Igu dheeridaa Ma dhool gaaxdey baad tahay Mana soo dhawaatide Ma midaad u dhalataa ❤ OLD IS GOLD Waa subaxnimo sabti ah Taariikh du tahay 27/07/2024 waxaan joogaa south Africa Waxaan dhageysanayaa heeskaan macaan Anigoo joogo goobteyda shaqada . Khof weliba iyo Dooqiisa Anigu tan ayaa i shaafisey Khof weliba oo soo booqdey comment gaan waxaan kuu rajeynaa farxad iyo Reeynreen ❤❤❤❤
Igu dheeridaa Ma dhool gaaxdey baa tahay Mana soo dhawaatide Ma mid aad u dhalataa 😢 Dadka qaar baa u haysta inay tahay Ma dhul gaaxday baa tahay ❌️ Ma dhool gaaxdey ba tahay✔️
Naxariis waarta ilaahay ha siiyo Jiim Xasanna cimriga ilaahay ha u barakeeyo, Askarigii Laga abaal dhacay ee heeskan curiyeyna wuxuu ka tagay taariikh.
@@daahirneero4553 ina adeer ninka heesta sameeyey wuxuu ahaa nin ciidan ah oo askari ahaa oo istaf ama waardiye u ahaa nin madax ah ina jafaal baa la oranjiray heestuna wuxuu ku sheeganayaa abaalkii uu ugalay ninkii uu waardiyeynjiray.
Heeskan waxan dib uso badhe on dhagesanaya 8 nov 2023 malin arbaco ah sacaduna wa 1:20 duhurnimo meesha an jogan wa mogdisho☺️ igu dheerida ma dhool gaaxday ba tahay mana so dhawaatide ma mid aad u dhalataya yasalam🎻😍hda iga dambese so boqotid iso xsuusi faladn👍🏾
Amintu waa 22:30 waxaan idin ka soo salaamayaa boodhar ka Zambia 🇿🇲 iyo congo taarikhdu waa 07/08/24 comment gaan hadaad soo booqato like ta ha ila dhaafin heestaan caawa waan ku jafaalinayaa🥰
Al fanaan xasan aadan samatar ilahay cimriga ha u barakeeyo caafimadna ha siiyo heetani waxa ay ka mid tahay heesaha aan laga xiiso dicin marna waxa aan dhagaysanayaa habeen jimce ah 25/1/2024 1:00am waa habeen xasuus igu leh wan idin salaamay reer comment
#Heestu waa qiso dhab ah oo aan dhammaan balse joogto ah waxayna ka waramaysaa Askariga Ilaalada ah ama (BODY GUARD) u ah Madaxweynaha, Wasiirka,Ama Saraakiisha Ciidamada IWM, Sida ay ugu dhiban yihiin shaqada naf hurnimada ah ee ay dadka iyo dalka u hayaan iyo sida aan loo dhaadanayn siiba qofka uu ilaaliyaa aanu xaqiisa iyo xuquuqdiisa ama waxa uu ka mudan yahay u garan una dhayal sado Sida Erayada ama baydadka dambe ee heestu tibaaxayaan waa Dhibta uu askarigu u maro ilaalinta Saraakiisha iyo madaxda ka saraysa heestii kale- ee Askarta ciidamada qaranka soomaaliyeed loo qaadayna waatay ahayd. Nin Laggu seexdoow Ha seexan xilbaad Siddaa ha seexan Ha seexan ha seexan Soo jeedoo si weyna U Feejignoow. Erayada heesta waxa iska lahaa Abwaan YUUSUF Mohamed Ahmed Yuusuf Jafaal oo la sheego inuu qisada uga waramay nimay saaxiibo ahaayeen Yuusuf oo Askari ama (BODY GUARD) u ahaa Ahmed Saleebaan Dafle Oo ka tirsanaa ahaana hogaankii Ciidankii Asluubta dawladii kacaanka Soomaaliyeed Qisada heestu waa qiso siyaabo badan loo dhigo Laakiin Mucda iyo muhiimadu waa in heestani ay Jacaylk ka madax banaantahay Dareenka heestuna uu dareen Garnaqsi Askarino uun Yahay. Erayada heestana waxa ka mid ah. #Page1 Aduun baan wax dhaadine Amba dhibaha jiilaal Xiliyadan isdhalan rogay Dhibtaan kaa ilaashee Dhaxantiyo Abaarahan Kaa dhawray haddimoo Dhibta subag Lo'aad iyo Ku cabsiiyey dhaydoo Yey dhicin intaa Laa Dhugan waayey taydoo Dheel dheeli awgaa Igu dhaaftay maalmoo Igu dheeridaa ma Dhool gaaxday baad tahy? Mana soo dhawaatide! Ma middaad u dhalataa? Ma middaad u dhalataayee Ma middaad u dhalataa?. #Page2 Siddooa laydha jaawiray Ku dul dherer sanahayoo Adduun baan ku dhawraa Dhanna kaama aaddee Dhilowyahan sidiisii Intaan kugu dhalloolaan Dhexda kuugu duubnaa Haddaan dhagaxa soo guro Ama aan dhulkaba qoddo Dhirtaa ii magooshaan Dheef noqon lahaydoo Dhexda maan ka liiceen Igu dheeridaa ma Dhool gaaxday baad Tahay Mana soo dhawaatide Ma middaad u dhalataa? Ma middaad u dhalataa eey Ma middaad u dhalataa?. #Page3 Dhabbaduu dul seexdaan Dhibkanay ********** Dhoobi kaa jiraan ahay Dhaxantiyo dugaagoo Annoo dhool arrooryaad Dharabtiisii igu taal Dhud markaad u toostaad Dheeraad igu Fashaayoo Dhaxalkayga uma hello Siddaan kuugu dhiibtoo Hadda dhimashadayduna Dhagartaada weeyaan #Chorus: Igu dheeridaa ma dhool Gaaxday baad tahay Manna soo dhawaatide Ma middaad u dhalataa?. Ma middaad u dhalataa eey Ma mid aad u dhalataa?. Maidaad u dhalataa?. Erayada Yuusuf Jafaal Laxanka hassan aadan Codka Hassan Aadan
Adunbaa wax dhaadinee anba dhibaha jiilaal xiliyadaan is dhalan rogay dhibta kaa ilaalshee Dhaxantiyo abaaraha kaa dhowray hadiimoo dhito subag lo'aadiyo ku cabsiiye dhaaydoo Yeey dhicin intaan lahaa dhugan waayay taydoo dheel dheeli awgaa igu dhaafay maalmuhu Igu dheeridaa ma dhool gaaxday ba tahay mana soo dhawaatidee Ma midaad u dhalataa ma midaad u dhalataa yeey ma midaad u dhalataa
waxaan dhagaysanaya 17_11_2024 xanuunkii aan dremay 15/12/2023 still dremya waxan rajynaya 2year ama 3years kadib ina soo booqdo bal inaa bogsado i. a 11:09 axad galkacyo puntland somalia❤
To low Codkaan Hasan Aden iilama aha mase aniga Si wax Iga Yahiin maanta Waxaan. Dhageysan ayaa maalin ay Xaaladuhu I. Jeexjeexeen shaqo la'i aawadeed 20-10-2022
Igu dheeridaa
Ma dhool gaaxdey baad tahay
Mana soo dhawaatide
Ma midaad u dhalataa
❤ OLD IS GOLD
Waa subaxnimo sabti ah Taariikh du tahay 27/07/2024 waxaan joogaa south Africa
Waxaan dhageysanayaa heeskaan macaan Anigoo joogo goobteyda shaqada . Khof weliba iyo Dooqiisa Anigu tan ayaa i shaafisey
Khof weliba oo soo booqdey comment gaan waxaan kuu rajeynaa farxad iyo Reeynreen ❤❤❤❤
Alle haka indhasaabo cadowga sauth africa bro
What
Aniga xitaa 🇿🇦 South Africa ayaan. Ku dhagaysan 😢😢
igu dheeridaaa
ma dhul gaaxday
baad tahay
manasoo dhawaatidee
ma mid aad u dhalataa♥️♥️♥️ cajaaib waa Malin jimco ah 25/3/2022 ah goobtu waa jowhar waxaan dhageysanayaa xasan aadan io heeskan anigoo karinaaayo qadada reerka ❤❤♥️♥️🙌
Ana Wan kula dhageysanayaa wllo
@@abukaradenyarrow1099 dhageysi wcn👌
@@haawodagan5472 WaxAn kala dhegeysanayaa Indian state 🇺🇸 waiting for morning prayer
@@abukaradenyarrow1099 may Allah asking you for acceptance 🙏 morning prayer🤲🤲 our time ⏲ 13:25pm end the qudboh now🤲♥️
@@haawodagan5472 Aamiin Shukran May Allah be blessed and protect us all inshaAllah
Sidoo kale alle haw naxariisto jiim sheekh muumin isna waa inaga hooseeeyaa.
Gacantii jiim sheekh muumin allow kuu naxariiso boqorkii cuudka
Jiim shiekh muumin Allaha u naxariisto waxuu ahaa boqorka kabanka sooomaaliya
Cajiib waa hees aanan ka daalin marnaba dhageysigeega taniyo waagii ugu horeysay ee aan dhugtey.
Habeenku waa Jimce
Taarikhdu waa 18.08.2023
Saacadu waa 22.27pm habenimo
Goobto waa Gebiley near Bookh Hotel halkaas oo aan aniga iyo Asxaab badan Jilibku noogu laabanyahey Caawa.
✅👍
Cajiib 7 bill ka bacdi ayaan replay kus galay anna Bosaso ayaa jilibku caawa igu laaban yhy saax8ib kk😅
Ma qayileeysaan 😂😂
Ana Soth africa ayuu jilib ku ii laaban yahay kaaf iyo kala dheeri😂😂😂
Waku salaamay
Rer buulabarde waa meesha soo saarta kabanaysta yaasha iyo laxamaysta yaasha ugu caansan fanka somalida
Jiim ahnt dauud ahn goobe iyo jaango ahnt miyan saxanhy
@@abdulrahmanmoha3424 ilma baadil iyo kooshinyare qaar kaloo badan mahadsanid sxb
@@mahaddirirgeesood9556 Tubeec, Digfeer iyo qaar kaloo badan. AUN
Max'd Adan Shamuuri
❤axàaaà@@abdulrahmanmoha3424
Gacan fudaydkaa uu jiim ku tumayo aalada cuudka waa wax uu la goonu yahay kuna noqday qaab tumistiisa cajiibkaa mucallimkii iyo mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN
Al Sheikh Jiim sida uu ugu raaxaysanayo eeg Allow ku naxariiso adiga iyo dhamaan intii dhi matayba
Hees waa dhaaftay Cajiib
Igu dheeridaaa ma dhool gaaxday baa tahay
Mana soo dhawaatide
Ma mid aad udhalatey
9-8-2024
Mogadishu Somalia
Deyniile Gubta Ciise cabdi
Waan salaaamay Teamka cuudka jecel ❤❤
Alle haw Naxariisto Adeerkay Yuusuf Jafaal oo Sameeyey Ereyada Heestan Waxaan Joogaa Beertiisii Eebe godka haw nuuro waxaan booqday maanta oo jimce ah beertiisii sidaas ayaan ku xasuustay heesta ilahow kuu naxariiso adeer waxaad ka tagtay dhaxal aan duugoobayn.
Wll adeero allaha u naxariste qabrigana ha u nuuriyo janatul fardowza haka waraabiyo
Beertisu halkeey ku talaa adeero AUN
Mahadsanid
ruclips.net/video/U-KKXtAnepE/видео.htmlsi=93lEzXPe04kiI_LT
ruclips.net/video/U-KKXtAnepE/видео.htmlsi=93lEzXPe04kiI_LT
Xasan aadan waa fanaan cajiiba Ala cimriga hakuu barakeeyo
Xasan Iyo jiimi Oo is Helay Subxanaka yaa cadiim❤
Kawarama kabanka jiim siduu ugushaqlanyahay fariihisa dahabkaa Naxaristii jano allha ku siiyo jiimow kabankagu waa ii culay mar walba waxaana dhagaysanaya 2024 in kenya salaama bahda fanka 🫡
""Dhab Adoo u seexdan
Dhid banahay kor kaago
Dhoobir ka jiran ahay
Dhaxantiyo dugaago..""
What a song, what a lyrics !!!!!
Heesta askaribaa sameeyay wuxuuna ka hadlayaa talyayaasha iyo ilaaladoodu siday isugu cadibanyiin
Dhoobir kaa jiraan ahay
Adaaba khaldee dhoobir kaa jiraan ahay
Abalkaan dhitaystiyo waanadaan dhuraayaba,hadal dhaafi weydaye bal aan dhawro waayaha👍💯✅❤️🇸🇴
Zxb heestaan qisadeedaan aad u jclhy runtii siday kutimid iyo sida heestu uga hadlayso ayaa aad ii cajabiyay
Alle hawraxariistee waa erayadii kornayl jafaal
Igu dheeridaa
Ma dhool gaaxdey baa tahay
Mana soo dhawaatide
Ma mid aad u dhalataa 😢
Dadka qaar baa u haysta inay tahay
Ma dhul gaaxday baa tahay ❌️
Ma dhool gaaxdey ba tahay✔️
Dhul gaaxday aan umaleeyay thanks inaad na saxday
Dhulku ma gaaxdo miyaa isagu 😂
Naxariis waarta ilaahay ha siiyo Jiim
Xasanna cimriga ilaahay ha u barakeeyo,
Askarigii Laga abaal dhacay ee heeskan curiyeyna wuxuu ka tagay taariikh.
Mudane qisada heesta miyaa heysaa nala wanaag adoo mahadsan
@@daahirneero4553 ina adeer ninka heesta sameeyey wuxuu ahaa nin ciidan ah oo askari ahaa oo istaf ama waardiye u ahaa nin madax ah ina jafaal baa la oranjiray heestuna wuxuu ku sheeganayaa abaalkii uu ugalay ninkii uu waardiyeynjiray.
Yuusuf jafaal alle haw naxaruisto abwaankii heeesta sameeyey jacaylna waa lagu sheegee inuu ku maldahayey.
Cismaan Adam Askari ayuu ahaa wasiirbuu boligaadh u ahaa ayuu usameeyay abaal marinti gurribaba loogudhisay qisadan
Yuusuf jafaal ayaa tiriyey oo askari ahaa waardiye sarkaal
Le 10/06/2023 ayaan si fiican u dhuuxay micnaha iyo ereyada . It has an importance for learning our mother language
Xasan adan samatar wiilka habargidir codkiisa ayaan dhegeysanayaa fanaan layskama sheegto rag baa hibo u leh xabaasadu waa wax loo dhashaaa
Heeskan waxan dib uso badhe on dhagesanaya 8 nov 2023 malin arbaco ah sacaduna wa 1:20 duhurnimo meesha an jogan wa mogdisho☺️ igu dheerida ma dhool gaaxday ba tahay mana so dhawaatide ma mid aad u dhalataya yasalam🎻😍hda iga dambese so boqotid iso xsuusi faladn👍🏾
9.8.24 jimco
Heesta safarada baabuurta xamuulka ah Baladweyn to hargeisa ❤😊🥰
Waa hees aanan dhegeysigeeda ka daalin lehna miyuusiq yaab leh. Waxaan hada ku dhegeysayaa xaafadeyda oo ku taal Koofur Galbeed London, UK 04/03/2023 Sabti 20:27 PM
Sw isku xaafad abiga waxa kubdhegsysanayaa sw6 fulham
Erayada heeska abwaanka sameyey igu caawi
Mahadsanid
@@moudanemandek8226 waa yusuf jafaal oo reer gabiley ahaa
Cuudka waaaa lagaga hadlinayaa jiim ilahay ha kuuuu naxaristo aamiin
Yey dhicin intaan laa dhugan wayey teydooo February 2024 😮
Igu dheeridaa
Ma dhool gaaxdaybaadtahay
Manasoo dhawaatide
19/09/2023 hargeisa somaliland
Bal yaabkaa arka! 🔥🔥🔥
Heesta dhan walba way is haysataa ❤
Muluxameeyste cajiib ah jiim shiekh mumin
Allah yaraxma mardhoweyd buu dhintey
@@abdixamuud4086 24 Nov 2021 😢
Amintu waa 22:30 waxaan idin ka soo salaamayaa boodhar ka Zambia 🇿🇲 iyo congo taarikhdu waa 07/08/24 comment gaan hadaad soo booqato like ta ha ila dhaafin heestaan caawa waan ku jafaalinayaa🥰
Heestan waxan dhagaysanya aano qayilaya tarikhduna tahay 2023 bishi afrad 21keedi malin jimca oo waliba cida marka hadad iga dambayso isoo duucee wll aado mahadasan inu ilahay balwada iga madobeyo thanks pro and sester
Wll qaali wixii xun angadhan Illahay hanaga.reebo.aaamiiin
Al fanaan xasan aadan samatar ilahay cimriga ha u barakeeyo caafimadna ha siiyo heetani waxa ay ka mid tahay heesaha aan laga xiiso dicin marna waxa aan dhagaysanayaa habeen jimce ah 25/1/2024 1:00am waa habeen xasuus igu leh wan idin salaamay reer comment
Heesaha aan jeclahay ee abwaan maxamed cali kaariye
Maxad cali kaariye maxay ah heestan shaqo kuma laha heestan nin afkariya oo yuusuf jafaal la o dhan jirey baa le
Sida lay dhajaan wali
Ku dul dherer sanahoo
Macanaha erayga sida sawir ka meel lagu dhajiyo
Inta igu raacdey like ❤
Sidoo dherjay amay tahay
Yacni Iska dhargan oon gaaja qabaneyn
@cagtalman721 sida lay dhajaan = sida sawirka macnihii
Erayadii sarkaall Jafaal alle haw naxariisto
Kabankan waa daa uud cali masxaf. Jiim sheekh kabankiisu waacaan kuma khaldamo kuwakale waana ugu turuko badanyahay bilowgaba.
Adeer adaan gacanta jiim iyo masxaf kala aqoon ee ka naso magaalada😂
@@nuurhubane markaan sifiican u dhagaystay ayaan ogaaday inay gacantii jiimtahay kudhufashada riishka meelaha qaar ayaan fahmay waa jiim Aun.
Xasan adan samatar
Seynab xaaji ali baxsan
Allow janey intii dhimatyba
24-12-2023
Mogadisho 🇸🇴 somalia
Dheel dheel awgaa
Igu dhaafo maalmo
03/03/2023 Maalin jimcaha waxaan jacaylkaygii aan 3 bilood wada hadlin baan u dhagaysanaayaye iigu soo duceeya inaanu helno farxadii dhexyada taalay 😢❤
Allaha Soo dhawaayo Jaceykaagii Aanad Sadex bilood Wada Hadal 😁 Hada Ma is hesheen mise Waa Rajo ku noolow?
#Heestu waa qiso dhab ah oo aan dhammaan balse joogto ah waxayna ka waramaysaa Askariga Ilaalada ah ama (BODY GUARD) u ah Madaxweynaha, Wasiirka,Ama Saraakiisha Ciidamada IWM, Sida ay ugu dhiban yihiin shaqada naf hurnimada ah ee ay dadka iyo dalka u hayaan iyo sida aan loo dhaadanayn siiba qofka uu ilaaliyaa aanu xaqiisa iyo xuquuqdiisa ama waxa uu ka mudan yahay u garan una dhayal sado Sida Erayada ama baydadka dambe ee heestu tibaaxayaan waa Dhibta uu askarigu u maro ilaalinta Saraakiisha iyo madaxda ka saraysa heestii kale- ee Askarta ciidamada qaranka soomaaliyeed loo qaadayna waatay ahayd.
Nin Laggu seexdoow
Ha seexan xilbaad
Siddaa ha seexan
Ha seexan ha seexan
Soo jeedoo si weyna
U Feejignoow.
Erayada heesta waxa iska lahaa Abwaan YUUSUF Mohamed Ahmed Yuusuf Jafaal oo la sheego inuu qisada uga waramay nimay saaxiibo ahaayeen Yuusuf oo Askari ama (BODY GUARD) u ahaa Ahmed Saleebaan Dafle Oo ka tirsanaa ahaana hogaankii Ciidankii Asluubta dawladii kacaanka Soomaaliyeed Qisada heestu waa qiso siyaabo badan loo dhigo Laakiin Mucda iyo muhiimadu waa in heestani ay Jacaylk ka madax banaantahay Dareenka heestuna uu dareen Garnaqsi Askarino uun Yahay.
Erayada heestana waxa ka mid ah.
#Page1
Aduun baan wax dhaadine
Amba dhibaha jiilaal
Xiliyadan isdhalan rogay
Dhibtaan kaa ilaashee
Dhaxantiyo Abaarahan
Kaa dhawray haddimoo
Dhibta subag Lo'aad iyo
Ku cabsiiyey dhaydoo
Yey dhicin intaa Laa
Dhugan waayey taydoo
Dheel dheeli awgaa
Igu dhaaftay maalmoo
Igu dheeridaa ma
Dhool gaaxday baad tahy?
Mana soo dhawaatide!
Ma middaad u dhalataa?
Ma middaad u dhalataayee
Ma middaad u dhalataa?.
#Page2
Siddooa laydha jaawiray
Ku dul dherer sanahayoo
Adduun baan ku dhawraa
Dhanna kaama aaddee
Dhilowyahan sidiisii
Intaan kugu dhalloolaan
Dhexda kuugu duubnaa
Haddaan dhagaxa soo guro
Ama aan dhulkaba qoddo
Dhirtaa ii magooshaan
Dheef noqon lahaydoo
Dhexda maan ka liiceen
Igu dheeridaa ma
Dhool gaaxday baad Tahay
Mana soo dhawaatide
Ma middaad u dhalataa?
Ma middaad u dhalataa eey
Ma middaad u dhalataa?.
#Page3
Dhabbaduu dul seexdaan
Dhibkanay **********
Dhoobi kaa jiraan ahay
Dhaxantiyo dugaagoo
Annoo dhool arrooryaad
Dharabtiisii igu taal
Dhud markaad u toostaad
Dheeraad igu Fashaayoo
Dhaxalkayga uma hello
Siddaan kuugu dhiibtoo
Hadda dhimashadayduna
Dhagartaada weeyaan
#Chorus:
Igu dheeridaa ma dhool
Gaaxday baad tahay
Manna soo dhawaatide
Ma middaad u dhalataa?.
Ma middaad u dhalataa eey
Ma mid aad u dhalataa?.
Maidaad u dhalataa?.
Erayada Yuusuf Jafaal
Laxanka hassan aadan
Codka Hassan Aadan
Ishhaad ka ridey sxb meel adag baad dhigty
Erayga dhilowyahan micnihiisa iisheeg plz
11:01 Pm Wed, Nov 20 2024
Edmonton, Canada. Cuudka, Miraha iyo codkii Hassan Adan Samatar. Aad iyo aad bay u dhadhameysaa. Waxaa aad ii cajabiye Afka soomaaliga sida uu qani u yahay iyo ereyadaan sida la iskugu xulay. Waad mahadsan tihiin. ❤
Xasan baashi rabbiyiw cimri dheer kusii
Heesihiisu waa bad kalamana dhacaan ❤
Al.fanaan xasan adan samatar cimri io cafimaad dheer gacaliye
Heeestani waxaaan dhegaystay markiii iigu Horeysay anigoo Dugsi sare Grade 12th ah fasax ku tagaya Djabuti sanadkii 2009G.c
Haddana waxaaan dib u dhegaystay sanadkani oo ah 2024G.c Anigoo Jooga Dalka Russia Una Jeeda wadanka Jaban Safar ku ahey.
Allaha cimriga Ha kuu dheereeyo Fanaan Hasan Aaden samatar Aamiin Aamiin AUN Abwaankii waynaa iy Laxameyste Abdinasir macalim Caydiiiid Allaha dalka somalia Nabad Hanooga Yeelllo Aamiin Aamiin
Ayàan maanta ka horow mahiigañku igu dhicin😮❤
Adunbaa wax dhaadinee
anba dhibaha jiilaal
xiliyadaan is dhalan rogay
dhibta kaa ilaalshee
Dhaxantiyo abaaraha
kaa dhowray hadiimoo
dhito subag lo'aadiyo
ku cabsiiye dhaaydoo
Yeey dhicin intaan lahaa
dhugan waayay taydoo
dheel dheeli awgaa
igu dhaafay maalmuhu
Igu dheeridaa
ma dhool gaaxday ba tahay
mana soo dhawaatidee
Ma midaad u dhalataa
ma midaad u dhalataa yeey
ma midaad u dhalataa
Hees aan jeclahay waliba jawi degan in lagu dhegeysto mudan ❤️💯
Askari baa sameeyay baan maqlay oo sarkaalkii ama masuul uu waardiyaha u ahaa oo aan dhibtiisa dareemin u sameeyay❤
Ciise ganey ayaa ladhaha
Axyaaa jacaylku markuu kaa xumaaado waa xanuun walhi 😢
Igu dheeridaa
Ma dhulgaaxday baa tahay
Mana soo dhawatide
Ma mid aad u dhalataa
Xasuuus jacylo qabyoobay
Ilahay khayr ha ka dhigo waxan dhagaysanayaaa 01/5/2013 23:30 isniin
Maaaha jacayl heestan. Waa nin la garnaqasanaya qofkuu shaqaalaha u ahaa. Dhab adoo u seexdaan dhidbanahay korkaagoo.
Ma dhool gaaxday baad tahay weeyi sxb oo macnaheedu yahay daruur diwayday
Oo imika heestan ma dad baa jaceyl xumaaday ahaan udhagaystas😂😂😂😂😂. Waxaan umalayn erayada ayaa dhib ku ah dadkaas
Aaan ku saxo eray aaad qalad fahantay qoraaga lyrics qodka sameeyay.
“Sidoo laay dharjaan wali
Ku dul dherer sanahayoo”
Waxaa weeye sida sax da
“Sidoo lay dhajaan wali
Ku dul dherer sanahayoo”
Inta igu raacday like 👍
dhajaan maxaa lagawadaa
@@abukarosmanwehelie7450 La i Dhajaan macnaha Sawir oo kale qof meel iska taagan oon Dhaqdhaqqayn
Absolutely you right
Jiim sheikh muumin AUN waa Miisaanka culus 100%
Heestan wxy leedahay qiso iyo dhadhan Jacayl runti.
Dheeli dheeli awgaa igu dhaafe maalmoo"
Sidaan wakhtigayga oo waxkasta iigaga muhiimsan kuu siiyay iyo sidaad udhaqaaqday kala fogaa!
Heestan qofkii erayadeeda dhuuxa ayay macno wayn usamaynaysaa.
Waah Waah Igu Dheerida 👉 Qofta sii socoto plz soo jeediya waan kahelay ❤️
Jiim cajiib ayuubahaa alla. Ha janeeyo
Heestan Kamapala ayaan ku xasuustaa. Muddo ayaan joogay, nin saaxiibkay ah ayaa aad u jeclaa.
3:21 AM Salaad subax ayaa dhow.
'Yay dhicin intaan lahaa
Dhugan waayay taydoo'
Wof❤❤
Habeeb Arbaca ah 31 July 2024 maagalda waxaan joogay Moscow ee caasimada Ruushka saacadu 1:15 AM
Heestaan baa ii baxaysay
Dheeli dheeli awgaa
Igu dhaafe maalmuhu
waxaan dhagaysanaya
17_11_2024
xanuunkii aan dremay 15/12/2023
still dremya
waxan rajynaya 2year ama 3years kadib ina soo booqdo bal inaa bogsado i. a
11:09 axad galkacyo puntland somalia❤
Abaalkaan Dhitaystiyo
Waanadaan Dhurayeyba
Hadal Dhaafiwaydee
Bal Aan Dhawrno Waayaha.
Axya hees cawa ayan si fiican ugu qayilaya ❤ 26 7 2024
Ereyadii abwaan yuusuf jafaal kabankii jiim sheekh muumin codka samatar
cod wax kali ah iyo kaban is helay🌴😘 my is ismaaciil ( live ) in mugdisho from masaajid cali guduud in shabelada dhexe😘🦋💖 22/ 2 / ( 2023 )
Jiim shiikh muumin allaa yaraxma 😢❤
heeskan waxaan dhagaysanaya 7.14.2024 maagala caasimada Garoowe, waqti qado aniga iyo shoodhahayga dr abdiasiis............... inta iga danbaysa salaama
2/12/2024 maalin salaaso ah waxaan hadda joogaa laascaanod waxaase ii qorashaysan safar USA ah insha allah wakhtigu waa dheeraynayaa heestan qisadadeeda ayaan aad u baadhay wana helay "askari ilaaliya ah ama istaaf" ayay ku saabsan tahay sida erayda ka arki kartaan waa hees dareen gooniya leh aadna waan u xiisayaa dhacdooyinka noocaas ah ilahow dalka nabad nooga dhig oo soomaali wanaagii ku soo celi
aad baan idiin salamayaa walalaha akhrin doona qoraalkan❤
Asc dhamaan akhyaarta
Galabta waxaan jogaa magaalada jigjiga ee DDS heestan oo aan aad ujeclaa umbaan dul imid
Walaahay waxaan xasuustay 7 sano kahor anoo gudoomiye degmo ah iyo niman aan saaxibo ahayn
Wakhtigu waa cajiib
kabank ama cuudka no 1 ayuu aha jiim
Heestani waxay ku jirtaa heesaha xasan adan kuwa ugu sareeya heestan innta ku daawatay libaax iyo waraabe is erýanaya is muujiya
Nice heestaan caawa baan soo raadiyay igu dheeridaa ma dhul/dhool gaaxday baad tahay mana soodhwaatide ma mid aad udhalataaa.
Igu dheedidaa ma dho gaaxdey baad tahay mana soo dhawaatide ma midaad u dhalata❤
Marwalba heesta is iraahdo faalo ka dhiibo xarigyada kabanka oo uuka shanqarinayo jiim ayaa ila gudba oo mowjad igu tuura alla janeeyow jiimow maxan kugu tilmaamaa koley adigo kle somali kama dhalan doonee😢
Anoo dheel arooryaad
Dharabtiisu igu taaal
Dhab markaad u toostaad
Dheerad igu fashaayooo
Dhaxalkayga uma helo
Sidaan kugu dhiibtooo
Hda dhimashadaynu
Dhagartayda weeyaaan
Waaa hees si fican uga hdlaysa askari dabla ah oo aan helin wax nolo ah
Axyaa hees wlh waxan ka yaabay dhilowyahay sidisii❤😎
I always loved this song from 1st day I heard it 1980❤❤❤
Aduunbaan wax dhaadine
Amba dhibaha jiilaal
Xiliyaddan is dhalan rogay
Dhibta kaa ilaashee
Dhacartiyo abaaraha
Kaa dhowray hadimoo
Dhito subag lo’aad iyo
Ku cabsiiyey dhaydoo.
Gacan macane jiim
Yay dhicun intan laa dhugan wayey taydo alakh😏😏😏😏😏
Hesta mxa dhageystay😍Adun ban wax dhadin Anba dhibaha jiillal xiliyadan is dhalan Rogay dhibta ka ilashe🤩✌Wof wof
Aduunbaan wax dhaadin -Calaashsan waxba fahmin, mahan wax dhaafin.
@@AhmedOmar-no1ci mhdsnd gacanta ku dhacday sxp
OGI OGI 2OO2DII AYAAN XASUUSTAA SIDAY HABEEN II ANFACDAY ♥️ 👌 🎶 ❤️
hees ad umacan weye walahi kama dalo dhagaysigeda
😍😍😍😍😍😍😍Jiim sheekh much love!😮😮😮😮😮😮😮👤👤👤👤👤👤👤
Heeztan waxan ku Bartay vedio la saaray waraabe uu eryanaayo lipaaax inta ila aragty like 👍 waxn dhex jooga wajaale harta shiiine agteeda xiligu yahay habeen khamiizi zoo galayzoh tarikhduna tahy 1/9/2k22 time wAa 12:35 habeenimoh waxa ila dhagayzanayah nin hanad apdihakim la idhaah qoraaguna waaa apdi aziz dayib jaamac bakal apdi aziiz bigoh
13/11/2023 galab casarah waxaan joogaa jigjiga jawi rooban oo aad uqurxoon
19/11/2024 ayaan dhagaysanayaa Aniga oo dukaankayga dhex fadhiya South Africa 😢😢😢🥲😭dheel dheeli awgaa igu dhaaftay maalmo
One of the best songs of my favourite songs.❤
Hadba dimashadeyda Dagar tada☝️😩🎸 weyeee
Abwaan yuusuf jafaal
To low Codkaan Hasan Aden iilama aha mase aniga Si wax Iga Yahiin maanta
Waxaan. Dhageysan ayaa maalin ay Xaaladuhu I. Jeexjeexeen shaqo la'i aawadeed 20-10-2022
Ninka laxanka saaray iga yaabi
Igu dheeridaa mana soo dhawaatidide
Xasanka❤
Mana soo dhawaatide cajaa'ib
Jiim sheikh Mumin musikada cajiib 💌
Sxbayaaal....ina ka horeyso Bal an dhawno waayaha ee ah bilpwga heesta ayaa iga saacidi kara idinkoo raaali ah..........
Abaalkaan dhitaystiyo
Waa nadaan dhuraayayba
Hadal dhaafi waydaye
Bal aan dhowrno waayaha.
ABWAAN CISMAAN ASKARI AYAA LAHAA WAXAANA LAGU SIIYAY DARRAJO IYO ABAAL MARINE ISKA SAXA ABWAANADA SOMALIYEED
Bal wxd ku shekaynyso day nafarkagan ayuubow 😂 ader maytida ha dhicin
Yusuf jafaal SM JIBRIIL ABOKOR
Aduba wax dha adine ❤❤❤
Heeskan waxaa lahaa Cabdi dheere oo ina saleban dafle boddygaurd u ahaa
Iminkana hargaysa ku nool
Abwan hassan ganey Ogaden wubayahaye Rer issaq Miya
Waaa isaaq habar awal zxp hestana isaga maba lahan nin Yusuf jafale ladhaho ayaa leh Aun
Hada dhimashadayduna😎
Dhagartaada 🫵weeye🫵
Heestan wax sameeyey janaraal.Barre geesood .oo barigaa askari istaafa ahaaa wuxuun istaaf .u ahaan nin katirsan shanta golah sare .oo la odhan jiray Axmed salebaan dafle
Heestan waxa ay ka hadlaysaa istaafka masuuliyiinta dhibka haysta