SUBAX: Yaab: Siisi oo dalkiisa kamamnuucay inay soo galaan falastiiniyiinta, Suuriyiinta, yamaniyiin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 дек 2024

Комментарии •

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 15 часов назад +32

    Ilaahoow Raxmadada iyo awoodada nagu tus falastiin oo xora dhoorsana kadib loo dalxiis tagaayo ♥️🤲♥️

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 15 часов назад +12

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar aamin

    • @baxsan698
      @baxsan698 8 часов назад +1

      AAmiin AAmiin AAmiin yaarabi

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 14 часов назад +10

    Akhii nadaara aad baad ugu mahadsan tahay akhbaarada aad noo soo tabasid.mida kale qisooyinka aad noo soo tabisid mid ba mida kale way kasii daran tahay ha ugu dambeeso qisadii xalay ee gabadhii ruushka aheed ee dubai wax ka samaysay.mar kale ama walba waan kaaga mahad celinaynaa sida wanaagsan eed usoo tabisid akhbaaraha iyo wararka caalamka🎉🎉🎉

  • @samacaddey2530
    @samacaddey2530 16 часов назад +19

    Rabiyow ugargaar falastin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 16 часов назад +10

    Allow ugar gaar Reer Gaza Yaa Rabi

  • @AyuubMoha-jh8nc
    @AyuubMoha-jh8nc 12 часов назад +2

    Allahu Akbar Alle ha naxaristo inti Muslim dhimadey Allow walaladena falastin xur nimo si yahuda wan ka gulesan dona insha Allah

  • @aminadhayib8031
    @aminadhayib8031 13 часов назад +2

    Ducada madluumka waa laqabalaa lahayoow israaiil ciidamadaada u soodir hadhahaano aloow ciidamadaada ku dur yahuuda yaarabi

  • @bashirsaidally8824
    @bashirsaidally8824 15 часов назад +7

    Dowlada munafiqiinta wey baxayan inshaa allaah

  • @IsmaaciilGaaweeto
    @IsmaaciilGaaweeto 15 часов назад +2

    Wuxuu cagta saarey siisii wadadii uu ugu dagi lahaa xukunka foosha xun xiliyada soo socdo waxaa ka bilaawan doono kacdoon xukunka looga tuurayo insha alaah

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 Час назад +1

    Allah idin xafido ❤❤❤

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 16 часов назад +6

    Rabiyow ugargaaro falastin yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc 15 часов назад +2

    Allaahu akbar kabiiraa isllamka rabi ha u gargaaro aamiin yaarabi

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 16 часов назад +13

    Subax WanaagsaN Reer Nadara Tv🇵🇸🥰

  • @MohamedAhmed-go2cb
    @MohamedAhmed-go2cb 16 часов назад +7

    دعاء المظلوم مستجاب

  • @marianhussein1545
    @marianhussein1545 9 часов назад +2

    Insha Allah Sisi oo dhalka lagu jiidahayo baa la arkdoona .

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 3 часа назад

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @Ahmed-jk6go
    @Ahmed-jk6go 13 часов назад +1

    Masar jbutiba dulmiga wuu dhaafaya j Inshalah

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 15 часов назад +3

    Gurigaaga bir iyo xadiid ka dhig hadaad rabto! Cabudhinta,xasuuqa iyo damiir xumida aad la hortaagan tahay reer masar Rabbi dhawaan wuu kaa hor leexin doona Inshaallah

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 14 часов назад +1

    اللهم انصر إخوتنا في غزة وفي وفي يمن وكن لهم عونا ونصيرا ويعيننا يالله يا حي يا قيوم برحمتك يا أرحم الراحمين ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 3 часа назад

    Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 15 часов назад +1

    Arintaas waa is dhaafiyay lama dhagaysan Karo Dad dhintay eeyo cunayan subxanallah

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j 9 часов назад +1

    Allahow ugargaar reer Gaza yaa raxmaan adigaa awood badan masaakintaan cadowga kaqabo

  • @C.raxmanSaalim-r7y
    @C.raxmanSaalim-r7y 16 часов назад +3

    Asc wll hor isoco xutuna Allah hagarabgalo

  • @MohaSiraaj-hm6qp
    @MohaSiraaj-hm6qp 13 часов назад

    Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 15 часов назад +2

    أللهم انصرهم في اخواننا غزه يارب العالمين

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 15 часов назад

    WANAAGN ASXAABTA AALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 8 часов назад +1

    Asc Nadaara TV guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Suriyaa haagoleisatan Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa iyo falastin Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 16 часов назад +3

    Walaahi siisii waa ka xun yahay natayaahu

  • @AmiinMuhammadAbuud
    @AmiinMuhammadAbuud 14 часов назад

    ما شاء الله اللهم في اخواننا في الفلسطيني والشهداء والصالحين يارب العالمين اللهم امين

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 15 часов назад +1

    Madaxda Muslimiinta iimaankooda Jadiid Allaah hawgadhigo saan simaaheeAamiin🤲🤲🤲🤲🤲Aamiin

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 13 часов назад

      Aamiin yaa rabi raxmaan illaahow falastiin xor kadhig

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 16 часов назад +3

    Guul xuuti reer Yemen 🇾🇪

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 14 часов назад +1

    sisi waa cadowga muslimiinta Yaarabi asaga habaabiyo sisi

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 15 часов назад

    Wcs ilaahey ha ugargaaro rergaza midka nool iyo midka dhinteyba ilaahaa u aqbalay ducadooda ilaahow u hiili rergaza tend haduu waa qalalee mida meydka la duugan waayey ayaa uga daran qayaan ilaahaa junuudiisa u soo diray alxadulilaah alihii lafaha iyo jasadka shuhadada asturay ilaahow ammaan guul dowladnimo sii rergaza falastiin rersiiriyana quwee dowlad caadila sii aamiin rermasarna ka dulqaad midka gaalada u daba dhaqaa muslimiintana cadaadidinaa

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 4 часа назад

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @halimoosman8415
    @halimoosman8415 51 минуту назад

    Sheydan sisi ayaama udhiman uu si qaldhaabaya wuxu moodaya falastiin siidaan kudhamaneso wuxu ilobey iney dhamaneyso xiligi munafiqiintu talinayen insha allaha

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 14 часов назад

    Allaha unaxariisto shuhadada

  • @RahmaNoor-z2s
    @RahmaNoor-z2s 10 часов назад +1

    Siisi waalaturi donaa xadii laturin waadhimadonaa taas kafakidhe ma illaaha is modaa urur xurenaya masarida illaahey xakeno

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 14 часов назад

    Wcs wr wbr akhii subax wanaagsan

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 11 часов назад

    Allahu Akbar Ilahow ummadaa la godoomiyey u gargaar

  • @CaliSalaad-n7l
    @CaliSalaad-n7l 16 часов назад

    Warkaas natan yaahu ayaa udhiibay shaki Kuma jiro waxaan sugeynaa afgenbiigii suuriya mid lamida in shaa allaah

  • @BashkaAli-x6w
    @BashkaAli-x6w 15 часов назад

    Allh Ak bar ❤❤❤❤

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 14 часов назад

    Yaa,Allah Raxmadaada uga feyd dulmiga iyoMusiibada imtixaanka,adag ee ay marayaan reer falastiin.yaa,Allah Albaabada JanatulAlfisduos ufur,kuwa dhaawaca jirka iyo qalbigaba ka dhaawacmey naxariistaada uga qaad ,kuwa cadaabayana,Aduun iyo Aakhiroba cadaab adag ku rid.

  • @abdixakiimibrahiim7063
    @abdixakiimibrahiim7063 16 часов назад +4

    ❤❤❤

  • @MustafSharif
    @MustafSharif 14 часов назад

    ربنا انصرنا على القوم الظالمين

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 15 часов назад

    ❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar TV ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 14 часов назад +1

    Illaahow jabi yahuuda iyo xulufadeeda

  • @Sabrina-v5v3t
    @Sabrina-v5v3t 16 часов назад +1

    Walaikum salaam warahmatullahi wabarakatu.

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 11 часов назад

    Scwb Sisi waa yuhuud meel xun baa u danbeyn inshaaallaha

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame7623 15 часов назад

    Siisi waa laridaya insha Allah

  • @Kingaliomar
    @Kingaliomar 15 часов назад +1

    Sisi qalas waye waqtigiisa dhamaday Inshallh

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 14 часов назад +1

    ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU

  • @Cabdifitaahmaxamuudxuseen
    @Cabdifitaahmaxamuudxuseen 12 часов назад

    Alaahu akbar waa mucjiso latusayo dawladaha islaamka wllhi hadii uu wadankeyga somaliya awood la haan lahaa mala dhibaateeyeen madaama anan wax uqabankarin😢 waan uduceyneynaa
    Qof ladulmiyey ducadiisa waa la aqbalsa

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show 15 часов назад

    Allah akbar Allah waxa uu doona cid celin karta ma jirta yhuda abood ka weyn aya astay mujahiidiinta ku dhimatay gacan yhuda alx inta kle Allah ha ka badbaadiya

  • @deeqoabdimohamed8845
    @deeqoabdimohamed8845 15 часов назад +1

    Asc dhamaan waxaan umaleynaa ninka siisi yuhuud ayaa wax ugaleen waan ka shakiyay siisi inuu Asal ahaan mazarin eheeyn walaahi

  • @qatroadawe3762
    @qatroadawe3762 14 часов назад

    Waa gaal weeyn siisii illaah ku soo khabay

  • @MahadKilaas
    @MahadKilaas 13 часов назад

    اللهم ياخيرالناصرين انصر لاهل غزه

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 14 часов назад

    Wcs wrx wariye Nadaara show Nadaara Tv 📺

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 16 часов назад +1

    Guul xutiyiinta 😊

  • @LailaEbrahim-p5g
    @LailaEbrahim-p5g 15 часов назад +1

    اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد 🎉

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 10 часов назад

    Siisi duf ku bax awalba gaaladaada waxba maad dhaamin fulay yuhuud u khidmeeya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CabdirisaqShugri
    @CabdirisaqShugri 11 часов назад

    Alla ha u gargaaro dadka islamla.ah

  • @FeysalA.Mahamud
    @FeysalA.Mahamud 10 часов назад

    Nadaara tv horyaalka warbaahinra

  • @KhaledMohamedHassan-m8w
    @KhaledMohamedHassan-m8w 15 часов назад

    Wcs wrm wbr alle ha u gargaaro falastiin

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir 14 часов назад

    Waa sheydaan sisi

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 12 часов назад

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 14 часов назад

    Waayo waa laga tuurayaa meesha waayo waa yuhudi

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 15 часов назад

    Ilaahow ugar gaar walaleheen falastiin😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Ayeyo-k9p
    @Ayeyo-k9p 3 часа назад

    Ilaahayow falastiin u gar gaar

  • @Hudadhan-qr7tj
    @Hudadhan-qr7tj 13 часов назад

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 13 часов назад

    Ogooow Sisina Wala dili donaa ama wu fakan sidii Mujrim kii Suriya😮

  • @AbdirashidAhmedDagane
    @AbdirashidAhmedDagane 13 часов назад

    Guul camas’s iyo an saruullahi

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 11 часов назад

    Maxaa muslimiinta ay udawanaayaan ax😢 waa la iskugu tagay wadamadaas ilaahow ugar gar gaar alaahu agabar alaahu agabar😭😭🤲🤲🤲

  • @maxamuudsocdaal2199
    @maxamuudsocdaal2199 15 часов назад

    Waa mujrim fuly ah

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 15 часов назад

    MASHA AALLAH

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 12 часов назад

    Inshaa allaah ku dar warkaaga nadaaroow

  • @fadumohassan6511
    @fadumohassan6511 7 часов назад

    Subxanallaah yaraabi raabi dhiibka haaku duulqaado dhiibka walalaheen reer falstin

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 14 часов назад

    Waa cabsi waxuu saa sameynayo. Insha Allah sanadkan 2025 wuu dhacayaa

  • @mahamudayshidindhabi4685
    @mahamudayshidindhabi4685 16 часов назад +1

    Soomaaliya cashar hakuqaadato Masar iyo Iimaaraad. Walee waxbey Masar nalamaagantahay iney walaalahood carabtii nagasiixigey ey sidaas uladhaqmaan anaga miyey marka nacawinee Masar caqliga hashaqeeyo Soomaaliyeey. Ilaahoow nabadbaadi

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 16 часов назад

    Ilaahoow u gargaar walaalaheen reer qaza Palestine 🇵🇸

  • @LibanAbdullahi-j3z
    @LibanAbdullahi-j3z 6 часов назад

    Allow ugargaar flastin

  • @Abdiladiif-l1r
    @Abdiladiif-l1r 13 часов назад

    Siisi wuxuugalaybaa jira oo dadbadan kadaahan isaguse wuu is ogyahay bishaar siiriya wuxuukasameeyay ee maanta laga yaabanyahy mudlamid ah ayuu kusameeyay dadka wuufoorneeyay wuuna dubtay marka calooshaa huraysa maalin uunbay dadka masarna cadawga iska dulqaadidoonaan aaway ikhwaan muslimiinta yuhuudigan Baan badha foorneeyay badhna dhimirka la badhna silicsan oo hada wax kasoogaadha ubaahan wuukayaabayana siisi wayqabsan bi,idnilahikariin afgambi dil ah Baan urajaynaynaa dhamaan adeegayaasha yuhuuda nasriga alle wuu wadagaadhi ardushaam insha allah yuhuuna waalagaxaaqi

  • @jaamacg3caliilaynherkanaga310
    @jaamacg3caliilaynherkanaga310 13 часов назад

    Waa dhawnahay

  • @abdixakiimibrahiim7063
    @abdixakiimibrahiim7063 16 часов назад

    اللهم انصرهم يارب

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 13 часов назад

    Siisi Nin Fiican ma aha asago awelba Nus yuhuud ka ahaa ayu walaalihi Carbeed oo dhan uu ka mamnuucay Dalkiisa Taasna wax fiican ma ahaa lkn asagana meel xun aya u dambeen doonta insha allaah

  • @ArabStudioArab
    @ArabStudioArab 4 часа назад

    Anaa jooge maley masafirin

  • @DaudHassan-t9p
    @DaudHassan-t9p 11 часов назад

    Allamdulahi akbar

  • @23r-j1j
    @23r-j1j Час назад

    Allahuakbar.agbar

  • @baxsan698
    @baxsan698 8 часов назад

    Waa sheydan sisiigu hadii uguuday Muslim tii maxay soomaalidu ugu yeranayan sheydanka

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 13 часов назад

    Sisi
    Waa yuhuud kale,

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 16 часов назад +1

    sii sii Nacalada Alle haku dhacdo waa daba dhilif ushaqeya Yahuuda Alle Hana Tuso Asagoo la ridey sidii bishar Asad

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 16 часов назад +1

    Iimaanka alaha ka qaado
    Walee maalin uun waa tagi doonaa

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 16 часов назад

    ASC nadaara tv subax wanaagsan

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 16 часов назад +1

    Dalka ma’isagaa xukuma yuhuuddaa heysatee

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 15 часов назад

    AALLAHU AKBAR

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 3 часа назад

    ASC Nadaara Shaw
    Waxaa ugu wacan inuu Ziizi cabsado wuxuu ogyahay inuu Khaayin yahay uuna dilay madaxwaynihii
    Hore masar ee Aaminah. Waligiiba ha is ilaaliyo
    Mar ay noqotaba kii la khaarijiyo uun weeyi
    Sidii uu isaku kursiga
    Ku qaatay uunbaa isna looga qaadi doonaa. Isha’Allaah qofkii umada Illaahay Abuurtay ay ka nabad Gali waayaan if iyo Aakhiro waxbaa ku sugaaya mar ay noqotaba . Illaahay Sharkiisa ha ka xafido Umada.

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 15 часов назад

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar

  • @UmuMohamed-s4q
    @UmuMohamed-s4q 9 часов назад +1

    Dadka reer masar hakacaan oo duligan dabadhilifkan ha iska dulqaadaan

  • @abdi-bh8wr
    @abdi-bh8wr 10 часов назад

    Allahu Akbar waxa u gaystay buu og yahay dilkii m.mursi iyo akhwanu mislinki uu gumaday

  • @HA-xj7rx
    @HA-xj7rx 9 часов назад

    Sisi bishar Al Asad ayuu racii donaa inshaallahu

  • @AliUranium
    @AliUranium 5 часов назад

    YAAA ALLAH