Gabadha Soomaaliyeed Illahay baan ku dhaartaye wax aan ku iraahdo ma naqaano Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh waxaan Alle uga baryayaa in uu soo hanuuni Ilaah baa arkaa Ilaahay guul ha siiyo shacabka reer falastiin Ciidamada Xamaas Maanta arrinta Falastiin waa mid uu ka hadlayo Meel ma leh, ma jiro waddan
Shiikh Allha ku barakeeyo runtii waad u damqanasaa dadka soomaliyeeyd runtii marka Arkay qabyalada meeshay maraso waxan is dhahay dadka wacyi galin badan bay u bahanyahiin waliba ina la dhaho waxa tahiin muslim kadibanah waxa tahiin soomali inta loogu ceceliyo say U aamina dhulkooda
acwp walal somaliya daacad nimo iyo dadnimo ayay u bahaan tahay diinta islamka laysku xukumo ayaan ku badbaadaynaa si fududna lagu gaarimaayo dhib badan ayaa ka sokeeysa allah ayaanu baryaynaa isbedel kuwa hada jooga kuwa ka khayr badan aamin
Ani somalia wan ka niyad jabay wayo ninkasta o an is niraahdo kan ayaa dadka iyo dalka u Roon ayaba kadaran kii kale allow adaa u jeeda 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Waxaan oranlahaa dhalinyarta soomaaliyeed ee youtuberska ah iyo kuwa uga saamaynta badan tiktokerska ah in la isku yimaado dhamaan oo xaalada soomaaliya wax la iska waydiiyo
shiikh jazakallah kheyr 😢 waddanka hadal ku daalnay shikh xalkale maahan in madax isu sheegtan xilka intan ka wada qaadno aan dhalaqan celin usameyno si uu damiirkod uu dib ugu soo naalo Annakana dan by nootahay iyakuna sidasa udan ah wllhi ileen sidan hdan kusii firsano naar inay ku mutaanaa macquul ahee dulmigan ay xaqa indhaha iska wada tirayan subxanallahiyee😢😢
Afkada ka da hawiye daroodba dad xun wa ledihiin putland sow ma ahan mesha somalia ka socan la dahay hda xasan shiiq ya dortay adinka aya dortay dowladi farmajo wa kaso horjedeen mida hda wa kaso hor jedaan Mel ladiin racane maleh marka dalkaan hawiye darood aya rogay waliba daroodka qar kamida iyo hawiyaha qar ka mida ilaheey umada kale xilka ha nogu dhibo
Sheekh waan ku dhagaysanaa,kuna ixtiraamnaa dhamaan dadka ka gadlo youtubeka waxay usku raaceen in itoobiya ciidankeeda soomali ka baxaayiin ilaa adiga mooyee,marka yaa kuu soo waramo adiga kiligaa,anaga muwaadinoin wadankooda jecel ayaan nahay, Fadlan dhagaystayaasho ha iska burinin. Ma aha inaan been noo sheeg ku dhahayno,laakiin adiga kiligaa jid ha marin. Salaan sare
Yaman waa gesiyda reer carabta waa kuwa ana cabsan rabi ha la jira iyo walaalah reer Hamas illahaye ha cadabo xunka xuma ee Bishar asada umada waye cadabana rabi ha Jabiya isaril ciidamada
You’re not alone in feeling this way, However, the full responsibility for the state of our affairs undeniably lies with the current leadership. It’s disheartening to see decisions driven by self-interest rather than the collective good. Ilaahay mid ka khair qaba ha inoo keeno. The sadness is real, and the frustration is valid. But let’s focus on staying strong and united, advocating for change, and doing what we can to preserve the future. Take care of your well-being, my friend, and remember that despair won’t help us move forward-hope and action will.
Asc Sheikh Mahamed jisaakale barnaamijkaaga and soo gudbisid oo muhiim no ah laakiin si deg degga ah Ayaan wax badan looga fahmeen oo aad hadba meel ugu bootid marka waxan filaaya inaad rabtid waax badan inaad soo gudbisid laakin sidan wax filaaayaa aaniga aahaan marka prograamka aan dhameysto anoo wax ka fahmin ayaan ka baaxa.marka walaaalow wax ka badel sidaan.waad mahadsantahey
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Somalia haloo duceeyo waxa ku dhacey waxaan la garaneyn
Xasan sh lacag badan ayuu kaga soo paatay imaaradka iyo ingiriiska sidii uu u bur burin lahaa ciidanka iyo dalka
Illahow Reer Gaza ugar gaar oo Faraj deg deg ah ufur Yaa Rabi Allow Yahuuda Hooji oo jabi Yaa Rabi Ayagoo dulaysan
waddankaanna aan usoo duceyno oo salatu leyl welibana inu Alle inga mrka hore madax isu shegtaan.
Sheikhoow, Marna waa RABITAAN, Marna waa AWOODID, Madax Somaliyeed ma rabaan inay sameeyaan xataa waxay AWOODAAN, waayo lacagta ay DAARAHA ku dhisanayaan, Dadna guud kuma qabanayaan! Allah SW, Ha'inoo sahlo, oo Madaxda ha inoo hagaajiyo. Amin
Laandheerihii asagaa isku mashquulsan asagaa isku xoog badan oo laan dheere isku ah. Cadawga iyo amxaarada iskadhicin maayaan
Gabadha Soomaaliyeed Illahay baan ku dhaartaye wax aan ku iraahdo ma naqaano Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh waxaan Alle uga baryayaa in uu soo hanuuni Ilaah baa arkaa Ilaahay guul ha siiyo shacabka reer falastiin Ciidamada Xamaas Maanta arrinta Falastiin waa mid uu ka hadlayo Meel ma leh, ma jiro waddan
Shiikh Allha ku barakeeyo runtii waad u damqanasaa dadka soomaliyeeyd runtii marka Arkay qabyalada meeshay maraso waxan is dhahay dadka wacyi galin badan bay u bahanyahiin waliba ina la dhaho waxa tahiin muslim kadibanah waxa tahiin soomali inta loogu ceceliyo say U aamina dhulkooda
Hogaan xumida iyo maamul xumada
نسأل الله الفرج العا جل من شعبان الصومال. 😢😢😢😢
Ameen
Ciidama mawaynin dowlada lkn ciidamadeda iyo dadkeeda waxba umaogolo lacagta in ciidamada kale oo wadan kale imaday ayey kajeceshahay lkn hadii dadkeeda wax u ogashahay kuma ee fakiri laheyn ciidan kale Allah fahansiiyo xaqa iyo wax qabadka wadanka amiin
Meeshaan yamen waa tii Nabi maxamed sheegay
Guul baa ka imanaysaa😊
اللهم صل وسلم على نبينا محمد 🥀💜
Wllhi Waxan leyhy oo kaliya Soomaliya Xaladeeda Allah u badalo Xaladan Mid dhaanta😭🤲
acwp walal somaliya daacad nimo iyo dadnimo ayay u bahaan tahay diinta islamka laysku xukumo ayaan ku badbaadaynaa si fududna lagu gaarimaayo dhib badan ayaa ka sokeeysa allah ayaanu baryaynaa isbedel kuwa hada jooga kuwa ka khayr badan aamin
Walaal sh maxamed waad mahadsantahay sidaad markasta noo baraarujiso balse xaqiiqdu waxay tahay wadankeenu god cusub oo halis ah ayuu ku siidhacayaa markaad dhankasta ka eegto balse inagu kuma baraarugsanin arimahaas soo socda iyo cawaaqibtoodaba alaah ha ina badbaadiyo
arinta somaliya waa ceeb iyo cadaw iskugu kaa darsan 😭 ilahay hana toosiyo madax iyo shacaba 👋👋👋
Khaladka meesha uu ka imanayo waa hogamiyaha wadanka u haayo
Wadanka Xasan Sheq ma maamulo Waa Waxaa laga maa mulaa. Xalane BEESHA 5 NAAD AYAA TALADA U DANBEEYSA ISKALEH
Hadal kaliya ayaa naga soo haray dhamaan umada soomaaliyed wax ficil ah maba naqaan sida ii muuqata 😢😢😢😢Alow naga soo gaar Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Adiga ayaa Awood lehe Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin 😢😢😢
Qofwalbo oo soomaliyeed haduu hubka iska dhiga oo uu yanbada qata subixii kawaran? Midakale waliga ma isweydiisay somalida yaa ladagalama soo ayaga dhaxdoda isma leynayan. Waxa loobahanyahay wa dhalanyara fikirta oo dhahda wan dalnay intan kabadan qof somaliyed madili karo ee hubka an dhigna.
Wallaahi waxaan ka baqaa dhiikar inuu igu dhacdo qalbiga ayaa ixanuuna waxna kama badali karo illahow dembigeena noodhaaf kuwaan illahey dhinac hanoo dhaafiyo
Abayo uducee.
😢😢😭😭😭😭
Aamin aamin yaa Allah salaad kasta waa in aan ducayno😢
Inkaar aygaleen baa laga jaraya somaliaya qoon nasib dar madax xuun aya lagu itixaama allow hogamiye caadil ah nagu arzaaq amiin
الحمدلله وحده والصلاة والسلام على من لا نبى بعده. اللهم انصر المسلمين في فلسطين وفي سوريا وفي كل مكان في العالم .
Ani somalia wan ka niyad jabay wayo ninkasta o an is niraahdo kan ayaa dadka iyo dalka u Roon ayaba kadaran kii kale allow adaa u jeeda 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
sooomalali iyadaaa isugu filannn dhibato intayyyy lauga ishaystann waligood sidaasbaygg ahaaanayaannn
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
Masha Allah reer Huthi,Guul reer falaastiin and reer YEMEN 🇾🇪 🙏..insha Allah
Masha allah tabaarakallah sheikh jizaakallahu khayr "laandheere "lacnad haku dhacdo illahay waxaan kabaryay soomali beerkeedi burcad haysku mariyo
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المسلمين في كل مكان يا رب العالمين 🤲
Somali qabil iyo balo kale iyo dil un baay yaqanaaman raximalah mahane caqli ma jiro ilahay hana mideeyo
Waxaan oranlahaa dhalinyarta soomaaliyeed ee youtuberska ah iyo kuwa uga saamaynta badan tiktokerska ah in la isku yimaado dhamaan oo xaalada soomaaliya wax la iska waydiiyo
Iyagana codkoda meldher garaya!
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaha u yasiro rer falastiin way dhiban yihine
HOGAAMIYAHA AYAA XUN MARKA SOMALIYA HOGAMIYAHA HA ISKA SAXDO IINSHAA ALLAH SOMALIYA WEY HAGAAGI
Hogaamiya walba oo yimada waa xun yahay
See wax u jiraan
@@luulahmed5138 shacabka xun wxa so saara hogamiyaha xun cali bin abii dhalib dhahy somalida aygada dhan qabyald socta qastan hawiye & darood
shiikh jazakallah kheyr 😢 waddanka hadal ku daalnay shikh xalkale maahan in madax isu sheegtan xilka intan ka wada qaadno aan dhalaqan celin usameyno si uu damiirkod uu dib ugu soo naalo Annakana dan by nootahay iyakuna sidasa udan ah wllhi ileen sidan hdan kusii firsano naar inay ku mutaanaa macquul ahee dulmigan ay xaqa indhaha iska wada tirayan subxanallahiyee😢😢
Adduunka maanta Nin awood leh uun baa si Sharaf leh ugu noolaan Kara midka daciifka ahna sideena ayuu BARYOOTAN iyo TUUGMO ku jiri doonaa
Anaga isyeelnay walina iskuwadna
Scw scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam Yamane Suriya Palestine 🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo somaliya ilahayo ugargar umadah somaliyed Doua
Guuk xuuti illaahey ha caawiyo maadaama kaligooda garab unoqdey walaalha qaza
Dulmi Diidow diga iyo dowladanimada dad aya didanoo siyasin iyo ganacsato kamideeh dulinimo kaxushey
Somalidu uu sheegayaa waa tee dawlad cidrabta ma laha qabiil qabiil in laysku dilo oo lays muquuniyo ayaa la rabaa nabad iyo horumar somali ma rabto
sheeq kuwan xudhi iyo shicadan macna malahaane horey usoco
Allah. Ha u hiiliyo Palestinian especially Gaza. Walaalyaal made. Dua
maashaa Allah
Waa nasiib daro aakhirkiina. Sida Afghanistan ayay u carari doonaa wadanka kuwa dowlada sheeganaysa
نسال الله عفو والعافية في الدنيا والاخرة
Hawiye aduunku na ku ceebayey Allah ha ceebeye waxa dameer raacijiray faido ma leh
Afkada ka da hawiye daroodba dad xun wa ledihiin putland sow ma ahan mesha somalia ka socan la dahay hda xasan shiiq ya dortay adinka aya dortay dowladi farmajo wa kaso horjedeen mida hda wa kaso hor jedaan Mel ladiin racane maleh marka dalkaan hawiye darood aya rogay waliba daroodka qar kamida iyo hawiyaha qar ka mida ilaheey umada kale xilka ha nogu dhibo
Wadankaa ha loo duceeyo
Umad mar hadii uu hogaankeeda qaldan yahy amaba kuwo dano gaar ah sameysta u adeega dowlado kale xurnimada somalinimada aanku weynyn waa iska sidan shacabkana qabyaalad aa duleysaty oo qofka wnaagsan wuxuu ka jecelyahy wllkii oo qof xun ah caado qaato ah ayadoon taa laga waantoobin dalkaan noocaan ayuu iska ahaanaa lkn qadarta alle kama samrin oo waan sugeynaa maalin alle wuunoo hiilin doonaa
Reer qaza alaha badbadiyo❤❤❤❤❤❤❤❤
﷽ لا ما اعتقد والله مستعان نحن فی فتن فر وحرب حتی تقوم الساعه .فلا نحلم ومتی تفتح فلسطین اللخ اعلم والشیعه لن یکونوا هم فاتحین ابدا.
Allahu Akbar xuti allaah macak
Yaman way mahadsantahy Gaar ahaan xuuti
Marka 2aad sheekhow umada soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto malahan wax madaxa iyo Cid wax garanaysa ama dantooda danta qaranka ka hormarinaysa waxaana jooga madax danaystayaala oon qadiyad lahayn daadinta dhiiga soomaaligana uu uyahay sida biyaha la cabo OO kale marka WAANADAADA IYO WAX SHEEGAAGA ALLAAH KUGU KHASAARINMAAYO INSHA ALLAAHU ADIGUNA HA KA DAALIN INTAAD NOOSHAHAY SIDAAS UWAD WAX SHEEGA IYO WAANADAADA WANAAGSAN ALLAAHA KU BARAKEEYO WALAAL
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Farmajo aa disidoona installed allah
Shiikh dhibaatadii waa kuumuuqataa qofka masuulka ka.ah oo dayacay dana kalahayn in aad farta kufiiqdo makabaqday xasan shiikh ganacsi ayuu uyimid wuxuuna lacag kasameeyaa burburka wixii uudhisilahaa
Mar walba in aad xumaanta ka hadashaa waa laga fiican
Dadkeennu iyagaa isu Xoog badan, ee Cadaw.iskama Celiso
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Walaal Dulm diido Barnaamijka is-hoosaysiinta Mahadsanid Xaaladda siyaasadda Soomaaliya waa dhibka ugu weyn ee haysta siyaasiyiinta Iyaga laftooda ma daneeyaan qabiiladooda Ugu dambayntii, nacayb iyo colaad baa ka dhex abuurma qabaailka Dadka Soomaaliyeed ayaa u badan dhalinyaro rag iyo dumar
Fadlan aad u ilaali quluubta somalida waxaa tahy role model lkn haddii aad dhahdo xamaas waa ladiciifi aad ayaan ugu xumaanna wlh
ASC WRX WBR Sheikho run Bo Shegay. Madaxda caqli leh Allah hu keeno. Hada caqli Majiro. Fikir Majiro. FAAN Iyo boob. Dalkii la iibi
@runige6608 aniga somali kama hadlin ee xamaas ayaan sheegay
Xaqiqda jirto ayaa saas ah.
Xadhalki sidhaan aya u rabaa caqli maaxa. Xaqiiqda yusan kudibin
Shiiq alle hakuxif diyo❤❤❤❤
Sheikh shacabka dulman haku digaan ee suasha waydiii
Xasan sheekh
Ciidan dhisaaan aya looo dhibaaay wuuu babiiiyay dhaaaman tooood wunaa kala diraaay
Waxas dalkaa kaa socdaaa qofka masulka kaa aah waaad ogtahy waliba sii ficaaaan wlhi waaad ogthay sheekh
Shacabka way dulman yihiiin waynaa rafadsan yihiiin wayna dhibataysan yihiiiin qofkiii masulka kaa aha aya arintaaas uu horsedaaay dhabtiiiii
Xasaan tuuuug cadiiiiii uu abaaaar sheekh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Wll Shikha Ka Xisho Please Xogah Wa laga Qurxonyahay Hadalada Qaar.
Wuu Kaa Aragti Dheeryhy
Asc.❤❤ WAXAN FILAA IN AANAN XOR AHEEYN. DAAHA KAGADAAL AYAA DOOLADEENA LAGA MAMULAA.
Nin fiyow ayaan kuuqabey somali warkeeda bes nagadheh
Intay haysateybayba iska dhamaynaysa macnadaro ugu dilaysa ciidankedi.
Alla gargarleh😢😢
koonfur soomaali waa udhamaatay soomaliand iyadaa rogaysa oo colaad ku kicisay😢😢😢😢alow noo gargaar aaamiiin 😮
Shiikh Meshaan wa la isku cayaarin wllhi
Wadanka shaqo la’aan ka jirta la leyeyhe mana larabo in dhalinyarta cidan laga dhigo la pay gareeyo wa dowlad caqligi alla siiyey ka indho la’
Use projector instead of holding i pad on your hands bro .
Thank you.
حسبنا الله ونعم الوكيل
Askariii somaliyeed waa bahanee bahaal shacabkisaa cunaya waxana ugu wacan waa madaxdaa ugu sareyaa askarii iyo qaraxa fudeydiyaa wad garangartaa sababtaa
Waxaan ilaahey ka rajeynayaa in wadankan maxmiyad galo laandheerayaashaa la arkayaa meshey tegilahaayeen
Sheekh qabiil laandheere ah . dhammaan waa Ina gumeed..maxaa yeelay.abii axmed masheegteen.dhulkooda😂. xaafidu laah walal
Landhere waqtigisa waa dhamtay
Asc
Sh.nin soomaaliyeed buu ahaa
waa cajeeb runta .
Sheekh waan ku dhagaysanaa,kuna ixtiraamnaa dhamaan dadka ka gadlo youtubeka waxay usku raaceen in itoobiya ciidankeeda soomali ka baxaayiin ilaa adiga mooyee,marka yaa kuu soo waramo adiga kiligaa,anaga muwaadinoin wadankooda jecel ayaan nahay,
Fadlan dhagaystayaasho ha iska burinin.
Ma aha inaan been noo sheeg ku dhahayno,laakiin adiga kiligaa jid ha marin.
Salaan sare
Illahow babad baadi,
Waa meesha aan aniga isdhignay
Sheikh ciidamo lama waayin waan larabin kuwii horena waaladayacay
Yaman waa gesiyda reer carabta waa kuwa ana cabsan rabi ha la jira iyo walaalah reer Hamas illahaye ha cadabo xunka xuma ee Bishar asada umada waye cadabana rabi ha Jabiya isaril ciidamada
Munaafiqiin ayaa madax ka dhiganay.ciidan shisheeye Nabad makeenaayo.Never
XASAN GAWAAD WUXUU RABAA IN AL SHABAAB LA WAREEGTO DALKA..
soomaalida ha kaa nabadgasho
Adeer soomaaliya dawlidi kama jirto adiguna waad ogtahay kooxda qawlasatada
Horta ma soo quraacdey maanta😅qosol gariir caadi ah
Sheikhow cilada Somali wa Hassan dhiiqo sidaas usheeg wayo 11000 ciidan wan heysanay iyo kabadan Lkn mr dhiiqo waydii ciidankii wax kudhacay
Dulmi diid waa dhib qabnaa television show keen so waxaan aad natusaysid si fiican loo arko tev waa waynaynaya sida Nadaara show oo kale
IIaahaw xaqa nagutoosi waayaaab
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
You’re not alone in feeling this way, However, the full responsibility for the state of our affairs undeniably lies with the current leadership. It’s disheartening to see decisions driven by self-interest rather than the collective good. Ilaahay mid ka khair qaba ha inoo keeno. The sadness is real, and the frustration is valid. But let’s focus on staying strong and united, advocating for change, and doing what we can to preserve the future. Take care of your well-being, my friend, and remember that despair won’t help us move forward-hope and action will.
Sheikhow adiga iskabilaw ee Somalia rag ayey ubaahantay oo educated.
Adeer xuuti meesha waxba kuma haayo oo aheen burburka Yemen aheen
Uduceeya Gaza waxaa jiray dhib badan. Waxaan awoodna duco
Allahu Akbar
Asc Sheikh Mahamed jisaakale barnaamijkaaga and soo gudbisid oo muhiim no ah laakiin si deg degga ah Ayaan wax badan looga fahmeen oo aad hadba meel ugu bootid marka waxan filaaya inaad rabtid waax badan inaad soo gudbisid laakin sidan wax filaaayaa aaniga aahaan marka prograamka aan dhameysto anoo wax ka fahmin ayaan ka baaxa.marka walaaalow wax ka badel sidaan.waad mahadsantahey
IYAGAA IS CUNEY OO XABAALAHA AYEY BADIYEEN
Wllhi beentaada mhn subxnllh 😢
Xasan shiikh ciidan soomaaliyeed oo 60 kun kudhow ayaa laguwareejiyay meeye Hadii dawlad caafimaad qabta illaahay nasiiyo oo ciidan laysukeeno mahuteeladay dagayaan xeryahoodii xasan ayaa gatay
noo sheeg xagee wax ka dhaceen
Warshegow SUNNITHA NAF MALAHAN MIYAAA ...TURKEY SOMALIA HANOBAHAN
Scw
إنا لله وإنا إليه راجعون