samatar Heesta Lulumaha Biiyaha Gala

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 дек 2024

Комментарии •

  • @CaatoCismaan-px6ns
    @CaatoCismaan-px6ns 3 месяца назад +2

    waa hees aniga iga hadlaysa caku xaal aadun

  • @abdnadirabdi2205
    @abdnadirabdi2205 4 месяца назад +1

    WAAA ERAYADII AHN ABWAAAN NIDAAMIYE

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 месяца назад

    Erayadii Abwaan AHN Mohamed Ali Kaariye

  • @abdulkadirkadiye646
    @abdulkadirkadiye646 4 месяца назад +2

    Ereyada cabdi qeys codka legend xasan aadan samatar

  • @CaatoCismaan-px6ns
    @CaatoCismaan-px6ns 3 месяца назад +1

    ma markaad lug qaade talaabada labaysaa soo laaban weydoo igu laaday waayaha ax❤ caku xusuustayda anigay igu dhacday taas

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 месяца назад +1

    ERAYADA HEESTA LYRICS
    Liibaanay shaciiladaan labin
    Caws leh joogoo
    ladaa aan biyo u qaadin la i dhax laalay jenigoo
    waa labo libdheyaa
    La hiinadaadii gabadhyaheey waa sidaan adigoo kalee
    anigoo lix so qaday oo jacylka la liitaa
    lagdan ila halesheee ~~
    Lulumaha Biyaha gala
    Lagal tiran dhexjoogaa
    Lumbashada Ma daayee…..2X
    Adna Labac ku faantaye
    Libin waxaad ka gaadhaba
    Laba Laabtay Socodkee…..2X
    Aniguna Lur iyo Ciil
    Lahashada kalgacalkaan…2X
    Luga qaadi waayoo
    Liic-liicayaa Weli…1X
    Laqan Jaceyl la ima siin
    Adna laguuma diidine….2X
    Lugtaad Adkeysaaye
    Armaad liidataayoo
    Anna Libin haleelaa…2X
    BOGGA LABAAD
    Lismayoo lafahey jooga
    Lowyahaan cuskanayaa
    Layga madhi Lug iyo Jiidh….2X
    Way laba codlaysaaye
    Libin Waxaan u qaataa
    Carrab Laalan Mid Laakiin Leh…2X
    Maladoo Lur iyo Ciil
    Lahashada galkacalkaan….2X
    Luga qaadi waayoon
    Liic-liicayaa weli….2X
    Ladan Jaceyl la ima siin
    Adna laguuma diidine….2X
    Lurkaad igu arkysaaye
    Armaad liidataayoon
    Anna Libin haleelaa….2X
    Labiyo toban jirkaagii
    Adoon weli laxaad gelin
    Lib baynoo dhaxaysee
    Ma markaad lug qaadee
    Talaabada Labbaysaad
    Soo Laaban waydood
    Igu Laaday waayaha?..×2
    Erayadii Abwaan Kaariye AHUN
    Laxankii Hassan Aadan Samatar
    Luuqdii Xasan Aadan Samatar.

  • @Abdirahman__Abdi
    @Abdirahman__Abdi 2 месяца назад

    Hestan iyado ay shidan tahy ban shil galay ano probox wata wlhi markan maqlo bartii an shilka kugalay iyo maalinkii ba ii sawirma