msh allah adeero aad iyo aad ayaad u mahadsantahay anigu barigaa maan dhalan laakiin abahay ayaan warastay dhibatadii ay soo mareen waxana la iiga sheekeeyay taarikhdaada sida aad uga badbaadisay madaafiicdaa kudhacay dadkaygii aan ka soo jeeday ==== intii ku dhimatay allah ha unaxariistao intii ku dhimatayna allah ha caafiyo
Alle ha ku Naxariisto Aduun iyo Aakhiraba, Geesinimo aan caadi Ahyn oo nafsiyana ayaad ka qaatay go'aanka Isaga, dadkaa doonayey in ay ku Dulaan Aakhirada iyo Umada islaamka ah ee aan waxba galabsan.
Duuliye Axmed dheere waa ninka kaliya oo maanta aan madaxweynaha Somaliya u dooranlahaa marka aan fiiriyay sifooyinka wanaagsan oo aad leedahay Kuwa hadda Xamar tartamaayo nin leh kuma jiro siffo wanaagsan oo lagu doorto . Soomaliyey waxaan idinku baaqaya D Axmed dheere u yeerta oo madaxweyne u doorta.
Waa niin hawiiye Abgaal ah gesigan👏👏👏🔥🔥🔥✌👍
Hoyadaa iyo hawiye ba was Wx somali Guamyste la dagalamay wxaa jira Darood
❤❤❤❤❤❤❤❤❤g❤❤❤❤@@aadamyaasiin9064
@@aadamyaasiin9064hhhhh sheeka caruureedka meesha kala tag adeer ilaa iyo hada lagumystaa itoobiya iyo kenya marka awy ladagaalanka ka hadlyso
Duuliye ahmed dheere wxd badbaadizay somalilnd oo dhan
Allle cimri dherer haku siiyo❤
Maasha alaah ilaahay haku xafido axmed dheere adaa usababa noloshayda ilaahay sokodii waayo waa
Lay xambaarsana marki hargeysa ladùqaynayay viva hawiye
Muno axmed dheere waa nin qadiyad somali nimo ku jirto 88 afweyene wuxuu rabay inuu duqeeyo harhaysa axmed dheere Lkn dalkaada difaac diidimaayo isaaq uduulna dooni maayo waa adeerkay axmed dheere ilaah ha xafido Morgan ayaa dhahay warya hawada ayaa ka baxday markaas ayuu ku riday kantaal axmed dheere wuxuu sameeyay inuu jaray ayuu bada jabuuti ku riday diyaaradii maasha alaah adeer
Geesi ilahay hku xafido aakhiro iyo aduunba InshaAallah ❤🤴🏻😭
msh allah adeero aad iyo aad ayaad u mahadsantahay anigu barigaa maan dhalan laakiin abahay ayaan warastay dhibatadii ay soo mareen waxana la iiga sheekeeyay taarikhdaada sida aad uga badbaadisay madaafiicdaa kudhacay dadkaygii aan ka soo jeeday ==== intii ku dhimatay allah ha unaxariistao intii ku dhimatayna allah ha caafiyo
Maasha alaah aniga xiligas ma dhalanin lkn hooyo ayaa iiga sheekaysay taarikhda aan isaaq ku nadbaadinay Axmed dheere waa adeerkay waa odi wadani abgaal cismaan siiba wacaysle ah ilaah haku xafido adeer
Hhhhh wacesle aaa ku badso hhhhh
Walahi wa hero ilahay ha ku hafido adeer amin 🤲
Maansha Alla. Waa nin Muwaadin daacada oo ah Somali dhalad islaamnimo leh. Allah yaxfadak.
Ninkani waa Somalilander dhab ah. Xubin sharafeed
Allah subxaanah ha kaa abaaliyo khyr bdn bd samayse
MasHa allah dadnimo
Geesinimo la sheego waa niinkan uun masha Allah cafimaadka iyo caqliga illahay haw barakeeyo❤
Ilahay caafimad iyo cimri dherer ha ku siiyo
Mnzha AllaH geesi somali nimadu kuweyn tahey😍
Ilaahey aduuka sharaf hakiiy aaqirana janada❤❤❤
Masha alla halyey qaran Duliye Ahmed dheere
Masha allah alleh hakuxifdiyo
Waa wadani alle ha xiftiyo
Wadanigo waa in jecladu dadkisa iyo dalkisa
Nin raga oo somali islaam dhab ah ayaad tahay ee alle ha ku dhawro
Thnk u adeeero😘
Waxandareemi sida ay u socoto qoladii sheedaha ayaan waxanu odhanjiray waa biyasida waan uducayjiray janada alla hageeyo isha allaa
Mnsha alah
alle haku barakeeeyo muwaadin xalal ah oo dadkisa jecel
Ilahay ku dhawar axmed
Masha allah ilahay ba ka celshey dhiig muslim
Alle haku xafido adeero aamin
Ninkan inbadn hooyaday iga sheekaysay Abalkaga lam ilawayo wallhi😭🤍
Geesi alle haku xafido 🥰❤🤍💚💉🙏
Wuxuu istaahilaa wasiirka duulista iyo hawada
Alaha ku barakeeyo adeer anigu malintaa inanyar ayaan ahaa wixii dhacayayna wax laga argagaxo ayay ahayd
Illhy haku xafido mujahid dhaba
Mansha allah wa min damiir ibnu adinimo iyo muslinimo iyo somalininmo kujirtoooo
Alle ha ku Naxariisto Aduun iyo Aakhiraba,
Geesinimo aan caadi
Ahyn oo nafsiyana ayaad ka qaatay go'aanka Isaga, dadkaa doonayey in ay ku Dulaan Aakhirada iyo Umada islaamka ah ee aan waxba galabsan.
Allah mahad leh waa fajiyey duuliyaha in uu san duqeynin hargeysa
maanshaalah geesi alahakaajisaai siiyo madaxaad noo saarana tahay axmed dheer taariikh ween baad ku leedahay somaliland
Raganimo Raganina Raganimo.
Mujaahid ka dhaptaa alaw dhawr
Fariid Raggeed
100/100
Duuliye Axmed dheere waa ninka kaliya oo maanta aan madaxweynaha Somaliya u dooranlahaa marka aan fiiriyay sifooyinka wanaagsan oo aad leedahay Kuwa hadda Xamar tartamaayo nin leh kuma jiro siffo wanaagsan oo lagu doorto . Soomaliyey waxaan idinku baaqaya D Axmed dheere u yeerta oo madaxweyne u doorta.
Waa geesi go'aan leh
This is what I call laandheere.
Marna waa farxad marna waa geesinimo
kkkk waxa ala wixii bidaarlihiba waa libaax
geesi abgaal eh ragnimada waa lagu ogaay
😂😂
adigu maxad badbadisey baba iyo balaayo ayad horseday
Mahad sanid duuliye dadkisa difacay
Midan caqli laheen nah way jirtaa
Waa.basaas.kkk
Hhhh daarood dhib badanaa wali siyaad buu raadinayaa
@@cilmimediafilms9580 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂mala helay wali?