Erayadii Ali Diiriye Ali Gaab AHUN Culays uma dhaqaaqdo Mana Carrarto cagta socodka Kuma dherrerto ciiddee Way cidhibsataaaaaaa. 🎙 Salaad Maxamed Shardi Derbi.
hestan wxan Jecla YrenTeYdi O aan Memory ka dhagyzan jireY anigo ciyaal Ischol eH o las'Anod jogo imnkane wxan ku dhagysanYa ano jogo mareykanka Old is good mernaba dhaqanka yeynan hilmamin ❤❤❤
Yeye yaa salaad darbi ceel buur kuyaalay caynkeeda leedahay ❤
Heestan waxan ku xasuusta wiil an jeclhy
mustafe ❤
APDY
❤😊
Erayadii Ali Diiriye Ali Gaab AHUN
Culays uma dhaqaaqdo
Mana Carrarto cagta socodka
Kuma dherrerto ciiddee
Way cidhibsataaaaaaa.
🎙 Salaad Maxamed Shardi Derbi.
Hestan waxay iso xasus waqti an jacel gabir an ad ugqadiii jireyy 💔💔
Ceynkeeda oo kale la cadaabimaayee waa run waayo waxeey ahayd Gabadhu Birul waalideyn ( Illaahoow u naxariiso Eedadeey
10/1/2025 time 21:00 Friday night ❤ marwadeyda ku xasuusan doona
Miyaa aragteen bal Ila raadiya waar bal yarta raadia mise ilaahay baan ku hadhaa
hestan wxan Jecla YrenTeYdi O aan Memory ka dhagyzan jireY anigo ciyaal Ischol eH o las'Anod jogo imnkane wxan ku dhagysanYa ano jogo mareykanka Old is good mernaba dhaqanka yeynan hilmamin ❤❤❤
Hadaan ku dhageysanayaa lascnd SSCkhaatumo
Waa curad ninkii dhalay laga siiyo coodoo ( coodku waa xoolo amba lacag inanta laga bixiyo )
Bada shalay xeedho luuley muqmaada yaala mooge😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
Waa curad Ninkii mahad looga celiyaa cajiib❤
❤nice song😢
ceelbuur dhulka hooyo mcn waye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Twilight 💓
Salaad Maxamed sharadi salaad sarbi wa boqorka codka
Sxb masalaanbaa mise waa salaad
@@MahamedCabdi-p5h *
salaad
I like this song 😍
2025 ❤
Masha ala was nice song
Wow axsan cod
Mashaallah good job 👍 thank you ❤❤❤🫶🫶🫶🫶🌹❤️❤️🇸🇴🇦🇺
Waqooyiga somali aa sameeyay fikrad heesta ceelbuur cali diiriye cigaal (cali-gaab)
Ceel buur waa magala magac weyn oo Galgaduud ku taalo salaad darbi gabadh ree ceel buur uu jeclaa ayaa loo sameeyay waana qiso asiga ka sheekeyay asigane waa ree Galgaduud marka wax waqooyi la dhaha ma jiraan
Faanka mesha kala kurtunkii ku dhalay wase fananka wa ree galgaduud naagta loo qadayna wa ree galgaduud abwankana wa ree jabuuti
20/1/2025 xusuus ks❤
Iladhageysoanigoo,ahmurusade,waaweenkasaciid,abakarmagarati
ceelbuur
Habar gidaar bubablate
Farxan qawojiye
Which year?
Magacunawaa,cabdikariinmaxamednuurcaalim
Was it 1972
Dubaplate little 🐅 toger
Waankuumahadnaqay,jimcowanaagsan
Dubaplate little lion
𝗰𝘂𝗹𝗮𝘆𝘀 𝘂𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗾𝗱𝗼𝗼
𝗺𝗮𝗻𝗮 𝗰𝗮𝗿𝗮𝗿𝘁𝗼
𝗰𝗮𝗴𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗼𝗱𝗸𝗮
𝗸𝘂𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿𝗮𝘆𝘀𝗲𝗲
𝘄𝗮𝘆 𝗰𝗶𝗱𝗵𝗶𝗯𝘀𝗮𝘁𝗮𝗮
𝗰𝗲𝗲𝗯 𝗺𝗮𝗹𝗲𝗵 𝘆𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗶 𝗼𝗼
𝗾𝘂𝗿𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮 𝗰𝗮𝗱𝗲𝗲𝘆𝗼𝗼
𝗰𝗮𝘆𝗻𝗸𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗲
𝗹𝗮 𝗰𝗮𝗱𝗮𝗮𝗯𝗶 𝗺𝗮𝗮𝘆𝗲𝗲
𝘄𝗮𝗮 𝗰𝘂𝗿𝗱 𝗻𝗶𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗮𝘆
𝗹𝗮𝗴𝗮 𝘀𝗶𝗶𝘆𝗼 𝗰𝘂𝘂𝗱𝗼𝗼𝗼
𝘄𝗮𝗮 𝗰𝘂𝗿𝗮𝗱 𝗻𝗶𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗮𝘆
𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗹𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗰𝗲𝗹𝗶𝘆𝗮𝗮
Erayadii Abwaan Ali Gaab AHUN
Laxanka iyo Codka Salaad DERBI
Cagta so codka kuma dhererto weeyi oo ah cagta dhulka Mawada dhigtee way cidhibsataa cidhibta ayay aayar dhigtaa yacni way laafyootaa
Cagta socodka kuma dhererto Ciidee wey cidhibsataa
Waxaa weeye Cidhibta uun bey Dhulka dhigtaa ee Cagtoo dhan dhulka ma wa dhigto
Cat walk kkkk
@sahraj3885 Yeah Cat 🐈 🚶♀️ 😂
@@Qaraamiyahan yes absolutely 💯
@sahraj3885 Thank you