Waa qiso xanuun badan. Lkm fikirkaygu waxa weyan taladi ay walidkeed la talin jireen markay yarayd iyo sida ay ugu dhago adaygi jirtay. Naxdinti walidkeed aya sababay in nolosheedu madaw noqoto. Ilaahayow naga dhig kuwi walidkood baarri u noqda 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
fanaanimo kheyr maleh o fanan o dhami ma najaxo nasib dara daba tagan diin kastabo ha heystee saa allahi umadan aburtay fanka iyo musiga raali kama ahan o wa macsiye tusale ahan kuweena fananinta somaliyed wax hor umar ah maleh haday isgursadana iskuma ragan o fadexo iyo dhibatay ku kala tagan marka fanku waa macsiye halaga fogaado walalayaalow
Mahad baladhaan korkaaga ha ahaato zxp, waa qiso, wax badan Daaha ka qaaday, waxna In lagu qaato mudan. Aduunyadan dadku sibay wax u raadinayaan,, lkn qoraalka Alle Swt ayaa wax walba soo af jaaraya 😢
Hadi aad uxiisty dadweynaha like isaar hooyaadaa iyo aabahaa jannada allh ha geeyee
maxad faiday hdda ?
Hadii an like kuu saaro mxd ka faa idaysaa aduuna ?
Hhhhh
Hadii aad u sarten maha reply inad uso gashan🙄🙄
@@mundirjey5832 hhhhhhh
Ilaahay Kuwa If iyo Aakhiraba Liibaana ha Naga Dhigo Gabadhaasi if iyo Aakhiraba Ma Liibaanim
300K!! Horey Usoco Walalkay.👏
aamiin Aamiin
inta rusulka jecel like ee sara✅✅✅
Akhlaaq malihide ma nabigad like dhafsanaysa damiirkiiba ka dhintay ilahay ka cabso dib iskugu noqo
nabiga n.n.k.h.h haku radsen walashey ku cayi mayo lkn wax ficn maad samayn
Scw scw scw
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw
Marabtaa quraanka qariimka inaad baratid igu soo biir walaal
Xageen kaalasoo xiriiraa
Wll
walal intee kala so xarira thanks
janada ifku wa haween alle ha ino xfido hablaha somaliyed
الا بذكر الله تطمئن القلوب
Qofkii wadada alle ka leexdo cariiri buu ku noolanayaa bal iska daa qof heesayo umadana fasaahidanayo
Keep going
Nolasha farxadayda waxa laga helaa waa diinta islaamka ku dhaqankeeda iyo in aad noqotid ruux muslim ah
Wlhi ben mahan farxada lama iibsado allow noo ziyadi farxda intan haysana sii🤲
Amiin sumayo ma noshahay
Qisadan waxay ku saabsan tahay aayada quraanka ah ee illaahay leeyahay , qofkii xuskayga ka jeesta wuxuu ku noolaan nolol cidhiidhi ah, ALLAHAYOOW ISU KAA DHIIBNAY FARXADA LA SHEEGAAYO WAA XUSKAAGEE
Subxanallaah illaahow na hanuuni oo khaatumo kheerleh nasii hambalyo sanad badan kheer kugaar hormar wcn DADWEEYNAHA 🤲🤲🤲👏👏🙏
dad muslimin ah maaha waxa dhipatada keenay
illah ayaa muslimiin naga dhigay🙏🙏🙏
Amiin amiin amiin Ya Rabi 🤲🤲🤲Raxmaanku Farxad hanoo siyadiyo iyo Caafimad ka
Waa qiso xanuun badan. Lkm fikirkaygu waxa weyan taladi ay walidkeed la talin jireen markay yarayd iyo sida ay ugu dhago adaygi jirtay. Naxdinti walidkeed aya sababay in nolosheedu madaw noqoto. Ilaahayow naga dhig kuwi walidkood baarri u noqda 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Janalkaan markuu gaaray 300K aad ayaan ufarxay hanpalyo hanpaloyo💖💖🔙
Anigaba zaa idan ugu farxay 300K marko garey
farxadda waxaa ka qaaday waa gaalo . الحمد لله على نعمة الإسلام
Aniga sababta aan kugu xiranahay oon kuu amino waxaa kamida in aad tahay qof aqlaaq leh kafekera waxa ow soo gudbinayo xaqiiqadooda
Subxanalllah waa qiso xanuun badan allow mustaqbalkena no wanaji🤲😪
Amiin🤲
Alle Ayaa yidhi Qofka Digrigayga Ka Jeesta Nolol Cidhiidhi Ah Ayuu Ku Noolaan الحمدالله علي نعمت اسلام
Kusali xabebkeena moxamad scw scw ❤❤❤❤❤
Farxadu waa inad ku qanacdid intaa haysatid, ilaheyna ugu shukrisid alx❤
Subxaanallh ilaaheey ayaa mahad iska leh naga dhigy Muslim alxamdulilah
Wll maxa kugu dhacay waan kuu xiisnay marka hore hampalyo 300k❤😓✋
Dadweynaha beryahan wad naga cajisty muqalada noso badi o so dadaal 😍😍🌷
Wlhi wa qiso xanun bdn😢wad naga so dahda lkn waxad ino kenta qisoyin fcn wll wanku xiisy 🤗🤗😍😊❤
Hambalyo hambalyo dhaman tagera dadweynaha ❣❣🇸🇴
الحمد لله على نعمة الإسلام 🤲🤲🤲
CONGRATULATION PRO FOR 300K SUBSCRIBERS KEEPING IT❤
Halmarwajigadanatus
11rr416uuuuuyy
Farxadu waa shay muhiima qofka haduuna farxad iyo rayn rayn nolosha ku dareemayn si kastuu wax uhaysto oo noloshu iskugu aadan tahay hadana bilaa farxad aw yahay waa sida qof indha la'a oo kale Subxanallah Allow farxdayada ciriiri hanaga galin.
Ogaansho
raadio buulo xubeey
Dadweynaha
waaba dad wada tar tamaayo 300k ogansho 300k dadweynaha 280k radio buulo xubeey
Masha allah wll waxad thy qof wanagsan ilahay ha ku barakeyo insha allah
Congratulations 300k wll❤
Masha allaah illaahey ha kuu siyaadiyo cilmiga aamiin yaa allaah
Wlhi waan ku xiisay huno xageed ka baxday😥
Adeer ma gaadhaysa fanaaniintena sida hibo nuura khadra daahir xaliimo tooxow magool sahra Ahmad iyo intii kaleetaba iloow u naxariiso intii dhimatay inta noolna alaha xafido
Ahun Sahra axmed Aad Ayaan u jeclahay codkeda iyo heesehedaba
سمعت قصتها ولله بتقطم الب 😭😭😭 ماحصلت حب بحياتها وكل حياتها تغني للحب وعشق
Hambalyo wall mashaallah waad uu qalantaa 300k iyo kabadaan💯💝💝💝💥🥳
Xiso xanuun bdn waye wlhi 😢😢
Jazakallhu khyr alle haku zharfo walloh💋💋🥀💞🌺🇸🇴🌸💏💔
Miskiin dheh lkn ilamheda inay iska dhashay ahayd oysan is dhafin ilahay nasiib xumadaso kala ka magangalnay aduun io aakhiraba
Aad ayaad u mahadsantahay walaal, ilaahay mahaddii chanalkii hore wuu soo laabtay walaal.
😯 masha allah ustaad
Ducoyinkayagi alle wano aqbalay
Waraa chanelkii aad jabsatey miyaa waan kaa shakiyee waa haddii aan been sheegaynin
Hhhhhh
Ustaad aad ban ku taageeraa
Intii dadweynaha uxiistay liketa dhac ku siih😍🤣✌
Masha allah wll horey u soco👍👍💖💖
Wx bdn ban sugaye mnto kle inaan arko adoo 300k adoo xirey 💖💖💖hampalyo 💖hampalyo 💖hampalyo 💖hampalyo💖👏
Congratulations million times wll qli 🥳🥳
Hore u soco 💫300K Hampalyo wll qli 🤴🏻🤴🏻
Sxb mahadsanid ee Chanel maan maal soo qor waayo aad ayaan ugu xirnaaye waan waayay Thanks
Dadweynaha chanel 300k 😲 u u qalmah wllhi 🥰❤
Ka badan
Masha allah wll waxad thy qof wanagsan ilahay ha ku barakeyo insha allah
Mashllh chanalkan aad ayan u jclhy una xiiseeyaa wligay neh comment kma so qorin ano dawan ayan like saaraa🙏❤HAMPLYO 300K💯❤🙏
aniguba sidoo kale waantagera
Wllhi wad uqalantaa inaad heshid 300k horay usiiwad ayan kulenahy walllkena💞💞❤❤👈✊✊
Mashaallah chanell ka dadweynaha iska jeclhy runtii
Masha Allah Dadweynaha runtii kama daalo qisooyinka ad noso tawineyso inan lasocdo marwalba, ee waxan kuleyhy horey usoco wll😍
Shikh Omar inshaar aad ayaad ug mahadsantahay taariikhda
Inta ila fahantay inuu soomanaa markuu soo duubaayey muuqaalkaan like isaara 🏅🥇
Omar inshaar ma ahan ninkaan see cml
300k subscriber k
P waan xanuusanayaa iisoo duceeya insh Allah
..wixi xanusan allow kadulqaad
XiLiga an arkey wa 3:00pm mrka arorta dawan hdu ilahy igu zimo si aan ufahmo
Amiin amiin wll caan nimo nolasha wanagsan ka fican
Inkasto jecelahay inaa caan noqdo
Hmpyo wllkey 300k horey usoco allahana kuxafido
keep going bro
malmahane laguma arke muqalada noso badi insha allh
Nin nololsheed galab maxay isal dilyaan waa yaabeh bisank Muslinimda waa cajiib wlhi
Bro aad ayaan kuu tageeraa ina oo aan taagerideydo ku saleysneen in aan faa'ido ka helo adiga
Illah haku xafido zhp
Janalkan inta aad u xisaysa like 😍
Subxan allah wey inkaarneyd tani
Ilaahoow hana dhigin tanoo kale🤲🤲
DADWEYNAHA 300k Subscribers 👏👏👏👏👏❤
300k ina garto wa ku faraxsanahay hamblyo walal guuleyso wlh wa chenalka kaliya sida rasmiga an ugu tixanahay wan ku jcl nahay walal 🙏🙏🥰😍
Masha allaah wall wxd gaadhay 300 k subscribers ah mrkaa keep going zhp
fanaanimo kheyr maleh o fanan o dhami ma najaxo nasib dara daba tagan diin kastabo ha heystee saa allahi umadan aburtay fanka iyo musiga raali kama ahan o wa macsiye tusale ahan kuweena fananinta somaliyed wax hor umar ah maleh haday isgursadana iskuma ragan o fadexo iyo dhibatay ku kala tagan marka fanku waa macsiye halaga fogaado walalayaalow
manshalla zxp cumar
keep goig
inta ke hesha ..like
Congratulations _300k_ To *Dadweynaha Channel Family*
Keep going bro
𝐝𝐚𝐝𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 ♥︎♥︎❤︎❤︎
Subaxnalllh xanuun waaye🙆♀️🤝🙇♀️🙇♀️🙇♀️
Mazha AllaH waxaanu gaadhnay 300k Horo usuco wll 🌟👍🤩
Congratulations 300k we love you walalkeyna aniganeh wakugu xiranahay
Walal qisooyinka soo badi adoo mahadsan🙏🙏🙏
Wlljy saaid ayaan kugu xiisnay wll hambalyo 300k waxaan kuuu rajeynaa intaan in ka badan hore usocod wanaagsan😘🥰😍
Notification walba oo soo dhaca dadweymaha ayaan moodi jiray ugu danbeyn uu soo galiyay
Mashaallah inteee aday ayantaaan 🌹😍😘
Hanbalyo 300k hore usoco qof wax laga faaido ayaatahay
Hambalyo hambalyo hambalyo 300kl
congurlation 300k subscribe aad iyo aad ugu faraxzanahay wlhi intaan iyo inkapadan uqalanta keep going
٣٠٠ الف مشترك واااو🙀مبروك مبروك✨💋
Haaaay like dheh hada nacday ereyga talent ba ledahaye waxas same 😡😡😡
Talent baad leedahee youtuber noqo😂😂
@@jocerofficial2022 😡😡😡😡😡😡😡
Bro 300k🔥🔥❤️❤️😎😎😎😎 keep going we need more videos thanks👍👍
Alhamdullila wad solabatay adaiga babada 😘💋
Mansha Allah horay u soco wll
Dadweynaha,adan mnta ka rab
inad isarto (like) 🙏
Hambalyo maantaa anaa ugu horeeyo dawashada video kaan 😁😁
Hooga Video gaN waa i dhafay wlhi hadaN dawanaya😢😢😢❤❤❤❤❤Dad waYnaha__WaaaN Kuu xiisNay❤❤
Jnelkan wan uxiisay wlhi 💖💖💖💖💖🥰👍
Wll wxan jeclaaan laheen Ducementrigaga noloshada inaad wax yar noogu faafahizo io mahacaga
Aaamin ❤
Subxanalaah 😭😭
nabsiga waalidka gaal ama muslin waa uun waalid e haleska ilaliyo habar ka abahed ayaa ku dhacay
Asc wl
imaanka waa qali alxmdulahiii
Wall ayantaan ku xiisay😢❤💯✔
MnzH.allah wllky wllhy aaad kuu Taageera mnzH.allh guul iyo Gobanimo
Mashallah waad soo laabatay mhdsnd sxp
Subxanallah bilaa iiman waligaa mahelaysid farxad
Mahad baladhaan korkaaga ha ahaato zxp, waa qiso, wax badan Daaha ka qaaday, waxna In lagu qaato mudan.
Aduunyadan dadku sibay wax u raadinayaan,, lkn qoraalka Alle Swt ayaa wax walba soo af jaaraya 😢
Waa 300k Keep going Wllkey
Sxp maxaa kugudhacay wlhi waan kuu xiisnay hadii dhibaato ku heysato allaha kaa dul qaado
Hore usocoh pro 👏👏👏👏👏👏👏👏👏 fadlan videoyada noosoo kordhi
Waa codsi 🙏
جزاك الله خيرا
جزاك لله على كل حال
Asc waan kuu xiisay 😍💯💯