Macalinka luqada Boortaqiiska bara Somalida ku nool Portugal, Angola, Mozambique iyo Brazil

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 фев 2023
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Комментарии • 45

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy Год назад +7

    Masha,Allah. Mudane A.Hereri Mahadsanid.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Год назад +8

    Macalinka shaqo fiican ayuu hayaa keep doing bro 👍

  • @cazzam6193
    @cazzam6193 Год назад +4

    Nin waxa uu ka hadlayo aqoon u leh!
    Mahadsanid Mr Abdul fattah

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715 Год назад +5

    Mashallah ustadka Şi Fcn uu UGA hadlay dalka u joogo, somalida qaar waxaad arkeysaaa kuwa Dalka eee Muda badan kunoolyihiin Waxba Ka Aqoon dhaqalihisa, siyaasadisa iyo dhaqankoda ustadkan wax badana Ka faideeyay thnks bro

  • @Liiloowe
    @Liiloowe Год назад +6

    Maasha,allah waa nin bulshada somaaliyeed wax weyn uqabtay. Dadka noocaas ah taallo lugu xasuusto in loo dhiso ayaan ku talin lahaa. Was ballan haddii aan dowladda somaaliya xubin ka noqdo in aan taalladaas hirgeliyo. Guuuuuuul iyo caafimaad iyo cimri dheer ilaahey haku siiyo

    • @isbadalwanagsan2618
      @isbadalwanagsan2618 Год назад

      Ninkaan muxu uqabtay buldhada mise luqad ajanib ina barato oo turjuman book ah kasamayso taalo ayaa laysugu dhisa cajiib mar haday qarkeen saas ufakarayan

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Год назад +1

      @@isbadalwanagsan2618 waxa uu qabtay waxaad fahmi doontaa markii aad noqoto nin bulshaa wax ku soo kordhiyey. Isku day fikir cusub oo umaddada wax tara inaad la timaatid.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +1

    Mahadsanid Wariye sure abdisalam hareeri waxa tahay saxafi weyn oo shaqo wacan u haayo bulshada soomaliyeed meel Walbo iyo mar walba waxan kuu rajeynaa guul iyo gobanimo

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 Год назад +9

    Ele é o primeiro professor da Somália a ensinar português,
    Parabéns
    Mais força

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад +3

    Waa macalin fiican waan ku raacsanahay inay tahay luqad aad u adag

  • @mohamedmohamoudabdi5002
    @mohamedmohamoudabdi5002 Год назад +3

    very smart guy Mansha allah keeep goin on waa nin bulshawi ah

  • @triple2801
    @triple2801 Год назад +5

    Good job 👍🏿

  • @nabadoonmysheikh63
    @nabadoonmysheikh63 Год назад +6

    🇰🇪 from Angola 🇦🇴👍

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +2

    Hereri horey usoco sodaa nabad galyo

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Год назад +2

    👋 Wey Mahasanyihiin WeriyeC/ Salaan Hereri&Macalin C/Fataax Wardoon.

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Год назад +5

    Angola 🇦🇴

    • @hajji384
      @hajji384 Год назад

      Meysha maad joogtaa

  • @mohamedadem4053
    @mohamedadem4053 Год назад +3

    🇵🇹, 🇸🇴, 🇦🇴, 🇧🇷, 🇲🇿

  • @mohamedabdillahi5207
    @mohamedabdillahi5207 Год назад +1

    Great

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад

    Masha allah

  • @amiinaar4583
    @amiinaar4583 Год назад +1

    M.a macalinka casharadiisa waa kuxiranaha aadbaana uga faa iiday

  • @Mohamedahassana
    @Mohamedahassana Год назад

    Waa dal qani ah, lakn aan dhaqaalihiisu liidanayo marka la eego lacagta.

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 Год назад +2

    Angola waa dal qani ,dagaal sokeeye 27sano ka socde,qaneeco xun leedahay,Soomaali badan ku dhimatey maleeriya.

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Год назад +4

    Kulaa lix wadan oo african portuqiiska lagaga hadlaa muxuu ninkani darsay Mozambique iyo Angola ogaaye waa ogaal cusub takle dadka ugu badan ee ku hadlaa Brazil ayay kunoolyiin waanu kabadan yahay wadankii lahaa ee bortugal waa arin cajiib ah

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh Год назад +5

    Af-Bortuqiisku haddaad taqaan af-Faransiis ama af-Talyaani kuma dhibayo. Waxa-se ka fiican inaad af-Isbaaniyool (Spanish) taqaanid !

    • @d.rhasaabkhairy1784
      @d.rhasaabkhairy1784 Год назад +1

      Af franciiska xoogaa waa yara adagyahy especially kuhadalkiisa

    • @MoustaphaBenchideh
      @MoustaphaBenchideh Год назад +2

      @@d.rhasaabkhairy1784, af-Jarmalka ayaa hadaba baaqi u celiyay kaad sheegaysid.

  • @mohamedmohamoudabdi5002
    @mohamedmohamoudabdi5002 Год назад +2

    Somali meel walba waa uu jooga hayaaay

  • @khadartoosane7677
    @khadartoosane7677 Год назад

    I want for angola 🇦🇴

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715 Год назад +1

    Buuuga PDF maleeyahay ustaad.

  • @diiriyexasan9110
    @diiriyexasan9110 Год назад

    👍🫶🏻🫶🏻

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Год назад

    See wal injirre nowarwalbo meel lee rogte aqwaan sheekadakon an minkadarto

  • @salaadnuurcabdi7909
    @salaadnuurcabdi7909 Год назад

    HERERI, WAAD KU MAHADSANTAHAY BARNAAMIJKA, BALSE WAXAD ILLOWDAA MARYAALAHA QAAR, IN AAD WEYDIISO QOFKA AAD WAREYSANEYSO: XAGUU KU DHASHAY, AQOONTIISA, GOORMUU WADANKA SOO GALAY IYO DA' DIISA OO MUHIIM INOO AH? MAHADSANID.

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Год назад

    Waar Haririyow kaalay laascaano imow xasuuqa kadhacay wareysiya iyo muuqaala kaduub
    Ictiraafki reerkiini kuwaashay wuu geeriyooday

  • @nasrikhan4047
    @nasrikhan4047 Год назад

    SOMALI WAALAN MEEL KASTA WAY JOOGTA AAR FUDEED BADANA 😂

  • @maxamedsomali5041
    @maxamedsomali5041 Год назад

    💚🤍❤️HARGEISA