Heestii Riyo Lyrics Kaban Aun Maxamed S Tubeec

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 37

  • @ahmedfareey4040
    @ahmedfareey4040 Месяц назад +4

    Cajiib laba celiska luuqda ama codka
    Runtii in Boqorka codka loogu yeero
    Wuu muteystay✌
    Aun Mohamad saleban tubeec
    Kabanka iyo durbaanka isi saaran
    Aun Xasan Sabriye faarax ( Great)
    Hees iyo bar
    Allaa yaraxma

  • @korneylqalafe3977
    @korneylqalafe3977 Месяц назад +1

    Bal eeg siduu u naarayo cuudka xasan great.
    wiilka bongaha tumayo isna dab yar ma shidayo

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 9 месяцев назад +4

    Markan dhagaysto heestan rajadii iga bur burtay iyo hami gaygii calool xumo ayan dareema dunida markadan haysan qof kula dhisa

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 9 месяцев назад +3

    OLD is gold

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 11 месяцев назад +6

    المرحومه جوهرة الصومال خدره داهر عغ الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 3 месяца назад +1

      Calawi muxuu ahaa? Wadankeeni Balaayo ayaa noo dhex jiifta

    • @korneylqalafe3977
      @korneylqalafe3977 27 дней назад

      😂😂😂😂😂😂 wadankii waa laqaniimaystay 😂​@@mahammedsiad5563

  • @abdikadar2
    @abdikadar2 6 дней назад

    Kabankii Xudaydi, laxankii iyo codkii Tubeec, Eraydii Qawdhan. Kabanka qofba nooc ayuu lahaa tumista, Xudaydi, Roob da'ayo oo kale iyo gambaleel isku sharaxan waa ninka kaliya ee tumi jirray1965-1978 Boqorkii cuudka. Waayihii danbe sidaas uma tumi jirrin.

  • @moustaphatafo979
    @moustaphatafo979 Год назад +2

    Ereyada. Xasan qawdhan Yuusuf AUN
    Laxanka. M s tubeec AUN
    Codka. M s tubeec AUN
    Kabanka. Xasan great

    • @usamearwax2999
      @usamearwax2999 11 месяцев назад

      Ruwyadee ku jirtey ma adiga yaqan hade 😅

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 года назад +3

    Erayadii abwan xasan yusuf qodhan
    Laxanka maxamed saleban
    Kabankii Xasan greet

  • @cabdishakuurqanbi6680
    @cabdishakuurqanbi6680 2 года назад

    Ilaahay ha unaxariisto maxamed saleeban tubeec

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 11 месяцев назад +1

    المرحومه كوكب الصومال محمد سليمان الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴

    • @usamearwax2999
      @usamearwax2999 11 месяцев назад

      من انت اولا ياخى

  • @cqanikhamiis2771
    @cqanikhamiis2771 9 месяцев назад +2

    Xasan great waaba top 10 kabanka xitaa jiim buu ciriiri gelinayaa

    • @nuuradiinxariir1307
      @nuuradiinxariir1307 4 месяца назад +2

      Jiim wuu iska ilaalin jiray jiim yaa udhawaan jiray xitaa xudaydi ayaa ka dhacee wuxuu ahaa jiim mucjisadii aalada cuudka soomaalida AHUN

    • @korneylqalafe3977
      @korneylqalafe3977 Месяц назад

      ​@@nuuradiinxariir1307 Jiim xassan great ayaa Ka halaagsanaa
      Bal dib u eeg heesaha ay tumeen labaduba

    • @nuuradiinxariir1307
      @nuuradiinxariir1307 Месяц назад

      @@korneylqalafe3977 may sxb jim waa mucjis marka uu kabanka tumayo wuu babadalaa ama ibdaac ayuu sameeyaa xataa ay samayn kari waayeen aabayaashii fanka bal soo dhageyso laba heesood ee uu utumay maxamed saleebaan ee kala ah laxanka hayaan iyo uur hooyo wllahi waad nacaysaa cid kale xataa xudaydi
      Xasan great aniga wuxuu ii yahay raga aan cuudkooda jecelahay laakiin jiim waa ninka kaliya ee lawaayey cid sidiisa u tunta AHUN

    • @nuuradiinxariir1307
      @nuuradiinxariir1307 Месяц назад

      @@korneylqalafe3977 may sxb jiim lawaa cid cuud ku gaadha hore iyo dembaba

    • @abdijama5387
      @abdijama5387 Месяц назад

      Mushkilada jirta waxaa weeye waxaad ka hadlaysaan waxaydaan aqoon adeer xasan great waa mulaxamayste wayn laakiin maaha nin kabanka taabta marka ay raga qaar fadhiyaan goobta sida jimmiy daauud saalax qaasim xudaydi cigaal axmed naaji dhuule,hadaad markhaati rabtana dhegayso waraysiga hargaysa looga qaaday daauud cali masxaf ​@@korneylqalafe3977

  • @Gamadiid-xq1fl
    @Gamadiid-xq1fl 5 месяцев назад

    Xasuus dheer ayaan galay 2014

  • @DARMAANMEDIA
    @DARMAANMEDIA Год назад

    Runti raaxada aduunyadu adigay
    rako sare ku saartee
    riyadii xalaytaan
    rumaystoo
    raaxaan moodo
    waan riyaaqe

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 5 месяцев назад

    Laxanka waa tubeec

  • @siyaaraentertainment6973
    @siyaaraentertainment6973 2 года назад +1

    Sxb soo gali hestii cabditahlil dadkaan ila hadlaaya oo lyrics ah

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 года назад

    Laxanak waa isla maxamed saleban

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 10 месяцев назад

    Aun.

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 года назад

    Qarami is my fv 🔥😍

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie 9 месяцев назад

    Jkkkk