HEES | Alamtara | Xasan Aadan Samatar |▪︎Kaban | Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 янв 2025

Комментарии • 277

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 года назад +37

    Aniga heestaan mar kaste oo aan dhagaysto xusuus bay igalisaa xusuustayda waxay dib ugu noqotaa sanadkii 2004 oo aan 6 sano jir ahaa
    Waa markii iigu horreysay oo aan hees dhageystay heestaan ayeyna ahayd rikoor ama raadiyahii aadka u waynaa oo xiligaa gurigannaga yaallay baan ka dhageysan jiray,
    Alloow cimriga noo barakee annaga iyo waalidiinteenna iyo dhammaan muslimiinta

  • @caddeeye
    @caddeeye 3 года назад +9

    Cabdi cali wayd Allah ha u naxariisto ,erayo dhaxalngal ah ,xasan iyo siciid harawo way ku nuux-nuuxsadeen

  • @abdullahiali1394
    @abdullahiali1394 4 года назад +9

    qaniiyadaa abeesadu
    Aar dambay ku legeda
    Anigana ishaaradu
    wali way igu adagtahay
    waxse aad ogaataa
    inaan sii abaabulo
    Afareey shaxdeedi
    waah waah
    xasan adan samatar
    legend cidaan ku agdhigo waa

    • @maxamedabdifarah4430
      @maxamedabdifarah4430 3 года назад

      Qaniinyada abeesadu
      Aar dhanbeey ku legeddaa
      Waxan eelka qariyaaba
      Jaceylkuna oogta ka caddaa
      Labadaa naga saxa

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 Год назад +1

      Heestani waxay si gaara u khusaysaa Abwaan cabdi Cali weyd oo isagu curiyey AUN Abwaanka.
      Heestan iyo heesta Ruun ee tubeec qaado iyo kuwo kaleba waa qaar khuseeya arrimaha gaarka ah ee Abwaanka rabbi ha janneeyo cabdi Cali weyd.

  • @guryasame
    @guryasame 4 года назад +38

    Yaa salaam. Tani waa hees kulmisay maskaxda rag waa weyn.
    sixitaan yar:
    1[...]Qaniinyada Abeesadu
    Aar dhan bay ku legeddaa .."
    2[...]Waxaan eelka qariyaba
    Jaceylkuna oogta ka caddaa
    Alamtarana soo dhaaf..."
    Heeskaan, marka laga soo tago miraha Cabdi Cali Weyd; ee markasta dhadhanka murtiyeed iyo humaagyada gaarka ahi ku dhafan yihiin; waxaa kaloo tacajab leh awoodda laxan-curineed ee Abwaan Siciid Xarawo. Codsameyntu waa hal abuurnimo iyo hibo is cuskaday oo aan qof kasta la siin.
    Waad mahadsan tihiin, Maadeys.

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 4 года назад

      Waa runtaa sxb oo waad wada saxday ee wllo ereyga "eel" (eelka qariyaaba) maxaa laga wadaa ? Ma nabarka qariyaaba mise ehel ka qariyaaba ?

    • @guryasame
      @guryasame 4 года назад +10

      @@amarehadaweh9683 , "eel" waa dhibaato, dhaawac ama boog iyo nabar hore oo muddo kaddib qofka ku soo kaca ama ku soo rogaal celiya; tusaale maahmaah: "Ayax teg, eel na reeb". Waa sida aan u aqaan anigu walal.

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 4 года назад +1

      @@amarehadaweh9683 eel (jug)

    • @maxamedsuldaan5330
      @maxamedsuldaan5330 3 года назад

      Siciid xarawo waxa uu fanku ka gaadhay figta sare,codsamayntiisuna maaha mid laha xiiso go,ayo.
      Iskaashi weyn ayaa ka dhacay halkan
      Cabdi cali wayd,siciid xarawo iyo xasan
      Mahadsanidiin

    • @abdiqanidahir5541
      @abdiqanidahir5541 10 месяцев назад +2

      Sidaas maaha aar dhan ku legedaa maaha. Eeee waaaa
      Aaar Dan bay ku legedaaa. Waxa LA yidhaahdaaa qaniinyada abeesadu waxa ku dishaaa kusooo laba kac layn beri dambe ayay qofka kusooo baxdaaa qaniinyada abeeesadu. Sidaaasaan u fahmay... sidaasaanay u eegtahay runtiii

  • @el_abdallahnoor9127
    @el_abdallahnoor9127 10 месяцев назад +11

    Waxaan la yaabay laxanka heesta saaran, markaa ayaan arkay in dad badan ka yaabeen laxanka. Wlh laxamiistaas waa the best.

    • @adams9307
      @adams9307 10 месяцев назад +2

      Siciid xarawo ayaa ku fara yaraystay waa cajiib laxanadiisu ninkaa

  • @mohadekkassim2309
    @mohadekkassim2309 11 месяцев назад +5

    2010 ❤❤❤❤Aniga adeerkey mcn marna sxbkey dhabta ahaa ayaa heestaan kuwada mirqaami jirnay xasuus igalisay caawana mareeykanka ku dhageeysanayaa xasuus weyn allahyow cumriga inoo barakee yaarabi

  • @liibaanliiburuuj
    @liibaanliiburuuj 3 года назад +10

    Mid kamid ah heesaha aan ugu jeclahay uu samatar qaaday,,,,,,, waxaan ku caweenaya magalada wajeer

    • @farxiyoluulofficiall697
      @farxiyoluulofficiall697 3 года назад +1

      Sujugu afka somaliga ma dhageestaan

    • @liibaanliiburuuj
      @liibaanliiburuuj 3 года назад +1

      @@farxiyoluulofficiall697 sujuuga afsomali wee kaa badiyaan ee qiyaali baa la idinka dhaadhacshay hhhhhhh

    • @muunaabdiqaadir6755
      @muunaabdiqaadir6755 2 года назад +2

      @@farxiyoluulofficiall697 somali mahan miyaa 😄😁😁😁

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 2 месяца назад +1

      ​@@farxiyoluulofficiall697gabar war la'. Af gaal albaabka skoolkaan ku tuurnaa ileen xaafada hooya iyo aabo iyo awoow iyo ayeey somali ahaa nooga horeeyaane. Wajeer dadka daga waa dad aad ugu dhagan dhaqankay somali lahayd especially Dagoodiya saransoor hadaan nahay eray naga fakanaa maleh❤❤❤❤❤❤❤ say wallaahi miyad nagu qaldeysaa abaayo sidey kaa noqotay

  • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
    @GEEDISHAAMBOWSTUDIO 2 дня назад

    ammaantaada gaarkaa
    Hani ilwaad quruxeey
    waxaan sii astaayeebaa
    naftu ku oggolaatee
    adigaan hablaha ugub
    islahaa aroortii
    ha kaa soo ag toostee
    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    intaan baa iga dhex bexdey

  • @cabdicali9069
    @cabdicali9069 Год назад +4

    Waa ereyadii cabdi cali weyd .AHN iyo laxankii siciid xarawo .AHN.

  • @abdullahisalad4166
    @abdullahisalad4166 2 года назад +5

    Abwaan siciid xarwo waa mucjiso bal heeska arag laxanka uu saaray layaabka leh

  • @fiicaneeyhaaji1832
    @fiicaneeyhaaji1832 4 года назад +16

    Hasanow eedan legend
    Labada luqadood ku heesa
    Maay maxa tiri
    Madeys mel lo so raxo tago
    Nolada team ka so wada shaqeyay

  • @mohamedkhalif5271
    @mohamedkhalif5271 4 года назад +9

    Adigaan hablaha ugub
    Islahaa aroorti hakaa Soo
    Agtooseen yaasalaam

    • @abrahimmouse6176
      @abrahimmouse6176 4 года назад +2

      Adigaan hablaha ugub
      Islahaa aroortii hakaa soo
      Agtoostee

  • @majidabdalla8858
    @majidabdalla8858 2 года назад +4

    Waa marki igu horeysi an maqlo hestani aadbana uga helay ereyada laxanka iyo luuqda runti wax bdn ban kuso ceshceshtay ila hada kama dhergin 2022/5/4 in 🇹🇷

  • @mawliidelmihaange7574
    @mawliidelmihaange7574 Год назад +3

    Malintu waa Thursday 16/February 2023, wadankuna waa Uganda 🇺🇬 casimadiisa Kampala. Ilhey riyooyinka noo rumee adaa adoo lehe.

  • @aminaofficial4659
    @aminaofficial4659 3 года назад +2

    Xasuuuuuus waaaaaah waaaaah xasan Aadan Samatar❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️waxa uurka kuhayaba afka soo igama xadin❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 Год назад +1

    Allahayaay Rabbi haw naxariisto Abwaankii midhaha cuddoonaa Cabdi Cali weyd.
    Asal hargeysaawi.

  • @abdiweliegag3837
    @abdiweliegag3837 2 года назад +4

    DUCO BAAN DHIHI.
    MAY ALLAH FORGIVE ANY ONE OF THE WORLD
    Aamiin yaa rabi

  • @burhanabdalle
    @burhanabdalle Год назад +2

    "Adigaan islahaa hablaha ugub, aroortii hakasoo agtoostee❤️🌹Yasalam😊

  • @liban4042
    @liban4042 4 года назад +4

    Heestan ayado kaban ah iney jirto uma maleyn jirin wlh muusik caadi ah ayado lagu tumaayo ayaan iska dhageysan jiry lkn hada waaba ayadoo kaban ah oo yaa heli kara ah lol Thanks sxb👍

  • @akyareproduction
    @akyareproduction 4 года назад +28

    Walee laxan baa hees kala reebay laxan kaan fiiri bal cajiib heesaha hada waa isku wada mid laxan koodu dad waa dadkii hore xiligaan uu qaadayo waxaa hubaa inaan adunyo joogin

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 года назад

      Ma aqan meel aan jogay aa🤣🤣🤣🤣

    • @yasinmohamed3666
      @yasinmohamed3666 3 года назад +4

      Laxan maaha waa laab laxan ku saqraqminaya waa Laxamiiste Abwaan Saciid Maxamed Xarawo Allaha Xafidee waa kuugu raacay sxb

    • @iftiinkaifka5867
      @iftiinkaifka5867 3 года назад

      Waa nol nahay waana soo wadna ka daran nolaw sxb

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 4 года назад +11

    Laxanka ninka saaray hadaan idiin sheego maxad bixinaysaa.Waar waa Siciis Harrawo Ereyada wiilkii reer Hargeysa Wiilkii Sacad Muuse Abwaankii qaaliga ahaa Abdi Ali Weyd

    • @mohammedh1120
      @mohammedh1120 4 года назад +1

      Waa Runtaa sxb 100%

    • @abdullahishube5076
      @abdullahishube5076 3 года назад +1

      Oday harawo waa astaan faneed runtii heestii goormaan ladnaanay waa lixdankii habeenkii calan saarka welina waa noolyahay

  • @shukriali7215
    @shukriali7215 Год назад +9

    Heestaan crono virus ayeey isoo dhaafsiisyey anigoo ley karantiiley wasaqii i qabey markaana aan wax ka tabanaayey alx now I’m okay

    • @maxamedcali4363
      @maxamedcali4363 11 месяцев назад +2

      Miyaad ilaawday kalgacalkii ku aaway waan ku indho kuushaa aragaagiyee

    • @shukriali7215
      @shukriali7215 11 месяцев назад

      @@maxamedcali4363 huuno xagee iga soo gashey kkkk❤️

    • @cabdifataxadan4526
      @cabdifataxadan4526 10 месяцев назад +1

      wexeena aan hoos udhamaysano qaali yaynaan comantiga iska xamanin😢

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 2 месяца назад

      Sorry gacal. Waa khayr mar hadaad bogsatay 🥰

  • @axmaddheere6349
    @axmaddheere6349 10 месяцев назад +3

    Waxaan Ehelka Ka Qariyaaba Tahriibkii Oofta Kacadaa Africana Soodhaaf
    Barasil idanka Soo Salaama Hadafku Waa USA🇺🇸 Soo Duceeya Jaalayaal❤❤

    • @abdilaahiabdi377
      @abdilaahiabdi377 Месяц назад

      Zxb alle hamigaaga hakuu rumeee waxba mayaalaantanaan iska dhagaysanaa habeenkii😢

  • @AbdulRahman-dq8ig
    @AbdulRahman-dq8ig Год назад +2

    Caaway iibaxday heestaan anoo india qaad ku helay xasuus ragi aankuso wada jabnay inti dhimatay allow unaxariiso inta noolna cimri dheer dhaxaan anoo safar dheer ku jiro ku siraatay heestaan adeer xasan cimrigaagu dheera caawa marqaanku ducada iisaaran

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 3 года назад +7

    Mujisadii fankeena xasan Aadan samatar fanaan qaaliya 👏🎧🎸🎷🥁🪕🎻🎺🎤

  • @abdisalandayib6428
    @abdisalandayib6428 10 месяцев назад +3

    Amaantaada gaarkaa adi ilwaad Quruxey waxan sii asteeyaabah naftu ku ogolaatee adigaan lahaa hablaha ugub haka soo agtoostee ❤
    Yaasalaam
    Alleh haku xafido

  • @abdifataxaraye5853
    @abdifataxaraye5853 4 года назад

    Indha kuul kaban cawa igu horeysa thnx bahda madeys aad baan uga helay heesihina waayo waayo gaar ahaan heestan ku indha kuusha Xasan Aadan Samatar Allaha ku xafido

  • @yaxyegabyaaye9792
    @yaxyegabyaaye9792 4 года назад +9

    Ereyada AHN Abwaan Cabdi Cali Wayd.
    Sixid yar azxaapta.
    "Qaniinyada abeesadu
    Ar dambay ku lagadaa"

    • @abdullahishube5076
      @abdullahishube5076 3 года назад +1

      Yaxye Gabyaaye sxb anigu waxaan u qabaa
      Qaniinyada abeesadu
      Aar dhan bay ku legedaa

    • @haamudnews8451
      @haamudnews8451 3 года назад

      @@abdullahishube5076 sxb qof BAA laga hadlayaa waxaa sax ah Qaniinyada Abeesadu Ar danbay ku legedaaa

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 3 года назад

      @@abdullahishube5076 sax soomaaliga kuma arag kalimo ladhaho aar dambe. Aar waa libaaxa labka ah aar iyo dambe isma qaadan karaan "aar dhan" ayaa ugu macquulsan

    • @omarguled691
      @omarguled691 3 года назад

      Qaniiyada Abeesadu Aar Dhan Bay Ku Legadaa weeye sxb
      Yacni libaaxa qaybtiisa dhadiga bay ku Legadaa

    • @haamudnews8451
      @haamudnews8451 3 года назад

      Sxbyaal maaaha sidaa Qaniinyada Abeesadu Ar Danbe bay ku legedaa waxaa laga wada Hadii Abeeso ku qaniinto mar Danbe ama wakhti Danbe ayay kugu soo kacdaaa Lkn Meeshu Aar libaax ah Loogama Jeedo

  • @abdifataxnaasir5697
    @abdifataxnaasir5697 25 дней назад

    Yaa axsan sowt xabeeb alle ha u naxariisto ❤😊

  • @abdiweliegag3837
    @abdiweliegag3837 2 года назад +3

    Somalia shanta soomaali baa leh
    Ka sokoow
    I LOVE ALLAH

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 4 года назад +17

    Erayadii Cabdi Cali Cabdullaahi ( Cabdi Cali Weyd) laxanku Siciid Maxamed Xarawo

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 4 года назад

      Laxanka abwaan jiir baa laha

    • @shafiehassan6170
      @shafiehassan6170 4 года назад

      Najiib wll ma Cumar Seerbiya baad fanka iyo suuganta kula murmi rabtaa???

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 4 года назад +2

      @@shafiehassan6170 ader heskan mesha lagu curiyay ban jogay laxankana ninka saray asxap isku dhow baa aheen waqtigaas .

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 года назад

      @@najiibalpha9409 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklklk

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 года назад

      @@najiibalpha9409 waxba idin kala haysta adiyo seerbiya waa iga qoslisen kkkkkkkkk ilaa iyo halkii lagu sameyay ayaa tagten

  • @ahmednurabdinoor2562
    @ahmednurabdinoor2562 4 года назад +38

    Sxb naga sax halka "" . ....jacaylkuna oofta ka cabaa.."" waa jacaylkuna oogta ka cadaa. Macnaha dadka ayaa iga fahmay in uu jacaylju ihaayo oo wax la qarin karo wuu ka weynyahay. Mahadsanid

    • @dooroonewaaguga2926
      @dooroonewaaguga2926 2 года назад

      Jacayl maaha heestani sababtuna waxa weeye

    • @dooroonewaaguga2926
      @dooroonewaaguga2926 2 года назад

      Qaniin abeeso iyo jacayl laysma tuso qodobka 2aad waxa weeye alamtara af ka somaaliga waxay tilmaantaa dagaal

    • @dooroonewaaguga2926
      @dooroonewaaguga2926 2 года назад

      Waxa loo dhaartay dawladii kacaanka ahayd ninka curiyeyna waaba la yaqaane

    • @dooroonewaaguga2926
      @dooroonewaaguga2926 2 года назад

      Oo waa cabdi cali wsyd

    • @dooroonewaaguga2926
      @dooroonewaaguga2926 2 года назад

      Waa raggii deeleeyda curiyey iyo Isaaqismka

  • @salmahussein3216
    @salmahussein3216 4 года назад +11

    Waxaan eelka qariyaaba jacaylkuna oogta ka cadaa alamtarana soo dhaaf weeye pro

  • @yasinmohamed3666
    @yasinmohamed3666 3 года назад +6

    10.12.. Qoftayda ayaan Rabay iCaawa oo Jimca ah in aan waqti la Qaato Maadama aan kala Fog nahay Laakiin waqti bay ii waysay ! Way Mashquul Saneed Anoo iska calool xun baan YouTubka iyo Samatar ka Raadiyay xal iyo in aan ku Nasto Heeskaan ayaaba Tilmaamaya Xaaladayda Maba Oga in aan ku Indha kuushto Arageeda ileen Naf wax jqcel ma Harsato.mana Hooyato.Nacab iyo Naag se maxay ka Garan! IN uu Alamtara soo Dhaafay? Aloow sahal Amuuraha.

  • @naajicade8646
    @naajicade8646 4 года назад +4

    Yaa salaam big legend xasan aadan samatar waa hobol soomaaliyeed

  • @xaajiburash2633
    @xaajiburash2633 4 года назад +5

    Mansha,Allaah ugaaas, heeso badan oo mudo aan raadinaayay ayaan halkaan ka helay.

  • @khalilosmanduale3785
    @khalilosmanduale3785 11 месяцев назад +2

    Ninkan waa legend somaaliyeed

  • @saynabyalmaas
    @saynabyalmaas 10 месяцев назад +2

    Amaantaada gaarka ah adi ilaawd quruxey waa ereyo cajib ah heestaan mar hore hadaan baran lahaa hees kle madhageysan lahen tik tok baan hada kaso racay kawarn maxay hori noga qariyen shit mida kle ninkaan cod macanaa 😋😋💋🙈🔥💃

    • @sn4271
      @sn4271 10 месяцев назад +1

      Aniba TikTok aka imaday xasan adan cod uday

    • @mohaqays2146
      @mohaqays2146 7 месяцев назад

      9 sano bn qayilayey hees aan iyada ahyn ku ma murqaamo walib xilyada safarka iyo roobku isku beegmo😂

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 4 года назад +7

    Erayadii Cabdi Cali Weyd,laxankii Siciid Xarawo,1978 Hargeysa

  • @mahadyare3672
    @mahadyare3672 7 месяцев назад +1

    adigaan hablaha ugub islahaa aroortii haka soo ag-toostee
    bal sawiro adiguba what a song hassan baashi" layaab layaab
    Waxan waqti qurux ku qadaneyna aniga io saxiib-key sharma luuda

  • @qaasimi21
    @qaasimi21 4 года назад +4

    Xusuus aniga oo dhigta fasalka 5,aad ee dugsiga hoose ayaan ka dhageysan jiray iyadoo xayeysiis idaacada shabeelle astan loga dhigay alla xusuustu wacanaa

    • @ahmednor4700
      @ahmednor4700 4 года назад

      Wlh waa runtaaa iyaadoo xayeysiin ah ayan maqli jirey. Xasuus fcn baad leedahay sxb

    • @foosmohammed9519
      @foosmohammed9519 4 года назад

      Xaqiiq walle wn xasuustaa😂☝️

  • @ahmedyare3121
    @ahmedyare3121 4 года назад +1

    Www xasuus danbo iglisey hestan qofa jeclaa sxsuustey hadne Ana lajogin

  • @abdinurabdullahi9371
    @abdinurabdullahi9371 4 года назад +1

    Xassan adan samartar heesta balad weyne iyadoo dhameystiran sxb codsi

  • @abdullahi77.
    @abdullahi77. 10 месяцев назад +3

    The best samatar always legend 2024 listening 🎶

  • @Dhagacadde_10
    @Dhagacadde_10 Месяц назад

    Suugaantii summada goonida ah lahayd, ee Cabdi Cali Weyd.
    "Adigaan hablaha ugub
    Islahaa aroortii
    Hakaa soo ag toostee"

  • @ahmedmohamed-lu7kt
    @ahmedmohamed-lu7kt 2 года назад +1

    Waah waah waxaas baa ah

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 18 дней назад

    Dadkeena waxaan had iyo jeer ku arkaa iyo cuudka ninka garaacaya yidhaahda waa jiim sheekh muumin kan imiga garacaaya waa alla hawnaxariisto labdoodaba e waa goobe samatar isagaa ubadnaa iyo sahra ahmed

  • @xasanmaxamedxasanmaxamed7567
    @xasanmaxamedxasanmaxamed7567 2 года назад +1

    Yaa salaam tani waa hees ween maskaxda leeysu keenay

  • @naftauroon2482
    @naftauroon2482 4 года назад +3

    Waaaash waaaaah 👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰xasan Adan❤️❤️

  • @CabdiMutay
    @CabdiMutay 9 месяцев назад +1

    kabanka saaran heestakaban waayy walahi

  • @aadanjamaac7676
    @aadanjamaac7676 2 года назад

    Eewaa laago taran dhexjooga
    Laaago_garatee
    Taran _ sheeg wxnad aqoon ulahayn haku canan

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 года назад +2

    Adigan islaha aroorti haka so agtoosto eeshcala erayo👏👌😍

  • @Omar_Dayib_Ugas
    @Omar_Dayib_Ugas 4 года назад +3

    Dhaqanka ino iftimeneysan wadna ku mhdsantihiin 💯💯 wax murti laga faidaya ayad ino sidaan mhdsanidiin

  • @istahilhusein4476
    @istahilhusein4476 2 месяца назад +2

    Hees taan ninka laxanka saaray waa legend wayn runtii wa xaan dhihi karaa waa boqorka laxamada oday xarawo

  • @abdullahialiabdullahi3420
    @abdullahialiabdullahi3420 Месяц назад

    Mar hadaadan ii imaan
    Adoon eed lahayn ban
    Kaa aamin baxayaa
    Aniguna ishaaradu
    Wali way igu adagtahay
    Waxaadse ad ogaataa
    Inaan sii abaabulo
    Afareey shaxdeedii
    Adigaan hablaha ugub
    Islahaa aroortii
    Hakaasoo Aktoostee
    Erayada ayaa qalbigayga toos utaabanayo saacadana waa 4.05 habenimo salada subax ayaa un daqiqado kadhiman yihiin bisha wa 29 November 2024. waxaana lasoo kacay dareen jacayl. Qofti an 7 sano kahor axdi meel dhiganay ayaan wali qarash ula ahay guri galkeedii
    Allow amuuraha sahal

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 4 года назад +2

    Legend Samatar👏👏👏👏👏👏👏soobadi heesihiisa

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 года назад +6

    #𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒:
    #𝐏𝐚𝐠𝐞1
    ➪𝐔𝐦𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐲𝐫𝐚𝐱𝐚𝐚𝐠𝐢𝐢
    ➪Iyo aramidii Caashaqa
    ➪Waxaan Uurka ku hayaaba
    ➪Afku sow igama xadin
    ➪Kol hadaanad ii iman
    ➪Adoon i helin
    ➪Indhahaygu miyey
    ➪Kaa Aamin baxayaan
    ➪Wuxuu soo araartaba
    ➪Jacaylkuna Ooda soo Jebi
    ➪ALamtarana soo dhaaf
    ➪Miyaad iLowday
    ➪Kalgacalkii ku aaway
    ➪Waan ku indha kuushaa
    ➪Ku indha kuushaa aragaagiiyee
    #𝑷𝒂𝒈𝒆2
    ➪Amaantaada gaarka ah
    ➪Adi ILwaad Quruxeey
    ➪Waxaan sii Asteeyaaba
    ➪Naftu Ku Ogolaatee
    ➪Adigaan hablaha Ugub
    ➪Islahaa Aroortii hakaasoo
    ➪Ag toosteeeeeeeeeeee
    ➪Intuu soo awaar kacay
    ➪Jacaylkuna aarmigiisii
    ➪Alamtarana soo dhaaf
    ➪Miyaad iLowday kalgacalkii
    ➪Ku aaway waan ku indha kuushaa
    ➪Ku indha kuushaa aragaagiiye.
    =================𝑬𝑵𝑫.
    Hees xusid mudan mid ka
    mid ah xulka heesaha hirgalay.♫︎
    ⠀⠀⠀⣠⡤⠒⠂⢀⣈⣉⠉⠑⠒⠢⠤⡀
    ⠀⠀⡰⠉⢁⣰⣶⣾⣿⣿⣿⣿⣷⣶⣼⣶⣼⣆⠀⠀
    ⠀⢠⣁⣴⣿⣿⣿⣿⣿⣿⣿⣿⣿⣿⣿⣿⣿⣿⣷⣄
    ⠀⠀
    🏀     👑⠀⠀ ##|
    👆🏿     👴🏿⠀⠀⠀ |
      🐛💤👔🐛⠀⠀ |
           ⛽⁣ ☞︎︎︎⠀ ➪ 𝑪ᴀʙᴅɪsᴀʟᴀᴀɴ 𝗤ᴀᴀʀᴇʏ.
          ⚡👟⠀⠀⠀ |
        🎸    🌂⠀⠀|
       👢      👢⠀ |
    ┻┳|
    ┳┻| _
    ┻┳| •.•). i'm watching.....
    ┳┻|⊂ノ
    ┻┳

    • @CEELDARRAAD
      @CEELDARRAAD Год назад +1

      2023 6:46 Ceel darraad baan ku dhegaysanayaa

    • @RadioQaraami
      @RadioQaraami Год назад +1

      @@CEELDARRAAD
      Mahadsanid Saaxiib Sare.

  • @cabdiraxmaancabdillaahi-9
    @cabdiraxmaancabdillaahi-9 4 года назад +9

    Erayadii Cabdi Cali Weyd oo asal Hargeysaawi ahaa. Waa halabuurkii sameeyay heeso ay ka mid ahaayeen: 1) Suuldhabaale oo ay Sahra Axmed iyo Cabdiraxmaan-Dheere wada qaadeen; 2) Anigoon gu’ weynayn oo Maandeeq qaadday; 3) Ogaysiis oo Khadra Daahir qaadday; 4) Halkan aynu joognaa ma jidkii Siraad baa oo Sahra Axmed iyo Cabdiraxmaan-Dheere wada qaadeen; 5) Wisiisi oo Sahra Axmed qaadday.... iyo qaar kaloo badan.

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 4 года назад +2

      Waxaad ilowday heestii boodhariba caashaqu inuu batalaale dhigay la soo booqdo mA ogtahay
      Axmed Cali cigaal ayaa qaaday

    • @fadxioslo4269
      @fadxioslo4269 4 года назад

      Halkaa iga sax sxb heesta ma hysid cida iska leh 😂😂😂😂😂

    • @yahyajama8319
      @yahyajama8319 4 года назад

      heestii hargeysa c/dheer

    • @maxamedsuldaan5330
      @maxamedsuldaan5330 4 года назад

      Sidoo kale badu inay madawdahay cigaal
      Ruuneey isoo eeg tubeec
      Doonidii jacaylka maxamed dheere
      Alahayow naf saareeya maxaa qoorta ii sudhay
      Heesihiisu mid la tuuro ma le cabdi cali wayd waliba waxaan ka xumahay inuu ku geeriyoodey 37 jir kaliya

    • @hassanomer620
      @hassanomer620 2 года назад

      Wuxuuu lahaaa ruwaayadii...nin qasbaaya jacayl maloo quudhi karaa

  • @abdulkadirkadiye646
    @abdulkadirkadiye646 8 месяцев назад +1

    Legend samatar siduu uguuxayo war ninka cod walasiyey

  • @hajjisaciidi5148
    @hajjisaciidi5148 4 года назад +4

    Heestii Digfeer ee "ku sugnow agteydoo, samair yeelo waligaa" ilma adeerayaalow meel ku sheega.

  • @elias4499
    @elias4499 2 года назад +6

    Waxaan ehel ka qariyaaba
    Jacaylkuna oogta ka cadaa
    Meeshaas iska sax
    Ka cabaa maaha

  • @mubaarigfarahwafer1983
    @mubaarigfarahwafer1983 16 дней назад

    All songs not same this song is one of the remember when listening me. Allah ha janeeyo sahra.

  • @abdifataxaraye5853
    @abdifataxaraye5853 4 года назад

    Mahadsanidin bahda Madeeys

    • @abdifataxaraye5853
      @abdifataxaraye5853 4 года назад

      Adinko mahadsan heesaha aad soo geliseen fadlan hadii aad awodaan so qora abwanka erayada sameyay si looga faideysto thnx

  • @Daadirabdi121
    @Daadirabdi121 Год назад +3

    Miyad ilowday kalgacalkii
    Ku aaway waaku inadha
    Kuusha aragaagiye😢😢😢

  • @yaasmiinyuusuf7110
    @yaasmiinyuusuf7110 4 года назад +8

    Samatar ❤

  • @mukhtarbaadil
    @mukhtarbaadil 3 месяца назад

    Heestani xasuus aan garanayo oo ay igu leedahay ma jirto. Haddana waxay i gelisaa muudh aanan garanayn; sidii aan joogay halkii Siciid Xarawo laxanka ku saarayay ama aan ahay qofka noloshiisa uu cabdi cali-weyd midhaha ka qoray. Sidoo kale Kabanka heestan aad baan u jeclahay, dhadhan aanu ii samayn music kale ayuu ii leeyahay; keligii baan dhagaystaa mararka qaar.

  • @mohaqays2146
    @mohaqays2146 Год назад +1

    12 habeenimo 3/3 2023 iyo murqaan yaasalaam

  • @maxamedabdifarah4430
    @maxamedabdifarah4430 3 года назад +1

    Adigaan hablaha ugub
    Islahaa aroortii
    Hakaa soo ag toostee

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 3 года назад +2

    Alamtara Caawey dhaafte bal adba qiyaas xaalka🤔Xesanoow eedan Samatarow❤

  • @bilemoha5753
    @bilemoha5753 3 года назад +2

    Ishcalaa song caadi maaha

  • @BashkaSomail-p7h
    @BashkaSomail-p7h 19 дней назад

    Allow kuu naxariiso Alfanaan xasan diiriye faarax wuxuu ahaa wadani dhab ah Abwaanku laftiisa wadani buu ahaa markuu heestaan sameynayay balse Mar Danbuuu turun turooday oo dhiiqa lugaha lagalay waa markuu sameyay Heesta saado cali ku luqaysay Ee Laangurusal gado soo bari galey guuxeda mood gob inaad ku tahay koley kuwi kula taliyey heestas inuu sameyo kuwa fiican ma aysan ahayn dhiiqayna lugaha ugaliyen

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 Год назад

    Heeskan waa hesahan tageero siyo x.adan samatar anigo ku xasuusta inan beerri warqad igu soo qortey
    Xasuus maal mihi jacylka...2001.3.15.

  • @yasunmohamed3451
    @yasunmohamed3451 4 года назад +2

    Miyaad iloowday kagacalkii ku aawayee ku Indha kuushaa Aragaaguye !Samatar the King

  • @IbraahimMuhdiin
    @IbraahimMuhdiin Год назад +9

    😊😊😊😊😊😊

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle Год назад

    ...Mar haddaadan ii iman
    Adoon eed lahayn baan
    Kaa aamin baxayaa!

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 Год назад

    Erayadii Abwaan Cabdi Cali weyd

  • @araphath123k9
    @araphath123k9 4 года назад +3

    Jacaykuna oofta kacadaa maaha
    Laakiin sida saxani waa waa (jacaylkuna oogta kacadaa)

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 11 месяцев назад

    From tiktok iyo MAADEYS . ku mahadsanid lyrics ka Aad Heeska saartey waayo waxan fahmey Ereyo badan on garan jirin Marka Aan dhageysanayo.

  • @adams9307
    @adams9307 3 месяца назад +1

    paramount colony gate no.4, hyderabad, india. 14 October 2024 1:20

  • @CabdiMutay
    @CabdiMutay 9 месяцев назад

    xasan aadan waa hesyy walahi

  • @AbdirzackMedia
    @AbdirzackMedia 3 месяца назад

    Hadanan ka amaan waayay waa inaa ku sheego waxa ay yihiin kuna jiro xumaantooda

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 4 года назад +5

    Qaninyadda abeesaddu aar dhanbay ku legedaa maaha sida ay dadka qaar halkan commentiga kusoo qorayaan ee waa "qaniinyadda abeesadu ar dambay ku legedaa" oo looga jeedo qaniinyada abeesadu markiiba markay ku cunto kuma legdaysee mar danbe ayay suntu kugusoo baxaysaa, kacdoonna way samaysaa.

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 3 года назад

      "Aar danbe" macne uyeel marka? Aar iyo dambe sidee isku qaadan karaan aar waa magaca libaaxa kan labka ah.

    • @abdullahisalad4166
      @abdullahisalad4166 2 года назад

      @@dulmadoobedulmidiid4655 sxb afsoomali miyaa kugu cusub qaniiyada abeesadu aar dambey ku lagadaa yacñi aakhir ayada ayaa ku dhisha weeye kolka dambe waad u dhiman sunteeda fasir intaa ka badan helmaysid

    • @abdikadirmuktar6240
      @abdikadirmuktar6240 2 месяца назад

      ​@@abdullahisalad4166Absolutely 💯.. sunta aya waqti dambe kukusobaxeysa aya lola jeda

  • @MustafeAbdirisaq-dk3uw
    @MustafeAbdirisaq-dk3uw 10 месяцев назад

    Mar hadaadan ii iman adoon eed lahayn baan kaa aamin baxayaa❤ abwaan cajiiba erayada sameeyey😊

  • @Tartiil63
    @Tartiil63 3 года назад +1

    Team Sharma Marnaba No Hoos
    WUU SODHAFAY ALAMTARAA
    Kuwa Kale Uma Banaana Boos
    Beeraha Fasha Inoo Beera Moos

  • @maaxcalimaax1163
    @maaxcalimaax1163 2 года назад +1

    Hees iyo bar. ❤

  • @abdullahishube5076
    @abdullahishube5076 3 года назад +2

    Qaniinyada abeesadu
    Aar dhan bay ku legedaa
    Saasaan u maleeyey

    • @omarguled691
      @omarguled691 3 года назад

      you correct bro wa saas aar dhan bay ku lagada

  • @Bagagac
    @Bagagac 26 дней назад

    Maxay hestahay oo dalkedina uu burbursanyahay yaa salaam❤

  • @Shacayb-o8m
    @Shacayb-o8m 10 месяцев назад

    Heestan waxaan dhagasayey 2005 xigaaa oon jacayl ugh halelay magaalada oog

  • @amiinilkacase5063
    @amiinilkacase5063 3 года назад +1

    Alamtar soo dhafaye

  • @nrn0102ofu
    @nrn0102ofu 8 месяцев назад

    dooqayga weye hwestani hfanaanin aan waayay baa runtii ka helay maadeys chanal gacan iyo nal nowey asxaabey madwcaya yaan la gu labeen siyaasad aan naga dhaeen

  • @dayahbile2796
    @dayahbile2796 3 года назад

    waaku indhokuusha indho kuushaa aragagiyee

  • @yuusufBoodhle
    @yuusufBoodhle 2 месяца назад

    Waayo waayo

  • @HasanAli-nj9wq
    @HasanAli-nj9wq 4 года назад +2

    xasan adan legend waye waan wataa ninkaas lkn saxb waxaad meel ku sheegtaa hees uu qaado tubec oo layiraadho YAASKIINKA MAGANSADAY/WEHESHAY raadi sxb

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 10 месяцев назад

    Heesataan oogada yaan ka hayaa❤.

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 года назад

    Szp qalD ba kajira xaga lyricista yara sax

  • @abwaanabdirizakkabahay2213
    @abwaanabdirizakkabahay2213 11 месяцев назад

    Waxaan eelkaqariyaba
    Jecekuna oogta kacadaa
    Alamtarana soo dhaaf..
    Halkaa iska sax oofta ka cabaa Waa khalad
    Waxuu qarinayay Ayaa cadaaday oo sida waaga u baryay Oogta kacadaa

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 4 года назад +3

    Alamtarana soo dhaaf.

  • @abdihafiidmohamud31
    @abdihafiidmohamud31 4 года назад

    hees aan in badan raadinaayay baad caawa soo qabadtay mahadsanid wllky

  • @bashkanoor9729
    @bashkanoor9729 2 месяца назад

    Afarey shaxdeedii mxu kawadaaaaaa

  • @hajjisaciidi5148
    @hajjisaciidi5148 3 года назад +1

    Heestii Digfeer ee "ku sugnow agteydoo, samair yeelo waligaa" ilma adeerayaalow meel ku sheega.
    Codsigaas weli waan sugayaa Maadeysow.