Gabadh Soomaaliyeed Oo guursatay nin carab ah iyo siduu u bahdilay (Qiso xanuun badan)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024
  • Hadaad ka heshey Liketa hala garab marin 👍
    **********************
    ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
    **********************
    Email: maadmed23@hotmail.com
    **********************
    muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
    *********
    instagram @dadweynaha14 .www.instagram....
    **********
    qisooyin kanaalka dadweynaha
    qiso cajiib ah
    #dadweynaha

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 3 года назад +253

    Ilahay gacanta iima galiyo inta walaalkay soomaali ah uu ii nool yahay.
    Amiin yaraabi

  • @xamdabaarud7633
    @xamdabaarud7633 3 года назад +45

    Sinjiiyadaaadu wayfcnthy wlhi.....
    Proud tobe somali😍

  • @AhmedMohamed-zs3bz
    @AhmedMohamed-zs3bz 3 года назад +305

    SAHANK XOGAHA, OGAANSHO, DADWEYNAHA, WÀA BEST CHANNELS

    • @100YearsAgo.
      @100YearsAgo. 3 года назад +12

      +Ogaal cusub

    • @kevsermohamedkevser4743
      @kevsermohamedkevser4743 3 года назад +9

      +ogaalka dunida oo UU leeyahay👉 Mohamed mahamoud Farah mahir jimcaale iyo dhiirigaliye oo UU leeyahay 👉 Yasir mukhtaar💕💖

    • @zakipoiofficial7467
      @zakipoiofficial7467 3 года назад +1

      Haa Wlhi

    • @ayoobmaxamed433
      @ayoobmaxamed433 3 года назад +1

      Ogaansho iyo dadwaynaha waxaa hal fiyuus kuhogaa minayo dadwaynaha 🤣🤣🤣dadwaynaha 🏆🏆🏆

    • @ABdEiLatiV
      @ABdEiLatiV 3 года назад

      ILAYS____ka tgtay prda

  • @qadanaadan7502
    @qadanaadan7502 3 года назад +9

    Illaahoow kuwaas waa cadawga soomaaliyeed ee gacanta hanoo galin aamiin aamiin

  • @arafathyahmed2114
    @arafathyahmed2114 3 года назад +32

    Ku sali nebiga Salalaahu Caleyhi Wasalam 🥰😍

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 3 года назад +500

    This guy has incredible talent

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +50

    Waaa Qiso Xanuun badan runtii Hablihi Somaliyeet Meel Walba Way ku Silcayaan ilaahay haw gar gaaro insha"allah
    MahadsaniT Wlaal

  • @amiraahmed4072
    @amiraahmed4072 3 года назад +53

    Asc wllo Nabiga Kusaliya scw 💞💞💞💯💯💯💯💯

  • @hanadhandz3797
    @hanadhandz3797 3 года назад +21

    Gabadhaha somaliyed waa💎🥰

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 3 года назад +9

    carabta nocaasa nagula meraysanayan waa cadawga soomaliyed carabtu ilaahayaw somaali sharaftedi sooceli aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @aliiyaliy5713
    @aliiyaliy5713 3 года назад +74

    8:29 ammin illhey ciziiga iyo sharfta aanu laheeyn illhey hano soceliyo🥺🥺🤲🏽🤲🤲🤲🤲

    • @abdiladifahmed8053
      @abdiladifahmed8053 3 года назад +5

      Aaamiiin yaaa Allaaah Cizzigii iyo sharaftii Aan leheen noosoo celi yaa allah 🤲🤲🥺🥺❤❤💯💯

    • @ourworld4962
      @ourworld4962 3 года назад +1

      Aamiin

    • @indhouroon8263
      @indhouroon8263 3 года назад +2

      najma maashaa allaah waa gabar caqli badan soomaali adoo u jeeda maxaa ajnabi hadana carab ah maxaa ka doonan

  • @100YearsAgo.
    @100YearsAgo. 3 года назад +244

    DADWEYNAHA videoga uu soo dhigo inaan like saari waayo waa impossible macnaha in uu iqancin waayo...

    • @dajiyamaida8039
      @dajiyamaida8039 3 года назад

      Naya maxa usori weeyso showeesato abayo maxan kudhahaya hadaan usariin like dadwenaha abayo anaga aya uu jookno macmcada badaan da aa kudh hilahaa🤬🤬🤬🤬🤬🤬

    • @100YearsAgo.
      @100YearsAgo. 3 года назад

      @@dajiyamaida8039 adeer ayaad la hadlasaa

    • @xananguddoon5391
      @xananguddoon5391 3 года назад +1

      @@dajiyamaida8039 qli cdi u akhri

    • @xananguddoon5391
      @xananguddoon5391 3 года назад +1

      Qoralka

    • @dajiyamaida8039
      @dajiyamaida8039 3 года назад

      Na oraad hadal daheesiid si fiicaan is kaka saax anoga ma ihi adeer

  • @kimkiz5207
    @kimkiz5207 3 года назад +47

    Wan oyayy walahi 😭😭😭 waxn dhaho garnmye ALLAH KAREEM

  • @msssammy
    @msssammy 3 года назад +27

    wn ka xumahy runtii wxa ku dhacy gabdha soomaliyeed io caruurteeda ilhy ha gargaaro😭🤲

    • @QASAAID
      @QASAAID 3 года назад

      Gabdhaas Somalia mahan will hoyadeed aya Somalia ah

  • @jamaalhasan8682
    @jamaalhasan8682 3 года назад +15

    ماشاءالله اداءجميل جميل جدا جدا بصوت رائع يشبه صوت اقليم اوجادنيا..اسأل الله لك التوفيق اخي مختار بلمختار...

  • @nashwamire9684
    @nashwamire9684 3 года назад +240

    Waxa taqaano guurso waxaa taqaano hakuu dhalaane ayeey somaali dhahaan nin somaali ano arkaayo ninkale maba rabo

    • @drdoctorgaming9855
      @drdoctorgaming9855 3 года назад +10

      Hh carab haku gumeysto xanuun ma aho🥺🥺

    • @nimcamahamud834
      @nimcamahamud834 3 года назад +7

      Calafkana

    • @aayafuaad9837
      @aayafuaad9837 3 года назад +14

      @@nimcamahamud834 intaan ninsomali ah oo fiican jiro Illhyba calaf iiguma daro nin cunsiriya

    • @Walal-cabdi
      @Walal-cabdi 3 года назад +5

      @@aayafuaad9837 waa sidaas walal marka hore wax walba waa fiicanyahiin lkn hadii qilaaf yimaado wiilka somaliga adeerkiis iyo hooyadiis yacni reerkiisa ayaa lagala xaajoon karaa taasoo sbb u noqon karta in aad wnaag ku kala tagtaan ama wanaag ku kala joogtaan lkn ajaanib waalidkaa iyo waalidkood isma fahmayan isku dhaqan isku luqad toona maaha marka guurka dadka isku jinsigaa ayaa wnagsn mahdsnd

    • @aayafuaad9837
      @aayafuaad9837 3 года назад +3

      @@Walal-cabdi haa bro waa sas kaaga darane awlaadu ka qadanaya Uuna ku nacsiinaya Adiguna awood ad wax ku badali kartid ba iska yar markas Illhy inan somaliyeed Ajnabi ma bado Dadkuna sida faraha weye qaarkood ba Somalida laftooda uga fiican hablaha Allha isku sakhiro intasna

  • @ikranyusuf8567
    @ikranyusuf8567 3 года назад +64

    Naagaha Somalida doqonimada iska daayo dameeraha carabta aad guursaneydaa naga daaya.
    Somali maaadan waayine jareer iya jilaacba weybuuxaan rag soomali

    • @sardevichuwalie9811
      @sardevichuwalie9811 3 года назад +3

      naa saas ha oran
      ma calaf baa la xukimi karaa wixi kitaabka lagugu dhigay waa inad aqbasha wxuu yahayba kuna mahdisaa illhy

    • @kowsarowkonbe2306
      @kowsarowkonbe2306 3 года назад +12

      @@sardevichuwalie9811 ikran runty zheegty viv wiil soomaliyeey wx gaaro ma jiraan

    • @sardevichuwalie9811
      @sardevichuwalie9811 3 года назад +2

      @@kowsarowkonbe2306 yaa yiri awalba lama guursanyo nin somliyd qof walba jinsiyadiisu guursanaa lkn qof calafkiisa illhy ugu daray qof ay isku jinsiyad ahayn oo loogu qoray kitaabka see lagu canaanan karaa ileen waa nasiib iyo waxey qeyb u laheedee

    • @giaa_777
      @giaa_777 3 года назад

      waad ska hadlisaa, ilahay dadka oo dan buu abuuray dadka aa uu sheegin yaa la quursankara. Waa khalad, dantaada raac.

    • @m112mx3
      @m112mx3 3 года назад +1

      @@sardevichuwalie9811 maxaad la gubanaysa haddi aadan labada fikir midkood aadan taageerayn? warka caddeyso walaal

  • @najmomaxamud9712
    @najmomaxamud9712 3 года назад +30

    Anoo ujeedo Somalia allw wiilkle ha itusin uf adunka carb ayaa unecbhy allw wiilshena somaliyed noo dhaaf ❤❤💋

    • @amirahhmukhtarxx7129
      @amirahhmukhtarxx7129 3 года назад

      Horta adiga somalia maxa ku gaystay, Ethiopian 🇪🇹 baad tahay, afaraheena ka bax!!!
      Nimanka somaliyeed ba wa sida, ajnabi ficaan iyo somali ficaan waa jiran side kalane, ajnabi xun iyo somali xun waa jiran

    • @khadrasharif8900
      @khadrasharif8900 3 года назад +1

      @@amirahhmukhtarxx7129 maxakadhigaya gbadha wa somaliyede agaha itobiya meshamaxakenay

    • @amirahhmukhtarxx7129
      @amirahhmukhtarxx7129 3 года назад

      @@khadrasharif8900 deh calanka oo saran arag, waa naah Ethiopian eh, somalia maxa uu geyay

    • @sabrinsabrin7310
      @sabrinsabrin7310 3 года назад

      وأنا أكره لكم

    • @m112mx3
      @m112mx3 3 года назад +1

      @@amirahhmukhtarxx7129 hey yaray annaga nooma hadli kartid ka raga somaali ahaan, gabadhaane waa soomaali. soco adiga ajnabiga aad, oo naga dhax bax cantara baqashka, looyarnimada

  • @mohameddeeqofficial347
    @mohameddeeqofficial347 3 года назад +15

    Zhp carurti uu gabdha ka dhalay ha orane
    Carurti Ay u dhashay dheh
    Ino qurxi hdlka
    Horey usco zhp qali wana ku tagera🇸🇴🥰❤

  • @bushraali8491
    @bushraali8491 3 года назад +1

    Ajinabi gabadhii guursato iyadaa dib ugashanlaydo

  • @aliaali1780
    @aliaali1780 3 года назад +11

    Faarax soomaaliyoow
    Wax ku dhaama lawaa
    Nin aanan firkiis iyo dacartiis aqoon walee ma guursado

  • @Jookar1
    @Jookar1 3 года назад +120

    Walhi dadka somaliyed wxay ku fican yihiin mar in qurbaha la geyo haso arkan adunka tartanka ka jira iyo horumarka mrkasey qabil ilawi lahayen alow umadan badbadi🤲🏻🥺

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 3 года назад +3

      Bro waxa wadanka qasayaba ah dadyow ga qurbaha kunool lacag dalka lagu burburiyo ayay soo diraan subxanallaah

    • @iidlebashiir7534
      @iidlebashiir7534 3 года назад

      Bay soqado

    • @dajiyamaida9368
      @dajiyamaida9368 3 года назад +1

      Adigo kale aya ku fiicaan ina lugukeeyo qurbaha ee dadka kuma ficno 🧐🧐

    • @stacyokie6280
      @stacyokie6280 3 года назад

      I agree. Ilahy iidha ha iinoo fuuro

    • @chalichali9452
      @chalichali9452 3 года назад

      @@dajiyamaida9368 mansha Allah

  • @لاحولولاقوةالابالله-ب6ع

    الحمد لله وثناء لله والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
    Ilaah ajar ha udin siiyo amin

  • @drcabdifataaxcali7955
    @drcabdifataaxcali7955 3 года назад +64

    Waa arin laga qiiroodo runtii ayna tahay in hablaha soomaaliyeed ku waano qaataan alleh midnimadii ha inoo so celiyo

    • @abdullaabdu7965
      @abdullaabdu7965 3 года назад

      😭😭😭💔

    • @dibmalek6412
      @dibmalek6412 3 года назад +2

      @@maryamadahir1199 maxaa weye ciilka tartiib ooo fikiir

    • @zahramohamed3247
      @zahramohamed3247 3 года назад

      Waaku sugtahay

    • @dibmalek6412
      @dibmalek6412 3 года назад

      @@zahramohamed3247 yaa lasugaay

    • @laapjaceyl691
      @laapjaceyl691 3 года назад

      @@maryamadahir1199 shuubo adiga somali ma thid oramaa thy aa aamus dhilo 🤬🤬🤬

  • @sucadcisman8239
    @sucadcisman8239 3 года назад +30

    M.n keep going pro first one

    • @nacimomaxamed3917
      @nacimomaxamed3917 3 года назад

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @nacimomaxamed3917
      @nacimomaxamed3917 3 года назад

      Allaha

  • @cabdinasir4247
    @cabdinasir4247 3 года назад +1

    Nin somali marabo ugu dambeyn waxaan cml ayeey dhashaa

  • @Miraculous_Edits-k6c
    @Miraculous_Edits-k6c 3 года назад +4

    Nin ajnabi ilaahey wax iguma Darin alx wiil somali walaalkey eh ilaahey wax igu daray alx. I love u somali boys wallahi ilaahey ha idin xafido

  • @saamquen7928
    @saamquen7928 3 года назад +1

    Waa waxan ugu necbahay ajaanibta in la guursado

  • @faadumocabdi7354
    @faadumocabdi7354 3 года назад +19

    wayahee ma nohihiin nabiga ku saliya scw

  • @salmacabdinaasir9169
    @salmacabdinaasir9169 3 года назад +61

    😥😥😥😥😥😥😭Somali iyo Caraba wey dhibeen Gabdhaha somaliyeed🤒 Alleh Nin Wanaagsan Calaf Hanoogu Daro yaa Rabbiiii🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @khalid_Abdirahman4846
      @khalid_Abdirahman4846 3 года назад +2

      Inakaa heshiin salma kwrn

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 3 года назад +2

      Naagaha somi yeed intay is leetihin nin cad guurso ayay NOSHODA GOD KU RIDAYAN WAR NINA TAWAN GUURSO OO HADA ISKU DHACDAN DADKISA KAGA DACWOON KARTID

    • @khalid_Abdirahman4846
      @khalid_Abdirahman4846 3 года назад

      Wllo salma

    • @ismacilbilar4862
      @ismacilbilar4862 3 года назад

      🤚👉

    • @ziadera2137
      @ziadera2137 3 года назад +1

      @@muhamuudbille9158 Nin waa nin ama ajnabi ha ahaado ama somali qolo walba dad xun ayey leeyihiin marka guurkuna waa qadar

  • @xafsabilaan513
    @xafsabilaan513 3 года назад +6

    Amiin Amiin 😭😭🇸🇴 يا رب 🤲 الله يحفظ بلادنا

  • @obdosisomarrooble9753
    @obdosisomarrooble9753 3 года назад +7

    C/siis Cumar Rooble Raaf (Boodhari KSA Riyadh) waxan kunolahay dhulcarbet 1990/ila 2021 Carab iyo Caddaabi manaxaan Dhacdooyin kaxun Ayan Ku,Arag nay Ee ilaahay Soomaliya mustaqbalka Ha,udhiso Adun iyo aqiraba Aamiin

  • @awshan571
    @awshan571 3 года назад +13

    Waa qiso qalbi xanuun ah 💯 alle ha u gargaaro 💯

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 3 года назад +100

    Ali africa is back😂❤🙏💯

    • @caydaruusyuusufcayda1534
      @caydaruusyuusufcayda1534 3 года назад +3

      Wadanka waa Muslim ah maxkamad hala fuusho 🥺😭😱

    • @caydaruusyuusufcayda1534
      @caydaruusyuusufcayda1534 3 года назад +2

      Wadanka waa Muslim ah maxkamad hala fuusho 🥺😭😱

    • @buskudochannel2970
      @buskudochannel2970 3 года назад +3

      Waa is cajibisay Wallhi

    • @aliafrika06
      @aliafrika06 3 года назад +1

      @@buskudochannel2970 hhh Buskud isii he nh bus kudooy😂😂😂🙏

    • @lacag-lacag
      @lacag-lacag 3 года назад

      Caydaruus yuusuf Cayda1 war iska Aamus war mahayside

  • @abdifatahmohamedabdi2169
    @abdifatahmohamedabdi2169 3 года назад +35

    Markaa baahantahy bahal walpa inuu kaa faa iideyst0 buu isku dayayaa balse ((Alle ma moog0 daalimka waxw suubinaay0 )) Nabsiguna mahar0 ayagana Allaha ufur0 farj kheerleh I.A

  • @sacdiyoabdullahi2542
    @sacdiyoabdullahi2542 3 года назад +1

    soomaalida dhamaanteen waan ka dharagsanahay dhibaatooyinka banaanka ku heysto qaas haka dhigin umada carbeed reerkaas soomaaliyeedna dhibaatada allaha kadul qaado iyo dhamaan kuwa ku dhibaatysan galbeedka oo u dhiban midabkooda diintooda kuwa carabta kunool baaba heysta xoriyad diimeed lagana yaabaa wax yaaba badan in diinta darteed loogu qabto ilaaahay dhamaan muslimiinta quluubta hamideeyo

  • @doyoungsattitude1547
    @doyoungsattitude1547 3 года назад +100

    Waxaaba iiga daran somalida dheheeso carab aanahay war ku cibraqaata illahey hana mideeyo

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 3 года назад +3

      Walaal ayaga dhexdooda ayaa saas isku sameeyo ma aha Inay kusameeyaan somalida ookaliye

    • @doyoungsattitude1547
      @doyoungsattitude1547 3 года назад +7

      @@Sahan12341 laakiin cabiid bey dadka madow ugu yeeraan anaguna madow baa nahay laakin qaar fiican baa ku jira

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 3 года назад +6

      @@doyoungsattitude1547 haa walaal waa sax qaarfiican baa jira sida anaguba aan nahay qaar xun iyo qaar fiican anaguba kuwa walaalaheen ah bayaan oogu yeernaa magacyo aan fiicnayn

    • @Abdiwadud_Fanig
      @Abdiwadud_Fanig 3 года назад +2

      Anigu koleey ma ihi....😅

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 3 года назад

      @@Abdiwadud_Fanig waxaad kawadaa midab kalasooc matihid 🤔

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 года назад +10

    M.A USTAAD MUKHTAR AADBAAD U MAHADSANTAHAY.💛💕💕😷😷

  • @muniiryuusuf1002
    @muniiryuusuf1002 3 года назад +8

    Best channel dadweynaha 💯

  • @abdirahmanahmed6123
    @abdirahmanahmed6123 3 года назад +28

    Dumarka Soomaaliyeed Intey isleyihiin Nin Cad Baan Dhibtaan Bay lanoolaan

  • @mariajamac9948
    @mariajamac9948 3 года назад +18

    Waalhi dhacada dani waa mid laganaxo ilahay hablaheena Somaliyed Hanoo dhawro anigu waxn kunolahay wadanka JARMALKA markstana waaxan aqristaa ayatul kursiga inuu ilahy iga indha saabo gaalada ❤☝️🥺

    • @ahmedmahamoud4005
      @ahmedmahamoud4005 3 года назад +2

      Allah ha ka idha sabo wll

    • @Qalbi_holcay
      @Qalbi_holcay 3 года назад +2

      @maria Jamac Daris xalaal ah , anagana ducada nagu so dar

    • @mariajamac9948
      @mariajamac9948 3 года назад +1

      @@ahmedmahamoud4005 amiin waall❤

    • @mariajamac9948
      @mariajamac9948 3 года назад +1

      @@Qalbi_holcay inshaallh❤😂

  • @hudamohamed5310
    @hudamohamed5310 3 года назад +4

    الدنيا دواره كما تدين تدان انشاءالله الله رح ينصر امنه

  • @sabrinomar5416
    @sabrinomar5416 3 года назад +11

    I enjoy watching your videos.

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 3 года назад +61

    Wlh ma ficNa inaY gabdhaheNu guursadaN Dadka ajaanibta ah wank xumahay miskinTa Yar waxa ku dhacaY😔

    • @amirahhmukhtarxx7129
      @amirahhmukhtarxx7129 3 года назад +4

      Sabab? Qof kan doono aan guursanayna! Ajnabi kasto isku mid mahan

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 3 года назад +4

      @@amirahhmukhtarxx7129 guurso qofka rabto lkn hadhow marko caruurta kala dhunto social media ina so istaagto tolaay somaliyeey ha dhihin ajnabi aya wx wen kula ah 🤮🤮

    • @amirahhmukhtarxx7129
      @amirahhmukhtarxx7129 3 года назад

      @@Zizouu94 horta daadka beentas maxad uuga sheegtiin, qofka hadu muslim ficaan yahay wax mushakil ah ma jira, like why are you guys always trying to scare people away from marrying ajnabis, stop lying they aren’t going to steel your kids and stuff like this happens with Somali men aswell🥴

    • @ashraffilmsvlogs5781
      @ashraffilmsvlogs5781 3 года назад +2

      @@amirahhmukhtarxx7129 hku wasaan orod guurso Siilkaaga meeeshaaad doonto latag maxaad dadka uga sheegi cidaad guursnayo

    • @amirahhmukhtarxx7129
      @amirahhmukhtarxx7129 3 года назад

      @@ashraffilmsvlogs5781 af xumida, maxa waaye waxad ka sheekaynaysid. Subhanallah walal xishoodki aawe, ouff qarar aa ku haaye, qofka kaa doona waan gursanaya, maxa nin somali kali igu xeeray.

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 3 года назад +12

    Waa Qiso aad u xanuun bdan RuN ahantii😢🙏

  • @malyunhodan6370
    @malyunhodan6370 3 года назад +5

    Aaamiin aamiin alle waxan ka baryayaa ina xiftiyo🤲🤲🤲🙏

  • @MJZACK_
    @MJZACK_ 3 года назад +13

    INTA GABDH SOMALIYED AKHRINAYSA QORAALKAN WAXAAN KU LEE YAHAY WLL QAALI WAAN KU JECLAHAY WLLTINIMO IYO SOMALINIMO II NOLOW INTA NOLOL JIRTOH 🥰🌹🌹❤❤👈

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali2594 3 года назад +27

    Subxnallah muusan qofku bini adan ahayn carbta nacaybkoodu igusii saa'idiyey muqalkan wlh kuwas inan muslinimo isla shegano xitaa uma qalmaan

  • @manaldhalgobeed4255
    @manaldhalgobeed4255 3 года назад +3

    alxamdullah waxan haystaa hooyo qaliya oon ajanib magiciisa maqli karin am somalilander carabdayee xataa qomiyada somali Somaliland uunban guursan 😍

  • @ليلمودي-ظ9ي
    @ليلمودي-ظ9ي 3 года назад +6

    walahi waa qiso xanuunbadan alle shafteni hano sooceliyo aamiin wllkey wadkumahad santhy

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 года назад +30

    YOU HAVE INCRIDIBLE TALENT

  • @abdullahim9503
    @abdullahim9503 3 года назад +24

    Ilmahaas Maadaama ay Hooyadood Somali tahay Jinsiyad Somali ah In la siiyo ayay xaq u leeyihiin.

    • @muhudinhassan4824
      @muhudinhassan4824 3 года назад +6

      Xaq umalaha in lasiiyo dhalasho waayo aabahooda waa saudi yaan

    • @abdullahim9503
      @abdullahim9503 3 года назад +3

      Waan ogahay in Sharciga jinsiyadda ee hada uusan xaq usiineynin, laakiin ogow dood ayaa socota oo hada waxay ubadan tahay in Qofkii Hooyadiis Somali tahay uu xaq u leeyahay Jinsiyadda Somali ah. Aduunku ma ahan aduunkii 1960-ka

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 3 года назад

      @@muhudinhassan4824 waa kugu raacsanahay aabahaa haduu somali yahay adna waa tahay hadii kalena may

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 3 года назад +2

      @@abdullahim9503 qaabkaad u fakaraysid dumarkay ku dhiiri gelinaysaa inay ajnabi guursadaan oo ciyaal shisheeye noo keenaan taasna waan kasoo horjeeda hadaan aragtideyda ka dhiibto

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 3 года назад

      @@marisacillahi1537 weli imaad fahmin waxaan filayaa inaad u doodaysid dumarka ajnabiga guursada anigu cidna kama horjoogo lkn intaan arkay dumarkaa raga ka ajnabi guursi badan cid gabar iyo wiil muslim ah isku diidan ma jirto lkn dhaqan ahaan hadaan somali nahay qabiilka iyo abtirku waa dhanka aabaha oo ilmaha aabihii ajnabiga yahay ajnabi buu ku xisaabsanyahay

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar147 3 года назад +4

    Alle Faraj ha ufuro Aamin Insha alalh Guul ayaan Oo Rajeyn Gabdha Somaliyeed Aamin

  • @mosomaliprofesional8655
    @mosomaliprofesional8655 3 года назад +6

    Allah ha dhawro dumarka somali meel kasta oo ay joogaan

  • @maxamedcalinuur7726
    @maxamedcalinuur7726 3 года назад +25

    Subxnlaah sanaa aloow gabdhh Somaliayed Sanaa 🥺😭😭😭

  • @abdirisakcawil5522
    @abdirisakcawil5522 3 года назад +40

    Gabdhow ajnabiga hadiina kafogaaneyn guursada kuwa nasabka ah carabta kafogaada waa iga waano carab nasab maaha bil aadanimo waxba kama yaqaanan

    • @ridkaxaaji1405
      @ridkaxaaji1405 3 года назад +5

      Haa wallhi wllkey arab waa dad aad uxun🥺

    • @king-kj2zn
      @king-kj2zn 3 года назад +12

      Carabtu mawada xuma ee dad xun
      Iyo kuwa fican qowmiyad kasta wa laga helaya wll carabna nabigena ka dhashay scw

    • @Ibrozanaaji21345
      @Ibrozanaaji21345 3 года назад +2

      @@ridkaxaaji1405 war toobad keen anaba dad fiican iyo dad xum waanu leenahee macsuumiin manihine

    • @abdirisakcawil5522
      @abdirisakcawil5522 3 года назад +1

      Wlle miya danbaabnay hada carab wax kashegnay mida kale gabdhaha somaliyed waa sharaftena madoonayo sharaftooda in wax laga sheego

    • @abdirisakcawil5522
      @abdirisakcawil5522 3 года назад +2

      @@king-kj2zn waa sax lkn waxan kaxumaaday gabdhahena sharafta bdn inu wax kashegay marka please nabi scw meesha hakeenin

  • @fawsiyogeedi5477
    @fawsiyogeedi5477 3 года назад +11

    Waa qiso xanuun badan wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @zakariyemohmud5222
    @zakariyemohmud5222 3 года назад

    Gabdhahena somaliyed wa hayi raac qof walba wey iska raacayan sida xoolihi gaal iyo muslim iyo carab iyo african uma kala soocna wlh allow soo hanuuuni caqli badan ma jiree

  • @clktabbo7415
    @clktabbo7415 3 года назад +6

    Ar goorma gaadhay 400k ani waxaa iigu dambeysey adoo maraya 200k .
    masha allah!!!!😙😙😙😙

  • @farhiyahaaji5024
    @farhiyahaaji5024 3 года назад

    Saxiix walahii runta hadalka mida sida loodulmiya oo ah gabdh somaliyed ha imaado dalkeena

  • @awalmohamed3370
    @awalmohamed3370 3 года назад +3

    Waan ku taageeraa wll mukhtarow😗😗😗

  • @abdirizakokey4866
    @abdirizakokey4866 3 года назад +2

    Carabtu waa shucuubta adoonka ugu liidata uguna akhlaaqda xun
    Intooda badan ayaana saas ah
    Dumarkeena inuu maanta nin carab ah silciyana duruufta ayaa ugu wacan iyo raga somaliyeed sidey ka dhigaan wadonkooda
    Qof walbana dhulkiisa iyo dadkiisa ayuu qiimo ku leeyahay
    Is bedel rabbi hana siiyo

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 года назад +5

    قال الله تعالى : ومن يهن الله فماله من مكرم.

  • @ruweedoaxmad5312
    @ruweedoaxmad5312 Год назад

    Allow nogargaar wn ku baryaa hee yaarabi ❤❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +7

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

  • @dhuuqaaye3313
    @dhuuqaaye3313 3 года назад +1

    the best youtuber muqtaar

  • @dhiirigeliyechannel4840
    @dhiirigeliyechannel4840 3 года назад +23

    Hadaanu nahay hablaha somaliyed meel walba iyo cid walba waanu ujabnay walaa ajaanib baan naf noo hayn walaa kuwii nala dhashay waa is kugu KAAYA mid isma dhaanto weyan marka Alle ayaanu Leenahay RABBOW NOO GARGAAR inta hooyo ooyeysa wad yabaysa subxanallah

    • @Dirie19
      @Dirie19 3 года назад +8

      Nin somali ah oo ku dhiiga saas uma galeen lkn carab aan arxan laheen tii guursato oo laxumeeyo yeelkeed

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 года назад +2

      Waa isku mid

    • @meemuunmaxamed3212
      @meemuunmaxamed3212 3 года назад +2

      @@Dirie19 hhhhhh kadaran aaway gabdhihi lacag darteet loo jarjaray

    • @Dirie19
      @Dirie19 3 года назад +1

      @@meemuunmaxamed3212 dhacdadaas waa igu cusubtahay afkaadaa iigu horeeyo xagee kadhacday ?

    • @amirahhmukhtarxx7129
      @amirahhmukhtarxx7129 3 года назад +1

      @@Dirie19 meeqo naag somaliyeed ah niman somaliyeed saan oo xumayeen, ma cadadna ma xisabna

  • @Mohkadar
    @Mohkadar 3 года назад +15

    Sinji maleh naag ajinabi guursatay Ku quus qaata inta jecel ajinabiga

  • @sadiaaliummuaalaa6338
    @sadiaaliummuaalaa6338 3 года назад +7

    Aamiin Yaa Allaah 🤲💙

  • @sureergeelegeedi4248
    @sureergeelegeedi4248 3 года назад +1

    Best of channel DADWEYNAHA

  • @xafsaaxmed1022
    @xafsaaxmed1022 3 года назад +4

    Alle Quluubta soomaliyed ha Isku furo

  • @kingmubarak9146
    @kingmubarak9146 3 года назад

    Dadweynaha waa best channel

  • @maxamedcali5160
    @maxamedcali5160 3 года назад +3

    Ilaahay hasoo hadeeyo Gabdhaha Somaliyeed.
    qaarkod ajnabiga waxay u haystaanba ilbaxnimo, hadhowna sidan;
    Oohin
    Duuf
    Dhareer

  • @warsankanal474
    @warsankanal474 3 года назад +3

    Wallhi dowlad la anta noogu wacan illahayow wadankeena noo wanaaji

  • @sacdowcilmi790
    @sacdowcilmi790 3 года назад +4

    Amiin yaa rab qof waliba in dhibaato ku filan faraqa ku heysta

  • @abuamiirguure5734
    @abuamiirguure5734 3 года назад +5

    First view 🤗👍

  • @zamirck4765
    @zamirck4765 3 года назад +14

    Soomaali Ha Noolaato Meel kasta oo ay joogto 😪

  • @cabdiraxmanmaxsmed2271
    @cabdiraxmanmaxsmed2271 3 года назад

    Alle narta ha ku fogeye siyad bare aya ugu wacan in ay sidads noqoto somaliya

  • @anfachassan9462
    @anfachassan9462 3 года назад +3

    Farax ilove you Allow carab haiigeynin

  • @imanfarah4314
    @imanfarah4314 3 года назад +16

    Somali baad tahay, soomali guurso.

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 3 года назад +4

    Dad waxaa nahay aan dal iyo dowlad midna leheen Ilaahow aamiin magaceni soo celi

  • @abdirahmanelmi4786
    @abdirahmanelmi4786 4 месяца назад

    Walhi waa runti gabadh Somaliida waa dolli wayo wahay jaceyl ajnabi 😢😢

  • @abdibaasidfarsamo98
    @abdibaasidfarsamo98 3 года назад +15

    Naga raali noqda gabdhaHa somaliyeed waxkasta oo idinka dhaca anagaa idiin geysanay 1=waan idin kufsana oo idin dilaa 2=waxan burburinay dalkii aad kunolan lahaydeen markasa ajanabi gacanTa ugasheen ajanabi wlHi ciil baan la ilmeyay from burco somaliland

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 3 года назад

      👍👍👍👏

    • @dibmalek6412
      @dibmalek6412 3 года назад

      @@maryamadahir1199 baalsee taas wiidaac dhay , now let's try to be good

    • @mukhtarali1974
      @mukhtarali1974 3 года назад

      @@maryamadahir1199 ka quuso nin dartii ilaahay kuuma abuurin. Waxba haku qaraarin nin soomaliyed dumarka kaleba dhibkaas waa ka helaan ragooda balse nin soomaliyed unbaa idin muuqda maangaabayal.

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 года назад +2

    Chanelka dadweynaha is one of the most useful channels in somalia

  • @fardowsomohamed721
    @fardowsomohamed721 3 года назад +9

    Wlhi chanal aan qalbi ga ka jeclahay wye Dadweynaha ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mescuudkariim2137
    @mescuudkariim2137 3 года назад +1

    Alle hacaawiyo soomaalida meelkasta ooay joogan

  • @hibosaciid5271
    @hibosaciid5271 3 года назад +4

    Subxana Allah wiil فلسطين lasocdaa maka haraa Ila taliya asxpey

    • @ummhaneen7401
      @ummhaneen7401 3 года назад

      Xbbti inteee ma cabsatay
      Iska fiiri inoo ficn yahay
      .aalaad is tiqaara duga ajnabi aman malahane

  • @cabdisamadbashiir7186
    @cabdisamadbashiir7186 3 года назад +1

    A am first like dhac

  • @updykadiraj8404
    @updykadiraj8404 3 года назад +23

    Wadankeena Allah noo hagaajiyo

  • @mohamedaynab2061
    @mohamedaynab2061 3 года назад

    CaraB Waa Dadka Aadduunka inooku NeceB Wllhy Waxaas Sabab Ayaa Loo Dhahayaa Waa Islaam Ama Waa Qalbiga IslaamkA Ciil WeeynaaH😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @azwernasser8096
    @azwernasser8096 3 года назад +5

    First one yeeeees❤️❤️❤️❤️

  • @abdulqadirabdi4759
    @abdulqadirabdi4759 3 года назад +1

    Gabadha eeynu raadino si ey u ogaato in ey dad leedahay walaalayaal. Allah waxeynu uga baryeyna in Kheyr ugu badelo. Runtii gabdha somaliyeedna waxaan ugu digaya in dadkeedu eysan kadhexbixin sababto ah waa nin meel loo raacankaro.

  • @mahamedhassan2473
    @mahamedhassan2473 3 года назад +10

    ☹ waa dhibaato gac'mahena ku abuuranay insha allah allaha naga dhigo kuwii fahmi dalkoda

  • @nastexoxasan9921
    @nastexoxasan9921 3 года назад +91

    Intan nin somali an arkayo mxa shshiyo igey

    • @drdoctorgaming9855
      @drdoctorgaming9855 3 года назад +1

      Hadana carab haku gumeysto xanuun ma ahow🥺🥺

    • @nastexoxasan9921
      @nastexoxasan9921 3 года назад

      @@drdoctorgaming9855 ad owen waliba

    • @captainaser8085
      @captainaser8085 3 года назад +3

      m.a my sister I like 🥰🥰

    • @nastexoxasan9921
      @nastexoxasan9921 3 года назад +3

      @@captainaser8085 thanks wll key

    • @munamahmud8224
      @munamahmud8224 3 года назад +1

      saudi miyad shanshi umoday wa idinku ficantahay sidan sidi nin cad le u radineyseen ilmo cad aan dhalno mahakuugeeyay

  • @rahmaabdi2214
    @rahmaabdi2214 3 года назад +11

    Janaalkan vedio uu so galiyo o like saarin mba jirto because waa vedio xul ah m.a sxb keep going

  • @KHALEDAbdourahmanYACIN
    @KHALEDAbdourahmanYACIN 3 года назад +4

    mahadsanid bro .waa qiso aad ii taabatay wlhi , Somaali hadaan nahay anakaaba dhexdeena is quudhsanaya ee inta qurunku naga baxayo inaan dad kale gargaar iyo naxariis ka sugno waa IMPOSSIBLE . ALLAHAYOW SOMAALIDA MIDEE , QOWLKOODA MIDEE ...AMIIN AMIIN YA RAB . ( from DJIBOUTI )

  • @haye496
    @haye496 3 года назад +5

    Masha Allah Wan Ku Faraxsanahay Naagti AJNABI guursata In Sidan Loogalo Waliba Yaan Loo OgoLaan Inay Somalia Yimaadan

    • @guulwade7078
      @guulwade7078 3 года назад +2

      Waa fikir aan kula qabo wlhi

    • @sardevichuwalie9811
      @sardevichuwalie9811 3 года назад +1

      baastar aan aqlaaqda la barin baatahay kalabyahow xaaraankaa

    • @hurt3094
      @hurt3094 3 года назад

      Waryaahee xoolo adeer miyaad u haysataa hablaha maxaad u tartaan labada isagoo ajnabi na guumeystaa naloo qaatay intaan nin soomaali uraya guursan lahayn

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 года назад

      Wa kulaqaba sidhaa.

  • @haajirhero5676
    @haajirhero5676 3 года назад +2

    Muuqaalada soo badi

  • @mustafyare596
    @mustafyare596 3 года назад +5

    Shukrn bro 🥰🥰

  • @siciidabiib2584
    @siciidabiib2584 3 года назад +1

    Dadwaynaha is back