Heestii Caga Dhigo Lyrics Aun Cumar Dhuule Kaban

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • Hees Xusid Mudan

Комментарии • 5

  • @abdullahiaraaye5857
    @abdullahiaraaye5857 2 года назад +1

    Kaban aad ku raaxaysato hadad rabto Cumar dhuule iska dhegeyso iyo cod hooooooose oo aan madaxu kugu xanunayan, fan kaama danabayn cumarow alle haku naxariisto

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 10 месяцев назад +4

    #ERAYADA | LYRICS | ⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵
    00:29​ Walow aan ku caashaqay
    00:32​ Oon calanka kuu sudhay
    00:34​ Camal xumada qaarkeed
    00:40​ Walow aan ku caashaqay
    00:43​ Oon calanka kuu sudhay
    00:46​ Camal xumada qaarkeed
    00:51​ Layguma celceliyoo
    00:55​ Anigaa ka caaganee
    00:59​ Layguma celceliyoo
    01:04​ Anigaa ka caaganee
    01:08​ Caga dhigo bilaash baad
    01:11​ Caga dhigo bilaash baad
    01:14​ Laydha u cabaysaa
    01:19​ Caga dhigo bilaash baad
    01:22​ Caga dhigo bilaash baad
    01:25​ Laydha u cabaysaa
    02:15​ Cambayahow bislaadee
    02:18​ Cunista uun u baahani
    02:21​ Walow aad cad
    02:22​ Nool tahay
    02:27​ Cambayahow bislaadee
    02:30​ Cunista uun u baahani
    02:33​ Walow aad cad
    02:34​ Nool tahay
    02:38​ Cid laguuma waayinee
    02:42​ Waxaa jira carada wali
    02:47​ Cid laguuma waayinee
    02:51​ Waxaa jira carada wali
    02:56​ Gabdho kaa cudoonoo
    02:59​ Gabdho kaa cudoonoo
    03:02​ Ku cadiban aduunkee
    03:07​ Caga dhigo bilaash baad
    03:13​ Laydha u cabaysaa
    03:19​ Caga dhigo bilaash baad
    03:21​ Caga dhigo bilaash baad
    03:24​ Laydha u cabaysaa
    04:35​ Cakuyee kalgacalkii
    04:37​ Igu helay caraabada
    04:41​ Kama caafimaadine
    04:47​ Cakuyee kalgacalkii
    04:49​ Igu helay caraabada
    04:52​ Kama caafimaadine
    04:58​ Walow aan codkaygiyo
    05:02​ Heesaha Ku ciil baxay
    05:07​ Walow aan codkaygiyo
    05:11​ Heesaha Ku ciil baxay
    05:16​ Caga dhigo bilaash baad
    05:22​ Laydha u cabaysaa
    05:27​ Caga dhigo bilaash baad
    05:34​ Laydha u cabaysaa.
    ::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::
    𝐗𝐚𝐬𝐮𝐮𝐬 𝐪𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝗺𝗶𝗱 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵
    𝗳𝗼𝗼𝗹𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗫𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗲𝘀𝗮𝗵𝗮 𝗵𝗶𝗿𝗴𝗮𝗹𝘆.
    𝗥𝗮𝘅𝗺𝗮𝗮𝗻𝗸𝘂 𝗵𝗮𝘄 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗼
    𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗰𝗼𝗱𝗸𝗮 𝗯𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗰𝘂𝘂𝗱𝗸𝗮
    𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗗𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗲𝘀𝗮𝗵𝗮 𝗺𝗰𝗻
    Mulaxamkii ugu Cajiibsanaaaaaa
    Alfanaan Cumar dhuule Ali...AHUN.
    Erayada Cumar Mahdi Dhuule AHUN
    Laxanka Cumar Mahdi dhuule AHUN
    Kabanka Cumar Mahdi Dhuule AHUN
    Luuqda Cumar Mahdi Dhuule AHUN

  • @dhugmaallyrics
    @dhugmaallyrics 2 года назад

    Waaw erayo cajiib iyo Kabankii cumar dhuule ALLAHAYOOW U NAXARIISO

  • @shuuriyecade1027
    @shuuriyecade1027 2 года назад +2

    cajaaip cumar dhuule inta iga dambeysaa like 👍 isaara❤😎