Shirqoolkii dilka ee Fahad Yaasiin.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июл 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

Комментарии • 193

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 15 дней назад +31

    Gudlawe iyo rooble rabi hakajaro dabigey kagalen fahad asad aarlibax aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @OmSamar-iy7cj
      @OmSamar-iy7cj 15 дней назад +3

      kkkk aarlibaax oo reerkiisa tigikarin idinkaa keenay

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d 15 дней назад

      Qoraa sheeko fahad yasin 😂😂😂😂😂😂😂

    • @abasabdala5636
      @abasabdala5636 15 дней назад

      Cayayaaanka baraha bulshada 😂😂😅 kaas isagaa hooyo soomaaliyeed gabar la.aan dhigay bee😅😂qaa inka

    • @abdulahimohammed9099
      @abdulahimohammed9099 15 дней назад

      Buuga xagee laga helaa sxp

    • @abasabdala5636
      @abasabdala5636 15 дней назад

      @@abdulahimohammed9099 😂😅🤣😂

  • @somaliofficialtube9016
    @somaliofficialtube9016 13 дней назад +8

    Nabad iyo nolol Allah hayno soo celiyo❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdikadirsandhere5464
    @abdikadirsandhere5464 15 дней назад +16

    Sheeko dhab ah waaye oo in laga sheekeeyo uma baahna waxii fahad yasiin loo maleegay wax qarsoon ma aheen oo somaali dhan ayaa wada daawaneeysay fahad yaasiin waa rajada qaranka soomaaliyeed

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 15 дней назад +8

    Rooble&gudlawe shirqoley u ma legen fahad alle haka jaro fahad alle muxuu cadow badan lahaa 🥺🥺Roble bahane isagoo maqayad Kenya ka shaqeeyo ayaa fahad soo wacay oo yiri imow xamar sas reisul wasare fahad dartii loga dhigay munafaqa balse isna dilkisa ayuu ka shaqeey cudur kugu dhac gudlawe iyo Roble bahane🥺🥺🥺🥺

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 15 дней назад +8

    Rooble waa qaain dalka allah baa ka qatay guudlaawana waa munaafaq kale

  • @YacoubHoussein-xw2sm
    @YacoubHoussein-xw2sm 15 дней назад +6

    Asamamcalayk khayr inshallah

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 15 дней назад +6

    Cajiib weeyaan waa xog layaableh

  • @somali.liibaan6059
    @somali.liibaan6059 15 дней назад +16

    Madax weyne qabuuro faagte. Dalkii wuxuu gacanta u gashay. Imarat Kenya jabuti iyo reer galbed. 😢😢😢😢

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d 15 дней назад

      Ismaaciil omar geele xilibaan Tuuulo camal wa ka sareya ....ila doorasha maraykan ayu awooodo cidu raabo inay timid ...

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 15 дней назад

      Hhhhhh jabuti iyo ismaciilba waa la haystayaal. Xorba ma aha. Ismacilna waa daba dhilifka reer galbeedka masulka uga ah jabuti. Asagibaaba xaaraan lagu haaystaa. Hhhh mareykan ku lahaa😅😅😅😄

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 14 дней назад +3

    Jabutie Somali cagaheeda Ku istaahta wakhtigan xaadirka ah
    Madooneyso Waana Geopolitical and Geostrategy. Economiecley) Ahey ah Waxba Mey dadku Fahmin

  • @axmedweyrax6556
    @axmedweyrax6556 14 дней назад +2

    Fahad waaa Nin ALLAH ku xeran qufkana hdu Allah Ku xeran yahay waxba kama halaabayan xitaa hdii aduunka dhan U tashtaan

  • @thedboys2098
    @thedboys2098 11 дней назад +1

    Fahad Yassin waa landheera an qori iyo qabiil daba soconin. Qalin wax ku maamula. Viva Fahad Yassin haji Dahir

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 15 дней назад +10

    Fahad halgamaa soomaaliyeed joog oo jir❤❤❤❤❤❤

  • @dalfactv9356
    @dalfactv9356 15 дней назад +3

    Xiligii loobaahnaa warbixintaan maxaad udiyaarin weyseen si shacabka qabiilka lagu qalday ee ay u ogaadaan?

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 13 дней назад +4

    Viva Fahad yasiin❤

  • @abdiqadirahmed1524
    @abdiqadirahmed1524 15 дней назад +8

    Shabeele TV lacag maa la idin soo siiyey.
    Viva Rooble Allah SW haku xafido.
    Viva Dalxoreeye.

    • @adalmedia4291
      @adalmedia4291 10 дней назад

      Sheekada anagaa markaati ka ahayn,in kursigiisa si gaara loo beegsaday,shaqsi ay is qabteena uu sidii caruurta ninka ula dhaqamay

  • @AbdallaAli-ch9nw
    @AbdallaAli-ch9nw 15 дней назад +7

    Cajiib waa sax xogta iyo sida ay wax udhaceen waa dal qowleesato is ka ah

  • @IimanCade
    @IimanCade 5 дней назад

    Tv gaan wrkiisa waa cadyahay dabcan. Allahu aclam

  • @saaamahmed3569
    @saaamahmed3569 11 дней назад +1

    Inuu bad baado ma aheen qaacinka meqo ayaa ku maqan asigaba

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 4 дня назад

    Buuga xagee laga helaa, it's very interesting

  • @maxamedabkow9461
    @maxamedabkow9461 15 дней назад +3

    Shabele sheko kle miyad weysen wba nigu naqany kuwa sharta wda in ad shinshada gashatan filinkii fahad shuluq mrdhaw aya lafuraa oo sanbalooshe aya lokeny in uu furo mxa kabadalesiin wa mya😅😅😅

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 14 дней назад

    17 February 2022 waye Zaxip. Tarikhdu saas waye Ogow brother Bi'idnillah 🎤🤲🏻☝️ guul NabadiyoNolol in sha allah

  • @abdallamohamedabdi29
    @abdallamohamedabdi29 15 дней назад +6

    Been Badan Fahad Asgaa Xasuuqey Dadki Reer Baladwryne Iyo Cildhibanadi Gaaljecel Dadki Xawadale SaaS Lagu Hilmaami Maayo

    • @xidigtamudug932
      @xidigtamudug932 15 дней назад

      Wll waxaas waa lagu sumcad xumaynayaa dawlado ayaana qarax yada ka danbeeya si isaga loo saara malaayiin ayay madaxdu ku qaataan marka ell shaxda fahan

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 8 дней назад

    Been badanaa kan isagaa qaain❤ah tuug ah dilaa ah hadii adiga laguigu siiyay inaad dacaayad beena u samayso anigana ayaa❤keenaayo xaqqiq dhaba ka daawo mar youtubka rajo media

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 4 дня назад

    Dalka shirqool baa ka jira alloow kala badbaadi ragan
    Weligoodna horumar ma gaarsiin karaan dalka

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia 5 дней назад

    Libaaax Aan Loo Bar Bar Dhigi karin Fahad Yaasiin Xaaji✔

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 15 дней назад

    Qoraa cirro aadaad umahdasantahy garsoore goroon aan sharci kajirin magucu iga gadadan sxb❤❤❤

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 15 дней назад +2

    Fahad ❤❤❤

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 14 дней назад +1

    Shabele haraadigii nabar iyo naxdin

  • @daahircade6954
    @daahircade6954 9 дней назад +1

    Munaafaq weeye fahad wuuna mudnaa in umada laga qabto waana laga dhex cayrshe

    • @user-kx1ps4ib5x
      @user-kx1ps4ib5x 7 дней назад

      Qof muslima laguma shegi karo munaafaq jahliga aad umada ladhex jogto kala tag doqqon yohow damiir laawahaa ilahan ku dhartee isku qabiil manihin xita iskuma dhowin lkn dadnimadiisa ayan ku tageraya wana wadani dacada fahad nolaw sxb sare somali kabadan doqonkan ayad leedahay uma bahnid qabil iyo warxumo shegyaal

    • @hirsicaliseed6611
      @hirsicaliseed6611 6 дней назад

      meeqi musli oobxiligi saxbadabjogay ayaa munafaqiin ahaa, adiga aqonta kugubyartahay eebwaxbaro, munafaq iyo gaal miyaadbkala garanweysay

  • @ahmednoor1742
    @ahmednoor1742 13 дней назад

    Grear

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 15 дней назад +2

    Fahad dhibmaahee lama noola wng nagadaa warkiisa

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 14 дней назад +1

    Beelo eey ahead in laxa yiro kursiga ina far maajo fahad naasa weene

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 13 дней назад

    Allaah qof muslim dhiigiisa nama geliyo.

  • @umuzaynab4749
    @umuzaynab4749 12 дней назад

    Fahad yasiin ❤❤❤guulyso

  • @abobasement346
    @abobasement346 10 дней назад

    Somali waxaa halkah dhigay moryan u shaqeyah jabutih iyo UAE 🇦🇪

  • @AhmedMahamed-rq3rd
    @AhmedMahamed-rq3rd 15 дней назад +1

    somalia manta eey haysa mirihii eey guratay wana manta qaburihii iyo habargidirtii qeyylineysay manta dhulkii eey dagnayen lagararay ikraan tahliil iyo amino kadambeysay in kurisiga lagufuulo

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x 7 дней назад

    Fahad waxan jeclahay hadad aragto qoraalkeyga ila soo xiriir wadani danbi la aana oo dacada ayaa tahay reegalbeedna meel ayad sarteen

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k 15 дней назад +1

    Fahad waaba daahay, cimrigiisaa harsanaa ma ahane mar hore umad inaa laga qabto ayay ahayd.

  • @iphaaan
    @iphaaan 11 дней назад +1

    Fahad isagaaba dadka shir qooli jiraye mawaxaa naga dhadhicineysaa sheekadaan qiyaaliga ah😂😂

    • @user-sb4pg3zz9k
      @user-sb4pg3zz9k 10 дней назад

      Fadlan waaqica iyo wacyiga siyaasiga ha sareeyo hadaad iabaaro ku kortayna inaad wadaniyada fahad fahmayso rajo lagama qabo ilaahay wadanka idin ka qabay reer mooryaaneey

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 15 дней назад

    Waasheeko kale hadaad maanta buunbuuninaysaan wax lasoodhaafay OO aan xaqiiq uheyn sida wax udhaceen

  • @mohameddahir2743
    @mohameddahir2743 15 дней назад +1

    Kkkkkkk Baahane walee shacabka Soomaaliyeed way dareemeen intii dambeba inuu shisheeye kalkaal ahaa uuna wax kasta Kis yar siisanayo

  • @user-ce5uu7kw8m
    @user-ce5uu7kw8m 11 дней назад +1

    Dalka inuu dhismo inta hodtaagan allh naga qabto

  • @user-pr9gk2ye1b
    @user-pr9gk2ye1b 14 дней назад

    Fiiri eeboooow yyaah ha kkkk😂😂😂😂😂😂 abgaalku waa madax

  • @somalitigress2703
    @somalitigress2703 4 дня назад

    IKRAAN TAHLIIL HALA WEYDIIYO

  • @hanuuniye252
    @hanuuniye252 15 дней назад

    hhh sheekadaan yaaa director ka ah Producer ka waaba aragnaaye?

  • @KINGCumar-y4n
    @KINGCumar-y4n 9 дней назад

    ❤❤😂🎉🎉🎉🎉yarabi yarabi

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 14 дней назад

    Fahad isagaa ahaa aabaha shirqoolka ee soomaaliya. Waana khaa’inul wadan maalin’uun maxkamad lasoo taagidoono.

  • @cabdixaaji794
    @cabdixaaji794 9 дней назад

    Laan grab buu ahaa haduu laandheere ahaan lahaa kursigiisa lama xayireen

  • @user-mi5zh6rd4e
    @user-mi5zh6rd4e 11 дней назад

    ❤❤❤

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 14 дней назад +1

    Nin baahani gob maaha

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 15 дней назад

    Waa dad maafiyo ah acuudu bilaaah

  • @husseinabdirahman5173
    @husseinabdirahman5173 13 дней назад

    Afhayeenka shabaab waaye fahad

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 15 дней назад +1

    Adiga markaad wariye taahay waxaa lagaa rabaa inaad dhexdhexaad noqotid markaad leedahay Fahad ayaa ku guuleeystay bal noo sheeg ciduu ka guuleystay ee la tartantay

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d 15 дней назад

      Kursiga wa la xanibay iyo fahad aya ku guulaystay is waafaaji wariye dhinac ka raaran

    • @heerqaran580
      @heerqaran580 14 дней назад

      @@user-tk3np3qe9d saas waaye

  • @cadodoualeh9170
    @cadodoualeh9170 15 дней назад +2

    Fahad waa xdb

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 15 дней назад

    Kooxdaan zoobe 1 iyo zoobe2
    Iyo saraakiisha la,atay waain
    Wax laga qoro yo Ardaydii iyo dhaqaatiirti la,atay.

  • @cumarcaddow4930
    @cumarcaddow4930 6 дней назад

    Walee balaayo Ayaa La qorsheeyay

  • @maxamedjilibey5951
    @maxamedjilibey5951 10 дней назад

    Kaas waa ku daayay ee waqti hayska lumin

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 15 дней назад

    Maxaa meesha dulmi yaala

  • @MohamedJamac-to8io
    @MohamedJamac-to8io 15 дней назад

    😮😮

  • @user-yy5jm7be5k
    @user-yy5jm7be5k 14 дней назад

    سحا الله ن 😢😢😢

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 15 дней назад +1

    Fahad somali kastaa waa dili lahaa waayo waadhiig cab

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d 15 дней назад

      Fahad Nuclear gacanta kumu haysan ee iniga buunbuuniyay soomaalay ..qayb iniga mida ayana iska dafacayay indha la,aan

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 15 дней назад +1

    Beenaale fadlan igushubo ahaa warkaagu.

  • @husseincaatoofficial4321
    @husseincaatoofficial4321 15 дней назад

    Inta qof ee uu shirqool ku dilyay fahad Yaasiin maad soo sheegtid
    Mise xoogaa jeebkaa wax lagugu shubay 😂😂😂😂😂

    • @AbdinourMohamed
      @AbdinourMohamed 13 дней назад

      Somalida wxn kunacay doqonimada War Kuwii kahaa Fahd dadbu dilay ee ololaha kugalay hada may wax qabtaan aaway kiisaskii lawareejin jiray car mid kamid ah oo talaabo laga qaadey isheg🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 Waa iga codsi Si Caqliyan ah ufikir Wllo

    • @umuzaynab4749
      @umuzaynab4749 12 дней назад

      Rooblaa laayey dadka😅

  • @ugaarsade1282
    @ugaarsade1282 14 дней назад

    fahad yasiin asigaa umada laaye

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 14 дней назад

    Afsomali ,iyo huuhaa aad soo xogateen😂😂

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii 8 дней назад

    Gudlaawe Een Een Haa Eebow kkk😂

  • @FAAD21
    @FAAD21 11 дней назад

    Warkan wareegayo ee fahad la shirqooli rabay Fahad Yasin maa idinso qeebiye😂

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 9 дней назад

    Waa wadan tuugo madax looga dhigey, musiibo idin ku dhacday...

  • @somali.liibaan6059
    @somali.liibaan6059 15 дней назад +4

    Fahad iyo farmaajo waa geesiyaasha dalka ka bad badin doona kooxda xasan dal bur burshe. Dalkii gadashod god ayuu galay😢🇸🇴❤️

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 15 дней назад

      Farmaajo iyo fahad waa ka xaaran xil dambe oo Soomaali leedahay tusaale u qaado wixii ayagoo xilka haystay 5 sano meeshii la mariyey

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 15 дней назад

      Riyaad ku jirtaa. Xasan iyo kooxda boob qaran. Dib dambe somali uma xukumi doonan. Dal iyo dadba waa dayaceen. Ee waxaa balan noo ah markuu xilkooda dhamado..

    • @mohapro99
      @mohapro99 9 дней назад

      ​​@@cirjiidh77waa haddad a wood aad kaga celiso aad leedahay...ya maskiin

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 9 дней назад

      @@mohapro99
      Meelahaas wax waa kasoo qorqori kartaan

  • @maxamedsalad3955
    @maxamedsalad3955 14 дней назад

    Shabele waxa lawaregay shurun shurti argagixisada uqabilsana e fahad

  • @Arma-s9f
    @Arma-s9f 15 дней назад +8

    Xilibaanad Aamino iyo ikraan Tahliil Yaa DiLay

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 15 дней назад +3

      Hadii uu diley Fahad maxaa loogu diidey inuu maxkamada tago oo cadeymaha geeyo

    • @XanuXanu-pu3yv
      @XanuXanu-pu3yv 15 дней назад

      @@alahayowarligeygukiiisraac4225
      Mabeentaas aya kadhadhacday 😂

    • @alialibootaan5411
      @alialibootaan5411 15 дней назад

      hoyadaa ma dilinooo😅

    • @Abdullahi_abdi20
      @Abdullahi_abdi20 15 дней назад

      ​@@alialibootaan5411 walaal qaali kheyr allah haku siiyee hooyo macaan ha caayin please 😭😭🙏🙏🙏

    • @user-rp6zo7zi2h
      @user-rp6zo7zi2h 15 дней назад +1

      Case ka ikran ilaa manta maxaan lo furin kuwii ku qaraban jiray Case ka ikran tahliil aaway

  • @mohacosta3595
    @mohacosta3595 13 дней назад

    Asaguba imsa Qof ayuu shirqolay

  • @siradm
    @siradm 15 дней назад +1

    Yaa dilaaya Fahad? Been cunnanta maaha taasi

  • @AR-cx5yf
    @AR-cx5yf 12 дней назад

    Qaainka 5sano shabaab dadka ku laayay fahad laangaab 😂😂

  • @proggmmer
    @proggmmer 15 дней назад

    report isk isku diyaari qabiil u gaftayn

  • @M00199
    @M00199 15 дней назад +1

    Fahad miyaan aheyn kii aan naqaaney adeer calool jileeca iska daaya Rw rooble waxu wax ugu diidey inuu ahaa danbiile lagu eedeeyey dilalka dad dhowr ah intii uu joogey kursiga nabad sugidda
    ciil qabe ayuu ahaa dad u ciil qaba wax how u qabtaan kuwii uu daba dhilifka u ahaa adeer deegaankaan ragba aleh 😂😂😂

  • @AwaysXasan
    @AwaysXasan 10 дней назад

    Fahad naasaweyne ninba kumavfiicnay qaniska

  • @OmSamar-iy7cj
    @OmSamar-iy7cj 15 дней назад

    kkk lalabadaan ciilqabayaasha usheeg nacas

  • @user-ep9lz5op4h
    @user-ep9lz5op4h 14 дней назад

    Waxatahaye wiili walana oobenabadan

  • @alisayed2968
    @alisayed2968 15 часов назад

    Wxy dadkn wajigodi qarsdy 💀💀💀

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 15 дней назад

    Wa qayb kamida dhibaatada in wilaal da,yar xilaal saar sare lo dhibo kamidna marku dhaadhaco wuxu doono iska so qora ...walaalaha somaaliyeed iga talo taliyasha hayaada wa inaad u dhibtan ...Dad masuulo da,ahana ka masuula khibraad ahana u leh ...dawlaadnimadu maha kana saxipkay ah

  • @almazeeddubai3204
    @almazeeddubai3204 13 дней назад

    MAQALKAN WAXA KU QARINEYSA FASHILKA FAHAD SHEYDAN KUSO SOCDA EE XARIIRKA UU LA LEYAHAY QOLADA AFKA DUBATA.

  • @KINGCumar-y4n
    @KINGCumar-y4n 9 дней назад

    ❤❤😂😂😂😂🎉🎉😢😢😢

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 14 дней назад

    Dhaq dhaq

  • @mahadahmed7029
    @mahadahmed7029 11 дней назад

    Hadiiba aay jirto sheekadaas muxuu u qaban wayay doorashada farmaajo si uu gudoomiyaha barlamanka u noqdo fahad😂😂

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056 15 дней назад

    Kkkkkkkk sheko laso dhodhobay iga dheh

  • @user-cx9vz7jj1d
    @user-cx9vz7jj1d 6 дней назад

    fahad iyo farmaajo way soonoqonayaan haduu Alle doono.

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 15 дней назад +2

    Kuwaas ilaahii dal kaan dhaafshey ayaa umahad naqeynaa

    • @AboweAdo
      @AboweAdo 14 дней назад

      Wa jiranthy allah ku caafiyo qabyaalad kaa buxo ee is qaras bixi

    • @MH__1__MH
      @MH__1__MH 14 дней назад

      @@AboweAdo farmaajo iyo aniga isku reer baa nahey . weli ma gaartey inaa farta ku fiiqdo kan kula reerka ah. Oo u hiiliso cadaaladda.

  • @proggmmer
    @proggmmer 15 дней назад

    dila asiga ahy

  • @user-pr9gk2ye1b
    @user-pr9gk2ye1b 15 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdulfatahyusuf8669
    @abdulfatahyusuf8669 15 дней назад

    Markad kabo kaa waaweyn xirato oo ad la marto dhul saxara ah wa nuucan ayad noqoneysa hadadan karti heynin marki hore maxa ku dhiibay dhaqo aadan xamili karin😅😅😅😅

  • @XanuXanu-pu3yv
    @XanuXanu-pu3yv 15 дней назад +1

    Ololahii iyo gadistii fahad ayaa bilowatay. Hakayabin soo laaban meysid adigoon maxkamadu iyo ikran walid sookala cadaan

    • @sheikhalideer9818
      @sheikhalideer9818 15 дней назад

      Dilki ikran dadka ku helay korsi wad u jeedaye ee maxad indhaha isku tiri.
      Hadi run ay shegayan baritan may sameyan.. Hadi ay baritan sameyni lahayen waxa ay ka cabsanayan Fahad oo xaqiqada haya Ina u bananka kena

    • @XanuXanu-pu3yv
      @XanuXanu-pu3yv 14 дней назад

      @@sheikhalideer9818 nin yahow dadka manta xilka haayo shalay meesan heeynin ayaga guryahoda cidan lakordhigayy haday ikran dileena waa hora lafashilinlaha lkn ogow arintii ikraan ookale wayka dhacday miqdisho oo ninkii ganacsadaha abgal ee qorshaha lagudilay meydkisana laqariyy waa laso afjaray gacan kudhiglayashina walahaya
      Lkn arinta ikran madaxda dalka heesatay waliba farmajo iyo fahadba og cid og ookale majirto

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 15 дней назад +3

    Kooxdii nabar iyo naxdin miyaad wali waddaan warkoodii mase iibkii R. shabelle ayaa run ah.

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 15 дней назад

      @@Hajidulmidiid xasan dal bur burshe. Iyo boob qaran miyaa marka warkooda fiican. Hhhhhh cajiib

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 6 дней назад

    Maxaa laga dilan basaaskan, dar aluuba u dhintey, haddii cidi dili kuwii uu u basaasayey uun baa dilahaa😂🤡🤡😂😂😂😂😂

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 15 дней назад

    Bugiardone

  • @a3d1rahman
    @a3d1rahman 14 дней назад

    Farmaajo iyo kooxdiisa soomaali ayaa rabto reer baahane alaa idin dharkon kara

  • @somali.liibaan6059
    @somali.liibaan6059 15 дней назад +4

    Madax weyne qabuuro faagte xasan dal bur burshe. Dalkii wuxuu ku celiyay 1960kii ka hor. Gumeysi dadban ayuu dalkii galay. 😢

    • @somalishidan
      @somalishidan 12 дней назад

      Waad xanuunsan tahay
      Qabuuro la faagay aya lagaga dhigay aduunyo gadoon
      Xiligii dowladi siyaad bare ayaa qabuuro laga faagay xaafada xamar jadiid gaar ahaan if_iyo_akhiro waxaana laga dhigay guryo shaqalaha dowlada
      Lakin fahad ogoow waa mujrim xamar malintuu ka tagay ayay qarax ka nasatay haduu yahay nin nadiif ah oo dakane qabin xamar ha yimaado.

    • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
      @AbdirisaqMahamud-lc4gw 12 дней назад

      Ciil baa ku haayo yaan lagaa dareemin sxb😂

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 12 дней назад

      Qaranka ha idin Kala weynaado xasan dal bur burshe.. Dalkii iyo dad nimadiiba xasan waa dumiyay. Macal asaf somaliya shisheeye ayuu gacanta ka saaray😥😥🇸🇴

    • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
      @AbdirisaqMahamud-lc4gw 12 дней назад

      @@somali.liibaan6059 run hadaa rabto walaalkey xamar ayaan joogaa. Hada sidii hore weey karontahay 💯/90 waa amni qaraxyo kamadhacaan dhul dad laga raray iyo meel dowladu laheed oo laga saarey qabuuro isn't a big deal marka sxb alaha xaqa kutuso waaqaca lanoolaaw

  • @shukriarraye8243
    @shukriarraye8243 14 дней назад

    Ooya ama caytama waa isku hal fahad waa dilllaki umada waa mujrim adigane dulmilayasha jooji warkooda

  • @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
    @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud 15 дней назад

    Fahad soo kii umadda laayay maaha

  • @dahirsharifabdi9446
    @dahirsharifabdi9446 15 дней назад

    Been la dhoodhoobay inay tahay yaa igu raacsan ?