DEG DEG CARABTII OO WEERAR KU QAADAY ALFANAAN K’NAAN & SOMALIDII OO KACDAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....

Комментарии • 254

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  2 месяца назад +19

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 месяца назад +10

    Carabtu waa cadowga soomaaliyed dhankasta markad ka eegtid waxana ka xunahay in wadankayaga soomaaliyed gacana loogeliyey waa imaradkii ugu fosha xumaa ugu dhaqanka xumaa.

    • @abuhassan673
      @abuhassan673 2 месяца назад

      @@aminaahmed5903 yaa somaali ka dhaqan xun manta !

    • @AlfiaAmiin
      @AlfiaAmiin 2 месяца назад

      @@aminaahmed5903 annagana isaga sii cadowsan tan aan isu geysano waxaa kadaran kuwa iskeen dira Sida xoolihii qabiil qabiil iyo koox kox nuxurkii dadka la beegsanayo .

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 2 месяца назад +10

    Masha allaah ssc somaliya powerful ❤️🇸🇴❤️

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад +8

    Carab waligood cadawtinimo ayey soomaalida uhayaan hadalkooda munaafaqada ah soomaalida waan jecelnahay waa beentood carabtu waa kuwao aad soomaalida uneceb meeley soomaalida ugalaqaadeen manaqaan

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 2 месяца назад +9

    Carabtu waxay ka xunyihiin xornimada ,quruxda, gabdhaha somaliyeed

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 месяца назад +12

    KENAAN BEST SOMALI SINGER.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 2 месяца назад +2

    Mashallah wa runtis wilkan guuleyso guuleyso weliga inshallah Mammo guuuuuuuuuuul iyo gobanimo SOMALIA ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hodanfarah7721
    @hodanfarah7721 2 месяца назад +10

    Carrab said maxamed cabdulle xasan ayaa sheegay waxaay yihiin, markii taleex lagu wereerey oo uu ahaa ninkii African ah oo diyaarad lagu wareeray ugu horeey. So knan waa hero horeu soco eedo.

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 2 месяца назад +2

    Maasha Allah Keynan you are the best thank you so much keep going

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 месяца назад +5

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤❤❤

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 2 месяца назад +12

    kaynaan wiil soomaaliyeed ❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 месяца назад +3

    Guul keynaan cadowgaaga cagta ka hoos carab waa cadow koowaad ee naceb soomaali carab ma nihin

  • @rahmozubeer
    @rahmozubeer 2 месяца назад +12

    Kaynaan guul guul guul

  • @kafiyahabdihakim3070
    @kafiyahabdihakim3070 2 месяца назад +2

    Wiilkeena soomaaliyeed 🇸🇴❤🇸🇴

  • @sumayo2093
    @sumayo2093 2 месяца назад +1

    K’ Naan Hambalyo 🇸🇴👍

  • @KhadraMuuse-h4w
    @KhadraMuuse-h4w 2 месяца назад +18

    Keynan guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 2 месяца назад +4

    Carabta waxay kuu haystaa addoon ay leeyihiin sababtoo ah adaa dabada u dhaqa

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 месяца назад

      Soomaalida. iyagaa carabta. Laga reebi waayeen.

  • @Cadarey114
    @Cadarey114 2 месяца назад +2

    Soomaalida mey gaaraan soomali meel kasto weykaaga horesaa

    • @Cadarey114
      @Cadarey114 2 месяца назад

      Weymaseersanyihiin

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 месяца назад +3

    Keynaan maansha Alaah tabaarkalaah ilaahay hakusiiyo sidaa dadkaag magacfiican iyo sharaf ularabtad bulsho butland🦁🦁👑 kulafahanta Alla hakusiiyo Alaahu ma aamiin aamiin yaa 🤲☝️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @FarxiyaMaxamed-h9c
    @FarxiyaMaxamed-h9c 2 месяца назад +1

    😂😂😂carab iyo cadaab hormarkeena ka xun yihiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴somali guul keenaan mahad sanid 💗❤️❤️

  • @joowanenuur8268
    @joowanenuur8268 2 месяца назад

    Guul..iyo..gawanimo..somali..guuleset..❤❤❤🇸🇴🇸🇴💯✌👌❤❤❤

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 2 месяца назад +1

    CARABTA TUKIGA OO SHILAAD NOO QODAAYO AYEY PARLAMENT KUWA MUCARADKA KU KICIYEY INEY SOMALI SHIDAL LA SOO BIXIN DUBAI DUBAI IYO KUWA KALE ALLAH SHARTOODA HA NAGA QABTO KEY,NAN GUUL ALLAH SIIYEY CID KAMA QAADI KARTO

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 месяца назад +3

    CARAB DAD MA AHA, BAL EEGA AYA SOO TAAGAN AYA INDHAHODA HORTOD LAGU DUBANAYA FALASTIIN.

    • @munxasan
      @munxasan 2 месяца назад

      Daa ha la laayee eyda carabta dhan ha madhaane😂😂😂

  • @CabulqaniCabdulqadir
    @CabulqaniCabdulqadir 2 месяца назад +1

    Somaliya waa Afrikan carabta anagaa wasna

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад +6

    Carab inama Jecla Soomaalida aad
    U Jecel Yaab

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 месяца назад +7

    Dadbaa dhaha carab ban ahay adunka ilahay carab ban unecabahy anoo naag somali oo african ka ahna waligay carab mashegan alxmdulilah war umada qurunka dadkii hada ogaday utaal 😂😂😂

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 2 месяца назад

      waa reer la wada yaqaano. Carabtuna waa caayaan markeey meelaha commentiga carab sheegtaan 😂😂

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 месяца назад

      @@AFDiini1722 Lakiin keynaan waa Hawiye 😂😂

  • @شكرحسن-ج1ص
    @شكرحسن-ج1ص 2 месяца назад

    Horomarka soomaaliy ka xun yihiin carbtu bakhtiga 😊😊😊😊😊

  • @xalimomaxamed2555
    @xalimomaxamed2555 2 месяца назад +4

    Guul guul guul somali ❤🇸🇴

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад +2

    Alkeynaan win win always will be win❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abaskulmiye5232
    @abaskulmiye5232 2 месяца назад +2

    Guul Keynaan Somali boy

  • @hisaliartan8227
    @hisaliartan8227 2 месяца назад

    Viva cantate Somalia dall'mondo. Viva popollo somalo meel kasta oo ay jogaan ❤❤❤❤❤❤"

  • @kadraahmed48
    @kadraahmed48 2 месяца назад +2

    Cadowga ugu weyn ee Soomaalidu waa Carab.

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 месяца назад +1

    Carabtu hadeey heli karaan waa na duugi lahayeen laakiin soomaalida ilaaheey ayaa ilaaliyo

  • @FarxiyaMaxamed-h9c
    @FarxiyaMaxamed-h9c 2 месяца назад

    keynaan musalsalka igu soodar kalin ka qadanaa❤️💗💗

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад +2

    Keynan is heroe🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SahraXasan-mv2yz
    @SahraXasan-mv2yz 2 месяца назад

    ilahaày wax aan ka barayya in ilahaaay cadaawgu ka qabto🤲🤲

  • @AichaHoussein-kv5fi
    @AichaHoussein-kv5fi 2 месяца назад

    Carabtu qalbigaa madow waana fulay daciif ah adoona u.ah yuhuud iyo maraykan soomaali magaranayaan

  • @kikiahmed6765
    @kikiahmed6765 2 месяца назад +1

    Kayan keep going brother❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @BALCKMAN13
    @BALCKMAN13 2 месяца назад

    العرب عنصرين اتستغرب لماذا نقول نحنو عرب وأهم يحسذونا ولا يعترفون فينا كا عرب من بعد اليوم انا أفريقي وافتخر بقارتي السمرا عاشت بلاذي الصومال🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @JooniNaan
      @JooniNaan 2 месяца назад

      My bro cabdi kariim waa Sxb kaa DJ: Lion Abdi Nasir huseen gare saaxiibkiis

  • @Bigayssheikh55
    @Bigayssheikh55 2 месяца назад

    Waxa ay taraayeen ayaan jirin markii horeba❤❤ naga dhamaada carabey😂😂

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 месяца назад +3

    Carabtu waa cadow ee garaaca

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 месяца назад +2

    Waryaa wiilka xiiqsanow anaga dhaqan carbeed diin nooma ah

  • @11naa44
    @11naa44 2 месяца назад +5

    Carabta wa xasidin

    • @artenwarsame6991
      @artenwarsame6991 2 месяца назад

      💯

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 месяца назад

      Somalida dhaxdoda aya xaasid isku ah wexee hormar la gaar layihiin waa xaasid nimo😷😷😷😛😛😛

    • @11naa44
      @11naa44 2 месяца назад +1

      @@Abdelrahimmohamed-jy7lp somali dhexdoda lama gaarin adeer isdeji carab ba laga hadlaya isceli carabta qasdhmuun mowduca ufiirso video ga sificn u daawo

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 месяца назад +1

      @@11naa44 waqti mahaayo aan ku daawado videoga mida kale waxa tiri carabta waa xasidiin runta markaan kahadalo somalida yaaka xaasidsan 😷😷😷😛😛😛

    • @ZahraHassan-xm2dh
      @ZahraHassan-xm2dh 2 месяца назад

      Qoraalkaan was dad rer soomaali ah ya fahmikaro sababta??😊

  • @joonman7867
    @joonman7867 2 месяца назад +1

    Asc carab anaa waso wabilaahi tufiif

    • @munxasan
      @munxasan 2 месяца назад

      TALIYE😂

  • @idilahmed9092
    @idilahmed9092 2 месяца назад +4

    Guul & gobonimo wiilkeena❤❤❤

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 месяца назад +1

    Carab uma qalmaan in ay fagaaraha calamka yimaadaan waa cawaan dulli

  • @AbdirahmanKhalid-md2ml
    @AbdirahmanKhalid-md2ml 2 месяца назад +1

    Niyoo carabta waxaa naga dhaxeesa diinta laakiin xasidnima iyo afrikaan naceeb baakajiro

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад +1

    Alkeynan best all the fans people of the world to-day👌👌👑👑♥️💯💯♥️✍️🙏🎉🎉💪🔥❤🍓🥰🎉🎉🎉👌👌👌👌👌👌👌keynan best best all the fans world win win alkeynan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 2 месяца назад

    ❤keynaan legend carabta ma necbi luwadoodana waa neclahay inta xun somali neceb waa necbahay wadan walba waa laga hela dad cunsuri ah ama dad xun ha maseeran walina maseer ha ka waasha qashinka

  • @abdihakimhassan-l7i
    @abdihakimhassan-l7i 2 месяца назад

    Waxba meesha kuma haysaan😊Dianna waxba kamagaranayside Ka aamis dadka Kan leh wahaaniya

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 месяца назад +1

    Çarabta waa kuwii u hiilin waayey walaalahood palestin soomaali cid Walba aa neceb ilaah aa na jecel

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 месяца назад +1

    Muxuu ahaa midkaan qowqow leh ee Carabta caynaya warjaahilyahow Carabta nabigeenii suubanaa scw baakadhashay cayna umaquuro kiixun unbaaxun ee halaga fiirsado. Hadii Falastiin lagumaadana Al aqsa qofkasta oo muslima ayey masuuliyad kasaarantahay ee jooji nacnacda diin waxbakama ogide .

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 месяца назад

      Carab diin maahee diinta. Baro Nabiga iyo carabtaan duliga ah maxaa iska galay. Tan kale adiga yaa ku faray. Inaa qof binaadam ah oo kula mid ah inaa madaxaada hoos u geeyso. Carab anagaa wasno. Waa dadka aduunka ugu liito. Dad maaha cawaanta xun

    • @safiawarsame8598
      @safiawarsame8598 2 месяца назад +1

      @@Ahmedali-gw7xm dadka aan lahadlayo waa adookale ee iskaqarjacjacle halkeen ku iri madaxaaga hoos udhig iyo Carabaa diin ah? Dadka iska hadlo ee afkaxun runtii inloojawabo mamudna balse wax hubso intaadan hadlin afkana hanalasoogalin bilaa dhaqankaa.

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 месяца назад

      @@safiawarsame8598 diinta carab maleh carabta waa dadka aduunka ugu xun maanta waa Dad iyaga gaalada adoon u ah adne kuwaas. Baad 😂

  • @nasromohamed418
    @nasromohamed418 2 месяца назад +1

    Maashaa allh wawadani allhakudayo

  • @zackchris2795
    @zackchris2795 2 месяца назад +2

    Brother knaan keeping up ❤️❤️👑🙌👏🌎

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 2 месяца назад

      Who cares about Arab he is Somali he is not Arab to bad for Arab they’re jealous

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 месяца назад +1

    Carab iyo maseyr waa leysdaba dhigay somalina ma arki karaan

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi8264 2 месяца назад

    Maxay naga rabaan haddii la waydiiyo anagu Carab ma nihin am african oo soomaalina ah haddii aad nagu sheegteen Carab maxaad sucuudiga soomaalida aad ugu dhiibaataysaan kir iyo kude shaqfirtiinee dhag cas waa xaasiddiin naga taga xayawaaniin yahay axsaan nooma samaysaane

  • @KhadraMuuse-h4w
    @KhadraMuuse-h4w 2 месяца назад +4

    Carab masayrtay caal looma helo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaaroCali-xz4to
    @SaaroCali-xz4to 2 месяца назад

    Carabta anadagan weyna nanacebyihin waxeyna naguyirahdan carabmatihin waxtihin afriiqiya maxad ogu hadliweyden afka carabiga wadankinana wagaajo miiran walhi carabtu wacdaw waxasidin waxey jecelyihin inadkahoseso maogola iney soomaali hormar garto

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 месяца назад +1

    Masha Allah 🤲🦁🌎⭐️🇸🇴👈🎤🎶💯👍👑🌹🫶♥️🫶

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 2 месяца назад +1

    War somaaliyey English ka barta ku heesa kasaa lagu tajirayahe 😅😅😅

  • @xasancabdiqaadirmaxamed3404
    @xasancabdiqaadirmaxamed3404 2 месяца назад +1

    Magac ilaahey ban kudharte carabtaa Ani io ayiga waxaa isku nahay burus io musmaar itoobiya Wan usolabanynaa ee aan iska Celino caraba

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 месяца назад

      Carab iskama celin karti maxa kalo heysa wadankaaga sodhiso kadib hadal 😷😷😷😛😛😛

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад +1

    Congratulation al fans alkeynan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯👑👑👑👑👑🥰🥰🥰🍓🍓🍓🔥🔥🔥🔥🙏🙏🙏🎉🎉🎉🎉

  • @osmanrachid2385
    @osmanrachid2385 2 месяца назад

    Carab mey jirta,waryada carab hadey jirto ma yuuhud baa Palestine kuma galgalaateen,carab ma jirto ee waxan la arkaayo carab maha ee acraab.

  • @namiup0274
    @namiup0274 2 месяца назад

    Ilaaheey ka baqa carabtu mawada xuma dadka lama yiraahdo waa xunyihiin

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 2 месяца назад

      waa xunyihiin waana foolxun yihiin

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 месяца назад

      Anagaa wasno carabta.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 месяца назад

    kaynan guuul cadawgaga cagtahoos jito jog🤲🤲🤲🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁🦁🔥🔥🔥💪💪💪💪♥️♥️♥️👌👌🥰🥰💯💯💯👍🙏

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 2 месяца назад +1

    War carab wanaagsan waxaa ugu danbeeysay nabigeeni maxamed calay salaam iyo asaxaabtisii hada waxaa madax iyo mijaba noqday gaalo raac neceb islaamka sida imaarad iyo wax la mid ah ma rabno hadaan Somali nahay

  • @hodanishpele6789
    @hodanishpele6789 2 месяца назад

    Anana juuhalo aah oo soomali ah Ayuu Alle Carabta ka soo sareey qufka uu kgu sharafta badan nabaraay Akhlaaqada suusuban

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 месяца назад +1

    Carabtu waa cawaan isku dhiig ma nihin waxaa maga dhaxeeyo diinta. Diintana waxay u wareejiyeen Khawaarijnimada waxa xagooda nooga yimaada waa Alshabaab iyo isqarxin

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 месяца назад

      Runta marki laga hadlo Somalida wax ka cawaansan majiro waxa is qarxiyo waa somali waxa isdilo haben iyo maalin waa somali dadka isqarxiyo yaa waa somali wadanka 40 sano ayu burburyahy wadamadakale afrika idiinka liitay weey dhisteen hormar ayeegaren adinkana qabiil aya idiin dishay goorma hormar gaareysiin somalia hadee saan ku siisocoto waligeed dowlad noqomeyso carabta weey idiinka aqoon badantahy waa dad wadankoda dhistay o waxwalba qabsaday hormar gaartay somalida maxe hormar gaarta ayaga dhaxdooda aya isku maqan ana kaaladheersan meel ha idiingeeyso 😷😷😷😛😛😛

  • @OmarYare-bi6yo
    @OmarYare-bi6yo 2 месяца назад

    Somali waa Afrikaan
    Carabtuna waa cadaw iyaguba dhexdooda isku cadaw ah una haysta dadka madoow inay ka liitaan .
    Carabi faaiido ma lahan ee aan ku faano Afrikaanimada

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 2 месяца назад

    Keynaan waxuu ka dhashey dad somalinimadda ku dhaar tahey waa reer mudug

  • @rodaali169
    @rodaali169 2 месяца назад

    Asc sorry keynan waxan aqan yarantiisii Canada hooyadii saxiib ayaan ahayn Waa fanaan yar ook edeb leh aadnA loo yaqan alha carabta naga qabto xasidka

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 2 месяца назад +1

    Carabtu waxey kugu haystaan becouse markaad adigu is bahdishid oo aad is qiimeyen waydid carabta iyo aduunku wuu ku bahdilayaa ku darso carabna waxey kuu tagaana fagric miskiin ah oo is bahdila oo madaxdadii ayaa meel kasta tuuksanaya oo ku bahdishay marka ilahey magacii ahaa libaxyada afrika ee siyad bare noo bixiyey allaha u naxariiste

  • @naciimoCilmi-w3q
    @naciimoCilmi-w3q 2 месяца назад

    From Somaliya 🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴👑👑👑😂

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 2 месяца назад +1

    K naan legend ❤❤❤

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 месяца назад

    Carabta somalidaa dabada ka leefaya madaxkusheegtooda si ay lacag uga helaan ileyn waa duul inkaari ku dhacday somalidee

  • @kikiahmed6765
    @kikiahmed6765 2 месяца назад

    Kayan he is king 👑 off somaila boy ❤❤❤❤❤

  • @IfrahSaleban-y7t
    @IfrahSaleban-y7t 2 месяца назад +1

    Apti wllhi kama ilawo liketa

  • @dawudjij2305
    @dawudjij2305 2 месяца назад

    WA dad xasindin ah ayagana ma is jecla dadka kalana ma jecla. Somalidana wexe Jamaca Carabta ugu jirto ma aqan wexe Ka heleysana ma aqan. Wa dad xun runti faido ma leh.

  • @SaalaxMaxamed-yy4cc
    @SaalaxMaxamed-yy4cc 2 месяца назад

    Guul soomaali iyo keynaan❤❤❤❤❤❤❤somali❤❤❤❤❤guul❤❤❤

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ guulayso cadowgana Allaha kaa qabto

  • @alexfoot8555
    @alexfoot8555 2 месяца назад +1

    We are Somalians people

    • @mos1954
      @mos1954 2 месяца назад +1

      We are Somalis

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 месяца назад

      **Somalis**

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 2 месяца назад

    Naagaha iyo nimanka caynaayo carabao iimaan ma laha diine ma laha qurun iyo dullinimo idinkey idiin sugnaadeen waayo waxaad jaahil ka tihiin carab in uu nabigeena scws ka dhashay iyo dadki aduunka ugu kheyrka badnaa iyo sharafta

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 месяца назад

      Naa Naagahaan Carabta caabudaya Waamaxay? Hadduu Kadhashayna leesh? Masiixi, yahuud, Qaniisiin Intuba weey kadhasheen Carabtu.

  • @itzManha125
    @itzManha125 2 месяца назад +1

    Waraa warka runta sheeg kow lama casuumin koox baa dalbadaye casuumaad aa la casiimaye koox nah waa la casuumaye kenan kuwa dalbadaye oo la aqbalye waye ok aawaye carabta heesto

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 месяца назад +1

    KEYNAAN GUULEYSO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 2 месяца назад

    Waa runtood coz tacsi aa nootaal farax ma qabno. We are muslim right?

  • @xawomaxamed1531
    @xawomaxamed1531 2 месяца назад

    kinan horousoco guul guul❤

  • @aminaahmed2058
    @aminaahmed2058 2 месяца назад

    Somalinimo❤

  • @SahraMuktar
    @SahraMuktar 2 месяца назад

    Maansha Allah❤❤❤❤❤❤

  • @shorty0808
    @shorty0808 2 месяца назад

    Asc SOMALIA MAALINTI KASTA AF CARABI. AYASY KU HADLA NABIGANA ASW WAA CARAB

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 2 месяца назад

    Qaladka wa reer xamari o yiri carab nahay ayako somali ah

  • @halimoa4348
    @halimoa4348 2 месяца назад

    Ninkan wereysanaya knaan wa bodow xuun war cadi iska dhig xita English kaga wa broken 😂😂😂

  • @dibjir.m
    @dibjir.m 2 месяца назад

    Carab waxad aktisa katahey adon adinkuna waligiin wa u daba dhaqdan !

  • @muslimaali3279
    @muslimaali3279 2 месяца назад

    Asc marooco carab maahan waa Africa

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 месяца назад +1

    Kaynaan waa Somali Canadian

  • @abuhassan673
    @abuhassan673 2 месяца назад

    Sida aad dadka kale u yastaan ayay carabtuna idiin yasaan so don’t get too surprise

  • @Salugla
    @Salugla 2 месяца назад

    Waxa isu yimidba Kanaan baa ka qiimo badan xataa kuwa is guursanaya

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 месяца назад

    Cidhbtiina Goday carabeey Guul Keynaan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarxiyaMaxamed-h9c
    @FarxiyaMaxamed-h9c 2 месяца назад

    ciyaalka hooyadoow ani gaa noqonaa😂😂😂

  • @hydragons
    @hydragons 2 месяца назад

    Carabtu wee hadal badaanyihin.

  • @fartunmohamud8614
    @fartunmohamud8614 2 месяца назад

    Carab maxay ka hadli Palestine ayay cawini waysay xaasid nimadooda