with him 100%
👍👍👍👍
Runtii Waa aragti xoog badan lana fahmikaro.mahadsanid
Ninkan dhowr jeer ayaan dhegaystay waa xaqiiq in djibouti tahay meeshaan ka dhaqaaqi weysanahay
Runbadanaa wasax hadalkaas runtii waan la qabaa ustaadka
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waa runtaa maa shaa alaah runtaa mahadsenid
I agree 100% wuxuu hadalkisu sidii cigaal lakin marigaa maan fahmayn hadaad qaladkii dowlada somaliyeed gashay doonaysan horta aniga iga bilaaba kolku badbadinayay beelaha Harti somaliland dagga kolkassa umadii gadoodsanay lilmeeyeen oo jilbaha ku joogsadeen qoryahana iska wada dhiggeen . waan joogay hadalkanina sidiibu u dhacayaa i agree 100% inay wax ka jiraan cadalada iyo cudurka qabiil !!!!!! from saylac city
@@qwertyaserty8404 dadkan waxaa loo diyariyay sidii ay sida bahalaha isku cuni lahaayeen waligoodna sidaas bay ahaanay intay umada somaliyeed iyo wax aan jirin ka hadlayaan.
Somaliland dawladnimadu dadkay kacanta cidna inaga inooma talin wa sababta aynu kala dambaynta iyo nabada u haysano
Sax sax sax wllh nin kaan waa runtiis waanalla qalday waa sax wllh
aan isku dayno isbadal hadii aan wadnkeena rabno inuu noo hagaago
masha allah walhi ninkaani waa waxa loo bahan yahay
]
Masha Allah waa run aqli saliim ah cabdi xaafid please noo soo casun
Wllhi waa run illaahay
Soomaalida ha mideeyoo
Aamiin
Waa ku raacsanhy 100%100 kuligeena waa u riyaaqny lkn xageen ka bilownaa😢
Qof walba ha u share gareeyo qof walba u yaqaan fakirkaaan aad ayan ugu qancay dawada kahor inaan xanuunka iyo mesha uu ka bilawday aan fahano wa muhiim thanks masuul iyo tv ga
Masha Allah, ustaadka hadalkiisa waa sax, waana kuraacsanahay %, waa nin aqoon yahan ah oo caqli badan.
Masha Allah
War waligay ma arag qof yiraahda xal baan u hayaa dhibaatada dalkeena. Waa waxasnu sugaynay
Rabbi ha inoo dangerous Aamiin.
Mashalah qof oday ah oo somaliyeed oo caqli saliim ah leh odogan aya igu horeeya allah haku barakeeyo masuul dawlad wa shacabka ee madaxwene mahan
Cabdicasiis jzk laah kheyr,
Asc Cabdi xaafidoow Ninkaan waa professor Qaali Ah xaguu joogaa waan Salaamay waxaan Deganahay d'Jabouti
Somali danteeda garanwayday kolba darbi haxagxagato
Anagaa cadaynayna in aad qabiil isku dooxdeen ee wll wixii hore daad haqaado ee hadda tashada
Malinti shirka Carta lsgu qabtay waxan qabay fikirka ninkan ka sheekanayo.illahay khayr haziiyo.from borame
MW Cabdi Qasim ha la tuso video-haan si uu u faalleeyo.
A s c w. Walal. Qeyb kale. Kasoo. Samey. Ninkan. Waa. Nin xikmad iyo. Aqoon. Badan kujirta. Adigoo. Raali ah. Inoogu faaiidey. Qeyr. Insha Alaah
WAA HADAL XAQIIQA MAASHA ALLAH
Dawalnimadii dadaka xanar degan ayaa qaatay oo u hatsta dawlnimo somaliyeed
Somlidii kalena gobladii ay u dhasheen ayay ku xayiran yihiiiin
Asc subax wanagsan madaxweynaha mustaqbalka abdihafid iyo asaxabta britsomali TV.
Barnamijyadaada arimaha bulshada aad Baan ugu xiraa waad ku mahad santahay waxbadan Baan kaa faaidey❤
Well done brother
Asc soomaaliyeey maansha allah waa wax garad ee haruub daatay hambadiisaa la qabtaa ee halaysdabo qabto wixii lga kaco waa hurdo laga toosay ee soomaaliyeey TOOSOO ISKU TIIRSA ASTAQ FAARTANA BADIYA ILAAHAY SW WAA QAFUURRAXIIM
Waa runriis waa ku raacsanahay, dowlad soomaaliyeed oo si dhab ay soomaali ugu shaqeysa ma ahan hada soomaaliya waxaa ka jira company shisheeya u shaqeeya
waa xaqii dhaba ninkani waxabada buu ogyahay waad mahadsantah wllo
100% ayaan aaminsanaa fikurkiisa oo aan aaminsanahay, waana runtii, Carta soomaalida layliskii ay udirtay ayay wali kashaqaynaysaa illaa hadda.
Waa jabuuti
Waa Sax ❤️ %%%%
hawiye guul u arkaan inay wadankii bur buriyeen somaali kale shaqo iyo shuqul maku lahan reerkayga dowlad marabaan mooriyaanimada lee noogu baxda runta xanuun waaye
Yaa farmaajo ku dheganaa yaa kursiga ka tuuray oo markii doorsho lagu heshiiyo yaa diyaarado inta raaco dawoldo shisheeye ka soo amar qaadan jiray??arinkaan qabiil wuu ka weyn yahay waa siyaasiyiin danley ah oo gooban una shaqeeya shisheey...rabi umadaan ha ugargaaro xalane ayaa dalkan laga xukumaa gafuurduub iyo siyaasiba aygaa ka dambeeya
ALLA'AHAYOW Falastininta Lubnan Somalia Yemen Syria ugargaar yaa ALLA'AH.
I am impressed this individual
Well Said thnk U sir keep Goin,Subxaanallaah
Hada mxa xal ah sir xage wx laga bila hada? Thnk
Asc Illaahay haku barakeeyo cabdi xafiid wcyi gelinta aad wado haday soomaali sadaa intooda badani noqon lahaayeen wax badan baa inoo hagaagi lahaa ilaahay wadan keena haynoo wanaajiyo
*WAAR NINKANI WAXBADAN BAABAN KA FAIDEY AAN HOREYNA U TUHUNSANA THNKS*
You are correct
Maansha Alaah waa nin wax fahamsan ee soomaali ha fahmto artitaa
Abdihafiid brother ninkaan odaygaal Abdiasiis Takar wuxuu ka hadlay xaqiiqda jirta ilaaheey ha noo xafido runtii raga noocaan ah waa kuwa badbaadin karo qarankeena
Guulayso takar adiga oo kale ale ha noo badiyo waa sax warkaadu
That is very true! All system is wrong and it takes long time to fix.
Ninkaan waaruntiis wuxuukahalaayo Waa sax waxaaloobahanyaha dad asgookala ah oo xalka raadiya
Somaliya waxay ka soconladahay waa rajiimka ka taliyo jabuuti imaanka alle haka qaadee
MWayne xasan wuxuu u baahan yahay inuu qaato bil nasasho ah
Hada kahor maqalnay madaxa buro uga taal alaah hanaga qabtee
Yes waa nunta aqonyahanka please madaaxda ha la sheeyan
Inkastoo khaladaad jiro laakiin hadda sow dowladnimo buuxda oo adduunkuna taageero een haysano kuuma muuqato mudane.
Weliba hada waxaan isku qancinaa meelfog baa laga keenay❤❤❤❤
Waa rutiis. Meel dowlad jirto maleh. Laan kasta at qolo waliba ay labaxdo. Dowlad kama jirto. Nin waliba waxa u raa dinayo . In la dha ho. Madax weyne. Iyo in uu jeeb ka buux sado .
Ninkan khayr illahay ha ka sooye wlllow ninkan soo badi waraysigiisa
Waa runtii majirin dagaal qabiil
Waa run ree puntland ahay ilaa 1991 dadki kofur kayimi degan halqof qabiil awgii lo dilay ma arkin
Ina cumar geele ma doonayo in ay
Somaliya ha gaagto oo waan ognay
Hadana iskama jirayno cadawgaas
Waa beentaa Waxaa ku eedaynaysaa caqli la’aanta aad ku heshiin weydeen
Qof caqli le qofkale ma eedeeyo. Ina gele intii awoodiisa ahayd uu isku dayay…..
👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿❤️❤️❤️
Wllhi familyga aan ka soo jeedo inaysan ku jirin dagaalka sokeeye ee ka dhacay dalkayg 😢
waa runtiis
Masha Allah hadiiba xalka la ogyey maxaa loo sii fadhiyaa
Ninkan odeyga ah fikirkiisa kuma raacsani waayoo dowladnimada wey soo kabaneysaa balse meesha ay ka dhunineyso ma ahan hay'adaha ee waa hogaamiye goboleedyada qaarkood oo badeley hogaamiyo meleeshiyaadkii adeer namaste marin habaabin kartid😊
Wllhi wa run wa ina baarnamish gaar ah wa inu odeygani udiyarisan
Nidaamkii uu Nebi Mohamed ku dhisay islaamka baaxadda weyn gaaray, ayaan gees marnay.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waaa runtii saragiisha somalia nin aan tobobar marin ayaa noqda sargaal iyago Europa jooga ayay qaatan mishaar
Ninkaasi.aqoonyahanka.meesha.waxa.ka.qaldan.yihiin.ayuu
Sheegay.ismaaciil.geele
Ma.doonayo.soomaliya.dhisanto
Hadii ay Somaliya iyo Somaliland ay dhisantoo, cid Djabouti joogi doontaa ma jirto, waayo waa jahanamad aduunka.
Bal hada arka markeey Ethiopia tidhi Somaliland ayaan aqoonsaneynaa, Djabouti ,Mr. Geeleh wuu waasheey.
Waa runtiis ninkaan waayo rukunkii dawladnimo ma jirto meeshii dawlad aan ka heli lahayeen away
Kacdoon nabadadeed waa xalka kaliya siday aniga ila tahay.
Dowladi kacaanka waxaa riday kacdoon hubaysan weyna ka awood badnayd tan maanta .. kacdoonku noocuu ahaadaba waa inuu kulaylku qifwalboo naga mida taabtaa inta ka horeysa waa shimbirayahow heesa❤
Majeerteen iyo habargidir waligood madaxweyne somalia waa ka xaaraan sababtoo ah mucaarad ayeey ka doorteen dooladnimo ma fahantay
Mj maxay kaaga baahan yihiin dal wey leyihiin
Waad banjarteen
Saa umad ku aqoon xag xaganee
Laandheere Libax: Maxad oga reentry ABGAAL 😂😂😂 OO MJ
aan shaqo iyo Maamulka ku jirina ogu dartey? Xaq kamad shaqeyn
Sidey ahato waxa dan iyo horumar no ah WADA SHAQEYN hadi kale
Reera walba degankooda haku
Akadan.
Qabyaladii idin qaday idinma dhigta oo ma qabiil dartiis ayad umurmeysan. Maxad kafa,idan qabiil iyo qabyalad. Waxa ad kaligiin kafaaidan maxa waya oo dadka kale ay kawayeen. Somalida laadheeraha ah wadanka may All-shabab kasaaran hadey laandheera nimadoda wax tareysa.
@AA-ze7zk abgaal unukaa leh ratiga hore radiga yar saan qaadkiisa weye hadaan kooynay
@Junanilll kkkkkk
Waa in labilaabaa kacdoonkaas
👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽👍🏽👍🏽
Qabyaalad Iyo Aqoon yari ayaa lagaaray Somalia qabyaaladu ma jabuuti bay katimi
If the country is intact without being leased or sold to outsiders, your decision will be something that needs to be tested. But the whole region is sold how can this be done.
علي ألله
Waad asiibtey lakin lakin kuwa xukunka haysta umajedan xalka , dantoda ayey fiirsanayaan shaqsi, allah ayaa kula xisaabtami malinta qiyamaha
Fikrad sare oo run Ku dhisan. Ha la sii wado. Yaan la caajisin.
MW kasta u fiirso
Aqlika fiyuuw waa kaas
Abdihafid will qisadii mariya ee ad wareysiga kaqaadey norwey wilka loga qatey ee markamada yurub magdhawga siisey maxa cinwaan u ahaa ma igu caawinkartaa plzz
Salaan sare wariye ruugcaada Abdihafid iyo Aqoonyahanka Somaliyeed Abdiaziz iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.
Somaliya meesha ay ka qudhuntay wa federaal qabyaaladaysan oo dawladnimo haba yaraate shaqa ku lahayn
Wallahi ninkan waruntesa dowladnima somaliya waxa loo disaye qabka awrka ama ratiga macsarada loguu sheedo oo daab ah
Halka meel ay Somali ka dhaqaaqi la'dahay waa CAQLIYADA QABIILKA ee aan dhowrsashada laheyn, waxaana uu dhaawac weyn uu u geystay shaqaiyada qofka Soomaaliga, kama hadlayo inta yar ee ALLE ka badbaadshay laakiin aad ayuu noo dhaawacay dhan walba waxaana uu naga tiray aragtidi guud ee qaranimada . Xaafad ku nool ayuu naga dhigay
Salaada halka ay ka xidhmi la,dahay waa shirkii carta dad badan baa uqaba ismaaciil cumar geele inuu yahay wll somaliyeed lkn wlhi waa cadow somaaliyed
Somalia ma hashinin sharci aduunka ayaa haya!
Aawey dadki kacdonka samen laha dhaman cudur qabiil aya kuwada dhacay mid hawiye ah hdi madaxwene noqdo mid kalo reerkisa aya qaladkisa Ku tageera mid darood isagana mid kalo darood aya xabadka u garaacanaya koley Somali wxn dhihi laha ilahy caqliga ha ino sowada celiyo dhamanteyna 😢😢
Tani waala Bireerey ama wey dhimatey Finish rajo maleh. Jiz'klh
Asc
Waxaan u baahanahay waa waxa uu ninkani kahadlayo waana xaqiiq in uu yahay nin waxfahansan dalkaa kuubaahan adiga iyo kuwa kulamid ah please be president in Somalia or advicer president I like the way you are talking
Waa runtaa laakiin mid ogoow
Abaayo kuwaan hada madaxda sheganaaya gaalo ayaa wadata
Allaah hanaga qabto marabaan qof nadiif ah o umada wax uqabanaaya yuhuud wadata allaah nagaga qabto in xoog looga qaado masheegin
Asc brother and sister ninkaan waa ku raacsanahey ani wax soo kordhaayo oo wanaag ah ma jirto aas aas dowladnimo ma jirto . hoos ka dhiskii aa maqan . Jiz'klh
Markasta denbiilayaasha baa na hor boodaya meeshii ay ahayd in denbiilayaasha la xiro iyagii ayaa waxla weydiinayaa.
Maa.ul koboleedada la sameeyey anigoon siyaasad wax ka ogayn ayaan idhi waa sidii umada soomaaliyeed laysugu daba jaro
Xaqiiq hadalka aqoonyahanka cudurka kansarkaah waashirii Carta masiibadii soomaaliya
Somaliland Dawladbay ahayd lakin waxakale Somalia weeye
Isaaq dabacarar waa dawlad la,aan isaga hara maanta ayaa toosteen wllo Allhaydiin hagaajiyo tiina Anaguna meesheena Xuman majirto
*C/Xaafid wuxuu ka mid yahay cayayaanka ku soo dhex koray dhiiqadan ee aan hore dowlad Soomaaliyeed ula soo jaanqaadin, ee iska dhigaya saxafi isagoo waligii aanan saxafinimo iyo wax u dhow toona baran.*
Soomaliya iyo man utd waysku mid😮😮😮
Ninkan kuma raacsanin waxa uu ka hadleya. Isaaq maxaa loo xasuuqey? Hadii aan Somali qabiil u dagaalamin?
Shekadaadan mid soconeysaa ma'aha.
Waxa maanta Somalia haysta waa cuqubadii Somalia ka geshey reer Somaliland, gaar ahaan reer Sheikh Isxaaq. Ama is diidsiiya ama garawsada.
Somaliland dib ugu soo joqon meyso Somalia.
Somalidiina kale midooba oo is raali geliya.
Edeer maaxaatiiriih daarood waax maadiiliin miiyaatiiriih inaasiiyaad baaree iyo saaraakiishii daarood oo daadka xaasuukhaahay maa shiikhaal baay Ahaayeen waacaal iyo waa jiidaal kaama soo raayaan daacaa khuuruunka uu kuuhaalaayoh.
Been weeye arrinkaas, XSHM waxa uu dhaxlay dawlad haykal hufan leh lkn asagu mooryaan u yaqaannay
M.a welegeey madhegeeysan nin aan ugafarxad badanahay
Waa runriis, hadaad si dhab u oo qotodheer u baartifd, waxaa cad inay dhamaan siyaasiyiinta aysan lahayn damiir 1 wadaninimo 2- maka xishoodaan kala qeybinta shacabka markay dantood raadinayaa 3- kama yaxyaxaan inay shisheeya ka farxiyaan iyagoo ka niyad jabinaya dadka soomaaliyeed 4- malaha hamiga ay horimar la taabankaro oo waxtarleh dadka ugu qabtaan 5-MA JIRO QABWEYNI KA MUUQATA OO AH INAY TARIIQWANAGSAN KA TAGAAN, 6- MALAHAN DAMIIR MUUQDA OO AY WAX UGU TARAYAAN DADKA TABAR DARAN EE AY MADAXOODA WAXKU QAATAAN, 7- MALAHAN DAMIIR CAD OO AY DHALINYARADA CIIDAMADA KU BIIREY AY UGU SAMEYNAYAAN DHIIRIGELIN, HORUMARKA IYO ISLA XISAABTAN DHAN
8- MALLAHN HAN AY SI DHAB UGU WADA SHAQEEYAAN DALKOODA IYO SADKOOD IYAGOO KA TANAASULAYA BAAHIYAHOOD GAARKA, QABYAALADIYO IYO KICINTA ISKU DIRKA QABAILADA
9- MALAHA AHMIYADA DHAB OO LAGU HORAMARINAYO DADKA BAAHIYA GAARKAA QABA, ,BARAKACAYAASHA, DADKA HOY LA'AANTA AH
10 - SIYAASIYIINTA SOOMAALIYEED WAXAY KA SIMAN YAHIIN, QABYAALADA OO AY DANTOOD KU RAADSADAAN MARKAY MIDKOOD U DAREEMO INUU BOOS WAAYE,. WAXAY KA SIMAN YAHIIN, INAYSAN CADOWGOODA SHISHEEYA U ADEEGAAN, WAXAY KA SIMAN YAHIIN, INAY SHARAFTOOD AY KU BADESHAAN SIDAY SHACABKA HANTDIISA AY U TABCAN LAHAAYEEN GURYO ITO MEELXAARAAN, U BARAKICIN LAHAAYEEN KUNOOL HANTIDI QARANKU U LAHAA IYAGOO GURI KALE AH , ISLAMRKAAS AY DIB U XARAASHTAAN SI AY U QAATAAN LACAGTA KASOO BAXDA, WAXAY KA SIMAN YAHIIN INAY KULIGOOD WADA RABAAN INAY MADAXWEYNE WADA NOQDAAN, XATAA HADUU TUULO YAR OO DEKAD, AMA LAAMI MARO UU HELIKARO, ISAGOO AAN CIDKALE WAXBA U TAREYN NAFTIISA MOOYEE
cabdixafiidoow anigu waxaan ahay hawe weeyxaqireen kuwa yiri qabiil ayaa loodoortay eedumineyaasha soomaaliyeed udood
99✅