GUUDLAAWE Vs FAHAD YAASIIN: Sirta ku gadaaman kursigii HOP-086

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • GUUDLAAWE Vs FAHAD YAASIIN: Sirta ku gadaaman kursigii HOP-086
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RUclips
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond RUclips!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Комментарии • 137

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Месяц назад +17

    Mahadsanid Wariye abdijaliil osman shaqo wacan ayaad noo heysaa
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤

  • @hamzahamud6227
    @hamzahamud6227 Месяц назад +8

    Iam sorry what happened to Mr Fahad and I hope he will be one president of somalia Insha Allah

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 Месяц назад +7

    WAXAAN U MALEYNAYAA SEDEXDA DAWLADOOD EE QARASHKA KU BIXIYEY IN LAGA HOR ISTAAGO FAHAD YAASIIN WEY ISKA CADAHAY WAA IMAARAAT-JABUUTI IYO KENYA OO AH SEDEXDA DAL EE CADAAWADOODA CADEYSATEY IN AY BURBURIYAAN IYAGA OO ADEEGSANAYA SIYAASIYIIN QAAINIIN IYO TUUGO.

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Месяц назад +10

    Xarunta wararka Eee ugu Qruxan Media Abdijaliiil Alle Ha ku Xiftyo walal Qaaali Mahadsanid.
    Guulwade Fahadyasin Haaji Daahir Alle Ha ku Xiftyo masuul sare❤

  • @gw2071
    @gw2071 Месяц назад +3

    Mahadsanid wariye dhaqan xumada guudlaawe iyo roble baahane dhagar kasta waa maleegeen

  • @ibrahimafgoye3408
    @ibrahimafgoye3408 Месяц назад +1

    Asc brother. Thank you so much

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад +10

    Odayaashii fahad uahaa ehelkaayaa ka hadlay waxaana loo sheegta awood qabiil soomaaliya cadaalad kama jirto waa merl masaakiinta lagu dulmiyo oo xaqooda lagu duudsiiyo waxa ilaamaanta lagubaneyso waa cadaalad daradii tuuga horjooga yaashaa illahey haka qabto guudlaawe waa kan cuuryasmiyeey hiirshaberle waxa xamar dhibka u keenayna waa cali mardi oo. Xukunkii maroorsaday maantana xasan shiiq ayaa wadan kii ciidamadii burburinaya

    • @liivazza
      @liivazza Месяц назад

      Asaga ayaaba dadka xamar ku dulmiyay inta uu Nabad sugida Joogay Somalia oo dhan ayaa cadalad ka jirin asagana inta uu dameyay ayaa lagu sameyay.

  • @FarxaanAxmed-jf5vq
    @FarxaanAxmed-jf5vq Месяц назад +4

    Waxaan rajeenayaa in maalin uun la Soo taago maxkamad dhagarqabayaashaas❤❤❤❤

  • @durdurmediagroup1790
    @durdurmediagroup1790 Месяц назад

    Maashaa allah

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад +7

    Maintenant heysataa habartii u hololeyneysa xasan shiiq dumarkoodii iyo caruurtoodi maanta labarakicinaayo waa in loo fiir fiirsadaa dadka xukunka qabanaayo

  • @user-iu8eh9pw9y
    @user-iu8eh9pw9y Месяц назад +4

    Doorashdi kursiga 86 kadib soo sawir meysan galin guudlawe iyo daba geed iyo fahad .

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Месяц назад +4

    Waank salaamy haraagii nabar iuo naxdin

    • @cj3561
      @cj3561 Месяц назад +2

      Naxdin adigay ku ag joogtaa

    • @aminaahmed6023
      @aminaahmed6023 Месяц назад

      Reer xaalifuyana waqtigoodii waa gabaabsi!

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Месяц назад

      Nabar aan daawo lahayn alle kaasoo saar naxdina u dhimo idam allah mooryan xaaraan kunaax ah runtaa ku dhibeysa

  • @apdikafi69
    @apdikafi69 Месяц назад +2

    wcs

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x Месяц назад +1

    ilaahay dil baadhinta aakhira warbaa jira

  • @Honmorgan
    @Honmorgan Месяц назад +4

    WLL BUKAAN INTEE KA HELAAA ADIGOO RAALI AH

  • @kabacade
    @kabacade Месяц назад +2

    Shekadan ma waxa loga shekeynaya dad 2021 kadib dhashey wixi baladwayne kajirey weynu wada ognahe nin diyarad cidan ah wata hallka ha la i ilaliyo madhahene 😂

  • @daawadmedia8702
    @daawadmedia8702 Месяц назад +4

    Xawaadle kursiga u diid maxaa ka dambeeyay 😂😂😂.
    Alla maxaa Xawaadle lala dagaalamay

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Месяц назад

      @@daawadmedia8702 Haa walahi xawaadle xaqooda wuu so daahiray
      Fahad mujrim calaalax ayuu bilaabay maalinba mowduuc iyo hadal ayuu qof usoo dhiipaa isagoo lacag ku bixinaayo in dadka so xasuustaan oo loo beer jileeco lakin dadka reer muqdisho iyo hiiraaan way ogyihiin qofkuu yahay fahad munaafaq

    • @AxmedMaxamuud-fd8yn
      @AxmedMaxamuud-fd8yn Месяц назад

      fahad mareexan maanu ahayn ma xawaadlaa

    • @daawadmedia8702
      @daawadmedia8702 Месяц назад

      @@AxmedMaxamuud-fd8yn Fahad labadaba maaha waa reer ow Xasan.
      Xawaadle kursiga cali guudlaawe ku fadhiyo ayaa laga dul qaaday

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw Месяц назад

      Xawadle waa laangaab maskin ah tiro Kuma jiro

    • @daawadmedia8702
      @daawadmedia8702 Месяц назад

      @@mohamedhassan-yc2cw Adiga aamus, nin kaa sareeyo ayaad ka daba yuusee, Xawaadle ma gaartid adiga dhowrka qof ee qabiilkaada tirada yar.

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 Месяц назад +8

    Mudane fahad waa ladulmeyey runtii
    Wixi dulmiga wada Eebe ha qabto

    • @N5Mrg54
      @N5Mrg54 Месяц назад

      Asagaba intee qof bu dulmiyey marka waa caadi waxaas

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Месяц назад

      @@MohamudIssa1 waliba wasmo ayaa logu daraaa dulmiga ibliiskaas xunkaa

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 Месяц назад

      ​@@N5Mrg54nonsense

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 Месяц назад

      ​@@guuldoon1nonsense amisom iska dulqada hadad rag tihin lama arag wadan 15 sano casamodisa ajanib u ilaliso

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv Месяц назад +4

    Sidu wax u aqrinaayo qosol ah😂😂😂😂😂😊

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Месяц назад +4

    Rooble Baahane ilaa iyo hada umada Soomaaliyeed wajigoooda masoo hor istaagi kara, wuxuu ahaa baahane qain ah

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Месяц назад

      Hadaan nahay rer muqdisho bahalkii wuxuushka ahaa ee dhiiga rer muqdisho ku daadin jiray magaca dowlad wuu na dhaafay alx magalada waa nabad
      Fahad khawaarij argagixye wayn ayuu ahaa I liiska geeska Africa
      Xamar way nasatay hotel lagalo iyo qarax way na nasatay iyi shayaadiintii fahad uu watay

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 Месяц назад

      Kkkk PM Rooble uma jawaabo laangaabyada cuqdqdeysan. Fahad awood uusan laheyn ayuu sheegtay lkn waala tusiyey wuxuu ahaa.

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Месяц назад

      @@abdirizakabdallah2672 rooble waa halyeey qaran oo caasimadii dhiiga ku daadanaye ka saaray khawaarijkii waynaa ee fahad munaafaq
      Waa balan in rooble taalo udhisno

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw Месяц назад

      Xaarmaajo kadaran oo qabyaaladiiste MUNAAFAQ dhiigyacab ahaa

    • @hallad598
      @hallad598 Месяц назад

      Rooble wuxuu ahaa ruux diihaal daran iyo gaajo ba'an qabay sidaa aawadeed waxaa muhiim u ahaa in uu lacag uruursado. Nabsigu waa kan sababay in Rooble Madaxweynihii uu u xagliyey uu maanta maatada jifada Rooble si khasab ah uga rarayo xarunta Damdamiska. Cajiib!

  • @user-vm3os2rv9f
    @user-vm3os2rv9f Месяц назад

    Maanta waa inta igu liidata soo.aali taemkaasi,fahadna waa dadka fara ku tiriska ah ee maanta soomaaliyi ku xisaabtamayso,waxaana aaminsanahay in khayr ugu jirey ka reebida reeraysan ee laysugu raacay kursigiisa.

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Месяц назад +2

    Mahad hakaa gaarto -jaliilaw

  • @miskimohamud2036
    @miskimohamud2036 Месяц назад

    bookaan sidee loo halikaraa fadlan ii soo jawaab

  • @ahmeyhaji3557
    @ahmeyhaji3557 Месяц назад

    Fahaad qaainki tuug aha ee laai umada Somaliyeed miyaad iishegi uff😊

  • @AxmedMaxamuud-fd8yn
    @AxmedMaxamuud-fd8yn Месяц назад

    UAE Ethiopia iyo Djibouti soomaha

  • @Mr-y19
    @Mr-y19 Месяц назад +1

    Hhh sidii aflaanta hindiga ayuu ciro u qoray, hal su'aal kaliya ma ka jawaabi karaa sidee nin musharax ah goobta doorashada amnigeeda ula wareegi karaa? Ma tartamaa mise 😂😂😂

  • @user-mo2cl3xr7o
    @user-mo2cl3xr7o Месяц назад +3

    Kuwas sas ssmeynaya ma dal shisheya ba ku amraya dib u dhaca dalkoda qabiil dartis miyey usameynayan mise lacag dartis ku was hada hadan dilo aaqiro ma la ii haystaa

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Месяц назад

      Maya sababta waa awood illaahay waana qadar maadama illaahay ogyahay in fahad dhiigyo cab yahay oo xamar dhiig badan ku daadiyay asagoo khawaarij xariir lalalahaa
      Maanta xamar way ka nasatay mujrimkaas balse kursigaas haduu heli lahaa xazaanad ayuu heli lahaa xamar ayuu kuso laaban lahaa asago xildhibaan ah balse maanta wuxuu ugu dhuumalaysanaya turkiga maadama uu xazaanad haysan oo xabsi sugaayo feeylalkii kiisaskii uugalay ayaa lahyaaa.

    • @AxmedMaxamuud-fd8yn
      @AxmedMaxamuud-fd8yn Месяц назад

      ​@@guuldoon1adoo midhanbaa somali kujira

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Месяц назад

      @@AxmedMaxamuud-fd8yn jaahil hal dheg wax ku maqlo ayaa tahay ee so fiican u aqri dhacdooyinka dalka
      Wayaduu fahad joogay iyo hadda xamar xaaladeeda is barbar dhig caqliga ha shaqeeyo oo caadifada qabiilka meel iska dhig

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 Месяц назад

    Fahad inow kursigaas waayo
    Siyaasadana laga saaro
    Soomaali oo dhan ayaaa dan kuqabto oo muqarib siyaasadeed ayuu ahaaaa !!!!

  • @salmandahir8313
    @salmandahir8313 Месяц назад +2

    Dowladaha hor istaagay waa Abuu Dubia, Jabuuti iyo dowlad kale

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 Месяц назад

    FAHAD YAASIIN GEESI SOMALIYEED OO DADKII MATALAYAY AY DHIIGGIISA IIBSADEEN, DALALKA HOR ISTAAGAY WAA IMAARAAT, KENYA IYO DJIBOUTI OO SOO DHAX MARAY ROOBLE BAAHANE KOOXDII DUMIN QARAN 1991 GROUP ILAA CALI TINLAAWE.

  • @engcosoble174
    @engcosoble174 Месяц назад

    Macalin aaminana yaa dilay

  • @husseinshire6288
    @husseinshire6288 Месяц назад +1

    Aduunyo Fahad futo weyno calacalka jooji

  • @OMARHASSANAHMAD-sj9bb
    @OMARHASSANAHMAD-sj9bb Месяц назад

  • @Moha.BinuMuhya
    @Moha.BinuMuhya Месяц назад +1

    Ladagalanka shabaab miyaa malinba mid la so wareysanya sida shacabka lo marin habaabio 😂😂😂

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Месяц назад

    Asc wlle maxaa kaa qaldan arintan inaad ka hadashid maaha waayo maadaama book laga qoray buugiina dadku ka aqrisan lahaayen sidee buuga loo iibsanaa

  • @cabdiraxmaanaxmed1625
    @cabdiraxmaanaxmed1625 Месяц назад +1

    Garsooruhu marka hore ha qaado garta labo magaclaha sida argagixisada ama abtirsiga gaalada kusoo caan baxay

  • @abdulllahi6161
    @abdulllahi6161 Месяц назад

    Calaacal iyo neceeb hiraab lee u jeednaa lkn laangaab ciilan maxuu ka qadaa

  • @HassanMohamed-qs1ku
    @HassanMohamed-qs1ku Месяц назад +1

    Waa wax lagu qoslo. Markuu xilka haayay RUNTA uu sheegi weeyay hada wax is badal ah ma keeneeso.
    RUNTA WAXAY MACAAN TAHAY MARKI ARINTA MARKAAS TAAGAN TAHAY .
    hada waxaa arkaa kaliya qof raba inuu LACAG SAMEEYO.

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 Месяц назад +2

    Kursiga jawaari iyo kii muudey kaso hadal haday run kaa tahay

    • @thedboys2098
      @thedboys2098 Месяц назад

      Mudeey korsigiisa wax muhiim ah ma
      ahan in laga hadlo. Asagaba dhuumasha kujura in maxkamad lakeenin. Hhhhh

    • @muhanadyusuf8487
      @muhanadyusuf8487 Месяц назад

      @@thedboys2098 fahadka argagaxisada ahne

  • @ABDULLAHIABDIRAHMANALI-et6so
    @ABDULLAHIABDIRAHMANALI-et6so Месяц назад +1

    Ma inagan fahmin in shirqool jiray

  • @cabdifitaxcalisanbuur
    @cabdifitaxcalisanbuur Месяц назад +1

    Xagee kahelaa booga

  • @engcosoble174
    @engcosoble174 Месяц назад

    Wixii ow dhibay keen hee waa quraafaad warkaadu fahada maranaba ma ahane nin gadamaayo sxb

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 Месяц назад

    Fahad yaasin Xaaji Gang caadi ah waaye walhi

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Месяц назад

      @@abdikfilabile270 kkkk xamar ha yimaado haduu gang yahay muxuu u mayraysanaa turki iyo qadar
      Fuleeey xaar wayn oo khawaarij ah weye

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад

    Hore ayuu u sheegay Gudoomiyaha Maxkamada Sare inay qaadi karaan dacwadaha kuraasta khilaafkooda la xalin waayo balse waxaa marag ma doon ah in la handaday gudoomiye Baashe ama laaluush uu qaatay isaga iyo garsooreyaasha kaleba.

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 Месяц назад

    Kkk ciro ooyinta yaxaaska iyo CBB-nimo ayaa kamuuqato iyo xilkii laga qaaday oo uu kaxanaaqay miskiin.

  • @MuminHurdaaye
    @MuminHurdaaye Месяц назад

    Odaygas wa oday walan fahadna wa shabab

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад

    😮 waa duul siyaasadi wareerisay think 🤔

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 Месяц назад

    Fahad wuxuu ahaa shabaab , PM Rooble iyo Mr.Guudlaawe waxey qabteen shqo wacan. Dilkii Xil.Aamiina iyo shirqoolkii Ikraan tahliil waxaa kadambeeyey fahad iyo kooxdii farmaajo.

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 Месяц назад +1

      Berenta iskadaa Fahad waa muwaadin sharafleh hakuxadgudbin dicaayada raqiiska ah iskadaa cid aaminaysaa majirto

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Месяц назад

    Suxufiga Xalaasha ah LinkedIn Qaamuuska Halkeeen Ka Helnaa walal Alle Ha ku Barakeeyo Saxiiib Caruuska Qarniga 🎉2024

  • @gashiredleodombori5499
    @gashiredleodombori5499 Месяц назад

    Horta marka u horaysa madax kusheega soomaalida oo markay baneeyaan booska banaanka keena dhaliilalaha laakiinse aan awoodin markay xukunka joogaan Inay shacabka u gudbiyaan waxa khaldamay marka la

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 Месяц назад

    War

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 Месяц назад

    Cali guudlaawe siyaasad ahaan ma taageersani balse gursigaas kaliya maahan ee wuxuu diiday in kuraas dad gaara loo xiro sidda ka dhacday maamul goboleedyo badan xaqqa lamana dafiro madaama aan ka soo horjeedo Guudlaawe.
    Waa adiga leh asaa ku guuleeystee tartan kadib ayaa laguuleeystaaye yuu ka guuleystay Fahad bal noo sheeg

  • @AhmedHassan-ie5if
    @AhmedHassan-ie5if Месяц назад

    Ilaa iyo hadda ma waxaad dad nooga dhigeysaan fahad war isku xishooda waxaa la qaad qaadaa qof jira

  • @Mogadishu23
    @Mogadishu23 Месяц назад

    Xasan shiikh yaa Mwne u Aqoonsan Hadeer?

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Месяц назад

    WAX WEYN BAA KAA QALDAN SAAN MAA KAA DAACAD AH BOWE

  • @tahliilj
    @tahliilj Месяц назад +1

    Waxaan buug maahe waa warfadhikudirir

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад

    Walee dowlad da hada talada hayso iney tahey dowlad nocaas foosha xun lagu sodhisey shaqadeeda baa markhaati kugu filan

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Месяц назад

    Buuga neyrobi xageen ka helayaa

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Месяц назад

    Fahad qabiil ahaan ayaa loogu Awood sheegtay

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale Месяц назад

    LAAN GAAB AAN TOLKIISA AWOOD LEEN WAAYE FAHAD

  • @abdifidow9106
    @abdifidow9106 Месяц назад

    This RUclips is for Fahad and Farmajo platform.

  • @daahiryare1067
    @daahiryare1067 Месяц назад

    Hooyadaa nacalaa ku yaal
    Argagixiye abuu camaar
    7 baalooto oo is dhaaf ah in
    Madaxa lagala dhaco ayuu
    Xaq u lahaa inan gumeedka
    Inan gumeedku dhalaye laangaabkaa

  • @mudanedalxa2346
    @mudanedalxa2346 Месяц назад

    Abdijaliilow taageerada shaqsi ama xisbi yeysan kula tagin. Mxa kala jeedaa? Fahad wxu ku tagri falay kuraas badan oo aqalka sare ama kan golaha shacabka si lamid kuwo ka baxdsan labadaaasba. Tusaale ahaan; 1. Allaha u raxmadee gudoomiye Jawaari iyo Gudoonkiisa. 2. Thaabit. 3.Xaaf. 4. Shariif Sakiin. 5. Raiisul Wasaare khyre. Dhanka doorashadii barlamaanka wxa tusaale kuugu soo qaadanaa Gudoomiye ku xigeenkii golaha shacabka ee kursigiisu yaalay degmada Baraawe, wxa ku dhagay fahad. Ma dhahaayo arinta Fahad ku dhacday Waa sax lkn wxa jirto wxi aaad qof ku sameyso ama aad raali ka noqoto in qof lagu sameeyo inay kugu soo laaban doonto.

  • @abdallamahamoud3590
    @abdallamahamoud3590 Месяц назад

    Cali aa diiday oo seddax wadan aaa ii diiday waxaa ugu Roonaa in oo markiisa hore Doorasho Xalaal ah uu Galo oona Ka kor Boodin Qabiilkiisa! Sheekadaan sida ay Raqiista U tahay iyo Beenta iyadana waa Yaab!

  • @user-ys6bp7ob1n
    @user-ys6bp7ob1n Месяц назад

    Ninkii Fahad ahaa wax boobaya ayaa waxaad ka dhigeysaa. Nin labdulminayo. Hadalkaan asgaa kuu soo dhi9bay. Dadku ciyaal maaha

  • @rooble162
    @rooble162 Месяц назад

    Fahad Yasiin asagaba kursiga dad ayuu ka xoogay. waa ayna iska cadahay.

  • @rooble162
    @rooble162 Месяц назад

    niyow cadaalada anoo u hadlayo Fahad Yasiin dadka caano uma shubeen ee cid walba oo ka hor imaada kabaha uu la dulmarayay, mar walba oo aad dad wax yeesho waxaa badanaaayo cadawgaaga. Marka Fahad lama yaabayo in dil loo abaabulo ileen asagaba dad ayaa ku maqan oo yariisow ka mid yahay.

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Месяц назад

    Quen fahad 😂mia balayo kadhige wxn siyasad mayaqn naga wad

  • @ismailmohammed2968
    @ismailmohammed2968 Месяц назад

    Waxad tahay nin laga dhex hadlayo o buka saxafina marihid ee sida wax lo aqriyo baro

  • @MaajidCade-qy2zz
    @MaajidCade-qy2zz Месяц назад

    Shekadan wlalh isbuuc hore ayaan aqristy aydo qolaal ah oo laso qory walina qado ayan ku sugaye wxna ka fahmy meshaas arimo badn oo ay inguhayan dowladaha shisheye io Ha.yda amingna aysan wxba ka qaban karin walipa aygna ay yihiin kuwa mesha fodada ka kicin lahaa wlalh

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Месяц назад

    Kab iyo xaar bu ka sheekayey, 👞iyo💩 intu ba wa xaaramiin, danta somali aan uu shaqayn ee shishaye uu shaqeyo.

  • @abdiali724
    @abdiali724 Месяц назад

    Wariye bar barad hhhhhhhhhhj

  • @abdulahiali4472
    @abdulahiali4472 Месяц назад

    Magac sidaan looguma sameyn karo ninkaas

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 Месяц назад

    Fahad laftiisa in shisheeye ay wateen oo ah qatar 🇶🇦 iyo ereteria maxaa buuga loogu qori waayay😂😂😂😂😂 yaa la siraa ader waa la is fahmay ok

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 Месяц назад

    Gudlawe ma sidanba sidebu bulsho dhan u mamula mamul gobaledyadu waba cadawga indheer garadka somaliyeed

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Месяц назад

      Yaa indeed garad ah kkkk wlh xamar hadad ku noolaan lahayd waa ogaan lahayd inuu mas yahay fahad yaasiin malintuu baxay ayaa xamar qarax ugu dambayse
      Allaah naga qabtay mujirmkaas

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 Месяц назад

      Damerel weyan nin ma mamulo wax ladhaho hirshabele majirto xawadle dhulkoda wa xoreysanayan

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Месяц назад

      @@abdullahiabdi1332 hooyada siilkeed bal nooga soo waran shuubaa ku dhashee guskii dameerka miyaa uxiistay futada saliid qumbe marzo

  • @Ahmedmohamed-sn8uo
    @Ahmedmohamed-sn8uo Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂

  • @abdishakorahmed1100
    @abdishakorahmed1100 Месяц назад

    Buuga xage laga iibsan kara,

  • @IsseBagahey
    @IsseBagahey Месяц назад

    Hhhhhhhhh Wariyaha dhadhan cmluu u hadlaa!!!

  • @Dhuuso500
    @Dhuuso500 Месяц назад

    Calooleey usugaa afkiisa ka dhahay kursiga la helo la shubmaa ka horeyso 😂😂😂 nin kastoo lagu shaqaysto saa baa u danbayso

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 Месяц назад

    Xoolihii dadka sidii loo dhici lahaa ayaa loo baratamayaa wax kale ma jiraan

  • @YusufAbdi-lt3ni
    @YusufAbdi-lt3ni Месяц назад

    Nabad io nolol wey soo laabaneysaa

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Месяц назад

    😂😂

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp Месяц назад

    Hhhh tan gadmi meeysa dadkana xoola ma ahan wixii ka dhacay baladweyna wana ognahay cid ka faajirsan fahad ma jirta xiligaa dadkii kuraasta doontay waa ninkii yiri yaanu qof socon mglda inta la i dooranaya maaalinka ka horeyay waxaa dhintay dad ka badan 25 qof oo 7 ehelkeyga ah waxaa la diiday in la aaso sabab doorasheyda darteed
    Diyaarad ayaa xmr looga qaaday erkada 4 musharax oo la taagned oo media ku jiray waa loo diiday oday aan xitta 1 post soo qoran ayaa la yiri waa musharax oo wajigiisa la arkay maalinkii shahada la siinayay marka dad macsuumin ah ha iska dhigina
    Teeda 2aad haddi uu run sheegaya ninka booka qoray maxow sheekadoda mesha ugu sheegi waayay 10naan jariima oo teamkii fahad geeysteen sada dadkii diyaaradaha loo diiday in aay raacan
    Waa wax lagu qosla nin riwaayad cusub noo bilowdeen

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 Месяц назад

    Nagala tag dooda raqiista ah ee dhinaca ka raran!! Waxaad noo amaanaysaa kooxdii dad qalatada ahayd ee Alle dhaafiyay ummada Somaliyed!!

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 Месяц назад +1

    Fahad yaasiin dhiigyo cab ayuu ahaa fahad khawaarij
    Wuxuu Hayadii sirdoonka u adeegsaday inuu argagxisada ufududeeyo daadinta shacabka muqdisho balse alxm illaahay ayaa naga qabtay oo xamar waa nabad
    Fahad ibliis illaahay wuu ku arkaayay dambi walboo gashay anagana waa ku ognahay rajo haka qabin inaad xamar timaado waa lagu qaban doonaa sharcina waa lagu marsiin doonaa waligaa 🇶🇦 qatar iyo turkey ku dhuumaalayso
    Hadad qof nadiifa tahay oo dakane qabin bal kaalay xamar imooow

    • @wizhargeisa3338
      @wizhargeisa3338 Месяц назад

      Caqli iyo Cilmi aad ninkan iyo waxyaabaha hoose dhacaya ku fahantid malahid mrka ha is ceebayn wxnd so qoraysid Fahad mahayn dila lkn haday kaga buuxan kumanaan u kamid yahy adero xasan iyo mahad salaad o gacantooda boqolaal askar ku shirqoolay muqdishada nabada sheegaysa ma tan xata USA sheegay in alshabaab qabsanayso neefkan Xasan dadki shalay u oyay ayaad tahay cadaw lanbar one ummada somaliyeed Wa jaahilinta ado kle

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Месяц назад

      @@wizhargeisa3338 reer tuulo waxba lagama waydiinayo wixii ka dhacay caasimada , iidoor ka ahoow waxaas ee iskaga bax comment, orod ragaaga kaso furo xabsiyada laascaanood
      waa balan inuu fahad dhadhamiyo xanuunka iyo ciqaabta wxuu sameeye , nabadeey

  • @elminasibb
    @elminasibb 10 дней назад

    😂

  • @Abdullahinawawi
    @Abdullahinawawi Месяц назад +3

    Cirro ma uusan taaban qaabkii loosoo xulay ergadii dooranaysay Fahad yaasiin .
    Tan kale cidi dood kama keenin muu yiri cirro 😂
    Musharrixiintii kursigaas fahad kula tartamaysay oo cabanaysa
    Baa social media dhex yaala .
    Waa nasiib darro in aad biased u muuqato gudoomiye hadii kale xogta kama aadan wada tagteen
    Abdijaliil suaashaas noo waydii cirro hadii aad waraysi kale isku aragtaan

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 Месяц назад

      Ok su'aal aan ku weediiyee qaabka hadda kursigan loo doortay ma saxbaa? Ma meeshii deegaanka u eheed baa lagu doortay? Aan kugu daree musharixiintii xiligii Fahad warbaahinta ka qaylineesay soo tan loo diiday in ay xitaa hoolka doorashada galaan? Teeda kale haddii Alle laga baqaayo sida Fahad lagu soo doortay ma waxay ka duwanayd sida loo soo doortay xildhibaano badan oo maanta joogta sida kuwa ka imaadan Jubaland iyo Puntland oo mucaarad ahaa iyo xitaa mucaaradkii Farmaajo ee ka imaaday Galmudug sida C/raxman C/Shakur iyo Mahad Salad?.....

    • @abdikfilabile270
      @abdikfilabile270 Месяц назад

      Taas cid Somali ah oo sharaxday Miyaad Haysaa? Dani inta Xerox 54 ladhaho ayuu inta xirtay 17 xildhibaan Oo aan isku Qabiil ahayn hal sac kayar kusoo saartay?
      Hadalkaagu waa macno la,aan wayn adigoo og dorashada Somalida,
      Kursigii aniga Beshayda lahayd Galkacyo asagoo yaaala ayaa Boosaso Lagu doortay dadka doortayna dadkii umatalayay Mahane dad Dani soo uruursaday ayay ahayeeen yaa Maskin
      Hadalka

    • @Abdullahinawawi
      @Abdullahinawawi Месяц назад

      @abdikfilabile270
      Dani wax kasta uu sameeyey dadka lamuu hor imaan buug ku sheeg ceynteyn ah aan xog buuxda xambaarsaneen sida cirro
      Cirro haduu aamusi lahaa ma cid baa la hadli laheed laakiin maadaama uu hadlay waa inuu xogta soo dhamaystiraa kaliya inta cajabisay buu qoray qoraalkiisa eex badan baa ka muuqata .
      Hadii beeshaada la xoogayna maxakamadii maahi anigu sorry 😀

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Месяц назад

    CBB chennel by by by

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 Месяц назад

    Waa uun buunbuunin danbiile fahad yaasiin