Nin maafiya ah oo ardayad jacayl u sheegty balse diidey iyo arin layaab leh uu ku sameeyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Hadaad ka heshey Liketa hala garab marin 👍
    Channelka labaad ee Mo Faami / @faamcozy
    IG : www.instagram....
    Wixii aad awoodid ku taageer hormarinta dadweynaha www.paypal.com...
    **********************
    ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
    **********************
    Email: maadmed23@hotmail.com
    **********************
    muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
    *********
    instagram @dadweynaha14 .www.instagram....
    **********
    qisooyin kanaalka dadweynaha
    qiso cajiib ah
    #dadweynaha
    Disclaimer I do not own any sound effect no copyright
    intended

Комментарии • 706

  • @shukrimuhammed5939
    @shukrimuhammed5939 2 года назад +277

    Subxanallah 99jeer
    Alhamdulillah 99jeer
    Allahu akbar 99jeer
    La, illaaha illaallah 99jeer
    Aqri walal maalintaada
    Allaah kuu nuuriyo

  • @salmoxasancanshuur6118
    @salmoxasancanshuur6118 2 года назад +100

    Gabar waxa ugu xun loogeysto waa kufsi ilaahay naga ilaali 🤲🤲Aamiin yarap🤲

  • @positivitychannel8836
    @positivitychannel8836 2 года назад +163

    Dhibaatada ay leedahy iimaan la,aanta iyo diin la,aanta weeyi Rabbi aynu ugu mahdnaqno Diinteena macaan ee islaamka

    • @ubahabdi453
      @ubahabdi453 2 года назад +1

      Alhamdulilah Alhamdulilah

    • @sundusmohamet4273
      @sundusmohamet4273 2 года назад +1

      @@ubahabdi453 sidoo kle wll alxamdulilah rasuulki alle naxaristii alle korkisa ahate io asxaabtiisa♥️🧕🤲🥰

    • @bahjobilan5298
      @bahjobilan5298 Год назад +1

      Alxmdulilah cala nicmatil Islam ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimaabdale62
    @fatimaabdale62 2 года назад +108

    Subxanaallah 😪waa arin Madax xanuunkeda wadata ilahaw kawaas haisoo marin🤲

    • @dreamsboy2036
      @dreamsboy2036 2 года назад

      Aamiin Abyo

    • @tiktok__orgon__zaila6366
      @tiktok__orgon__zaila6366 2 года назад

      Ana taso kale kugu samenaya🤪

    • @faysalaxmed2709
      @faysalaxmed2709 2 года назад +7

      @@tiktok__orgon__zaila6366 waryaa xa ku hadashay walalsha kawaran majeclaan laheyd inuu qof saas kudhoho

    • @salamkala14
      @salamkala14 2 года назад

      @@tiktok__orgon__zaila6366 waa in lagu xidho cadow ba dumarka ku tahay

  • @xasanronaldo5286
    @xasanronaldo5286 2 года назад +68

    Dadweynaha waa youtuberka kaliye ee aan taageero hore usoco brother gadaal hasoo fiirin😘😘😘

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 2 года назад +22

    Alhu akbar😭😭😭ilhyba muslim naga dhigay

  • @hamutgamer4826
    @hamutgamer4826 2 года назад +258

    May allah make every thing for us easy🤲🤲

  • @horusocodofficial3596
    @horusocodofficial3596 2 года назад +30

    hadday maxkamadii adduunyada ka badbaadeen ta Alle ayaanay ka bad baadeyn ☝️

  • @aminaabdi6245
    @aminaabdi6245 2 года назад +90

    Waxaan maqli jiray doofaar madaahiro lkn ciqaabta alle ayaa danbayso Subxanallaah kuwaas cawaan ayey ahaayeen 🥺🥴🙌🏻

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 2 года назад +3

      Hadey gaalo yihiin koley labadooda waxba isma dhaamaan

    • @Shaxshaxlow5194
      @Shaxshaxlow5194 2 года назад +2

      waxaa larabay haday gabadha kufsadeed maskiinta inay iska fasaxaan lkn cawaan mawaxaas taqaan😡

    • @batriya5600
      @batriya5600 2 года назад +4

      @@hooskasii486 ALLE DHINACIISA BEE ISKU MID KA EHEEN

    • @soumya1638
      @soumya1638 2 года назад +1

      @@hooskasii486 lkn wx bani aadma nimo la dhahaayo jiro sow maahan

    • @eliza3411
      @eliza3411 2 года назад +1

      @@hooskasii486 galka laftirkisa xaqbu leyahay in lagu xadgudbo iyaguna isku xadgudban ilahay ma ogolo waa dulmi midki ugu xumay ee qof lagu sameyo subxanallah hadi ay gabadhada ahan lahed sida mad dhahden 😏😏😏

  • @najmanoor189
    @najmanoor189 2 года назад +30

    Muuqaal uu dadwaynaha lee yahay marku iso dhoco sidaa u farxo allah ayaa marqaati ka ah wallhi😓😓😓😓😓😓😓😓❤

  • @najmaismacil6580
    @najmaismacil6580 2 года назад +21

    Subxanallah wa nacudu bilaah wllhi waa wax lala ilmeeyo maxkamada rabbi uumbay cadalad ku heli gabadhaasi laa ilaaha illah

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 2 года назад +96

    You are the leader of somali youth on youTubers and we are following you keep going legend 🤑🖖❤

  • @sumar4007
    @sumar4007 2 года назад +48

    Subxannalah waa cinqaab aan aadame lamarsiin iska daa gabare subxaanallah subxannalaah xasbiyallah wanicmal wakiil🤲

  • @zaynabnuur3156
    @zaynabnuur3156 2 года назад +51

    Mo fami+channelka dadweynaha muktar wan kusalame walal👋

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +57

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @walalshaafka9463
    @walalshaafka9463 2 года назад +44

    600K comiing soon ✋ guuleeso walal qaali ah

  • @zumayaciise1972
    @zumayaciise1972 2 года назад +18

    RUclips kaliyaa aan jeclahay inaa muqaladisa daawdo legend mukhtar we love you 🌹❣❣❣❣

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 2 года назад +11

    Qisadn xanuun badanaa😭😭😭
    الحمد الله على نعمة الاسلام

  • @liomessi4418
    @liomessi4418 2 года назад +12

    The legend of youtuber somalia best vedio 🔥❤️

  • @farxaanaweys6982
    @farxaanaweys6982 2 года назад +45

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 dad kasi hadey Muslim ay ahalahayeen wa iska cafilahyeen mise wey dili lahyeen mesha waxa ka cad ineysan diin heysan walhi aniga ad ban oga xumahay majecli in dumarka wax la gersiyo

    • @Tasnem_tasmah
      @Tasnem_tasmah 11 месяцев назад +1

      Caasho ilyaas kuwii sida xun ugalay sow muslimin maaheyn

    • @ZaynabMohamed-bc6um
      @ZaynabMohamed-bc6um 11 месяцев назад

      Abayo Soomaali miyey ahed casho🤔

    • @hawomaxamad2893
      @hawomaxamad2893 11 месяцев назад

      @@ZaynabMohamed-bc6um haa gaalkacyo wye u maleynaa

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 2 года назад +8

    Waligay ma maqal kuwanoo kale dareen iyo naxariis yaraa Subxanallaah 😢😢😢

  • @bashkabashka1752
    @bashkabashka1752 2 года назад +8

    Last two weeks labadada Chanel malin kasto ayan firinayay bro welcome back ❤️✌️ Legend is always legend

  • @faraxmohamed221
    @faraxmohamed221 2 года назад +8

    alxamdulillaah inagu dad islaama ayaynu nahay oo diinteena ayaa ina faraysa in qofka qof dila loo dilo 🤲🤲🤲🥺🥺

  • @abrahimfjizow2545
    @abrahimfjizow2545 2 года назад +38

    Team Dadweynaha keep going fire ❤💯🖐

  • @user-ht1ki2yf2r
    @user-ht1ki2yf2r 2 года назад +24

    Golden voice😩🥀

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 года назад +93

    Finnaly You are back Mo . 🙏
    I'm interested in the stories . 🙏
    legend mukhtaar. 🙏

  • @iam_alia8991
    @iam_alia8991 2 года назад +15

    Wax badan waa sugayay ina wax so galiso wllky mukhtaar 🥰🥰

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed8529 2 года назад +26

    Oohintii baa iga dhamaatay 😭😭😭😭 gabadhaan arinta ku dhacday waxaa lamida gabadhii yareed ee 12 jirka aheed caaisho ee gaalkacyo lagu kufsaday ee la jarjaray xataa indhaha qaar laga saaray 😭😭

  • @nazriita
    @nazriita 2 года назад +20

    🥺😭😭waligay sheeko kalayaab badan maan maqal .subxaanallah 😓

  • @gghu5634
    @gghu5634 2 года назад +15

    Maasha alaah walaal macaan markasto guul keep going

  • @ayanjama7955
    @ayanjama7955 2 года назад +7

    Wa qisadii ugu naxdinta badneid e aan mqly allow cadawgas oo kle gcnta hano gelin ya rabbi🥲🤲

  • @hafsahafsa3383
    @hafsahafsa3383 2 года назад +13

    Yaa raball calamiin subaxanllah illahay inama tuso wax noocasa😭😭😭😭😭😭😭

  • @Ozziany
    @Ozziany 2 года назад +20

    Dear flwers mudo dheer ayan chanalka ku xidha fadlan asxqabey hooyo aya iga geeeiyoodtay duco uun igu kaalmeya 🙏

  • @xalimocabdicasis5557
    @xalimocabdicasis5557 2 года назад +9

    Ma kugu cusbi wan kugu xiranahay qisooyinka noso badi walkey horeyna usoco Guul bn ku rajeynaya iyo inaad gaaro 1m iyo kabadan

  • @asmamohamed4505
    @asmamohamed4505 2 года назад +7

    Subxanallah yaa rabi dad nocaasa hanaga horkeenin ragu cadawsana waxan soo xasustay caisho yar😭😭

  • @bestyoungercr7
    @bestyoungercr7 2 года назад +16

    The is back 🙌 dadwaynaha

  • @Nature516
    @Nature516 2 года назад +29

    Macha Allah 1 million soon 🙏 💖

  • @Soccer_115
    @Soccer_115 2 года назад +4

    Big legend taagero ku ahey first coment 🔥

  • @ugaasadapari2555
    @ugaasadapari2555 2 года назад +8

    Run baryahn lagu waa ugu timi keep going my pro guulban kuu rajaynaya pro✨insha Allah

  • @mohamedabdullahisamatar7216
    @mohamedabdullahisamatar7216 2 года назад +14

    Mahadsanid muqtaar

  • @mandeeqahmed1437
    @mandeeqahmed1437 2 года назад +7

    Walhi waa kufaraxsanahy inaa noqday qofka ugu horeeyo oo commat soo qoray oh my God

  • @thespecialyone5113
    @thespecialyone5113 2 года назад +13

    Ax Ax Ax illaahow kuwaas Hana soo Marin 😭😭😭😭😭😭

  • @nourudiinmahamed5774
    @nourudiinmahamed5774 2 года назад +12

    Zxp..qisoo in ka.. soo badi...alah. haku bara keeYee wll

  • @mohaabdi11
    @mohaabdi11 2 года назад +31

    1980 iyo wixii ka horeeyay aduunka kamay jirin wx cadaalad guud ah iyo waliba tu dumar blse imika dadkaasi hdey waqti xadirkan smyn lhyeen falkaas xabsi daain ayay noqon lahaayeen☹😌

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 2 года назад

      Xabsi daain xitaa waa qalad wlh

    • @iqramaxamed8668
      @iqramaxamed8668 2 года назад +1

      @@hooskasii486 xabsi daa in wa ciqaab fcn dhimashada ciqaab mha

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 2 года назад +3

      @@iqramaxamed8668 dhimasho xitaa maaha 44 waxee ku sameeyeen lagu sameenaa kadib la gubaa 🤣🤣

    • @kekexd195
      @kekexd195 2 года назад

      @@iqramaxamed8668 abayo ma hilmaamte cadabul qabriga markey dhintaan cadaab tan ka daran ayaa qabriga ku sugeyso

    • @iqramaxamed8668
      @iqramaxamed8668 2 года назад

      @@kekexd195 sax wll mhdsanid inbdn😘😘

  • @jamacliibaan1710
    @jamacliibaan1710 2 года назад +10

    My pro my legend kuwataa wlhi lkn naga dhaaf daahida bdn 💖💖🤴☝️

  • @israaragsan7139
    @israaragsan7139 2 года назад +13

    Subhanallah waa yaab aduunkan ma waxa jooga dad noocas udhaqma ilahow naga shar tir kuwaaso kle

  • @aishahashi9736
    @aishahashi9736 2 года назад +16

    Subxaanallaah walhi qiso layaab wye alxamdulillaah inaahey imaka dhijin dadkaa ookle allahu aqbar

    • @NOGOBAAWI
      @NOGOBAAWI 2 года назад +1

      Way jiraan das nocaas udhaqma ilaa imika

    • @farhiaahmed3621
      @farhiaahmed3621 2 года назад +2

      Casho yar kuwi dhibateye sow somali ma ahan nin meeshay joganbo waa bahalo

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 года назад +20

    Sorry 😭😭😭😭dadka qaar baa bahala xanuun badana

  • @zaynabali9119
    @zaynabali9119 2 года назад +10

    Tagero ku ahay muqtarow abwe wajigaga nagu sharaf nh xiso badan nagu hayahe🥰

  • @Rahiilah
    @Rahiilah 2 года назад +26

    Gbadh Meel Walpay Jogto Way Dulmanthy Dulmigay Raga Nagu Hayaan Alle Hanaga Qabto 🤲 Qisadan Mid Lamida Wlipa Hooyo Somaliyed Lo Geystay Ninkedana uu Ugeystay😭 Nin Nin Ciribtina Alle Ha Jaro😡

    • @Peaceloverschannel3716
      @Peaceloverschannel3716 2 года назад

      Aabahada iyo wllkaaaga waa niman lasoco😎

    • @cabdallashaamil2076
      @cabdallashaamil2076 2 года назад

      Nin la aan maadn jiri
      Lahyn khadka wxad ufurty inad haasawdo

    • @magic__ayuub17
      @magic__ayuub17 2 года назад

      @@cabdallashaamil2076 blueatoth connected😂😂😂👹

    • @cabdallashaamil2076
      @cabdallashaamil2076 2 года назад

      @@magic__ayuub17 kkk

    • @xoriyo77
      @xoriyo77 2 года назад +1

      Abyo miyaa taqaan😨😭😭 hadase xagee ku danbaysay ninikeeduse see ugu geystay allow gabdhaha muslimiinta xafid meel walbay joogaan raguna ma wada xumaa saa abaahay oo aan ogahay suu u wanaagsan yahay ayaa kamida iyo kuwa kale kuwa xuna lagama waynaayo waa khasab dumarkuna waa sidaas si lamida marka abaayoy nimanka hawada ha baarin mcnto 😩 ii Soo jawaab i.a

  • @maazimhanad7428
    @maazimhanad7428 2 года назад +14

    Qiso aad u xanuun badan wll taasi waari caasha yar ku dhacday oo kale allah yaraxma , markaa so badi qiso , ragi maxa lagu xukumay markii danbe 8 sano so dhamaysten

  • @hanaanbashiir4120
    @hanaanbashiir4120 2 года назад +16

    Maasha allah libaax aad baanu kuu jelnahy runtii nosobadi

  • @hipomohamed096
    @hipomohamed096 2 года назад +5

    Subxanalaah wll qisada mnta madaxey i xanujisey wllhi wan ku sexan jurey qisoyinkaga lkn mnta sexad daaye hyperactive bey brain keygi ka dhigtey qisadan inalilaah waligey tano kle ma maqal subxanalaah hurdadi aan sexanyey wan segay wlee dhib faro weyma ilaahow hana badin kuwaso kle 🤲😭😭

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 2 года назад +11

    Subxaanallah maskiinta cadaabkii aakhiro ayayba aduunka ku marsiiyeen illahaykan aakhiro uguma daro kuwaas in cadba maalin la jaro baa ku fiicnayd xataa grsooraha ilaa inay dhimanayaan

    • @kaafimedia853
      @kaafimedia853 2 года назад

      Inkastoo ay gaalo ahayd gaaladu Jano miyay galaan

    • @mariyaclrizaaq3984
      @mariyaclrizaaq3984 2 года назад

      ilahay uguma diro ciqaabta aakhiro
      ilahay waa qafuuru raxiim ilahow dulmiga loo gaystay gabadha waa arkaysaa😢😢😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲ilahow ciqaabta aakhiro ka badbaadi subxaanalaah😢😢😢

    • @zirhamsa
      @zirhamsa 2 года назад

      @@mariyaclrizaaq3984 gaaal waa gaal

  • @farahdeek1926
    @farahdeek1926 2 года назад +7

    waligy ma maqlin qiso ka xanun badan qisdan😳🥺 anigu mdaxa gacanta mdxa kuhya i dhmty wlahi 😔

  • @hodanitaupdy9578
    @hodanitaupdy9578 2 года назад +9

    Walhi waa ciqaab adunkay ku ciqaben gbdha yari ayagane Illahy aduun iyo akhiraba haku ciqabo oo nolosha ciriiri ha oga dhigo 🥺💔

  • @naimaneeruus1390
    @naimaneeruus1390 2 года назад +20

    Ax xaasid sanaa balayada 😭

    • @maxamedabdiqadiraamiin5194
      @maxamedabdiqadiraamiin5194 Год назад

      War xaasid way dhaafeen xitaa xaasidyaal ay siidhaafeen wax lagu magacabo xita malayaqano😂😂😂😂

  • @abdikanimohamed2241
    @abdikanimohamed2241 2 года назад +1

    I'm frist
    Thanks pro waa sugayay qisdn

  • @fartuncabdullaahi2039
    @fartuncabdullaahi2039 2 года назад +16

    subxanallah kuwan yahudsana wlhi korka ixanune

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 года назад +9

    Mashallah peace upon you too my dear brother welcome back thanks good information❤❤✨✨💦💯💖💫

  • @hidaayoxasan4880
    @hidaayoxasan4880 2 года назад +8

    We miss you bro muqtar💯🥰🤴

  • @Adoonti__Alle
    @Adoonti__Alle 2 года назад +4

    Waaw chanelka aan ugu jecelahay waan daawada mar walba hore usoco❤🥰

  • @behijabi1611
    @behijabi1611 2 года назад +5

    Dadki layga beerow 1k ma igaarsiin kartaan iga farxi wll insha alaj

  • @xildhibanada3242
    @xildhibanada3242 2 года назад +26

    Yeees Dear waad no soo laabaty alllh kheyr haku siiyo Codkgaa markan arko wan farxaa wllho guuuleyso😍❤🤍👌 pined in laigu sharfo wan iska jeclaan laha 😃

  • @ayaanxariir7726
    @ayaanxariir7726 2 года назад +7

    Masha allah wllo hore usoco👍👍👍 lakinse muqalada ama qisoyinka hala daahin wayo qisooyinka aad ka shekaysaayi aad bay umacaan yihiin wanan kahela pleaaaaaaaze😇😇😊

  • @amiirzaki2252
    @amiirzaki2252 2 года назад +11

    Pro Mo faami keep going❤️

  • @haaruunmaxamed3443
    @haaruunmaxamed3443 2 года назад +16

    The one and only dadwenaha 🤟💪

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 2 года назад +8

    Wllhi Intan ku bartay waxyaapo badan Ayaan ka fa.iiday oo xata aan anu ku cimro qato🥰

  • @miira.7181
    @miira.7181 2 года назад +9

    Mashallah walaaakeene coming soon 1m

  • @nazrazead
    @nazrazead 2 года назад +15

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @zakariyeahmed4387
    @zakariyeahmed4387 2 года назад +8

    2 hours 6.9 views and comments 203 and 2.7 like is Another level waaye 😁😋🙄

  • @Tazliim
    @Tazliim 2 года назад +12

    Walaal Dar ilaahay kuu jeclahay keep going ❤️❤️❤️

  • @Zhaafto
    @Zhaafto 2 года назад +2

    First taageeranimo legend mo faami💪🏾✌

  • @abubakar2388
    @abubakar2388 2 года назад +10

    Love for dadweynaha

  • @REALDBD1
    @REALDBD1 2 года назад +12

    Legend always Legend

  • @caashoahmed3986
    @caashoahmed3986 2 года назад +12

    King Mo Faami 🐑🥰

  • @aliyaabdiraxman6614
    @aliyaabdiraxman6614 2 года назад +9

    Cadowsana cadowsanaa inkaaro idinku dhacday Allaaah hydinka jaro

  • @munaasib2902
    @munaasib2902 2 года назад +7

    SUBXANALAH 🥺 wuxu Axmaqsanaa

  • @cabdulahimaxamud168
    @cabdulahimaxamud168 2 года назад +12

    Waan kujec LaHaye 🥰🥰🤩🤩

  • @mostaphehassan8841
    @mostaphehassan8841 2 года назад +3

    akhrio ayeey helesaaa incha allah wlshei zida lo geystay

  • @malikatushaada5636
    @malikatushaada5636 2 года назад +2

    Subxanllah...ilaahay agtiisay cadaladi taala adoonta ilahay ee adunka ay ku gubeen ku cadabeen ilahy cadaab aakhiro uguma daro yagana ilaahay ciqaabtiisa ha sugaan

  • @himiladanolosha7709
    @himiladanolosha7709 2 года назад +4

    Mukhtar legend qosol waye inta hore ee muqaalka🤣🤣🤣🤣

  • @narurocali4039
    @narurocali4039 2 года назад +3

    Sheekadan dhageysigeda ayanba xanuun ka qaaday alle ilahow dul badanidaa😭😳😭

  • @Happytodey3140
    @Happytodey3140 2 года назад +6

    Qofki ugu horeyey Lovta isaara❤️❤️

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 2 года назад +8

    Kufsi wadared waxka xun malahan😢

  • @ayaanaadan9597
    @ayaanaadan9597 2 года назад +13

    hhhh wlhi xaraaba tahy keep going moha pro

  • @boqorobilan1974
    @boqorobilan1974 2 года назад +5

    الحمد الله نعمة اسلام🤲😥

  • @mssmonday7902
    @mssmonday7902 2 года назад +3

    😭😭😭😭Soomalia tii kadhacday maad ilowdeen qisadii caashayar ee 2tan jiradu jufsadeen waliba jarjareen eeaan xatl aanyo sawiradooda toona lahyn calashaan ceebtooda LA asturayey

  • @zakariyeahmed4387
    @zakariyeahmed4387 2 года назад +5

    2 hours 6.9 views and comment 203 Another level waaye 😁

  • @barkhadsahardiid4150
    @barkhadsahardiid4150 2 года назад +2

    First pig fan ku ahay from hargeisa hore usoco ♥️👐

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 2 года назад +31

    We miss you mukhtar❤

  • @hodanaxmed9999
    @hodanaxmed9999 2 года назад +3

    Maldives 🇲🇻 qisadeda iyo islam nimadeeda shaqsigi ka dambeyay nala wadaag wll

  • @fathifarah3382
    @fathifarah3382 2 года назад +9

    Waan xiisey qisooyinkaaga🥰🥰m.a

  • @UpdihafidMahrez-v9n
    @UpdihafidMahrez-v9n 12 дней назад

    Inaa li laahi wa inaa ilaahi raajucun. Wlaa xawla walla quwata ilaa bilaahi celiyul cadiim xasbunalllaah wa nimcak wakiil 😢😢😢

  • @MunoAbdirahman-y8d
    @MunoAbdirahman-y8d 9 месяцев назад

    Xaasidsanaa uf baqtiyaasha xasbunallaah wanicmalwakiil😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢subxaanallaah

  • @mohamedmouse7227
    @mohamedmouse7227 2 года назад +1

    Ramadan mubarik illahay ramadan kheyrkeda ha ina siyo rabi inta xanusan ha cafiyo inaga rabi cafimadka ha ino siyadiyo dhamanti dar alle ayaan idin jeclhay

  • @mrsameer6404
    @mrsameer6404 2 года назад +2

    The king is back 🙌😎😍

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 года назад +13

    The one and only lagend Mukhtaar❤🥰
    Keep on bro❤🥰

  • @abdallaxuseen8572
    @abdallaxuseen8572 2 года назад +5

    Masha allah wll horay usoco🥰👏

  • @somalimedia33
    @somalimedia33 2 года назад +6

    Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭