BAHO GARXAJIS WA FAKE WAATAN XAQIIQADU MAANTA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 222

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil День назад +4

    Suldaan cismaaN waa NIN QARAN LKN JAANBOIR WAA LA KIRAYSTAA OO ISAGA IYO KAN SARKHAANSANI WAXAY U SHAQEEYAAN DAROOD SHISHEEYE WEEYE ARAB WAA GEESI ISAAQ CID WAX KA QAADAYSAA Ma jirto GUUL SSB GUUL GUUL SOOMAALILAND CIIDANKA QARANKA GUUL ❤❤❤❤

  • @ConfusedDalmatian-qh4hg
    @ConfusedDalmatian-qh4hg День назад +21

    Wllo waridaadow naga raali noqo adigoo adigoo mucaarid ku,ah ciro ayaa hadana dad subeer awali kucaayaan gulayso lbx ❤❤ from awal❤

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 День назад +6

      Goormay caayeen been badinidaa waabay tageeraan waridaad ma tihid h awal beenta jooji mida kale mucarad uma aha jacayl uu h awal u qabo balse waa isagaa xor u ah cida uu taageerayo

    • @samoc5405
      @samoc5405 22 часа назад +3

      😂😂 halkeebey kucaayeen. Faji baad dhigeysaa waanu fahaney. Waa g36 naga jeedi dhuumaha miyaa. Kusoco waridaad ciidagale cashar udhig afkey kadhiloobeene

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 20 часов назад +3

      War gormay cayen. 😂😂😂

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 20 часов назад

      ​@@samoc5405 Aamus marwooy raga jiidaha fadhiya adigoo guriga hoos kasoxidhay afka haku taagine😂

    • @HajarDahir-m6f
      @HajarDahir-m6f 15 часов назад

      SUBEER AWAL MACAAYAAN WARIDAAD WAABAN KURAAXAYSANAA HADALADIISA CAD DHIDHIIBSO G36 BEENAALAYAAL DEYDEY AH AYAADTIHIIN

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh День назад +2

    WALEE CEEBAA KADHACDAY AWAARE BAHO GARXAJIS IYO JAAMBIIR WAA TAARIIKH WAXAANAY DABA SOCOTAA 2023 OO IYANA TAARIIKH KALE AH

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 День назад +8

    Weligey ma maqlin baho garxajis, waa sax siciid iyo Daauud waa sax

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 18 часов назад +4

    Yaa isku dirà dadka qaranka duminaya oo aan ahayn Garxajis taarikhda ayee idin gashay qaran dumis ee maamulka iska dhiiba ma wadi kartaan

  • @HajarDahir-m6f
    @HajarDahir-m6f 15 часов назад +2

    BEENTA JOOJIYA SUPER SUPEER AWAL WEYTAAGEERAAN WARIDAAD WAA HALYEY NOOLOW WARIDAADOW IDAACADA AANUDHAGEYSANO AYAADTAHAY NOOLOW INAADEER FROM NUUX ISMAACIIL

  • @FaysalSaleebaan-m7e
    @FaysalSaleebaan-m7e 6 часов назад

    Warey garxjis is goo aynu dalka saarnaybuu leeyahay ciidankii cidkasta lahaa ee dawclay iyo maatdi arab ee lagu soo duulay dhexbaan kahaye bal isgoo ladheho waxa naga celi kawaran baho grxjisna malaa mantay baxysàaa agu garxjisa waxan u naqaanaa daauud iyo siciid❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc День назад +10

    ALLAH hadaayee habaryoonis waa dad sharaf leh oo dhaqankii ku hadhay especially kuwa bari xiga

    • @naeemayusuf6464
      @naeemayusuf6464 День назад

      Waa run h. Yoonis waa rag goba oo tolkoodna xagxagan sida kuwa ka shaqeeya xumaanta isku dirka tolkooda kale reer sheekh isxaaq ee Ciidagale ka soo baxay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk День назад

      Garxaajis waa mid

  • @salmansufi7638
    @salmansufi7638 День назад +2

    والله ان ماتقول والفتنة بين القبائل سوف تسئل عنه في الاخره فتب الى الله واتق الله في ابناء عم وقبائل تكره بعضها بسببك!!!!

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط День назад +3

    Ilaahay. Haynaga. Qabto. Inta. Xun

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh День назад +2

    CIIDA GALE HABAARBAA KUDHACAY EE YAA HABAARAY 😅😅😅 DHAQAN AHAAN SIYAASAD AHAAN IYO BAABA LEESHIN AHAAN INTABA WAY UDHINTEEN OO WAY UBAABE,EEN😮😮😮😮

  • @Fihiima-b8f
    @Fihiima-b8f 18 часов назад +1

    Anaga maalinba magac yaro diciifa hanala soo hor fadhisanina wax baho garxajis la yidhaa majiree

  • @khaalidcarab1403
    @khaalidcarab1403 День назад +2

    Walalyal u duceeya in ilahay naxaristi janno ka warabiyo ardayada ku geeriyotey hargeisa gaar ahan school ka faarax oomaar . 😢

  • @AsmaAbdirisak
    @AsmaAbdirisak День назад +1

    Adiga muslimka isku dirkiiza rabbi hakaa soo gaadho bi idnillaahi kariim sharkaaga si sharafle alle hakaaga fadhiisiyo basar haku sameeyo aamiin. Namiimye aan namiimye kale la arag xasbunallaahu wanicma Al wakiil

    • @said1498ify
      @said1498ify День назад +3

      Runtu ma fantaa ninkani run buu sheegay Waxaanuu inoo soo gudbiyay runtu waxay tahay. Suldaankii guud baa hadlaya ee caaqil jaambiir waa lagu shubtaa oo waa laga hadliyaa.

    • @mahdiyamaxamuud4789
      @mahdiyamaxamuud4789 День назад

      Runey lagu diid😂​@@said1498ify

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 19 часов назад

      ​@@said1498ify Aamu badow yahow caadifada ayaa cirkaa kulamaraysee

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft День назад +2

    Adiga ayaa colaad somaliland ka kow ah ,in jambiir iyo cadegude waa laba nin oo faqash ay soo kiraysteen,suldaan cismaan ,isagoo caytamaya maan arag, lakiin jambiir iyo cadegude, basasin iyo dilaaliin aan dadkooda iyo dalkooda aan wax ka tari ,karayn,walee cabdi warabe ,ilahay jano fardowsa ha geyee ,waa sharaf iyo aqoon,wanaag ayuu nooga tegey,jambiir iyo cadegude maxay nooga tegeyaan,viva somaliland, iyo suldaan cismaan guuleyso

  • @axmedyaasiin613
    @axmedyaasiin613 День назад +2

    Baho garxajis waa isaxaaq iyo ciidagale oo isku bahaystay deegaanka ayaa la yidhaa baho garxajiso❤
    Mida kale ee aad leeday muxuu arab u noqon waayay baho ciidagale isagu waxaad u haysataa garxajis😂
    Habar jeclooy waxbaro ayaan kuugu taag waayay😅😅
    Nacas yaw waridaad ka waran garxajis waa laguu dhaamaaye😅😅

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 19 часов назад

      Waa badow wa ninkaa uniikiyaya Awal o guryahooda iskaga raaxaysanaya halka uu kadhamaan laayahay cidagle oo jiidaha fadhiya😂 wayaab

    • @minursa02
      @minursa02 19 часов назад +1

      Oo maxa idhiinku kalifeey is baheeysigaas ????, Mise waxa usabaab aah Gelii ad reeraha ka so diici jiirteen

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 День назад +1

    Guul Caawil Cismaan❤ guul Somaliland

  • @SayidCabdi-qn1wx
    @SayidCabdi-qn1wx День назад +3

    Garxajis sidiiumoodayay kursigu wuunoqonwaayay dabadeed wuu dawakhay

  • @LeeQasim
    @LeeQasim 15 часов назад +1

    Bah garxejis kubaabi,bu'isleyahay😂yusra harti.bah,garxejis wa bah yusra harti😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День назад +4

    WARIDADOOW ADIGA MAAD ADID DAGAALKA ALLA NABADU FIICANA

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 19 часов назад

      Qac😂 sidii dumarka ayuu guryaha kudhuunta markaazu afka kutaagaya rag jiidaha fadhiya

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn День назад +3

    FUTO CIDAGALE FALINSTIN YUSRA HARTI😂😂😂😂😂😂😂FAKASH JAMBIIR WAA YUSRA HARTI

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk День назад

      Dhadiga Isaaq tihiin waa garac hambo buule

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk День назад

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar hooydaa kaa tahay buule viva garxaaji

  • @cabdifataaxjaamac6527
    @cabdifataaxjaamac6527 День назад +3

    Waar baddan mxa ku galiyay niman iska kaa xiga ayay waxani ka dhexeysaaye

  • @mohamedabdi160
    @mohamedabdi160 20 часов назад +1

    Hooy garxajisow Sham on You ceeb taxall wa nasiki Bixii

  • @haanihaaroun2865
    @haanihaaroun2865 23 часа назад +1

    Warriye,hadan,ka,daba,geeyo,ninkan,wayn,waxa,rabaystay,xirsi

  • @AsmaAbdirisak
    @AsmaAbdirisak День назад +2

    Reer abtigay Gx36 abidkiiba way jireen waana jirayaan miyaad waalan

  • @ASAD-988
    @ASAD-988 День назад +3

    CIDA GALE GUN INTA KALE GOB AYAA HORE LOODHAHAY

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 День назад +5

    Jaanbiir waa qaran dhumis

  • @MuuseAamusane-ub8il
    @MuuseAamusane-ub8il День назад +2

    Siciid garxejis maahee daauud dheh waad khalkhaldantahee😡🤣

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 20 часов назад +1

    MAJIRTO WAX BAHO LAYIDHA MA IMIKA AYAD SAMAYSAY JANBIROW

  • @nabiihaxaashi5770
    @nabiihaxaashi5770 День назад +2

    Wa sax suldaan cismaan aya na matala jabiir wa adeerkay yacni isku jufo anu nahay lkn khaladkiisa ku raaci maaye ilaahay xaqa ha tuso o reer sheikh isaxaaq inmada ha fahansiiyo isaga iyo intii la mid ahba

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 17 часов назад +1

    Kuligood waa ictisaam kolba meel bay ka hadlan wawada faqash

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 День назад +1

    Borka iyo Suldan ku hadlayo Ina jaanbiir ha aamuso Waa munaafiq

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm День назад +2

    waridaad tv ❤❤❤

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 День назад +1

    Baho Garxajis waa run waa reerka Hargeysa iska leh
    Waa Ciidage iyo Isaxaaq
    Ciwaabkaaga hagaajiyo Wiilkaagan Habarjeclo
    Wax kafe la yidhaah ma jiro

  • @Abz65
    @Abz65 14 часов назад +1

    Suldan yu ka yahay Habar yonis???

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano День назад +3

    Buuuuuufi huwanta xaarmajo caaaaaaac xassan dhiiqo tuuuuuug tuuuuuug

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 День назад +1

    Zuldan Cisman Zuldan ka H.yonis ❤✨️

  • @MuuseAamusane-ub8il
    @MuuseAamusane-ub8il День назад +2

    Qamar suugaani ,liibaan alcadala, c/kariin axmed mooge ,cismaan cumar dool ,caaqil jaambiir ,baabulaahi intaasoo dhammaan ah ciidagale wAadkasoo horjeedsatey taasina waxey caddeynaysaa nacebkaaga🤔😶🤯🧐🧐🧐

    • @HilaacR
      @HilaacR День назад

      Mooge wuu taagera wax gadafana umu gaysan qamar arrintisu waa iska caddahay waa kicine iyo cusbonaysine magac.magacisu pro ka dhigiya hadal hayn uu magacisu kor ugu kaco buu raba.inta wax nolosha ka dhacay reeraha caydooda cadayste liita marka laga reebo dool oo isagu hooyo dhan cayaye.marka adigu maxa nolosha ka dhaca ku fanta oo tusale lagu daydo ku ahs

  • @MuuseAamusane-ub8il
    @MuuseAamusane-ub8il День назад +3

    War idaadow reerka ciida gale layidhaa wllhi aad baad u necebtey niyow iska daa qabyaalada😢😡😡😡😡

  • @CabdicabdilahiSports-y9n
    @CabdicabdilahiSports-y9n 22 часа назад +1

    Hadalka horta fahan kadibna falanqee sxp fahanka sideed isku tihiin

  • @ridwaanmaxamuud1345
    @ridwaanmaxamuud1345 День назад +2

    siciid maaha waa daauud iyo arab

  • @nathra7351
    @nathra7351 День назад +1

    Kuwiii arapku aroosi jirey suldaamadooda ciidagale ayuu kasoo jeedaa ina jaambiir. Midgaha ayey u guurin arapku sakdanada ciidagale oo arap looga dhigi jirey. Kuwii ayaa dhalay rashiid

  • @cabdifataaxjaamac6527
    @cabdifataaxjaamac6527 День назад +2

    Kan yari waa ebar qabiilada maba kala yaqaan wuu qasbayaa

  • @XudayfeXuseen
    @XudayfeXuseen День назад +2

    Warde mxaa jira sidii cirro fuulay gursiga waan isku soo jeesanay barigii horana somalia laga xaraabaysanayay

  • @a.j2428
    @a.j2428 День назад

    MAGAC DHALASHO AH MAAHA EE WAA REERO WADA GAN OO MAGA LABAXAY. MUHIIMADU LABADAA REER WAA RUN WAXAA LAYSKU YIDHAAHDAA BAHA GARXAJIS.

  • @ShaaficimahadBanday
    @ShaaficimahadBanday День назад +1

    Janbir waa geesi❤🎉

  • @Farahjama-r3d
    @Farahjama-r3d День назад +2

    Ana goo habaryoonisa ayuu madaxa noo saaran yahay caaqil janbiir, dhimashada ugu badan dawacayna ciidagalaa lahaa,adigu isku dirka dadkaad kunoshee

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 19 часов назад

      Waa asqo kuwaalatay garxajis o jiidaha fadhiya halka uu uniikiyayo Awal o guryaha hosta kasoxidhay

    • @Farahjama-r3d
      @Farahjama-r3d 18 часов назад +1

      @Mo_Daud aad iyo aad markii hore dadka waxa uu isku baray qaran baan difaacayaa,blse markiidanbe waa labartay,habara wal, baa lacag ku shubatay,cudur garxajis layidhaah daana wuu ku dhacay,iyo xusbiga wadani

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 17 часов назад

      @@Farahjama-r3d haa imika ayuu wajigiisi dhabta ahaa inatusay

    • @Farahjama-r3d
      @Farahjama-r3d 17 часов назад

      Aad iyo aad

  • @AbdiqaniMaxamuud-k4q
    @AbdiqaniMaxamuud-k4q День назад +1

    Caqil.janbiir....wa dhuniqaate imalaaawe ah...wa caan

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia День назад

    Suldaan cisman baa na mata from ciise muuse

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 День назад

    Suldaan Cismaan guul abti❤

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 День назад +1

    Waar ciidagale waxay ahaayeen kuwii todobadii sanno ee madaxweyne muuse biixi xilka hayey wax walba sameeyey iminka oo cirro oo ay taageersanaayeen xilka hayana sirkhaamiin hoodie ayaa wax walba samaynaya cirrona .Alaa waa kaga raali

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 День назад

      Maxaa kaa galey sow lamuu dhalan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День назад +1

    WARYA WADANKA AD QAXOTIGA KU TAHEY O MARKI LA RABO LAGA TARXIILO KARO QABIIL KAMA JIRO

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 День назад +1

    Kkkkkk Arab na waa arab isaaaq ciidagalana waa ciidagale

  • @dashcamcollection7842
    @dashcamcollection7842 День назад

    2024 yusra harti. 2025 baho garxajis kolba magać ha la baxaan haloogu dhaarto in ay Isaac yihiin ( reerku guuud ahaan waa dad sharif leh oo ixtiraam mudan)

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 День назад

    MA JIRO BAHA GARXAJIS MA JIRO ISAXAAQ WAA HABARYOONIS WAA YAAB

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 День назад

    MIDA KALE CIIDAGALE WUU WAASHAY SAWIR FOOL XUN AYAA KA MUUQDA CIIDAGALE DALKA HALAGA QABTO HADII KALE CID CID HOGAAMINAYSAA MAJIRTO

  • @choukriali1710
    @choukriali1710 День назад +1

    Noloow waridaad

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 День назад +1

    Ina jaabiir MASKAXIYAN. Ma. Fayooba

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 День назад +1

    Odayaasha ciidagale cadawgaa naagaystay oo ceesh iyo sandareero ayaa la siistay tolkood ayay u xoogwayn yihiin markay cadawga arkaana futadaa haan leegaata malaa isaaq muu dhalin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День назад +1

    HABAR FADHIDA LAGDAN LA WEYN WA HEDHE DAGALKA MAD ADID OD WIILKAGA GEYSID

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s День назад +1

    Baho agaadeen ayaa jirta

  • @AbuManalHashi
    @AbuManalHashi День назад

    Haa Waxasan suldaanka cisman magical hajiro waa asalkii reer sheekh

  • @maxamedkoosaar8905
    @maxamedkoosaar8905 20 часов назад

    Kani wa sirkhaan ee ogaadeen fulaynimo ayey isugu dhiibeen Arab waxba yeeli maayo

  • @AhmedIsmailsalan
    @AhmedIsmailsalan День назад +1

    Ganacsade jaambiir hadalkiisu wax kaso qaad maleh

  • @FaaraxCarab-d9m
    @FaaraxCarab-d9m День назад +2

    Waridaad.waxatahay.munfaaq

  • @sagalmaashaallahcabdirasaa3588
    @sagalmaashaallahcabdirasaa3588 День назад +1

    Yarkii ku sassnaa garxajis neceebka uqsbtid

  • @NaimaHirsi-e9b
    @NaimaHirsi-e9b День назад

    CIDAGALE IYO ARAB WAXA WALIGEDBALASKU ODHAN JIRAY HUWAN

  • @SacdaBuraale
    @SacdaBuraale День назад

    hj hadey dhulbahante la heshiin kari weydey lkn garjais ogaaden wuu la heshiinaya

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 День назад

    Sacad muuse iyo Ayuubna ku dar degaanka iyo waliabi Toljecleh

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 День назад

    Caaqil jaanbiir fidno abuur xumaan wade xaarwalwaal ah

  • @Abdicilmi-j3t
    @Abdicilmi-j3t День назад

    WARIDAAD TV. GEESI. CAAQIL JAAMBIIR. IYO. JAAMAC SHABEEL WAA. LABA. DOQON. CEEB. AYEY. QAATEEN. DAAWADA. FILINKA AY. OGAADEE N ISKA DUUBEEN MARKAY. GUBAYEEN. EE AY BILILIQAYSANAYERN DACAWALAY. LABADAA DOQON. KA SAARA. NASABADA. ISAAQ.

  • @ashafardosa7135
    @ashafardosa7135 День назад

    Never ever waridaad in Supeer Awal naco,mid liita uun baa hayeygan naca geesi qaran nolow buufi waxii xun

  • @hassanaba6333
    @hassanaba6333 День назад

    Ninkan buka maxaa loobuunbuuniyaa miyaan reer Somaliland kasamrin ma Mujahideenbuu ahaabaa Wali looga quusan laayahay. Somaliland waxla gudboon inaanay kaasookale waxba waydiin wuxuu kuciyaarayaa caqliga dadka caafimaadka qaba

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 День назад

    REER SOMALILAND. RUNTII DIB AYEY SOCADAAN WAAYO WAXAYNU KA DHAMAAN LA NAHAY REER HEBEL REER HEBEL HALKII LA RABAY IN AYNU HORUMAR IYO WAX QABAD KU MASHQUULI LAHAYN

  • @cabdirisaaqfaarax-m5k
    @cabdirisaaqfaarax-m5k День назад +1

    Suldaankayago waa suldaanm cismaan hadaano nahay garxajis magaca baha garxajis waxa layskuyidhaahdaa 3 reer waa isxaaq arab iyociidagale

  • @xajikhadarismacil519
    @xajikhadarismacil519 День назад +2

    Adigu maxad karabta horta

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t День назад +2

    Baho garxajis waa Fake waa been abuur jaambiir ayaa samaystay

    • @Beru700
      @Beru700 День назад

      Waa been baho garxajis waxa la dhahaa ma jiro 😂😂😂

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 16 часов назад

    Aloow nosahal dhulbahante falku shegayay uyidhi isaaq isagan iskujedinay waruntod😢

  • @LeeQasim
    @LeeQasim 15 часов назад

    Isaxaaq iyo ciidagale magta makala qataane baha xaar maxejiye,yeeygalaan qoloma😂

  • @costa-l6r
    @costa-l6r День назад +1

    Ohadeey baha isku noqdeen oy iyagu happy isku yihiin maxa idin daba dhigey de jaceylkoda ka weyn no mashquul habarxabusheed dawaca rufyanima iyo isku dir wa shaqadodii

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 День назад

    Baho garxajis ma jirto odaygu reer koodibu kawashay😅

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 День назад +1

    Agree with you 100%🤍💚❤😇😇

  • @fardowsahussein2491
    @fardowsahussein2491 День назад +1

    👌👌👌👌💛💚🦊🦊🥰👌👌👍

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase День назад

    Odayaashan wada cumuaada wataa . Laba mod ha soo galaan ... Politic or elderly dudy only... Orderwise madaxa walaahi la idinka casayn.. oo ugu horeeyo janbiir

  • @cumarmaxamed4340
    @cumarmaxamed4340 День назад +2

    Jaan biir wuu wareeray meeqaamkiisiina wuudilay

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my День назад +1

    Iñ Kamid aa garxajis iyo hj aya isku haysta xoogagi darood bixin jiray issaqow daadka inaga qabta hadi kale somaliland wey jaabtay

  • @sagalmaashaallahcabdirasaa3588
    @sagalmaashaallahcabdirasaa3588 День назад

    Maxaa laysku wareerun Garxsjis wss walaalo Arsbns waa mstaankii

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День назад

    SOMALIA SOMALI BA LEH HAL QABIIL O DHAX DEGEN QABIILO KALE O AFARTA GEES DHULKA LAGALA LEYAHEY SIDU DOWLO KU NOQONA WA WAXAAN AQLIGA GALEYN

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d День назад +3

    Waa khilaf saldanada garxajis aya laysku hayaa

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 День назад

    Argyle oo maxamed fanax ayaa bixiya

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc День назад

    Walee reer sh.Isxaaq waataa layskasoo hor jeedshay laba ba meel isku haysato cadawgii dhooshuu ka qoslayaa ciilwaynaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День назад

    WAR HEDHE DAGAAL HADU FAIDO LEYAHEY MUUSE AYA KU JEBEY O CIIDANKI ISAAQ KU JEBIYEY DHUL DARAWIISH OY WELI JIIFAN XABSIYADA DARAWIISH

  • @AamiinMaxamud-ok4lq
    @AamiinMaxamud-ok4lq День назад +1

    War idaadow diradiraynta iska daa

  • @nathra7351
    @nathra7351 День назад

    Hjeclo w geesiyo ciro ayaa waxwalba ka danbeeyaa gx waa midgaha isaaqa

  • @AbdullahiJama-i8c
    @AbdullahiJama-i8c День назад

    Walee garxajis ilaa iska qabanyaan Caddegude IYO ina jaanbiir, iyana taariikhda waxa u qornaysa inay leexdeen maalin adag oy qaateen arin Ku noqondoona cambaar dhalinta usoo kacaysa garxajis. Labadaa nin waxay lacag Ku qaateen in lagumeeyo (Isaaq)!

  • @SaedAbdilahi-v1e
    @SaedAbdilahi-v1e День назад

    Waridaad iska hubi arrimaha. Baho ama habar Garxajis waxaa laysku yidhaahdaa Ciidagale iyo Isaxaaq gaar ahaan Cabdalle Isaxaaq. Bùug bayku qorantahay.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 День назад

    BAHO GARXAJIS MA KII 9 LAADBAA

  • @AbdikarinShaarub
    @AbdikarinShaarub День назад

    Maxay reer shixisaaqa kale u kaxaysan waayeen arab toljeclo sacad muuse iyo samaroon

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 17 часов назад

    Baha Garxajis waa Ciidagale iyo Isaxaaq....

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 День назад

    Ina Jaambiir Waa waslad xaaraan ah oo isaaq ku dhex jirta.