DHEELI JACAYL IYO ABWAAN AXMED DHEERE.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 4

  • @mohxaashi3760
    @mohxaashi3760 4 года назад

    Masha allah abwaan axmed wa abwaan atagero si gar ah masoyinkisa gagaban ee kalamaan lagaso dayo

  • @amiinxadaari7954
    @amiinxadaari7954 3 года назад

    Mashllh abwaan axmed dheer alalh kudaayo

  • @MMohamedMHassanindhageelle
    @MMohamedMHassanindhageelle 4 года назад +1

    ...Inay uunka dhacaan
    Labadii ku dhammaystee
    Isku dhaarsada jeer
    Haddii uu mid dharbaaxyo
    Dadka dhiirri bareer ah
    Ugu jiido dhafoorka
    Midna aayar is dhuubo
    Korna howsha ka dheehdo
    Iyagoon dhuganaynin
    Taladii ka dhaxaysiyo
    Wax inaanay is dhaamin
    Yaa midkii dhakanaa
    Dhibta looga cabtaaye....
    -----
    Abwaan Axmed Dheere, mahadsanid.

  • @bintumohamadbintumohamad1578
    @bintumohamadbintumohamad1578 4 года назад

    War ninkaan abwaan guure mexey isku yihiin