Dhacdo America Gilgishey Gabadh yar ayadoo gurigooda huruda ...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Hadaad ka heshey Liketa hala garab marin 👍
    Channelka labaad ee Mo Faami / @faamcozy
    instagram : www.instagram....
    Tiktok : / mofaami
    Facebook: / mo-faami-1586180701705082
    **********************
    ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
    **********************
    Email: maadmed23@hotmail.com
    **********************
    muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
    **********
    qisooyin kanaalka dadweynaha
    qiso cajiib ah
    #dadweynaha
    Disclaimer I do not own any sound effect no copyright
    intended

Комментарии • 865

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +294

    Gabar kasta iyo wiil kasta oo qoralkeyga arka nolol frxad leh ku rajeynaya aakhirana jano wll ❤

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +499

    Wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee love ta Adigo Amusan ii sar😂😂 ❤

  • @AmeliaJION
    @AmeliaJION Год назад +436

    أنا أحب الرجال الصوماليين كثيرًا ما يحب رجال سوري، فهم رجال صوماليون هي رجال رومانسيون يعرفون الحب وهم محترمون النسا ء جدًا وكريمون والله لو كان رجل صومالي واحد سعيدا💋🧡🇸🇴🧡🇸🇾

    • @Alberta-q4e
      @Alberta-q4e Год назад +71

      Ala ma qosli Kari Maxey tiri naagtan Raga somaliyed waan jeclahay yaa u sheega faraaxa lug baasto in usan ixtiraam aqonin😂😂

    • @Ibnusiriya
      @Ibnusiriya Год назад +30

      @@Alberta-q4e maseer Maa ku haayo xaliima calooley🎃

    • @zamiiroali541
      @zamiiroali541 Год назад +28

      😂😂لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم 😭😭رجال الصومال مش طيبين 😭😂

    • @maxamuudcade9865
      @maxamuudcade9865 Год назад +22

      @@zamiiroali541 😂😂😂😂 naga aamus anaga Xaliimo calooleey Naka badan 🤣😂

    • @zamiiroali541
      @zamiiroali541 Год назад

      @@maxamuudcade9865 😂😂usheeg ngta dee faarax Lago baasto

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Год назад +178

    10x SubhanAllah
    10x Alhumdulillah
    10x AstugfuruAllah
    10x Lailaha ilallah
    10x Allahu Akbar
    good deeds for me and you

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Год назад +33

    .
    ‏‎‏‎﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
    ‏‎‏٠

  • @ubax7758
    @ubax7758 Год назад +27

    Qisadan inta ogalka cusub ka dawaty farta taag✋️✋️🖐🖐🖐🖐

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Год назад +113

    Hard work never stops 💪🏼 Muqtaaar Af Xerte is back 🔙

    • @nurailyas05
      @nurailyas05 Год назад

      😂😂😂😂

    • @najuu439
      @najuu439 Год назад +1

      Hadaan arinkan caqligayga kaashto waxaan ku qiyaaasi lahaa anigu caqligayga si fiican ugu shaqaysiiyo waxaan isleeyahay arinkaa dilkaaa ee gabadha yar inaanan ilaa hada maskaxdeyda goaan qadan oo aan wareersanahay macsalaamo wllyaal😂😂😂😂

  • @ridwaannasir4989
    @ridwaannasir4989 Год назад +50

    Manta ano iska caajisan ayaan arkay labo qof aan tageero u ahy o labo muqaal so dhigty mid waa ruweyda style midna wa dadweynaha maba ku caajiso muqaaladiina🥰🥰❤️‍🩹

  • @maariyaahmed9416
    @maariyaahmed9416 Год назад +36

    Aniga ahaan dilaaga wuxuu ilayahay gabadha familkeed sbbtoo ah dilaaga saxda ah waa gabadha walaalkeed , waxaana caawiyay hooyada iyo aabaha 😲😲😲

  • @Chioazlaam
    @Chioazlaam Год назад +31

    Haddale niyada kugu hayeey wlly thanks bro🌼☺️

  • @yahyeramos2717
    @yahyeramos2717 Год назад +2

    Ani dilaaga ugu horeeya een ka shikiyay waa mo faami sababtoo ah waa diiday inuu wajigiisa furo

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +94

    [ ] Midka la xanuujiyo samir🤕
    [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊
    [ ] Midka habeenkii oyayow😥
    [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯

  • @Luqmaan-xo8zc
    @Luqmaan-xo8zc Год назад +27

    Sxb Mukhtaar Ama MO FAMI Sxb Wad Salamantyh ✋Nagu Soo Badi Muqaladaan oo Kale Aad Ayaan Jecelhay

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 Год назад +13

    Aniga uso horeyay manta wooow
    Waa qiso mcn 🤚💯

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Год назад +4

    Subxanallah maskiin yar xaqeedi baa ladudsiiya😢😢😢qofan kutilmamo maqaan family ga kama dheera

  • @munajagle2253
    @munajagle2253 Год назад +97

    Anoo Hurda wake Up Igu Tiri wllhy😂😊Xiiliga Dawanyow aa Duhur😂🫡

  • @brunofernandez7242
    @brunofernandez7242 Год назад +14

    Ani waxan uga shakisanahay in wiilka yar uu dilay maamada ayna aragtay inu wiilka si kam ah u dilay gabadha wiilka badbaadi isdhahday si danbiga ugu cadaanin 😄😑

  • @ebroz2917
    @ebroz2917 Год назад +42

    Waan hurdayey xogha eerphon wtey waadna iga nixisey 😭😭😂😂

  • @sacdowcilmi790
    @sacdowcilmi790 Год назад +14

    Moow dhibka iga dhaaf arin sirdoon ku daalen shaqo guri ha iigu dirin waan ku daleye huno❤️

  • @hooyomacaan3292
    @hooyomacaan3292 Год назад +5

    Zxp mo faami waxa rawaa inaa wax nafsadayda ku sabsan ku sheego ee intee kagala soxariraa zxp 💚💙

  • @footballfuture2722
    @footballfuture2722 Год назад +12

    Legend waan kula socdaa keep going bro 😂❤

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Год назад +7

    Ma soo noqotay 😇😁baryahan waad naga mashquushaye

  • @Jessyyy107
    @Jessyyy107 Год назад +16

    27min
    2k veiws mo fami le sameyN karro🍂❤️‍🔥
    Goldan voice 🖤🍂

  • @Mohamed_Al__Abdulahi
    @Mohamed_Al__Abdulahi Год назад +4

    Waxaan kugu bartay muuqaalkii tijaabi aragaaga kii ugu horeeyay waanan ku salaamay😂😂

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 Год назад +9

    Yaa kuu sheegay inaa sheekooyinka kudul hurdoodo waaba iga nixisaye😳😭😂😂😂

  • @faadumofaarax2371
    @faadumofaarax2371 Год назад +9

    Hhhhh walhi bilaahi waan luloonayey video yawgaaga 11.07 ayaan daawanayey💝

  • @muhanadkhadar9356
    @muhanadkhadar9356 Год назад +5

    War soma wacnid Adaba lagu waaye ❤

  • @User_yi5it9pr9
    @User_yi5it9pr9 11 месяцев назад +2

    Waa abahed walhi

  • @user-zv9nx5yf2i
    @user-zv9nx5yf2i 7 месяцев назад +3

    Waxan uu malaenaya inay ku maqantay qacanta familigeda ee mahubo lkn wan ka shiiki yey 💖 srry anigu wali fasalka 5 kama bixin 😂 wan ka xumahay gabadhan yar walhi waan uu oyey maga cay guna waa summaya nanays tay duna waa summar ❤❤❤

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Год назад +3

    Waxaan u malena walalkeda waalidku wa cajiib si 2doda caruur aysan u wayin wax walba wa isku dayeen cajiib thank you bro 👍👍👍👍👍

  • @ahmedzaki6206
    @ahmedzaki6206 Год назад +11

    wlhi markuu idhi waad hurdonaysaa indhahaan isku hayo wanku maxay waan shakiyay inu i arkaayay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedkaamilofficial5348
    @mohamedkaamilofficial5348 Год назад +15

    Golden vioce ninka kaliya ee muqaalkiisa aan sugo

  • @Iskufilan_3
    @Iskufilan_3 Год назад +3

    War wll yaaa dilay hadaadan garaneyn cida dishy maxaad inoogu so gudbisay maskaxdii ba naga wreeerisay 😂😂

  • @beydaanqurux8869
    @beydaanqurux8869 Год назад +7

    Yaa kuu sheegay inan hurdoonayo😆wa iga nixisay😭

  • @abdirahmangalad1994
    @abdirahmangalad1994 Год назад +2

    Waa ku salaamay sxb fanan iyo yuotoberow

  • @Respect__channel133
    @Respect__channel133 Год назад +2

    Yarrow waa naga nixisay Halmar booday wlhi😅😅😅😅😂wll jira Alle ha ku xidiyo keep going

  • @AHMETT-NOR
    @AHMETT-NOR Год назад +5

    Waa ku seexday muuqaalka😅😅saakana waa dhameestirtay😅

  • @s3p0A
    @s3p0A Год назад +33

    ugu horayn waan ku salaamay mukhtaar 🤚🌹 anigu fikir ahaan waxaan uga shakisanahay wiilka gabdha walalaha yihiin📎✨

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 Год назад +4

    Walalow Mo Maskaxda iga bax Qiiso Wareersan Waye 🥺 maskinta dilkeda dhumay

  • @user-tg9qh6tf1l
    @user-tg9qh6tf1l Год назад +3

    Gabada waxaa dilay walalkeed😩😩😭

  • @c.m.cjecelow1812
    @c.m.cjecelow1812 Год назад +5

    Waxan Shikiga ugu weyn ka qaba mamada sababto ah
    Hooda gabadha yar Saad ku shegtay waxa ay ahayd gabadh koobka quruxda qaaday. Gabadha ayrna waxa ay ahayd gabadh yar oo aad uqurux badan gabadha yar hoyadeed waa ay ka maseertay SaaS ayeyna udishhay master maseerka ugu wayni waxa uu helay marka ay huruday ee abahed soo qaday markas ayey ma seertay SaaS ayeyna udishay

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 Год назад +2

      Bisinka aabe maa gabdhiisa saqiirta ah looga maseera illahey haku soo hanuunaho

    • @queensundus1115
      @queensundus1115 Год назад +1

      @@naajmasalah4436 hhhhh wllhi qofkan wuuu iga qosliyey

  • @nzir_nzko
    @nzir_nzko Год назад +8

    Anaa diley ee iso xidha😭

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi Год назад +4

    ASC walaalahay gaar ayaan hablahayaga waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts kayga eeg halkasan produits Ku jiran. Hadaad yurub joogto waad kusoo BIIRI KARTAA ganacsigan♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @NihaalAxmed2020
    @NihaalAxmed2020 Год назад +50

    Golden voice😩🥺🖤

  • @maxamedaamiin6607
    @maxamedaamiin6607 Год назад +16

    Socdaal baan oga shakiyay inuu gabadha yar dilay 😭😂

  • @shankarabaa
    @shankarabaa Год назад +1

    Wall hadi an falan qeyo waxan dhihi kara wa film wayo fananda iyo iyada wey is ku egyihin thankis

  • @zahramulki95
    @zahramulki95 Год назад +2

    Keep going bro his super 👌 history

  • @ShaficiShow0
    @ShaficiShow0 Год назад +2

    Real king youtuber Mo Faami🤘

  • @ahmedmohamuud2157
    @ahmedmohamuud2157 Год назад +3

    Abaha ayaa dilay soow radka lagu raacilaha asiga ayaa tirtiry😢😢😢

  • @shankarabaa
    @shankarabaa Год назад +2

    Asc zxp waxan ku haya qiso dhacday oo xanun badan marka wall xage kala so xirikara

  • @abdifatahomarahmed9157
    @abdifatahomarahmed9157 Год назад +5

    Mo faami kuwataa lph horay usoco horumar wanaagsan kurajeyna i.a

  • @cabdiqani7624
    @cabdiqani7624 Год назад +4

    Saaxiib horta 22 qof ayaan sabab u ahaa in uu janalkeena kusoo biiro
    Waxaa ku dhagay sanayay 3 years
    1 mar imaad odhan mahadsanid
    Keep going brother waa kaftan inta

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 Год назад +6

    Horay usoco wllkay🥺🤴♥️

  • @qosoliyoqaraaxobk9526
    @qosoliyoqaraaxobk9526 Год назад +5

    2018 ilaa hada subscriber ii yahay legend kaan

  • @AYUUB-ge3sc
    @AYUUB-ge3sc Год назад +1

    Legend ayaa tahay muqaalkan cabsi cabsi waaye waan baqaayaaa 😖😰😰😰

  • @zamzamadam967
    @zamzamadam967 Год назад +3

    Aniga waxan u badaniyaa wiilka yar inu dilay 👋

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 Год назад +4

    Waad i ganixisay wlh waxan modayayba in aan ku agfadhiyo waxad i gakicisay hurdada wll muqtaar waligeyba ku mahudin muqalkaga lkn xalay baadhafrey hurdadinah waad i gakicisay oo waa naxay marnah wayabay marnah waan😆 😄 😀 🤣 qoslay waxan isdhahay kamiro maa u guxiran qolka

  • @pbgr8914
    @pbgr8914 Год назад +3

    Intaba maaha taliye waxa gabadhayar dilay waa naagta askariyada ah😂

  • @nuuxcismaan12
    @nuuxcismaan12 Год назад +2

    Plz part 2 noo soo sameey yaa igu raacsan

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 Год назад +5

    Lkn sidee isugu ekaan karaan fanaanada iyo gabadha because waxaad dhahday gabadhii meyd keyda waa la helay miyeesan aheyn ayada qofkii meydkeyda la helay ani waan ku wareeray adi maxey kula tahay comment aqriyow ani waxaan ahay dabi baare cusub 😂

  • @marwanaasiralishanaasir9017
    @marwanaasiralishanaasir9017 Год назад +4

    Wllkèed waaba ilma yare Sidhu wax u dilaa

  • @aminamohamed3878
    @aminamohamed3878 Год назад +2

    Hhhh wlh waa hurdoonaaye waa iga kicisay qosol ani maa iigu dan laheed😆😆😆

  • @fahmomohamedfahmina1233
    @fahmomohamedfahmina1233 Год назад

    Waa iga nacisey video anoo dawanayo ayaan yera gamay kac Markha dhahdey waa naxay wlhi ishayda alah hakaa koriyo wllo

  • @nimcolucky8884
    @nimcolucky8884 Год назад +3

    More videoa like this plz❤

  • @hoodooday
    @hoodooday Год назад +3

    Ax ax ax waa dhacdo layaab leh 😭😭😭😭😭

  • @yaasirmaxamuud-io4bk
    @yaasirmaxamuud-io4bk Год назад +1

    Qoraal gabadh aan lagaranayn soo qortay miyaaad ragiina siidaas oo dhan ugu caydeed

  • @slvote
    @slvote Год назад +9

    Woow you are soo created I think you are from one of the countries of africa and named somalia I,M from Canada keep up one day you will reach your dream 《1 million SUBSCRIBERS》 congratulations 🙏🇨🇦🇸🇴♥️

  • @SahrusH_apthi
    @SahrusH_apthi 7 месяцев назад +1

    Hooyada iyo wiilka saan fiiriyyy ooga shakiyyyy😢

  • @abdiladiifdaahir507
    @abdiladiifdaahir507 Год назад

    waa walaalkeed sababta oo ah isagu qolka ayuu ku jiray marka la raadinayay walaashii😊😊😊 oo wuxu is lahaa taan lugu fahmin🎉🎉

  • @xamseadam-vp3jg
    @xamseadam-vp3jg 2 месяца назад

    Walaalked waye wayo toosh ayuu ku dhufty

  • @momtaznane1421
    @momtaznane1421 8 месяцев назад +2

    Golden voice

  • @Updulahi
    @Updulahi Год назад +2

    Tama Tama caleeyhim laba ganbo sefer sefer daalac wa naas 🙏

  • @nasteha
    @nasteha Год назад +1

    Waa ayada gabadha fanaanada ah😭😭😭😂😂😂😂

  • @lamadaga3891
    @lamadaga3891 Год назад +2

    NIO walhi waan baqay 😥😱ani shikiyeyba

  • @laylamataan6733
    @laylamataan6733 Год назад +2

    Hadaa eegay inaad muqal so galisy Tnkes wllkey

  • @QueenMushtaaq-xo6gi
    @QueenMushtaaq-xo6gi 5 месяцев назад

    Waa gbdha Abahed sababto ah ya ushegay qolka gbdha lagu dilay teda kle wakhtigi lacgta labixin laha muxu dilagu uso wici wyay qoyska tankle diliga ila wakhtigan lamahelin lamana helayo

  • @kassimabdi2831
    @kassimabdi2831 Год назад +2

    Sxb qadiyaadi xxx tentacion o dib lo furaay ? So xaqiiji ariinta

  • @generalnoopka9871
    @generalnoopka9871 Год назад +4

    Coming son 1m i.n 😍🥰🥳

  • @armaan2828
    @armaan2828 Год назад +3

    waan kula soconaa😂😂😂

  • @roodomaxamed3224
    @roodomaxamed3224 Год назад

    Walahi waan wareeray siday ilatahayna hoyaded iyo wiilka

  • @KhadraCismaanghy
    @KhadraCismaanghy 2 месяца назад

    Markaan aad ugu fiirsaday dhagaha ayey ku kala duwan yihiin ta yari dacayda dhagaha wa buurbuuranyihiin Laakiin tan kale way yaryihiin dhagahuna isma badaalan inta badan

  • @maimounaawaleh421
    @maimounaawaleh421 Год назад +1

    Wandanka qubrous waa halkee

  • @zajiraapthilahimohamethaza5132
    @zajiraapthilahimohamethaza5132 Год назад +3

    Keep going 💪

  • @user-jj3rf1kz1e
    @user-jj3rf1kz1e 7 месяцев назад

    Wa WllkA waaYo awdheere tochka farahiiza laga helaY codka backgroundkana waata laga maqleY codkiiza markaa waa qoYzka gudaHiizA

  • @realog2022
    @realog2022 Год назад +9

    Golden voice 🥺🤗🤍🫀

  • @ShuraymAhmed-io7xj
    @ShuraymAhmed-io7xj Год назад +1

    Ninka kale

  • @ismailrealpage3423
    @ismailrealpage3423 Год назад

    Walaalkeed haduu siaada ugaweynyahay oo qof ciyaala aheyn isagaba kashakiyay ileen maseerka dadka qaar geerida ugaroon oo weyba waalidhaafaan

  • @user-tm5qw1tz6i
    @user-tm5qw1tz6i 11 месяцев назад

    Ninka jaarkooda ah ayaan umaleenaa😮😮

  • @maxamedmaxamud223
    @maxamedmaxamud223 Год назад +4

    keep going legend 🥇😎

  • @sihamiita4898
    @sihamiita4898 Год назад +8

    Plz wll muuqaalada noosoo badi hadey macquul thy🙏😇✅

  • @liibaanwaafle7512
    @liibaanwaafle7512 Год назад

    Niyow sidi hore hore uso duud saan xamasad maleh walahi

  • @manalkeise2951
    @manalkeise2951 Год назад +1

    War wll anigu qoyska ayaanba ka shakiyey ka waran

  • @Mohamed16830
    @Mohamed16830 Год назад +2

    Mo faami inaan ku afdubto miyaad rabta saaxib postiga miyaan ka sugna sanad sanad war bal nooguso dhakhso waxa.kkkk
    guulayso saaxib🖤

  • @nasrachannel3431
    @nasrachannel3431 Год назад +3

    Markaan aad udhagestay shakadan waxay ila taha gabadhan yar adiga mo fami ah inay kugu maqantaha🤣

  • @LaylaWagdaan-ob4zx
    @LaylaWagdaan-ob4zx Год назад

    waa iga naxisay wan sii gamayay war maa ii arke biska

  • @abbasabdullahi7237
    @abbasabdullahi7237 Год назад

    Zxb mo fami noo soo badi video yada adoo mahad san

  • @heycuties4890
    @heycuties4890 Год назад +2

    First person finally 😭❤

  • @mohayare8356
    @mohayare8356 Год назад

    wallahi dacadi markan hurdo kanalkan asagaba isgeya

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Год назад +1

    Thanks bro

  • @ruwaydamuzpheadam6303
    @ruwaydamuzpheadam6303 Год назад +19

    Waar codkagu waa cabsi baalo ku dagte caadi u hadal😂😢