Markii xukuumadii hore joogtay waxaad na siin jiray war ka duwan kan hada aad noo sheegayso Isbadalka wararkaagu Waxay na barayaan qofka aad ahayd iyo xaqiiqada arabsiyo news waxay ka aaminsantay qadiyada somalland
War niyow berbera,baabil,iyo maka waa sadexda meelood ee atmos fiyeerka laga galee ama hawada dayax gacmeedku adeegsadee maxey dowladu cashuur uga qaadi weydey se maxey dadka ugu qancineysaa
Ma fahmin ba sir halis noocma ah ayey midowga africa qarxisay waan taageersanahay bay tiri heshiiska itoopia iyo somalia waxay ku heshiiyeena lama garanayo
Jsl guul iyo citiraf ilaahay swt
Ku galladay o an cidi hor
Joogsan karin almdllah
guul qaranka soomaaliland
Asc. Soomaaliland. Wadani. Ama ciro muxuu. Uga. Hadli. Laayey. ??? Ma. Wuxuu. Rabea. In. Xirsi iibiyo. Umada. Reer. Soomaaliland???? Mise. Horumarka. Umada. Reer soomaaliland??? Soomaaliland. Kac kac ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@@guledjirde2818 Somaliland waykudaysay amadiid amadoon maxaaqar soon
Wadan african ah oo kudhivi kara malahan wadankasta wuxuu leeyahay kooxo raba inay kago aan
Kii faraway nalasoogala farahaan lagalaynaa Somalia waa 1 qabiil gooni ah oo dowlad noqonkara malahan
Cirro waa niin buuka xanunka dimirka buu qaaba ninku madaama Allow kaqaabo wadanka waa iin madaaxa lagatogta isagio xirsi waa labaa khayiin
Badda Somaliland gor Gortan ma gasho. Oramo na waa ka xaaraan.
Markii xukuumadii hore joogtay waxaad na siin jiray war ka duwan kan hada aad noo sheegayso
Isbadalka wararkaagu
Waxay na barayaan qofka aad ahayd iyo xaqiiqada arabsiyo news waxay ka aaminsantay qadiyada somalland
Muito triste Sudão Somália Etiópia Eritreia unidos é melhor por defender
❤😂🎉😢😢😮😅😅😅
Allah allah ya allah allah ajudar proteja Sudão Somália Etiópia Congo allah allah ya allah allah
War niyow berbera,baabil,iyo maka waa sadexda meelood ee atmos fiyeerka laga galee ama hawada dayax gacmeedku adeegsadee maxey dowladu cashuur uga qaadi weydey se maxey dadka ugu qancineysaa
Wa layaab somaliland dhibaa luga hayaa Cid kasta wey usoo tafa xaydatay lkn Allan haysanaa
Yes, thank God🎉🎉🎉 qaraad kuniya ayaan noqoneyna .. milixdii wey dhamatey 😂🎉🎉🎉
Ma fahmin ba sir halis noocma ah ayey midowga africa qarxisay waan taageersanahay bay tiri heshiiska itoopia iyo somalia waxay ku heshiiyeena lama garanayo
Itoobiya wayka noqotay aqoonsigii Somaliland wayna soocelisay dublomasiyiin tii somaliland
Cirrona wuu aamusay
Waayaab xassan sheekh waa inagu dul ciyaaray
That’s it
@ markaa maxay uga noqotay Ethiopia? Ma ciro ayaa doonaya federal ka Somalia
@ haa Cirro iyo inta lashaysaaba waa rabaan marwalbana waa kuwiirabay maxaa wardrooms
Somaliland waa deg deg ujawabo.weyi arinkani hada socada
Mr.bada
Wadankii soomaalilaan mar qudh waxa kuhabsatay xukuumad maskaxiyan uxanuusanaysa oo dusheeda lagu loolamayo oo adoonaba kahuruda
Aqoonsigiina halkaasuu Kubaabaay waxaanahay dad inladulaysto mooyee aanwax noqonkarin
@LeylaWarsame-z4t waaloo yaabaa waxaaba shaki kajiraa masii jiridoontaa tani
@@FaadumoMaxmuud-qu9kh no waadhamaatay
Waa Markii labaad een jar iskatuurnay
Asc. Inaadeer. Xukumada. Ma. Hurudo. Ee. Waa. Wadani. Oo. Muuuqadisho. Looga. Taliyo. Aamusnaantan. Jabuuti. Uu. Xirsi. Xasanqoslaaye. Ina. Geele. Ay. Jabuuti. Ku. Kul. Mayaan. Waa. Sidii. Soomaaliland. Loo. Baabin. Lahaa. Inagaa. Waalideena. Dooraney. Ictisaam. Dabadhilif. Wadani sorry
Heshiis ma ahayn. Waxuu ahaa khiyaamo Abiy la helay Muse. Eebaa Somaliland ka bad baadiyey
MD Cirro waa siyaasi, aqoon leh oo inan yar uu san khiyaamayn Karin. Ciro badda Somaliland ka kirayn maayo Oramo. Shacabka Somaliland indhahoodu way furanyihiin. Dagaalna looma tilmaamo.
👍
Maxad nosheegtey Arrebiyo new