Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Adoo mahadsan Channalka Caawi,,.❤️🙏,Heeso Qaraami ah halkan ka daawo:ruclips.net/p/PLsMCjY-boR9uNpD5YXG4J28DrC_OSJ_08
Soomaali
Messages
Beeni Raad maleh bal adigu waatane been raadi daba laqabto maleh
Cajiib Salaad Mohamed Sh Darbi
MACNAHA ERAYADA:-RAMAD: Ramag, Geel markaa dhalay. -RAMAAS: Caws yaryar, jilicsan oo dhulka ka soo baxda marka roobku da'o.-RAKO: (-ooyin) Meel ciriiri ah.-DHEELALLOW: (-laabay,-lowday; -laabi)Qof hurdo ka kacay isagoo weli baraarugin dhaqdhaqaaq iyo hadal sameyn.-RAMO: (-maday, -matay) Nafley dhalay ilmihiisa xab ka leefleefid. ld ranso.-RAAN: (-aamo) Timo ama dhogor isku guntan -RAXLI: (-iyo) Laba loox oo xalleefyo ah oo mar la isgelin karo marna la kala bixin karo, oo kitaabbada dusha laga saaro marka la akhrinayo. ld rixli.-RAATIB: Quraan akhris, werdi iwm oo waqti go'an si joogto ah loo sameeyo. -WAREEN: (-eemay, -eentay; -eemi) 1. Cid waran ama hooto ku dhufasho. 2. Xanuun si kedis ah cid u qabasho. ld warmee.CODSI: Erayga aad si kale u aragtid waad noo sixi kartaa, nala wadaag. Mahadsanid. 🙏
Samatar
Waar ninyow rooxaantan aan rasdkeeda gurayaa Adakaa inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waar tanoo kale
Beeni raad maleh xasuus ayey igu leeedahay
Ereyada ahu singub
Iidoor Wagaashe ka Cararaaaaaaaa
Hooyadaa muu kufsaday idoorku khaniisoow
Ha kuwaso
waan ka helay
Heesoqarami
yaa qaaday😂
Cabdiaabi
Adoo mahadsan Channalka Caawi,,.❤️🙏,
Heeso Qaraami ah halkan ka daawo:
ruclips.net/p/PLsMCjY-boR9uNpD5YXG4J28DrC_OSJ_08
Soomaali
Messages
Beeni Raad maleh bal adigu waatane been raadi daba laqabto maleh
Cajiib Salaad Mohamed Sh Darbi
MACNAHA ERAYADA:
-RAMAD: Ramag, Geel markaa dhalay.
-RAMAAS: Caws yaryar, jilicsan oo dhulka ka soo baxda marka roobku da'o.
-RAKO: (-ooyin) Meel ciriiri ah.
-DHEELALLOW: (-laabay,-lowday; -laabi)
Qof hurdo ka kacay isagoo weli baraarugin
dhaqdhaqaaq iyo hadal sameyn.
-RAMO: (-maday, -matay) Nafley dhalay ilmihiisa xab ka leefleefid. ld ranso.
-RAAN: (-aamo) Timo ama dhogor isku
guntan
-RAXLI: (-iyo) Laba loox oo xalleefyo ah
oo mar la isgelin karo marna la kala bixin
karo, oo kitaabbada dusha laga saaro marka la akhrinayo. ld rixli.
-RAATIB: Quraan akhris, werdi iwm oo
waqti go'an si joogto ah loo sameeyo.
-WAREEN: (-eemay, -eentay; -eemi) 1. Cid
waran ama hooto ku dhufasho. 2. Xanuun si kedis ah cid u qabasho. ld warmee.
CODSI: Erayga aad si kale u aragtid waad noo sixi kartaa, nala wadaag. Mahadsanid. 🙏
Samatar
Waar ninyow rooxaantan aan rasdkeeda gurayaa Adakaa inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waar tanoo kale
Beeni raad maleh xasuus ayey igu leeedahay
Ereyada ahu singub
Iidoor Wagaashe ka Cararaaaaaaaa
Hooyadaa muu kufsaday idoorku khaniisoow
Ha kuwaso
waan ka helay
Heesoqarami
yaa qaaday😂
Waar ninyow rooxaantan aan rasdkeeda gurayaa Adakaa inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waar tanoo kale
Heesoqarami
Cabdiaabi
Cabdiaabi
Soomaali