NADAARA TV
NADAARA TV
  • Видео 172
  • Просмотров 9 170 526

Видео

SUBAX: Yaab: Siisi oo dalkiisa kamamnuucay inay soo galaan falastiiniyiinta, Suuriyiinta, yamaniyiinSUBAX: Yaab: Siisi oo dalkiisa kamamnuucay inay soo galaan falastiiniyiinta, Suuriyiinta, yamaniyiin
SUBAX: Yaab: Siisi oo dalkiisa kamamnuucay inay soo galaan falastiiniyiinta, Suuriyiinta, yamaniyiin
Просмотров 46 тыс.18 часов назад
SUBAX: Yaab: Siisi oo dalkiisa kamamnuucay inay soo galaan falastiiniyiinta, Suuriyiinta, Ciraaqiyiinta, iyo yamaniyiinta, sabab? Iyo Xuuti oo saakay markale hurdo udiiday Asraa'llliyiinta.
QISO KALE OO CAJIIB AH: GABADH TAAJIRAD RUUSH AH OO DANBI WEYN KA GEYSATAY MAGAALADA DUBAI.QISO KALE OO CAJIIB AH: GABADH TAAJIRAD RUUSH AH OO DANBI WEYN KA GEYSATAY MAGAALADA DUBAI.
QISO KALE OO CAJIIB AH: GABADH TAAJIRAD RUUSH AH OO DANBI WEYN KA GEYSATAY MAGAALADA DUBAI.
Просмотров 48 тыс.День назад
QISO KALE OO CAJIIB AH: GABADH TAAJIRAD RUUSH AH OO DANBI WEYN KA GEYSATAY MAGAALADA DUBAI
GALAB: Eraboorka T@laabiib oo dukum daakum laga dhigay, Xuuti oo qaaday sadex weerar,# reer gasa ooGALAB: Eraboorka T@laabiib oo dukum daakum laga dhigay, Xuuti oo qaaday sadex weerar,# reer gasa oo
GALAB: Eraboorka T@laabiib oo dukum daakum laga dhigay, Xuuti oo qaaday sadex weerar,# reer gasa oo
Просмотров 54 тыс.День назад
GALAB: Eraboorka T@laabiib oo dukum daakum laga dhigay, Xuuti oo qaaday sadex weerar,# reer gasa oo maata khaarijiyay saraakiil iyo ciidamo, iyo warar kale oo xiiso leh.
SUBAX: Xuuti oo saakay aargutay nagtana kasaaray Asraall#Xaaska Natel-yaahuu oo lamaxkamadeynayo,iyoSUBAX: Xuuti oo saakay aargutay nagtana kasaaray Asraall#Xaaska Natel-yaahuu oo lamaxkamadeynayo,iyo
SUBAX: Xuuti oo saakay aargutay nagtana kasaaray Asraall#Xaaska Natel-yaahuu oo lamaxkamadeynayo,iyo
Просмотров 51 тыс.День назад
SUBAX: Xuuti oo saakay aargutay nagtana kasaaray Asraall Xaaska Natel-yaahuu oo lamaxkamadeynayo# 200 ciidamadii Bashaar oo lasoo qabtay sheeko waalan.
HABEEN: War hayaay!! Xuutigii ayaa galabta ceyrsaday Markabkii macalinka weyn ee diyaaradaha qaadayaHABEEN: War hayaay!! Xuutigii ayaa galabta ceyrsaday Markabkii macalinka weyn ee diyaaradaha qaadaya
HABEEN: War hayaay!! Xuutigii ayaa galabta ceyrsaday Markabkii macalinka weyn ee diyaaradaha qaadaya
Просмотров 48 тыс.2 дня назад
HABEEN: War hayaay!! Xuutigii ayaa galabta ceyrsaday Markabkii macalinka weyn ee diyaaradaha qaadayay # Iiraan iyo Suuriya oo ishaya, iyo warar kale.
GALAB: Jeneraalkii heystay xabsiga Sadnaya ee suuriya oo laqabtay# Xuuti oosheegay inay aargoosan...GALAB: Jeneraalkii heystay xabsiga Sadnaya ee suuriya oo laqabtay# Xuuti oosheegay inay aargoosan...
GALAB: Jeneraalkii heystay xabsiga Sadnaya ee suuriya oo laqabtay# Xuuti oosheegay inay aargoosan...
Просмотров 46 тыс.2 дня назад
GALAB: Jeneraalkii heystay xabsiga Sadnaya ee suuriya oo laqabtay# Xuuti oosheegay inay aargoosan doonaan weerar maanta lagu qaaday.iyo warar kale.
SUBAX: iiraan oo maalmaha soo socda sameyn doonta Arin weyn oo argagax ku abuurtay Asraalll iyo USASUBAX: iiraan oo maalmaha soo socda sameyn doonta Arin weyn oo argagax ku abuurtay Asraalll iyo USA
SUBAX: iiraan oo maalmaha soo socda sameyn doonta Arin weyn oo argagax ku abuurtay Asraalll iyo USA
Просмотров 45 тыс.2 дня назад
SUBAX: iiraan oo maalmaha soo socda sameyn doonta Arin weyn oo argagax ku abuurtay macalinka weyn iyo Asraa'lll# Natel-yahu oo kabaqaya in laxiro# iyo warar kale
HABEEN: War farxad leh: Shacabka soomaaliyeed oo looga soo duceeyay Gasa# Xuuti oo caawa markale kaHABEEN: War farxad leh: Shacabka soomaaliyeed oo looga soo duceeyay Gasa# Xuuti oo caawa markale ka
HABEEN: War farxad leh: Shacabka soomaaliyeed oo looga soo duceeyay Gasa# Xuuti oo caawa markale ka
Просмотров 45 тыс.3 дня назад
HABEEN: War farxad leh: Shacabka soomaaliyeed oo looga soo duceeyay Gasa# Xuuti oo caawa markale ka adeegtay Asraalll iyo warar kale.
GALAB: Xaaladu waa kasii dareysaa, Xuuti oo dagaal balaaran udiyaar garoobay, isbitaalada yaman oo..GALAB: Xaaladu waa kasii dareysaa, Xuuti oo dagaal balaaran udiyaar garoobay, isbitaalada yaman oo..
GALAB: Xaaladu waa kasii dareysaa, Xuuti oo dagaal balaaran udiyaar garoobay, isbitaalada yaman oo..
Просмотров 43 тыс.3 дня назад
GALAB: Xaaladu waa kasii dareysaa, Xuuti oo dagaal balaaran udiyaar garoobay, isbitaalada yaman oo heegan galay iyo warar kale oo xiiso leh
SUBAX: Asraa'lll oo saakay markale nagta laga saaray# Xuuti oo ku hanjabay inuu weerari doono.......SUBAX: Asraa'lll oo saakay markale nagta laga saaray# Xuuti oo ku hanjabay inuu weerari doono.......
SUBAX: Asraa'lll oo saakay markale nagta laga saaray# Xuuti oo ku hanjabay inuu weerari doono.......
Просмотров 42 тыс.3 дня назад
SUBAX: Asraa'lll oo saakay markale nagta laga saaray#Xuuti oo ku hanjabay inuu weerari doono saldhigyada mareykanka ee bariga dhexe, carabtii oo yaaban.
QISO CUSUB OO DAMBI BAARIS AH: DILAAGII SIDA LAYAABKA LEH LOOSOO QABTAY, DAAWO ADIGAA YAABI DOONAQISO CUSUB OO DAMBI BAARIS AH: DILAAGII SIDA LAYAABKA LEH LOOSOO QABTAY, DAAWO ADIGAA YAABI DOONA
QISO CUSUB OO DAMBI BAARIS AH: DILAAGII SIDA LAYAABKA LEH LOOSOO QABTAY, DAAWO ADIGAA YAABI DOONA
Просмотров 52 тыс.4 дня назад
QISO CUSUB OO DAMBI BAARIS AH: DILAAGII SIDA LAYAABKA LEH LOOSOO QABTAY, DAAWO ADIGA AYAA YAABI DOONA.
GALAB: Walee dirqi ayuu ku baxsaday! Natel-yahu oo laga saaray goob uu kujiray sababo amni# iyoGALAB: Walee dirqi ayuu ku baxsaday! Natel-yahu oo laga saaray goob uu kujiray sababo amni# iyo
GALAB: Walee dirqi ayuu ku baxsaday! Natel-yahu oo laga saaray goob uu kujiray sababo amni# iyo
Просмотров 56 тыс.4 дня назад
GALAB: Walee dirqi ayuu ku baxsaday! Natel-yahu oo laga saaray goob uu kujiray sababo amni# kooxaha Suuriya oo heshiis gaaray, iyo warar kale.
SUBAX: Macalinka weyn iyo xertiisa oo yaaban!! Kala carar Talaabiib Allaw ibixi ayaa kadhacday xalaySUBAX: Macalinka weyn iyo xertiisa oo yaaban!! Kala carar Talaabiib Allaw ibixi ayaa kadhacday xalay
SUBAX: Macalinka weyn iyo xertiisa oo yaaban!! Kala carar Talaabiib Allaw ibixi ayaa kadhacday xalay
Просмотров 48 тыс.4 дня назад
SUBAX: Macalinka weyn iyo xertiisa oo yaaban!! Kala carar Talaabiib, Allaw ibixi ayaa kadhacday xalay markale. Xuutiga ayaa kugal gashay. Warbixin cajiib ah.
HABEEN: Mustaqbalka ciidamada mareykanka ee Suuriya Natel-y@huu oo carabta uhanjabay. iyo Xuutiga ooHABEEN: Mustaqbalka ciidamada mareykanka ee Suuriya Natel-y@huu oo carabta uhanjabay. iyo Xuutiga oo
HABEEN: Mustaqbalka ciidamada mareykanka ee Suuriya Natel-y@huu oo carabta uhanjabay. iyo Xuutiga oo
Просмотров 42 тыс.5 дней назад
HABEEN: Mustaqbalka ciidamada mareykanka ee Suuriya# Xuutiga oo weeraray Asraa'lll# Natel-y@huu oo carabta uhanjabay.

Комментарии

  • @hennabyamaar9416
    @hennabyamaar9416 29 минут назад

    Marekaan ma ahaanee waa israel oo American iska dhiigeyso wax ka cabsaneysa iney kuwaan kale u so gurmaadan ee dagaal ka qaraaxaan halkas

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur Час назад

    Wcs nadaara.guul.falastiin.gaza❤❤❤.dolada.cusub.suuriya

  • @hamsamohamed681
    @hamsamohamed681 Час назад

    Subhannallah

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n Час назад

    Suuriya ilaahow badbaadi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 Час назад

    Asc wr wb somali maxamed

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Час назад

    Garsoore khibrad leh

  • @SahraAriif
    @SahraAriif Час назад

    Wey ku saxantahayiney disho eyga

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 часа назад

    Sadaam ma joogin wakhtigaas

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 часа назад

    1994 sadaam ma joogay nadaara

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 часа назад

    Khayaanoole ayuu ahaa muslimka waa ku ceeb qiyaanada

  • @iraadomohamed6469
    @iraadomohamed6469 2 часа назад

    Allaha guuleso falasatina

  • @iraadomohamed6469
    @iraadomohamed6469 2 часа назад

    Nadaara showa wana kusalamaya sxb

  • @iraadomohamed6469
    @iraadomohamed6469 2 часа назад

    Allaha guuleso falasatina

  • @BashiurOsmaan
    @BashiurOsmaan 2 часа назад

    Maxaa SABABAY IN WAX SADEX SANO KAHOR LAGA SHEKEYAY MANTA NOOGUSOO DAYSAY😂😂😢

  • @sadamc.xakiim7416
    @sadamc.xakiim7416 2 часа назад

    naag xoolaheed bilaash lagu cuni mahayo

  • @BarakoBarako-f1r
    @BarakoBarako-f1r 2 часа назад

    Ruush dulmi uu wada wuxu naas nuujinaya nidamki hore wa mar marsiyo dagaal

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed 3 часа назад

    Ruusha madoonaayo suuriya inaay nabad noqoto saldhigyadiisa waxaa jooga firxadkii bishaal al duwaaco kuwaaso iskugu jira madax iyo ciidan halkas ayeey weerar kaso qadaan dibna ugu laabtan rushka waa kii xasuuqaay sunigi suuriya waji malahan ruushka suniga waa neceb yabay anaga hadii aan nahay soomali godab xun ayaan uhayna isma oga agoon iyo kee aanaheed dilay

  • @alinoor6515
    @alinoor6515 3 часа назад

    Very wrong persecuting minorities

  • @halimoosman8415
    @halimoosman8415 3 часа назад

    Sheydan sisi ayaama udhiman uu si qaldhaabaya wuxu moodaya falastiin siidaan kudhamaneso wuxu ilobey iney dhamaneyso xiligi munafiqiintu talinayen insha allaha

  • @Saamir-yarre
    @Saamir-yarre 3 часа назад

    Carabta daba dhilifka ah allow dagal ka dhax kici

  • @maxamefyuusuf6190
    @maxamefyuusuf6190 3 часа назад

    waa qiso cajiib ah

  • @23r-j1j
    @23r-j1j 4 часа назад

    Allahuakbar.agbar

  • @rixannakhadar6441
    @rixannakhadar6441 4 часа назад

    Walahi waa cajiib

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 4 часа назад

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 4 часа назад

    Hadii Mar dhulkaada Lagu habsado wax ka kacaayo Maleh Waa sida Somalida Ku dhici doonta

  • @AbdurahmanAden-rv9ox
    @AbdurahmanAden-rv9ox 4 часа назад

    Wey jogana 2 gan

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 4 часа назад

    Asc wallaalkeey nadaara waaku sallaamay qiso muchiso waaye

  • @abdirisckceydid6908
    @abdirisckceydid6908 4 часа назад

    Dalka imaaraadka dheh

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 4 часа назад

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 4 часа назад

    Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 4 часа назад

    Allah idin xafido ❤❤❤

  • @ahmed-jm6di
    @ahmed-jm6di 4 часа назад

    Meelo badan yuu ku soo dhacaa, Waana la wada ogyahay sida; Indonesia, Malaysia, India, Turkey, Russia etc

  • @maxamefyuusuf6190
    @maxamefyuusuf6190 4 часа назад

    nadaara keep going

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 4 часа назад

    😂SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 4 часа назад

    Machaallah

  • @Fahmobarre
    @Fahmobarre 4 часа назад

    Bii el 😂😂😂😂😂

  • @UbahAbas
    @UbahAbas 4 часа назад

    Asc 4:36

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 4 часа назад

    Machaallah

  • @UbahAbas
    @UbahAbas 4 часа назад

    Asc 3:52

  • @istarlini
    @istarlini 5 часов назад

    thank you 🙏

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 5 часов назад

    Plastic uqanwatey ayukuhaye

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 5 часов назад

    Zizi Nabsi yahay

  • @YSKH-l9p
    @YSKH-l9p 5 часов назад

    Nadaara qisooyinkaa noo sooogudbiso mid mida kale waa ka wadaagsantahay waxaa iga yaabiye dhacdooyinka aduunka ka dhaco waana ku mahadsantahay noo soo badi

  • @MohamedBadal-t7s
    @MohamedBadal-t7s 5 часов назад

    Walaahi sheekadaan waakahelay laakiin gadaal baakanaxay

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed 5 часов назад

    Wcs wrxm nadaara tv

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 5 часов назад

    Allahakbar

  • @MohamedAbdiabey
    @MohamedAbdiabey 5 часов назад

    Nadaara tv asalaamacaleykum masha alaah

  • @Saladmohamed-r7m
    @Saladmohamed-r7m 5 часов назад

    Turkiga ayaa yeeli doonin in la wareero ruushka,Erdoğan wuu ogyahay reer galbeedka ineysan balan la heyn,marka ciidinkiisa Turkiga ayaa dhistay mana rabo fikir uu mareekanka wato inuu ku duulan ruushka tan kale warshada nuclearka ee Turkiga waxa dhisiya ruushka.

  • @gabobeabsiye9344
    @gabobeabsiye9344 5 часов назад

    Hadii ay diidaan ruushkana ka saaraan inay ruushka ka saaraan America plan is to occupied from qasa, Lebanon, suuriya using srail justification cover up

  • @aidarousabdullahisuleyman5816
    @aidarousabdullahisuleyman5816 5 часов назад

    Scw