Heestii Beryo Caashaqaygii Lyrics Kaban Aun Yaasiin A Digfeer

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • Codkii Aun Yaasiin Axmed Digfeer

Комментарии • 4

  • @Onkodmedia380
    @Onkodmedia380 2 года назад

    Xageen kaala soo xidhiidhaa sxp

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN 3 месяца назад

    heestan san u jeclahay

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 года назад +3

    Beryo caashaqaygii
    Markii baarka loo fidhay
    Ubixiina soo baxay
    Biya dhaca anoon degin
    Sow beledkii Haa Haa
    Beledkii kamay bixin
    Ana boog jacayl
    Bar wadnaha ku taaloo
    Boggu iLa xanuunoo
    Ka bogsoonoonin weeyaan
    Waana Layga baantaa
    Burde Layga saaraayeey
    Dawo Laygu boobaa
    Jidhku waa i boobaa
    TalLaa igu balaadhane
    Wa igu baar gadoontee
    Cirku baaxad weynaa
    Dhulkuna baalo dheeraa
    Beri inaan dhaqaaqo
    Baddu kala fogaa
    BiLaadna igu dheeraayeey
    Oo bilaadna igu dheeraayeey
    Beri inaan dhaqaaqiyo
    Socod ii banaanaa
    Bilaadna igu fogaa
    OO Bilaadna igu dheeraa.
    *Alle haw naxariisto AHUN digfeer🤲*

  • @selmaandhubadb8368
    @selmaandhubadb8368 2 года назад

    Biya dhaca anoon tagen sow beledkii kamay tegin ( qof laga sacdaaley baa garan micnaha ayleedahay