Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • Heesta Waa La Ii Adimay Erayadii Abwaan Hadraawi Laxankii C/kariin Jiir Kabankii Jiim Sh Mumin Codkii Xasan Adan Samatar

Комментарии • 54

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 года назад +17

    Waa Lay adimay axadii
    Sidaan kuu Eegayee
    Ma ilawsantahay
    Axdigaad martiyo
    Meeshaad i tidhi
    Waan imanayaa.

  • @AbdallaSuulay-lh4qn
    @AbdallaSuulay-lh4qn 4 месяца назад +14

    Allah ilaahow wadanka nabad ka dhiig wllhi dalkayga waan jeclahay iyo dadkayga iyo fanaanti hore ba 😢
    Nairobi bn ku dhageysanaya allow umada somaliyeed ugargaar

  • @mohameddanood10
    @mohameddanood10 2 года назад +7

    Ilaahaw unaxariiso dhaman umada somaliyee meelkastay joogaan
    Ustaad jiim sheekh muumin
    Waxan qirayaa sicadna ubeeg sankaraa odhaah iyo humag fog inuu ahaa boqorka cuudka hore iyo diba cariga cusub

  • @zakimohamed3228
    @zakimohamed3228 11 месяцев назад +10

    Heeskan wxaan daawaday 2011 iyadoo afka arabic kuqoran wxaana asalkeeda lahaa abwaan Palestinian ah oo la oran jirey Abwan mohamed xasiid qaadi

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 10 месяцев назад +2

      walaal gabadha lo qaaday ma falastiin ah blse heesta waxa qaaday fanaan reer sudaan ah asalkeeda luuqado badan baana lagu qaaday ila 9 wadan luqadahooda in kabadan

    • @ahmedilkacase8056
      @ahmedilkacase8056 4 месяца назад

      Erayada Waxaa lahaa Abwaan reer falstin😂 ah waxaana qaadey saalax ibnu baadiya waxaa soo tijumey hadraawi

    • @AbdallaSuulay-lh4qn
      @AbdallaSuulay-lh4qn 4 месяца назад

      Iyada oo carabi xagge ka helaya wll

    • @abdiegeh966
      @abdiegeh966 3 месяца назад

      Heesta waxa la yidhaahdaa ليلة السبت waxa ku luqeeya صلاح إبن الباديه

  • @Maxammedgoosh
    @Maxammedgoosh 6 месяцев назад +6

    Abwaan heestaan waan kaa hayaa, iga wallaahiye waa hees dhaaf! Waana waaqici, hummaag aan la wada arkayn oo dayacnaa baad wax wayn ka tiri, mar abwaankaygii baad tahay oo nin aad role-modale u tahay baan ahay mar kale nin curiye ah baan ahay, mar uun in aan kula fariisto waan rajaynayaa macalin.

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 6 месяцев назад +3

      Heesta ragga isku helay 3 kamid ah way geeriyoodeen Alle ha unaxariisto ee.
      Abdikariim faarax qaareey (Jiir), Abwaan Hadraawi Iyo Kabaniiste Jiim Sheekh Muumin. Samatar oo heesta qaadayo uun baa hadda nool ee abwaanka aad leedahay waan la kulmi yaawayo saaxib?

    • @abdirizaksafaari3588
      @abdirizaksafaari3588 5 месяцев назад +2

      @@Ehel_Caashaq1 brother kabanka waxa tumay Ahmed cawad rabshe ninka kuluqeenayana waa Isla Asi

  • @caydaruusmuumin4582
    @caydaruusmuumin4582 2 года назад +10

    Weligeen gaadhi mayno dadkii hore waxay ka gaadheen meel cajiib ah fanka

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Год назад +6

    Allow kuu naxariiso alustaad jiimi sh.muumin.xasuus maxaa kaban tuntey weliba SI qaasa gurigeygi baarubax 2000 ilaaav2005

  • @ahmedilkacase8056
    @ahmedilkacase8056 4 месяца назад +1

    Waxaa eradaya qorey Abwaan reer falastin ah Waxaa ku luqeyey salax ibnu badiya oo reer sudan ah Waxaa soo turjumey abwaan hadraawi Waxaa marki ugu horeysaey qadey Axmed rabsha waxaa uga Danbeyey fanaanin badan Waa hes qaarad ka qarad iskaga gooshtey waxaana la Alifey qiso dha ba

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Год назад +3

    Jiim kaban wax ku gaarey majirin

  • @FardowsaAbdikadir-s5h
    @FardowsaAbdikadir-s5h Год назад +2

    Hestan wiil aan shekaysana ibaray ma aqaan ani ina isaga jeclahay iyo inkale 2023

  • @samoreeb5772
    @samoreeb5772 4 месяца назад

    Alla haku naxariisto jiimooy muxuu kabanka canaanty

  • @setoz2684
    @setoz2684 5 дней назад

    Naxabi amane qassyid somali

  • @cabdiraxmaan.aalley
    @cabdiraxmaan.aalley 2 года назад +2

    Codka Xasan Aadan
    Erayada hadraawi aun
    Laxan jiir aun
    Kabanka jiim/Daud labaduba waa loo tiiriya

    • @sheekeeyechannel3024
      @sheekeeyechannel3024 2 года назад +1

      Waa jiim 20 ilaa 30 u fiirso tumista inaan jiim ahy ogaada weeye kaban kasta oo uu tumayo waa ku caan AUN aabbihii Cuudka in taalo loo dhiso buu mudanyahy

    • @ismailomar2004
      @ismailomar2004 Год назад

      Gacantan waa Jiim Sheekh muumin hab dhaca bilawga yaad ka garan kartaa

  • @IbrahimAbdiMahamud
    @IbrahimAbdiMahamud 5 месяцев назад

    Waxan dacar dhadhamiyiyo debaaq waxan cunay 😢😢😢 hestan xili walba wan dhegesta xasuus ma guran ah ayey igu le dahay

  • @moustaphatafo979
    @moustaphatafo979 Год назад +1

    Jiim sheekh muumin boqorka cuudka

  • @LagdowartsArts
    @LagdowartsArts 5 месяцев назад

    Abwaanku waa yamyam laxanka iyo musigu waa jiimi waxaa horay uqaaday axmed rabsho hadana xasan baashi

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 4 месяца назад

      Laxanku inow jiir yahay anigaa kaa huba sxb

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 8 дней назад

    Sabti 😢

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy Год назад +2

    3:05 heestaa meelbay itaabataa markaan dhagaysanayo qisadaasi dhabay iigu dhacday anigoo migiga jooga oo geeljira oo jooga dhayda taagan duur 😭😭

  • @Fadka213
    @Fadka213 Год назад +2

    Takhsiintaan la salluugaynba waa jiim

  • @abdurahmanyare3078
    @abdurahmanyare3078 8 месяцев назад

    Muxiyadiin sheekh mumin (jiim) 🔥

  • @AbdallaSuulay-lh4qn
    @AbdallaSuulay-lh4qn 4 месяца назад +3

    Heestan Iyada oo carabi ah xagge ka helaya somaliyeey ?

  • @JaamacCaare
    @JaamacCaare 3 месяца назад

    soomaliland baa heeso iyo gurmad ba lahayd kadibna yagii ba lagu dulmiyey markasay ka gosten

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 года назад +2

    JIIM SHEIKH SHEIKH AUN 💔

  • @burhanali4356
    @burhanali4356 5 месяцев назад

    Adeer fariintiosii ayaan saa u arkaye

  • @setoz2684
    @setoz2684 5 дней назад

    Omare adane dougesiya

  • @MohamedGfatule
    @MohamedGfatule 4 месяца назад

    Very best Song❤

  • @SharifGarcadde-hm7wh
    @SharifGarcadde-hm7wh 4 месяца назад

    Axsan hees

  • @ShucaypSiciid
    @ShucaypSiciid 5 месяцев назад

    Erayadii Allah hownaxaristee hadraawi laxankii?

  • @abduqadiraxmedsharibabduqa1133
    @abduqadiraxmedsharibabduqa1133 3 года назад

    Cajiib yaa jiim Aun

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 5 месяцев назад

    Mon Aog 19/8/2024 haben isninah❤❤❤

  • @khalidkhadar4480
    @khalidkhadar4480 3 месяца назад

    01/11/2024 habeen jimce ah xusuus .

  • @abushambir2493
    @abushambir2493 4 месяца назад

    Mar walba wa kuso ceshta

  • @salimsos6931
    @salimsos6931 3 месяца назад

    This person he is Jimi Hendrix of somalia he is the same
    He played in 12 dtrings he wase in UK but Sorry they didn't see what He has worked with your

  • @Maxamedmaxamuudxusen-v4h
    @Maxamedmaxamuudxusen-v4h 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 Год назад

    Mkaaga orjinaalkii

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 года назад

    Oontiyo biyaha*

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 2 года назад +2

    This is Daauud. Not Jim!

    • @Ahmedkeytoon
      @Ahmedkeytoon 2 года назад +2

      Taqsiinta jiim waa caan sxb 30second ilaa 40 second dhageyso waa taqsiinta uu dadka isugu sheego inuu jiim yahay. Tankale heestaan waxaa isku maalin la tumay “haadba haad kici” oo iyana xasan u qaado boongaha wXaa tumaysa shamso cumar.

    • @MohamedAbdullahi-g2d
      @MohamedAbdullahi-g2d 2 месяца назад

      Allaha kaa cafiyo kudhufashadda riishadda baa lagu kala garan

  • @Sologamer446
    @Sologamer446 5 месяцев назад

    I know that was mistake

  • @KhadarAbdilahi-q2t
    @KhadarAbdilahi-q2t Месяц назад

    ❤❤❤❤