Xasan Aadan Samatar 🔥 lugban faraas ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 25

  • @KalletAlmis
    @KalletAlmis 3 месяца назад +1

    Wow errayadii maxamed cai kaariiiye AHU
    Codka xasan aadan samatar
    OLD IS GOLD❤

  • @cumarxaajixuseen3507
    @cumarxaajixuseen3507 2 дня назад

    01/02/2025 bn dhageysanayaa my favourite song Ma laabna!

  • @Daadirabdi121
    @Daadirabdi121 4 месяца назад +4

    Laxab ima hayinee❌️
    Lixaad uma hayee✅️

  • @AbdirahmanAhmed-ok7xi
    @AbdirahmanAhmed-ok7xi 21 день назад +2

    Caawa oo aan Heestan Dhegaysanayo Taariikhdu waa 13-1-2025 Waxa aan ku Suganahay Dalka Kenya.

    • @FitaaxMahdi-ks7yr
      @FitaaxMahdi-ks7yr 15 дней назад

      Wxn dhagaysan jiray 10/5/208 dheeno wado aduun

    • @cumarxaajixuseen3507
      @cumarxaajixuseen3507 2 дня назад

      nin adag baad tahay ee cimriga allaha inoogu barakeeyo wanaaga iyo camalka suuban walaal

  • @JamalharunJamalharun
    @JamalharunJamalharun Месяц назад +1

    Hestan waxn ku xasustaa
    Asxab qiimo badan bahadon bisle ,salax maxmed salax(sms)saamiya maxmed , cokiye wakhtigii safarka❤

  • @CalidaahirMaxamed-k9h
    @CalidaahirMaxamed-k9h 2 месяца назад +1

    Yasalaam❤❤❤

  • @gaabawofficialchanel9246
    @gaabawofficialchanel9246 29 дней назад

    Xasanow alle cimriga ha ku dheereye maxad fan na bartay

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy 2 месяца назад +3

    Lix baan kali u laab dhiganayaa
    Laxaad uma hayee
    Labaan laba ku loolooliyaa
    Waanse liicayaa 😢

  • @ugaasilkacaseugaas2133
    @ugaasilkacaseugaas2133 5 месяцев назад +2

    Yaa salaam ereyadii m c kaariye codku waa waa aarka fanka

    • @Guuleed1Maxamed2
      @Guuleed1Maxamed2 5 месяцев назад +1

      Goat fanka xasan adan samatar

    • @moinvestigator2342
      @moinvestigator2342 4 месяца назад

      Wl​l @@Guuleed1Maxamed2 abwaan ibraahim cajaa'ib ayaa leh

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 5 месяцев назад +2

    Xasan baashe aarka fanka

  • @Guuleed1Maxamed2
    @Guuleed1Maxamed2 5 месяцев назад +1

    Xasan adan samatar se nayeshay😢

  • @MaxamedLiqliqto
    @MaxamedLiqliqto Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @abdulkadirkadiye646
    @abdulkadirkadiye646 9 месяцев назад +2

    M cali kariye dhaqtarkiii jacelka dadka ile iskaga leexo waaw!!!!! Cajiib

  • @ShamsoBiinso
    @ShamsoBiinso 5 месяцев назад

    Waah wAhaw❤❤❤

  • @BashiirabdiRisaaq
    @BashiirabdiRisaaq Год назад

    ❤❤

  • @KadarDirie...
    @KadarDirie... 7 месяцев назад

    Uuma laabna