- Видео 50
- Просмотров 10 475 764
laylis channel
Таиланд
Добавлен 10 апр 2021
Welcome to laylis channel waxaan ku soo gudbinaa suugaanta soomaaliyeed sida heesihii hore heesihii dhexe heesihii dambe intaba ka daawo heeso lyrics ah
Heestii Miyaydaan Warkayga Hayn Aun Khadra Daahir Cige Kaban Lyrics
Miyaydaan Warkayga Hayn
Wadnaha Iyo Waaxyahayga
Waraabe Inuu Cunaayon
Wad Iyo Bahal Guri La Joogo
Khadra Daahir Cige Kaban
Wadnaha Iyo Waaxyahayga
Waraabe Inuu Cunaayon
Wad Iyo Bahal Guri La Joogo
Khadra Daahir Cige Kaban
Просмотров: 256 496
Видео
Heestii Canabey ilaahay Aun Digfeer Vs Siraad Cabdulle
Просмотров 21 тыс.11 месяцев назад
Canabeey Ilaahay Cimrigaaga Dheeree Caaraafna Kuma Bado Kaa Xoree Cadaab koo Haku Seexan Ciil Beri Curadkeedu Wiil Iyo Tafku Caanaley Noqoy
Heestii Nabsi Waa Balaayee Lyrics Aun Yaasiin Axmed Digfeer
Просмотров 15 тыс.2 года назад
Hees Xus Iyo Xasuus Mudan
Heestii Barnaay Lyrics Aun Maxamed Saleebaan Tubeec
Просмотров 25 тыс.2 года назад
Hees Xusid iyo Xasuus Mudan
Heestii Adduunyada Nin Dhoofiyo Lyrics Aun Maxamed S Tubeec
Просмотров 16 тыс.2 года назад
Codkii Aun Maxamed Saleebaan Tubeec
Heestii Xuural Cayn Lyrics Kaban Aun Cumar Dhuule
Просмотров 247 тыс.2 года назад
Hees Xus Iyo Xasuus Mudan
Heestii Riyo Lyrics Kaban Aun Maxamed S Tubeec
Просмотров 221 тыс.2 года назад
Heesta Riyo Erayadii Abwaan Xasan Yuusuf Qawdhan Laxanka?
Heestii Beryo Caashaqaygii Lyrics Kaban Aun Yaasiin A Digfeer
Просмотров 15 тыс.2 года назад
Codkii Aun Yaasiin Axmed Digfeer
Heestii Dhalandhool Lyrics Bashiir Ibraahim Abdi Kaban
Просмотров 9 тыс.2 года назад
Hees Xus Iyo Xasuus Mudan
Heesta Waa Lagu Sitaa Lyrics Aun Cumar Dhuule Kaban
Просмотров 12 тыс.2 года назад
Hees Xus Iyo Xasuus Mudan
Heestii Shabkax Lyrics Abdalla Yuusuf Hanuuniye
Просмотров 24 тыс.2 года назад
Codkii Iyo Kabankii Abdalla Yuusuf Hanuuniye
Heestii Hasha Labada Geel Jecel Lyrics Abdalla Y Hanuuniye
Просмотров 15 тыс.2 года назад
Heestan Waxaa Curinteeda Lahaa Abwaan Xaashi Yuusuf Warsame Laxanka Hanuuniye
Heestii Masku Johoradiisiyo Lyrics Aun Yaasiin A Digfeer
Просмотров 21 тыс.2 года назад
Hees xusid Mudan
Heesta Babaaygii Jamaamiyo Lyrics Aun Maxamed Mooge
Просмотров 19 тыс.2 года назад
Hees Xus Iyo Xasuus Mudan
Heesta Dad Haddaad Is Qabataan Lyrics Aun Axmed Mooge
Просмотров 183 тыс.2 года назад
Heesta Dad Haddaad Is Qabataan Lyrics Aun Axmed Mooge
Heestii Luggooyo Lyrics Binti Cumar Gacal Original
Просмотров 49 тыс.2 года назад
Heestii Luggooyo Lyrics Binti Cumar Gacal Original
Heesta Kii Dhaba Jacaylkuna Lyrics Aun Magool Kabankii Aun Jiim
Просмотров 61 тыс.2 года назад
Heesta Kii Dhaba Jacaylkuna Lyrics Aun Magool Kabankii Aun Jiim
Heestii Wareegtaa Waa Silsiladeey Lyrics Salaad Derbi
Просмотров 10 тыс.2 года назад
Heestii Wareegtaa Waa Silsiladeey Lyrics Salaad Derbi
Heesta Godob Jacayl Lyrics Aun Yaasiin Axmed Digfeer
Просмотров 132 тыс.2 года назад
Heesta Godob Jacayl Lyrics Aun Yaasiin Axmed Digfeer
Heestii Caga Dhigo Lyrics Aun Cumar Dhuule Kaban
Просмотров 38 тыс.2 года назад
Heestii Caga Dhigo Lyrics Aun Cumar Dhuule Kaban
Heestii Lahashada Kalgacalkaan Lyrics Aun Jangow Iyo Siraad Cabdulle
Просмотров 151 тыс.2 года назад
Heestii Lahashada Kalgacalkaan Lyrics Aun Jangow Iyo Siraad Cabdulle
Heestii Gacaladaydii Maxamuud Xaaji Cali Gaywarow
Просмотров 148 тыс.2 года назад
Heestii Gacaladaydii Maxamuud Xaaji Cali Gaywarow
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
Просмотров 827 тыс.2 года назад
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
Heestii Afka Lagama Sheegtoo Lyrics Khadra Daahir Cige
Просмотров 17 тыс.2 года назад
Heestii Afka Lagama Sheegtoo Lyrics Khadra Daahir Cige
Heestii Qarad Lyrics Xasan Adan Kabankii Daa,uud Durbaankii Goobe
Просмотров 19 тыс.2 года назад
Heestii Qarad Lyrics Xasan Adan Kabankii Daa,uud Durbaankii Goobe
Heestii Webiga I Sitee Lyrics Khadra Daahir Kabankii Aun Daa.uud
Просмотров 123 тыс.2 года назад
Heestii Webiga I Sitee Lyrics Khadra Daahir Kabankii Aun Daa.uud
Heestii Ruuney Waxaa La Yiri Lyrics Saalax Iyo Khadra
Просмотров 337 тыс.2 года назад
Heestii Ruuney Waxaa La Yiri Lyrics Saalax Iyo Khadra
Heestii Markaan Talo Meel Dhigaba Lyrics Khadra Daahir
Просмотров 33 тыс.2 года назад
Heestii Markaan Talo Meel Dhigaba Lyrics Khadra Daahir
Heestii Lacageey Lyrics Aun Faysal Cumar Kabankii C/muuse
Просмотров 394 тыс.2 года назад
Heestii Lacageey Lyrics Aun Faysal Cumar Kabankii C/muuse
Heestan Waxaan ku Xasuustaa Yaraantii Ayaan Gabadh iga Wayn Jeclaaday Markaasaa Gabadhii Oona Waxba Usheeganin Laguursaday maalmihii Ayaan Dhagaysanyay intaaa Sameecad ka xaday Wllky oo iga Waynaa
0:31
Waar miyaanad maqalba warkayga
Laylis Channel mahadsanid waxan ku cabiro garan maayo kabbankan laba dhacaya iyo codkan halaasiga Ah ❤❤
Gacaladaydii Hay gawracde💔🥲
Dadka heesaha somalida meel ka soo saaray jimm sudani 🇸🇩 ayaa i waydiyay jimmy
Samtar ahaa
❤
gacaladaydii ha i gawracdee garta udaaya🥺🥺🙏
Talo isuma ka sheegto heestani waxay caadi uga waramaysa aniga sorry manta ayan is canaanaya😢
Asc
Omare adane dougesiya
Naxabi amane qassyid somali
Wadhida aan qabo ogaada: yacni dhibta aan qabo ogaada
❤❤❤❤
❤❤❤❤ 6:01
W
Maansha allaah, caadi maaha Gabadha iyo wiilashan gacanta fudu ee qalabka kala nooca ah kaga hadlinayaaba. Astaan TV shaqo weyn baad u haysaan ummadda hambalyo jaalleyaal.
Heesihiiss kabanka ah waxaa ku jiraa nooc durbaan ah oo gaaara ood moodo biyo doox ku soo rogmaday sidaa uu fanaan busi sheegayna afkiisa ayuu ka tumi jiray alle haw maxariisto ❤❤😊
AllAha hakumiquuro janatulfardawsa
Heestu waxay ka hadlaysaa somalia
Maxamed cali kaariye Albakh
❤❤❤❤
Sabti 😢
"Ma adiga i cawaansaday?" Horta, maxaa laga wadaa eraygaa "cawaansi"? Ayaa innoo sharraxi kara?
Heesaha digfeer qaaddo intoo badani waa heeso qisooyin leh, "Buugii sirta" waxay ka mid tahay heesaha uu digfeer kuwo aan ugu jeclahay. Sidda aan Filayo heestan waxa iska leh Abwaan nuur jiis, oo uu digfeer inta badan heesihiisa qaaddi jiray. Hoteeladaas heesta uu ku sheegayaa intooda badani inay xamar kuyaalaan ayaan filayaa. Liiddo, Bulsho, Curubo iyo taleex. "Buuggii sirtaadiyo Boogtaaddi waan helay Kaaganna baxee labba dheh"
1:00
Guri ba’ay bal idinku waakane kaalay si dheh waar miyaanay mucjiso rabaniya ahayn inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
AXSAN HEEES RIDAYADA TAAN DOONISTEEDU HURDADA DARIIS KULA AHAAN JIRAY
Heesta waa jacaalayaah
IGU DHEERIDAA❣Legendary Hassan Adan Samatar❣25-01-2025❣Saturday❣
Wuxuu dumar ka biqi jiray Iyaduu ubadheedhaay Bilic lagu khasaaraay
Dululka wu jogaya calashan maqLka wujogya lkn Dul miya wax lagu maqla horta hestan arin kle lola jeda kk
Faysal cumar marka uu heesaayo afkiisa ayuu garaaci jiray, bac bac
❤
Maxamed cali kaariye ayàa lahaa heeSTAN ALBAKH
Heesta inta dib kasoracday profeser samatar like sara
🎉again IAM here 22 January 2025
Amintu waxay cagaga cagaynaysaa 10:40 habeenimo garabkayga waxa fadhiya oo heeskan qiimaha leh ila dhagaysanaaya abtigay oo aanu dhilan yaro isla nahay mar wada jaan qaaday hal bacna waxaanu ku wadagaynaa qaadkayaga heestan ayaana murqaanka noo wanaajisay. Cafimaad iyo badhaadhe ayaan idiin rajaynayaa dhaamntiiba. "Dhab adoo u seexdaan Dhid banahay kor kaagoo Dhoobir kaa jiraan ahay Dhaxantiyo dugaagoo"
Ubad🎉❤ 3:21 atha mastery
Haduu qofku keeno waa inay ka duubaan qofkii kalena anay ka duubin
Heestaan waxaanu wada dhagaysan jirnay sxbky Sharma Ruushka Addis Ababa Bole Mekeal 5mile-ka Ayaanu ku falanqayn jirnay heestaan iyo kuwo kaloo cajiib ahaa. Maxaan heesaha cigaal iyo khadra saqdhexe kadhado badan kaga gudubnay Aduunyo!❤
Duriyada reer Sh Isxaaq haldoorka badanaa ❤️ duul aan dawladnimo iyo nidaam waxba ka garanayn oo talyaani si xun u gumaystay baanu dawladayadii hadyad ahaan ugu gaynay! Balse haduu maantaba xor yahay gayigii walee ma gabee gulow mahadaa!
Aabaha fanka xasan Aadan samatar
Pr. Abdi samatar ayaan heestaan ka amqlay dhawrjeerbaandhagaystay waankadhargiwaayay lkn goormay heestaanqaaday
Miyayna warba hayn somaliyed dhalintini inay hilibkoda conayan Inu cadow igu wirsado markan waxgard kena layno Siyasinta xun baa igabay warmaha nacab iigu dhibay waqtina ii hilij waah qabil baa haksa idhigay😊
Alla maxaan dhagtsty ilaa hada 2025 /1/19
Waqtina way hiillin waaye Wadhida aan qabo ogaada😢
From proff samatar heesta qisadeeda isheega bal
Heestu waa ciidii hooyo oo cabanaysa waxay ka hadlaysaa dhalinyarada isxasuuqaysa iyo waxa danbayn doona markay dabar go,aan ee la waayo wiil somali ah oo dagaalama. Markii isaaqa la laynayay bay soo baxday laakiin somali oo dhan bay la hadlaysay imikana la hadlaysa. Hadda safaf inta loo qaybiyay ayaa dhiigoodi qulqulayaa meel kasta. Heesaha qaar waqti kasta way la socdaan.