Xog Cirro oo Qaaday Talaabo Itoobiya ka xanaaqday iyo Safaaradii SL oo La xidhay? Arimo Qarsoon?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 янв 2025

Комментарии • 86

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 2 дня назад +6

    ❤Habarajecalo illaahaya idina barakeeya qarankii waxaa u gacana geliseena huwantii yusar harti Caano ka Caba hadaba

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 2 дня назад

      Sicii geesaha lahayow xaalka reerkagu waa maxaanu cuna

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 дня назад

      @@xaqudirir244God aya ku rideen lkn anagu Alx xiLkii haduu naga wareegay isha ayuunbaan ka daawanaynaa, ee codkaagu wuxuu jaray midhaheeda guro sxb

  • @nathra7351
    @nathra7351 2 дня назад +3

    Ciro waa faqash ilaahay hayna qabto ishalah

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 2 дня назад +9

    Somalland halis bay ku jirtaaye waa in fadhiga Laga kaco

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 День назад

    Xasan sh iyo geele alle ayaanu idinka dacweynay alle alle idin qabay

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 2 дня назад +9

    War odaygan jilicsan umadu maxay ka eeganayaan reer somalilnd maxaa haysta wadani faqash down

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 дня назад +1

    Maxaanagagalay itoobiya anagu m.c.ciro ayaan anagu dooranay jidkuunaguhagana waan kutaageersanahay

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 дня назад +4

    Somalilaan ilahay Ayaa u maqan 😮😮

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 дня назад +1

    Waxas baanu garanaynay in wadani dalka ku wado good dheer

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 дня назад +1

    Wadani iyo Ciro Qarankii wuu la Anbaday.

  • @AshaQaalib
    @AshaQaalib 2 дня назад +2

    ALLOW SAHAL AMUURAHA.

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 2 дня назад +1

    Waa wixii wadani looga digayay in dalka loo dhiibo ciro

  • @AhmedIbrahim-kd3gt
    @AhmedIbrahim-kd3gt День назад +1

    Kan yare wariya iska dhigaya fahaankisa aya iska kobaan sorry my freind beenta iyo isku diirka umada kala fadhiiso jahiil baa tahay. Muuse Biixiga sool iyo meelkasta lagaso eeryay ayaad noo faaninaysa😂😂😂😂😂 ordaye 😂😂😂😂fayfley😂😂😂

  • @munirkh
    @munirkh 2 дня назад +2

    Wadankeena aynu ilaashano oo u midowdo danteena. Meel inaga dhiga kala qeybsanaanta iyo warxuma tashiilka. Iga qora nin weyn oo wax badan akhriya Ayaan ahey waligeed sida hada somaliland loogu soo jeedo looguma soo jeesan. Tan kale ogaada somaliland iyo Ethiopia arin baa meel u yaal. Ethiopia hawlo ciidan ayey iska dhameeneysa oo dhinaca somalia ah, waaney ka adkaatey Xasan oo Wuu is dhiibey.

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 дня назад +1

    Subxanlaahi waak somaliland ciro ka wariy ahy soo digi landhan ciro iyo aderka xaashi Xaashi waa ixtisaam iyo xirsi manaraban in Somaliland lactirafo waxay rabaa in lacaghay aduunka siinaya Somalia la dhuugaan shacabka rer Somaliland ku hayan bogaska ciro isaga waa faqash oo waxu raba in oo ka dhigo somaliland maamul gobaladay marka shacaboo idinka doortay dooladsny faqasha ahy ka co difaac qarank guul Somaliland guul ciidanka qarank guul ciidank madaniga ahy❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 дня назад +1

    Bismilahi raxamani rixiim warku xumaa ilahayow naga qabo faqash ileyn waxa kugu daran faqash dooro hayaan somalilaan haloo kaco 😢😢😢😮😮😮

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 2 дня назад +1

    Ruuuuun xaqiiq kusocda walaloyaal 👋

  • @sahraismail610
    @sahraismail610 2 дня назад +1

    ilahayow naga qabo dadka kashaqeyna in somamlinad dal madaxbanan noqonin dawladan oqonsigi somamlinad ayey dib usocelinaysa muuse bixii sidi ictirafka lohelilaha ayu racdo ugalay wale geesi qaran ayu ahaa alle haku barakeyo

    • @maxamuudxasan261
      @maxamuudxasan261 2 дня назад

      Dalka waa lakala leeyahay sxb. Markuu garxajis doono uu ku kaxaynayaa waxbana ka tari maysid ee sida xaawalayda u barooro.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 2 дня назад

      Dad aan ictiraafba rabin buu u daalay haday rabaan way soo celin lahaayeen muuse

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 2 дня назад

    Ciro wuxuu soo celiyay badii muuse ibinayay xabashigu wakaas laynaya shicibkeni ku noola reserve area ka waran kiiyo aad inasoo dhex dahisana yaahu

  • @WardaMaxamed-m9w
    @WardaMaxamed-m9w 2 дня назад

    𝑨𝒍𝒍𝒂𝒘 𝒔𝒊𝒅𝒊𝒊 𝒓𝒐𝒐𝒏🤲

  • @MoamxedSicid
    @MoamxedSicid День назад

    Abtigay xabishada buufi 😅😅😅😅😅

  • @yusufahmedsaid2038
    @yusufahmedsaid2038 2 дня назад

    Run mar Hadii Somalia inay bixiso Heshiis ku yihiin ciro sax Ethiopia oo yarayn doonta xidhi doonta kaalmadii tababaradii ciidanka Qaranka sland sax.. Ciro wuxuu rabay hel in Somaliland noqoto qayb Somalia ah alle haransiin waa 33.5 sano soo duu duub sland

  • @suleekhacabdilahi8
    @suleekhacabdilahi8 2 дня назад

    Asc somaliland waan joga un moyane niyad uma hayo somaliland niyad waxan u hayay maalinti geesigi cadowga somaliland kaga ooyiyay joogay balse maanta waan kudhex nolahy moye waan ka niyad jabay somaliland 🤷‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 2 дня назад

    Maxaa talo ah reer sheikh isaxaaqow

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 дня назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    Waxan dhahayaa aqoonsiga somaliland ee dawladda ethiopia ma keenayaa kursigii jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa.

  • @siciidmagaalo1268
    @siciidmagaalo1268 2 дня назад

    Heshiisyada calamiga ah waddamada xuduuduhu iyo tirade oramada oo aad u soo badaneysa badaada iyo birigaaga ha soo dhaweysan wax aanad aqoon u LaHaye

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 День назад

    Itoobiya maba rabto inay aragto dowlad somali leedahay oo caalamka laga aqoonsanyahay,,somalia si guud waxay u aragtaa cadowga itoobiya markaa iyadu makala jecla somaliland iyo somalia 🇸🇴

  • @NouraAhmed-v9i
    @NouraAhmed-v9i День назад

    Meeshay doonaan ha geeyaan. Waanu ku xiiqnay ilaalinteeda iyo horumarkeeda somaliland somalilanders baa leh reer keliya malaha reer bariga lacag uun baa marta dadka iyo ciida ayay iibin haddi helaan cid ka iibsata 😮

  • @liinaali4231
    @liinaali4231 2 дня назад

    Ciro cilaaj sow maynu dooran wuxu u fadhiyaa soomaliya sidii 1988 mana aminsana sl ciro ama doona ama diida rer sl hoos tagte soomaliyee ha cabaadina

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 2 дня назад +1

    Wariye,wad,ogtahay,kumiye1,waxa,hogaaminayay, xirsi iyo xaashi,tana,yaa,hogaaminaya,2nin,maxaad,ciro,ugu,mashquulaysa,runta,waad,ogtahay,iyo, halkay,doonaysn,in,ay,xasangurguurte,xabaalaha,lafaqdan

  • @Mrkhadar555
    @Mrkhadar555 День назад

    Wadani 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 дня назад

    Ilaa la togto saladinta Somaliland arini hagagimayso

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 дня назад

    Somaliland waxay ku badbaadi kartaa Mucjiso Xaga ILAAHAY ka Timaada oo naga qabata dawladan Aan hankaba lahayn e iyadoo Dalkeedii iyo hantideedi gacanta ku haysata Aqoonsigina talaabooyin u jiro ka dooranaysa Inay gacmaha hoos dhigato meel Aan Dawladi ka jirin oo Xataa kuwii wax la lahaa ka wada tageen.

  • @mudiali719
    @mudiali719 2 дня назад

    Garxajis qori uqaado sxb warka jooji

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 дня назад

    Ala caloosha 😢 somalilaan sorry muuse biixi guul somalilaan cadowgeedo hajabo 💪 ❤❤❤

  • @XamseAxmed-c1u
    @XamseAxmed-c1u 2 дня назад

    Abi axmed wuxuu Rabay waxay ahayd siyaasad uu ku doonayay siduu soomaaliya uga haha lahaa wuxuu doonayo uu marking here ka waayay waanu helayaa

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 дня назад +1

    Reer soomaalilaanoow soo codkiinii maydaan eedin

    • @Mohamed-u2z-b8c
      @Mohamed-u2z-b8c 2 дня назад

      Alaylehe tanaa ah fartayda eeday Saw halyaygii kumaydaan doorsan dawlad huruda oo biyuhu hoos marayaan

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 2 дня назад

      Ciilan ba miusaa ku khasaaray dad aan loo hawl galin oon loo rafaadin mar isagoo dhalinyaro ah buu naftiisa u huray rasxo diiday hadana isagoo da gaadhay buu ugolalangalay raadinta ictiraafka markaasay ka doorteen mid aan habeen u haraadin Somaliland aanay waxba ku joogin

  • @Mohamed-u2z-b8c
    @Mohamed-u2z-b8c 2 дня назад

    Allah hayoow maxaa wax isku muuqmuuqda qaran jabweyaan haday taasi dhabawdo😢😢😢

  • @housseinfana5065
    @housseinfana5065 2 дня назад

    Ayan daaro

  • @AasiyaQurux-f6q
    @AasiyaQurux-f6q 2 дня назад

    Wllhi wixii la zheegayay waa run 2pilood muwada hayzan halkaazay wax marayaan ninkan ogaa ena xazuuqay mulu zocda wali walE muuze waa ildheera nin gu kaa wayn gu oaaz ka wayn la idhi wataa wixii muuze zheegayay dhaceen 😢😢

  • @lit7189
    @lit7189 2 дня назад

    Madaxawenah hadii casillo iiniti kabadan somaliland maqadiikarato Madaxawene ciiro waa cadawga uugu weyen somaliland leeyahayi

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 2 дня назад

    HABAR jeclooy ma taladii salaadiini ceel.afeyn.baa waxan Soo urayaa iyo fartiina ha nagu xidhina muusaba I'm na xidhaye

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 дня назад

    FADHIGA HA LAGA KACO WAXA MUUQATA INUU CIRO CIIR CIIR UU KA HOR YIMID ICTIRAAFKII JAMUURIYADA SOMALILAND EE

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 дня назад

    Allaylehe baga kugu duntay ciroow oo nacaladi kugu dhacday huwan iyo hadhaa faqashbaanu dooranay anigu madooran ee wixii doortaybaa hiifaya maanta😮😮😮😮😢😢😢

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 2 дня назад

    Waar wacan Heego Naasdheer DHEER Been Kama xishooto Waar heshiis jirey majirto Baarlamankuu muuse juudaan an marsiinlahaa.

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 дня назад

    Ma waxa La Arakay dad dalkooda la dagaalamaya dalkoodii yaab 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone 2 дня назад

    Madaxweyne Cirro ayey ku diriyaan shacabkiisa, kuwa warkan beenta ah faafinaaya!

  • @AbdirisakHasanahmed
    @AbdirisakHasanahmed 2 дня назад

    TAASI WAA MIDHIHII AY BEERTEEN SHACAB KA SOMALILAAND CABDIRAXMAANA WAA NIN DIPLOMAT AH WAXBA YAAN LAGAGA QOOMAMEYN AY SABATU TAHEY UMADA REER SOMALILAND MAYAQAANAAN QOFKA DANTOODU KU JIRTO UMANA MADAXBANAANA VOTE KOOGA SULAADIIN DANLEH BAA HAGEYSA XAQII UU LAHAA MUWADINKA CODBIXIYIHII WAANA TA KEENEYSA INAYNU GARANWEYNO 30 MEESHA HAYAANKEENU YAHEY

  • @siciidmagaalo1268
    @siciidmagaalo1268 2 дня назад

    Mareykan aad airport aad ka kieyso ayaa dhawan ku ixtiraafaya

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 дня назад

    Ciro talo xasan sheekh buu wads somaliland ha iska qabato wlaaahi hadii kale somaliland waa laga sheekayn

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 дня назад

    Somalilaan waxa helay nabsigii muuse biixi waxase yaab maxaa biyaha ku shubay dadkii oo dhan ee reer somalilaan 😮😮😮😮😮

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 дня назад

    Ada ka mid ah Yusuf kuwi Huwanta shilimaadka ka qatay

  • @Ayaan-t1x
    @Ayaan-t1x 2 дня назад

    Dadkan ku rumaysanaya een ku aqoon ayaan layaabey

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 2 дня назад

    Garxajisoow kursigii heshe qarankii mee 20cisho ayuub isku dhiibay

  • @NIMCOCABDIRAXMAAN-x6x
    @NIMCOCABDIRAXMAAN-x6x 2 дня назад

    MD.CIRRO HADUU SOMALIA LA HESHIIYO
    BADDANA UU KA KIREEYO ITOBIYA IYADA OO XAMAR AY GACAN KU LEEDAHAY SAXEEXA WLEE IN LOO YAABI
    OO KACDOON SHACBI DHACI😠

  • @aseejaahme4985
    @aseejaahme4985 День назад

    Kanyar waa munaafaq ha maqlina waxan waxba kama jiraan waa kuwa dagaalka kaga jira Hargeysa iyo maayir mooge inta isaaq daradyada ku dagaalamayo

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 День назад

    Ninku ma faqashbaa reer somaliland qasaare qasaare miyaa ragii rogmaday

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 дня назад

    Cirro somaliland wuu dumin haddi la iskagabanwayo

  • @Amina-e2l
    @Amina-e2l 2 дня назад

    Xogagal ada ka kow aha dhubatada somaliland dib udhaca ku yimi wxad ku jirta dadki somaliland cadowga ujabiyay ilahay ba idnkala xiisabtamya marxuumka ciro waxi dortay shacabki somaliland 34 sano rajadi ulaha sugayay harimarki bay good dhaar ku riidan ictiraf daba ma jirto mantay ugu dhawayd matna cadowgi Somalia jabuti dadkayagi xasuqay manta argagxiso nagu shagayo shacabkaygi xasuqay wa colada ciro Ethiopia la galay seyasad xumadisa isaaq wxan ushagaya inta muqdisho jabuti lagu gaaraci laha Ethiopia ha ku darsaman kolyba somaliland way burburaysa moragan dadki seyad bara qabsan doona 🥲🥲🥲

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 2 дня назад

    Waar diblumaasiyaddaaba dhacdaye faqashtan dalka qabsatay Somaliland god dheer ayey ku riddaye ee halloo gurmado dalka oo fadhiga ha laga kaco!!!!!!!!!.

  • @guushaproduction6592
    @guushaproduction6592 2 дня назад

    Dadkii qabiil ku indho tirey ka xaaxabi idinka huwan doortayee

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 2 дня назад

    Somliland ictiraafkii ma maamul gobaleed bilaa sharaf ku tagay.xamar miyuu noqday

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 дня назад

      MaamuL goboleed yaa Loo yahay, dastuurka somalia ma qorayo inay woqooyi tahay maamuL goboleed waayo woqooyi waa meeshii la midowday xeerka caalamiga ah ayaan ogoLayn. Koonfur ayaa loo arkaa ayaga

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 дня назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa dawladda etthiopia waxa ku kallifay dawladda somalia oo heshiikii turkiga ay wadagaleen.
    2.0. Haddaba heshiiskii dawladda ethiopia iyo somaliland ee MoU waxa meesha ka saarrey heshiiska dawladda ethiopia iyo somalia ee iyo madaxweynaha turkigaee lagu qabtey dalka turkiga.
    3.0. Madaxweynaha turkigu wuxuu ka diiday R/W dalka ethiopia da aqoonsiga somaliland uu sheegey waxanu u sheegay inaanu xaq u lahayn arrintassi.
    4.0. Wuxuu u sheegay madaxweynaha turkigu inaanu ahayn UN General Assembly ee shaqadaasi lahayd.
    5.0. Madaxweynaha turkigu wuxuu u sheegay xasan sheekh maxamuud inay dawladda ethiopia xaq u leedahay inay badda gasho.
    6.0. Wuxuu u sheegay inuu siiyo meel ku habboon oo ay dekedda ganacsiga ka dhigato sida hobyo iyo marka caddey oo ku taalla infian ocean.
    7.0. Wuxuu mafaxweynaha turkigu u sheegay R/W dawladda ethiopia inuu u dhusayo dekedda gannacsiga iyo weliba waddooyinka ku xidhaya dalka ethiopia dhaqaalahana uu isagu bixinayo.
    8.0. Madaxweyne xasan sheekh maxamuud wuxuu oggolaaday dekedda ganacsiga waxasnu ka diiday saldhigga ciidanka badda dawladda ethiopia.
    9.0. Heshiiskii dawladda ethiopia iyo somalia ee turkiga waxa isagana meesha ka saarrey hadalkii madaxweynaha faransiiska.
    10.0. Madaxweynaha faransiisku wuxuu la kulmay madaxweynaha djibouti.
    11.0. Ka bacdi wuxuu tegay dalka ethiopia waxanu la kulmay R/W dalka ethiopia.
    12.0. Arrintii waxay ku dhammaattey madaxweynaha faransiisku oo dhahay ciidanka badda ethiopia waxay u baahan yihiin in badda cas cagaha loo gelliyo oo kelliyaatta.
    13.0. Wuxuu caddeeyey xattaa inaan loo baahneyn saldhigga ciidanka badda ethiopia.
    14.0. Badda cas haddaba waa xaggee?
    Badda cas waxay ka billaabantaa baabul mandab oo ah marinka murugada.
    15.0. Waxa xidhay xuutiyiinta yementa oo ka joojiyey socodka maraakiibta reer galbeedka oo dhan.
    16.0. Waxa dhinaca koonfureed kaga beegan dawladda djibouti oo kelliyaata.
    17.0. Madaxweynaha faransiisku waa sababta uu u tegay dalka djibouti iyo dalka ethiopia waxanu kala hadley artintaasi.
    18.0. Dawladda somalia waxay ku dhacdaa badweynta hindiya. ( Indian ocean) shaqana kuma laha badda cas.
    19.0. Dawladda somaliland waxay ku dhacdaa gacanka cadmeed (gulf of aden). Shaqana kuma laha badda cas.
    20.0. Dawladda faransiisku waxay siisay dalka ethiopia hubka casriga ah waxana ka mid ah:
    A). 25 dayuuradood oo miraaj ah.
    B). 25 dayuuradood oo helicopter.
    C). 35 dayiirsdood oon duuliyaha lahayn oo casriga ah.
    D). Gantaalada ridada dheer ee meelo fog wax ka duqeeya.
    E). Waxay ugu ballan qaadday mallaayiin doollar oo ciidamada iyo dalja ethiopia lagu horumarinayo.
    21.0. Dawladda ethiopia ma dooneyso dekedda ganacsiga ka shaqayssta umana baahna.
    22.0. Dawlad ciidanka badda ee ethiopia.

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 2 дня назад

    Waar ninku waa Bartire Ciro lahaanineen waa Bartire ninku feejige ulahaada

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 дня назад

    Reer Somaliland abaaLkood ayaa helay gacantooda ayey isku gawraceen ciqaab ayaa ku socota walee, qaranku Muuse biixi ayuu raacay, rer somaliland waxay ucodeeyeen ciro keliya ma ahayn ee xitaa hantoodii iyo dalkoodii way wareejiyeen koonfur ayeynu kuwareejiyeen.

  • @KuyuuriKuyuuri
    @KuyuuriKuyuuri 2 дня назад

    ilahow Cadawga somaliland Ee dhanwalba ah garb Uga noqo

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 2 дня назад

    Reer wadaniyoow ma dawladiinii baa waxan sidaa noqday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 дня назад

    Dalkan waxba lagama qabankaro wanu gacangalay qasaraha walobadheedhay muuse me shicibka duliya ay qudhun

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 2 дня назад

    waxaas lama aqbali karo

  • @MaxameddeeqMuxumadqaybdi-jx1op
    @MaxameddeeqMuxumadqaybdi-jx1op 2 дня назад

    Haku wasto oromo hanala sogalin Ethiopia nag nag dhallay

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 2 дня назад

    Waar beenta jooji

  • @KhadraJama-x5i
    @KhadraJama-x5i 2 дня назад

    waar naga aamu duliyohow waxun allah ku saarye beenaale yohow

  • @BulXAnJ
    @BulXAnJ День назад

    Beenale beeenale

  • @ابوعاليهالهاشمي
    @ابوعاليهالهاشمي 2 дня назад

    Aqoonsigee adiga waad iska riyootaa ma istiri

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 дня назад

      Qof xanuunsan aya tahay umad somaliyeed horumarkood ayaa dhibaato kugu ah, inaanu ku diLno ayaad rabtaa intaanu marada Buluuga ah kula qaadano oo kurka kaa goyno, taas ayaa rabtaa, adeerr hadaan aqoonsi helno dhibaato ayaanu kaala tagnay iyo Lugooyo ee caano kaalamaanu tegin. Intaynu wada joognana dowladnimo aad ku nuursato helimaysid anagaa diidan midaas oo fikir kale xambaarsan