XASUUQII BURCO 1984 KII | Taxanaha Somali Waa Walaalo | Q2aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #ARABSIYO

Комментарии • 538

  • @abbashussein5048
    @abbashussein5048 4 года назад +22

    Sharaf wxa ii ah in aabahy abaanduule ciidan ka ahaa halgaanki dhulka laggu xoreeyey kadibna 10sanno kaddib markaa dhashy uu iiga sheekeyey bartuu ku dgaalamayey baan maanta hurdo kugam aaa😍allh unaxariisto intii inaga baxdy inta noola cimrigga ha udheereyo veesiyaashi (s n m)❤❤❤❤❤❤

    • @sugalesalebaan2064
      @sugalesalebaan2064 3 года назад

      Soonaani bisad hayaa ku jiray

    • @mabzoutmohametabdirahman3817
      @mabzoutmohametabdirahman3817 3 года назад +2

      Wad naga nasiib badanatay♥️🥺

    • @Yooco.
      @Yooco. 7 месяцев назад +1

      Aniga aabahay Ina kaahinba cidanka kasaaray

    • @gacayteabrizz-yk5ic
      @gacayteabrizz-yk5ic 3 месяца назад

      Beenuu kaaga sheekeeyay aabahaan fulay ayuu ahaa cararay haduu geesi yahay wuu dhiman lahaaa fulay wuu baxsadaa

    • @gacayteabrizz-yk5ic
      @gacayteabrizz-yk5ic 3 месяца назад

      Isaaq waalan leeynaa waana la wasaaa

  • @theadalos2226
    @theadalos2226 4 года назад +16

    Alle ha unaxariisto inta dhimatay run ahaantii muwadinintii sabab la aan lodilay iyo adeerkey salaaad gabeyre kadiye abahe dada kaweyned 1972 😢

    • @Shaakiryare690
      @Shaakiryare690 2 года назад

      Sorry Abgaal baa Sababta lahaa Salaad gabeyre dilkiisii Siyaad ma dilin salaad ee reerkiisa baa dilay

  • @ahmedabdiothman808
    @ahmedabdiothman808 4 года назад +20

    Somaliland waa axdii waaligeedna ciid soo haweeysn kartaa ma jirtoo waa palan shacbi💚💭❤👋

  • @abdijamanuur9797
    @abdijamanuur9797 4 года назад +73

    Difaaca Somaliland safka hore ayaanu ku jirnaa .wabillaahi tawfiiq💯💯💪💪💪💪

    • @one10channel78
      @one10channel78 4 года назад +8

      Safka hore wlhi meel aan ahayn inaguma ogid

    • @aidgab1196
      @aidgab1196 4 года назад +1

      Wa runta.absolutely.

    • @alltechcommunication2919
      @alltechcommunication2919 3 года назад +8

      Adeer ogaaden ayaan ahay, waxaana taagrsanahay Somaliland.
      Somaliland dadkeeda Hala qiro dhibaatada loo geystay.
      Mxaa ku jaban hadii Somaliland ay noqoto dowlad buuxda? Waxaan ba heleynaa dawlad kale oo soomali leedahay sida djabouti

    • @alltechcommunication2919
      @alltechcommunication2919 3 года назад +2

      Adeer ogaaden ayaan ahay, waxaana taagrsanahay Somaliland.
      Somaliland dadkeeda Hala qiro dhibaatada loo geystay.
      Mxaa ku jaban hadii Somaliland ay noqoto dowlad buuxda? Waxaan ba heleynaa dawlad kale oo soomali leedahay sida djabouti

    • @AZus6pd
      @AZus6pd 2 года назад

      @@alltechcommunication2919 WARYAA ISKA AAMUS QABIIL QARAN MA NOQDO SOMALI OO DHAN AYUU DHIB KU DHACAY NIMAN KAAN ISAAQ WEXEY RABAAN IN AY QAATAAN UMADII LA DEGENEYD XAQOODII, DHULBAHANTE,WARSANGALI,MIDGAAN,GUDUBIIRSI. MAXEY MIISKA LA IMANKARAAN.

  • @MohamedAli-yq4ox
    @MohamedAli-yq4ox 3 года назад +5

    34 nin burco laga qabqabtay 9 nin magaalad sheekh Alle ha naxariisto aabahay walalkii aderkay Ku jiray waaga waan xasusuta anoo 8 jir hooyo xaafada ooyaysaa

  • @tiktokvideosofficial3097
    @tiktokvideosofficial3097 4 года назад +9

    Ilahay ha u naxariisto intii ku dhimatay xasuuqi burco guul somaliland

  • @suaadmohamed141
    @suaadmohamed141 4 года назад +28

    Carabtu waxay tidhaah tacab bacdo raaxo we are the people who won the battle!!! Forever SOMALILAND 💖💖💖

  • @Ahmedshaaafi
    @Ahmedshaaafi 3 года назад +15

    Somaaland HanooLaaTo💪
    Waar Dalkeena aynu iLaashano keena yar iyo keenaweynboowBa

  • @one10channel78
    @one10channel78 4 года назад +50

    Cadhow waynaa ma taasaa la leeyahay aynu midowno
    Intaan noolahay somalia iyo somaliland ma midoobi karaan haday dhacdana aniga ayaa iskaga tegaaya dhamaanba geyiga somaliland

    • @one10channel78
      @one10channel78 4 года назад +5

      @@aminaahmed4863 igu halee wllshy

    • @maxamuudshabiin295
      @maxamuudshabiin295 4 года назад +8

      Raga siddeed sidded isaaqa ayaa laysuguxidhijiray bee bee ama kaare kadib reefis ayuu ugu soobixijiray kunadilijiray isagoo bashaaqiyey kuli malinkasta waa laxasuuqijiray melkasta markaa midnimada iyo waxaa looma bahna ee waa in la aargoostaa siiba darood waa in dadbadan laga dilaa

    • @bashiirmuxyadiin4912
      @bashiirmuxyadiin4912 4 года назад

      @@maxamuudshabiin295 war yaarehee war yaan madaxa laynika jiirin somalia waa mid mana kala godo ee yaan maskaxdada lagu ciyaarin😂😂😂

    • @sidramoha1646
      @sidramoha1646 4 года назад +1

      @BASHIIR MUXYADIIN
      Midnimo madhacayso haday dhacdana isaaqa waxaan ka rajeenayaa in midnimada niyadiina ka saaran oo intee madaxweyne noqdaan qof walbo oo wax ka tabanayaana ciqaabtooda marsiiyaan i.a

    • @faisalfaarahgaraad5958
      @faisalfaarahgaraad5958 4 года назад +1

      Qawdhanoow iska dulqaado lagu dhaafimaayee.

  • @DhagaxKure
    @DhagaxKure 4 года назад +14

    Axxx we shall never forget, we have lost so many of our inscent people. It boils my blood when I see some of my fellow somalilanders let as Unite with somalia... Not in a millions of years we let that happened, Somaliland haa noolato.

    • @AZus6pd
      @AZus6pd 2 года назад +1

      Your very naive .

    • @DhagaxKure
      @DhagaxKure 2 года назад +3

      @@AZus6pd naive in what sense faqash foqaal faqash

    • @AZus6pd
      @AZus6pd 2 года назад +3

      @@DhagaxKure with all
      Due respect how old were you in 1988? I would highly advise you to learn your history because your elders are not informing you the truth and teaching you the history. THE WHOLE IDEA BEHIND THE SELF-PROCLAIMED SOMALILAND IS FEAR OF POWER SHARING. WHAT CAN ONE TRIBE CALLED ISAAQ CAN BRING TO THE TABLE . LEARN THE BOUNDARIES AND DEMOGRAPHICS THAT YOU LIVE .

    • @halimali8389
      @halimali8389 Год назад +1

      @@AZus6pdpathetic. Stop acting you care because you don’t. Somalilnd is not Isaaq, but ofc you don’t know that. Somaliweyn guys can’t even think critically. What and who do you even want us to join? Expecting yo fav dogma “Oh Ethiopia is our enemy”

    • @mohammedhassanademadem
      @mohammedhassanademadem 4 месяца назад

      "Somaliweyn" is most fragile weak flimsy paranoid concept just lives on fearmongering "Ethiopia will takeover the whole horn of africs 😂😅 fine its ok

  • @burcaawihassan9408
    @burcaawihassan9408 2 года назад +7

    Wan joogey malintaas wlhi wanan arkaayey xasuqaas weligey ma ilaawi doono maluntaas waxa kaaga daran sida loo aasay cagaf cagaf aya intay dhulka hog ka sameeysay ayaa cafaftii lagu riixay ayay hogii ku wada ridey oo cidii dusha ka saartay markay dumarkii qayliyeen oo ku yaceen si ay ragooda u astaan aya xabad lagu furay shaahitu wan joogey oo indhahaygan ku arkaayey

    • @osmanismail21
      @osmanismail21 2 года назад +3

      Ilahay ha u naxariisto waa arin aad u xun walahay wixii waxa geystayna Ilahayba akhiro xisaabi doona viva somaliland

    • @shabcahasan902
      @shabcahasan902 Год назад +1

      😢

    • @HodoAli-o4l
      @HodoAli-o4l 3 месяца назад

      Illahoweww u naxariiiso

  • @xmshaami5274
    @xmshaami5274 4 года назад +39

    Xasuuqa ay Somalia ino gaysatay ingirisku inomu gaysan

    • @mohamedwarsame478
      @mohamedwarsame478 4 года назад +3

      sxp Soomaalida oo dhan ha saarin eeda ! wuxuu ahaa dictator siyaad Barre ! wexey eheed arin foolxun oo xaqdaro ah

    • @osmanyusuf8236
      @osmanyusuf8236 4 года назад +2

      Ma ingiriis baad la dagaalantay
      Ingiriisku wuxuu xasuuqay umadii jihaadka lagashay wuxuuna laayay kumanaan qof

    • @wiilsiwanagyre2455
      @wiilsiwanagyre2455 4 года назад +3

      🤣naclaa sheydankin kutal 43 miyaa xasuqa ani waxaa modey kun qof

    • @abdirisaqbuux5750
      @abdirisaqbuux5750 4 года назад

      Wixiii Lafahmi waayo waa lalaynayaaa

    • @abdirisaqbuux5750
      @abdirisaqbuux5750 4 года назад +1

      Hada iyo dagaal cusub isudiyaariya Haweiye iyo daarood Adinkaay idiin soo dhisanayaaan dowlad cusub e

  • @nasrimohamet7043
    @nasrimohamet7043 3 года назад +15

    Sidaas ayaan qaar reer somalilnd ay xidhaan calanka somalia 😭

  • @ubahabiib7854
    @ubahabiib7854 4 года назад +15

    Ax ax aleeh ha unaxariisto dhaman eeheledina samir iyo imaan allah ha inaga siyo

  • @nasrahaldhaa4669
    @nasrahaldhaa4669 4 года назад +35

    I love soomaaliland ❤🏐💚

  • @mustafecali6148
    @mustafecali6148 2 года назад +5

    Horta wixi dhintay Allah ha'unaxariisto Ilahy baana ka abaal marinaya dulmiga intaa leeg.lakiin bal kawaran dadkii lagu laayey dila iyo boorame SNM ku laysay mise tani waa caadi

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 года назад +2

    Ilaahay ha u naxaristo inti ku shahiuday janadi furdiwsa alle weeyn uga baryayaa 🤲 aamiin yaa rabi 🤲 😭😭😭😭😭

  • @deqaabdi7328
    @deqaabdi7328 4 года назад +32

    Once we made a mistake in the past, and that mistake will never ever repeated itself again.
    💚❤️🤍💪💪💪💪💪

    • @musaibnnuseir8313
      @musaibnnuseir8313 Год назад +1

      Wa arki doontq adoo i hoos jooga oo an markale dhiig daarood kaga jaro!

    • @Awdal_State
      @Awdal_State Год назад

      Kaana siib kaana saar 🇸🇴 mid quura

    • @cajaaiibtaAduunka
      @cajaaiibtaAduunka Год назад

      @@musaibnnuseir8313 wlahi waad riyoonaysa, dhashii snm ayaa hadana joogta

  • @hamdiahmed7761
    @hamdiahmed7761 11 месяцев назад +3

    Bal arag dulmiga inta la eg rabiyow u naxariiso dadkas dulmiga lagu laaye hada la leeyahy somaliland hasoo labato😭😭😭💔

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 9 месяцев назад

      Dulmiga somalilan ay ka gaysatay sool kawaran

    • @Yooco.
      @Yooco. 7 месяцев назад

      ​@@aminojaamac5363wll anigu refer burcan ahay kumana faraxsani
      Gobolka soon iyo Sanaag iyo togdheer/burco..
      3daa gobolba somaliland way dayacday kanga sii darane laascaanood waxa looogu daray midab takoor qabiil iyo in dilalka ka dhaca aanay dawladdu waxba ka qaban.....intaaba waan ogahay lkn bilaa Damir Manihin reer somaliland Ahaan waxaa (xukuumadda mouse ayaa ku shaqo Leh....wll

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws 5 месяцев назад

    Somalia 🇸🇴 allaha mideeyo . Amin

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 4 года назад +13

    S/land guuuuuuul
    Gobonimo insha allah

  • @DALMARCK4914
    @DALMARCK4914 2 года назад +2

    Wlhi bilaahi waa wax laga murugodo dad sabab la aan lagu laayay somalind alow guule markasta

  • @ahmedhassan4384
    @ahmedhassan4384 4 года назад +22

    Waalahi billahi waan jiidhicoday inaanka Abihii xaaqdarada lagudilay iyo dhaaman raaga faqashtu kibirka lagu layey very sorry dhaamantin wll yaal inshaallah mardhaw waan kalabaxayna dhiig ya caabki dadka laayey naacalad aya kudhacday faqash iyo wixii lajiira viva Somaliland 😭😭😭😭

  • @somalilandarchaeologicalas7722
    @somalilandarchaeologicalas7722 4 года назад +6

    Ilaahay ha unaxariisto dadkii lagu xasuuqay somaliland

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 7 месяцев назад

    Allah Yarxamahum iyaga iyo kuwii badnaa ee la xasuuqay iyo mujaahidiintii wadanka xoreeyey kuwa buka ilaahay ha caafiyo kuwa noola cisi iyo sharaf ku noolaada inshallah.

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac6156 4 года назад +11

    كونوا عباد الله إخوانا... حديث صحيح

    • @abu3aalya
      @abu3aalya 3 года назад +1

      نعم نعم بوركت
      فلا فائدة من ذكر هذه الأمور إلا زيادة الشحناء بين أهل الإسلام

    • @Mohamedal-guled
      @Mohamedal-guled 2 года назад +1

      @@abu3aalya
      اخفاء ظلم الظالم ظلم آخر، لازم ذكر هذه الأمور للتاريخ.

    • @abu3aalya
      @abu3aalya 2 года назад

      @@Mohamedal-guled
      كلامك مجمل
      فصل إذا أردت
      ومن أخفى ظلم الكافر العنيد أف ويني هداك الله !!
      وهل يأخذ الناس من بعده على جريرة كفرياته ومصائبه ؟!
      ذكر هذه الأمور لا يزيد الأمر إلا ضغثا على إبالة.

    • @ahmedabdi3629
      @ahmedabdi3629 2 года назад

      ما تقصد ذكر الحديث عند هذه القصة ولا انت من المجرمين الذين ارتكبوا هذه الجريمة

    • @ahmedabdi3629
      @ahmedabdi3629 2 года назад

      @@abu3aalya لا بارك الله فيك ولا هو هل انت من انباء الذين ارتكبو هذه الجريمة

  • @hah7064
    @hah7064 4 года назад +2

    Waa ehluJano ok gacan ka xaq daran baa dishay. Afweyne inuu ehlunaar yahay muran kama taagna. Ilaahay inkaar haku rido iilkana cadaab illaahay ha uga dhigo aakhiro meel daran baanu kugu ognahay Aamiin.

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 4 года назад +3

    Guul iyo gobonimo Somaliland.

  • @Somaligamer32
    @Somaligamer32 3 года назад +4

    Guul iyo gobonimo dhaamaan umada ku nool jamuuriyada barakaysane ee Republic of Somaliland 4 every

  • @engridaaye5677
    @engridaaye5677 4 года назад +37

    Alx hadii manta laga gudbay
    Somaliland allow dhowr

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Месяц назад +1

    Taas ayaa ragna leeyihiin Taariikhdii SNM way dhammaatay

  • @khalidsiciid9735
    @khalidsiciid9735 3 года назад +1

    SOMALILAND Guul Isha laha SOMALILAND 💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️👑♥️♥️❤️💕

  • @ayaanabdi9895
    @ayaanabdi9895 3 года назад +2

    Alx manta🥰💚💬❤

  • @cosmicadventure9184
    @cosmicadventure9184 4 года назад +4

    maryan alaah ha unaxatiisto ayeeyday aan aadka ujeclaa 😭😭

  • @abdiaziz3507
    @abdiaziz3507 Год назад +2

    ka xumahay ilaahay janada ha ku arsaaqo shuha dada

  • @XuseenJamac-d8w
    @XuseenJamac-d8w 3 месяца назад +1

    Bisika

  • @suleimanmohamoudmohamed1570
    @suleimanmohamoudmohamed1570 4 года назад +5

    Wlhy bilahay somalia dagaal ayaa naga dhaxeeya

    • @mohamed-dx8lr
      @mohamed-dx8lr 3 года назад

      qiiro jabaan 40 way yartahay in waxay ahayd in kala bar la laayo

    • @Habonali-fu6cn
      @Habonali-fu6cn 9 месяцев назад

      ​@@mohamed-dx8lrcadawnimo intaa leg mxy thy subxanlh anoo oyayad igasi ohisay wlhi kuma cafin 😭😭

    • @MumtazMuuse-rb8ki
      @MumtazMuuse-rb8ki 5 месяцев назад

      Cidhibtedi wayda ka dhadhansanaya manta eed gubanaysan waxad gaysteen 100laabkeed bad dhadhmisen ilahayba idi tusay waliba tayadina way idin hadhay​@@mohamed-dx8lr

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Год назад

    Xasuuqii Arabsiyo 1984 waan ujoogay. Waraysi haddii aad rabtiin diyaar aa ahay

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Месяц назад +1

    Annigaa ka mid ah Dadkii ka badbaaday

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 4 года назад +3

    Alle ha u naxariisto
    Ragaa la laayey
    Janatul fardowsa rabow gee

  • @huruuse12channel54
    @huruuse12channel54 4 года назад +2

    Ilaahow unaxariiso dad kaa

  • @idilismail2034
    @idilismail2034 Год назад +1

    Hooyo isheegtay allow unaxriiso dhamantod

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Месяц назад +1

    100, 000 kun haddii ay dhimmanayaan waa naga go'an tahay in aynu difaacno Somaliland

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 4 месяца назад

    Allaahu Akbar

  • @IistahilHassan
    @IistahilHassan 11 месяцев назад

    Reer burco waa inay xasusnadan tan iyo somalind oodhanba

  • @hobyocadey6193
    @hobyocadey6193 4 года назад +1

    Waa jariimad xun oo dadkaa soomaaliyeed loo gaystay aad baana uga xumahay waana u ducaynayaa alle janadii fardawsa haka waraabiyo

  • @cabdimahad8663
    @cabdimahad8663 4 года назад +2

    43 Nin waxa dilay gacan ka Xaq darane
    waxa Arika Fosha xun samayay Siyaad bare illaahay haa u Naxariisto
    Shacabka Reer Somaliland na
    illaahay samir iyo iiman sadiqa
    haa inaga siiyo Somaliland
    Allow dhawr

  • @Adam-fj5ut
    @Adam-fj5ut 2 года назад

    Malinta. isaaqa. Kamay xishoon. Dawaladii Siyad. Barre

  • @hargeisasomaliland443
    @hargeisasomaliland443 Год назад +1

    maanta oo ay bishu tahay 27-8 2023 aad baan uga xumahay waxa ka dhacay goojacade lkn inshalah somaliland iyaga guusha leh waayo iyaga ayaa faqsh soo afjaray tana maanta inshalah soo afjaray doona guul snm

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 9 месяцев назад

      Wlee dulmigaa ka gaysateen sool ilahay wa aidinka jaray

    • @Ali-jama_axmed
      @Ali-jama_axmed 7 месяцев назад

      Dhulbahante gus kale baad ka rabtaa miyaa qaniisoow🐕‍🦺🦴☠️💀🏳️‍🌈

  • @nuranizmacil7702
    @nuranizmacil7702 Год назад +1

    Hooyody Ay iga sheekysy Xitaa ayeeydy Hooyo Wiilsheed iyada oo arkysa aay ku duul dilen😭😭😭

  • @abdirahmanibrahim4626
    @abdirahmanibrahim4626 3 года назад +2

    Will never forget that

  • @axmadsalaad1321
    @axmadsalaad1321 4 года назад +1

    Waxan kufaraxsanahay nabada a maanta kunaloneysaan waxana kaxumahay dhibkii kali taliski idiin geystay waxana xaqiiq ah intii xasuqaas sameysay in kahareen in yar o badangood god aqiro ku jiran waxana wax laga xumado ah dhawici hore in idiin wehliso cuqdad maskaxed .wax wey qaldamen aniga o goofur ku nool somalida dhan raali kama ahan xasuqaas lkn ogaada walalah runta waa anaka o ah muslinimo somalinimo af diin dhul iyo dhaqan iyo dadnimo aan wadaagnaa

  • @ahmetfarah3189
    @ahmetfarah3189 4 года назад +1

    Maryan gaabo alle naxaristii jano haka warabiyo dhurta ayaanu jaar kawada ahayn

    • @fagfagaash7338
      @fagfagaash7338 3 года назад

      Aamiiin aaamiin Alle ha u naxariito ayayday aaaamin ilaahayoow janadii gee

  • @shacniahmed1121
    @shacniahmed1121 2 года назад +2

    Aad ban ugu xumahy wllhi balse dadkasi manola hda wax wangsan in la midowo waayo wan idin jeclnhy cuqdada iska daya dadkeygiyow🙏🇸🇴

  • @abshirmohamed4025
    @abshirmohamed4025 3 года назад +1

    We love Somalia. Dadku waa walaalo.

  • @mohamed-dx8lr
    @mohamed-dx8lr 3 года назад

    waan ku faraxsanahay wlh si wanagsan ayuu sameeyey xisbiga hanti wadaaga kacanka soomaliyeed
    snm waxay ahaayeen dadki ethiopia ay soo siisey hub si dowladoodi ay ugu dumiso
    waana arin lagu difaacayay dalka guul iyo gobonimo

  • @cismaancadde222
    @cismaancadde222 4 года назад +13

    That was a terrible day and will never be forgotten.

  • @adammuse5488
    @adammuse5488 4 года назад

    Allah unaxaristo intii kudhimatay. Garanay tay dowladu geysatay bal cabaar kasheeke tii SNM & Ethiopianka isla socday ay Borama kagaysteen.

  • @ahmedmohamedduale8386
    @ahmedmohamedduale8386 Месяц назад

    Cunsuri : kasheekee xasuuqii marya aloolka ee maamulka hadda joogaa ku xasuuqay madaafiina la dhacay dadkii hargaysa iyo burco ma ogtahayse wixii faqash samaysayba inaad samaysay.

  • @nadifoabdi3151
    @nadifoabdi3151 4 года назад +3

    Inaalallh wa inaaillahay raajuun

  • @khadijaowais9265
    @khadijaowais9265 4 года назад +2

    inaalilaah wainaa ilayhi raajicuun

  • @qaalianuush858
    @qaalianuush858 4 года назад +3

    Ma illaawi doonno inta aan noolnahay falalkii arxandarrada ahaa ee uu innoo gaystay taliskii afweyne

  • @nafxaadjaamac1740
    @nafxaadjaamac1740 4 года назад +4

    Ax wllhy oohinta Ceshan wayay😭😭😭😭😭😭😭

    • @mohamed-dx8lr
      @mohamed-dx8lr 3 года назад

      qiiro japan de walal snm bey ahaayeen waana xaq in la laayo waxay dhaqaala ku bixinayeen snm oo tuug ah

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 года назад

    Farmaajo maanta waxa uu leeyahay anniga ayaa Somaliland Madaxweyne u ah,

  • @sacdisharif7636
    @sacdisharif7636 Год назад +1

    so sad that day, sanadoo iyo malin aan lailabii kariin

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 3 года назад

    xaadir baan ahaa maalintaa burco waanjoogay subaxaa dhulgaraar baynoo ahaad

  • @safiajama5565
    @safiajama5565 4 года назад +5

    Somaliland ciiyar kuu maa imaan dhiig baa loo huureye ee aan illashano

  • @AhmedMohamed-qp7bk
    @AhmedMohamed-qp7bk 4 года назад +1

    انتوا فاهمين

  • @suldaansaleebaan1896
    @suldaansaleebaan1896 3 года назад

    Allah Axmed mirre
    maxamed nuux Tariikhda burco

  • @FilsanOmer
    @FilsanOmer 7 месяцев назад

    Guudh

  • @hamidalqumairi523
    @hamidalqumairi523 4 года назад +4

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 4 года назад

    Xasuuqii bay u xiisoodeen burco oo nabadii bay ku xajiimoodeen

  • @saeedmire130
    @saeedmire130 4 года назад +1

    Dadka yeynna sahal ugu tegiin.

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 8 месяцев назад

    Baaga idoor la xasuuqo

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 3 года назад

    Inaalilaahi wainaailahy raajuucuun saas oo kle ayaa anigaba aabhy abtigy iyo awoowgey u dileen faqash 1984 dhagaxdheer iyo weliba abtigaygaygii kle isna loogu dilay burco 1988

  • @cqanimaxamedabwancabdiqani4034
    @cqanimaxamedabwancabdiqani4034 2 года назад

    Faqash ilahay jahanaba hageeyo
    Waxasi majerteen iyo mareexan
    Iyo dhuniqatayalkale ayay ahayen
    Gunguni dhashay bay ahaayeen

  • @mohamadcbdiawsaxrdiid2957
    @mohamadcbdiawsaxrdiid2957 4 года назад +3

    Ax ax ax ax ax ax ax ax alle ha u naxriizto dhamaan eheladii iyo qaraabadii ayikabaxeena zamir iyo iimaan zaadiqa alle ha kaziiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @jamalmohamed1910
    @jamalmohamed1910 4 года назад

    ilaah ha u naxariisto gacan ka gardaran ayaa dishay masaakiinta allow janadaada ka waraabi

  • @faarahliipaan6510
    @faarahliipaan6510 Год назад

    1988di wxa laxazuqey hargeysa🥲

    • @fh7dq
      @fh7dq Год назад

      Alla ha u naxariisto wixii geeriyoday

  • @abllaaabllaa8893
    @abllaaabllaa8893 3 года назад +1

    SNM 4 LIFE

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 6 месяцев назад

    xataa kuwii aan joogin waa la wada og yahay waayo rag la wada garanayo oo reer burco ah ayay ahaayeen waxa ka Dan beeyay isaguna xaaji xuseen nuur Cali oo ahaa maal qabeen kuwii ugu hantida badan waxaa lagu toogtay berbera illaahay haw naxariisto

  • @FrozyMM2_YT2
    @FrozyMM2_YT2 4 года назад +1

    Umada Caqliga u saaxibka ah wey fahmi iaraan dhibaatada dhacday in ey geysatay Xukumad Military Aduunka dhana wey ka dhacdaa oo Shacabka caadiga ah ayaa lagu cadaadiyaa in la caburiyo lkn sida aad wax u dhigteen waa qaab dadka lagu sii kala dhereyn karo ee ogoow muuqaalkan iyo codka adoo qabri ku jira in la daawan doono Xanuunkedana aad Qabriga ku dareemi doonteen Cidna kuma hiilin doonto maalintaas umada waxa kala geynayana ilaa xad waa la iska ilaaliyaa 🤔

  • @abdisalad6879
    @abdisalad6879 3 года назад +2

    💚🤍♥️🟢⚪️🔴🥵🥵Long life Somaliland. I will never ever forget for that.

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 4 года назад

    SNM dadkey xasuuqdey ale haunaxaristo.

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 года назад

    Abtigeey hoiyadeey ka weeyn baa isago iyo 7 nin oo maqaxi fadhiya la goowracay askarti faqash ta hoiyadeey baa II ka sheekeysa alla yaa remxa

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 4 года назад

    Please barnaamijku taxane ha ahaado thanks for arabsiyo news

  • @nsia4466
    @nsia4466 2 года назад +1

    Aniga reer konfur aan u dhashay. Siyaad wuxuu u gestay somali dhib meel walba eey jogto mid na kala geysay. 😪😪

  • @abdirahmanali6180
    @abdirahmanali6180 2 года назад

    Cuqdad ayaa nii hayso adeer siyaad bare cidna uma uusan tureynin beel kaliyana ma raadsanaynin somaalidii kale way iska ilawday ogaada nidaamkaas talinayay hada ma joogo maxaad la niic niic leedihiin anagaba wax waa nalaga laayay hadaan nahay koonfur mise nidaankii talinayay ayaa lamid noqonay dadkiina somaaliyeed dhinac ka raaca dantu waxay ku jirtaa midnimadeena caalamka way yartahay wadan aan dagaal sokooye ka dhicin cida Somali naxayb ku jirto iyadeey u taalaa hanoolaato somaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 9 месяцев назад

      Yaa idin xasuuqay idinkaa is xasuuqee beenaaalayahaw

  • @kawsarmaxamed5287
    @kawsarmaxamed5287 4 года назад +2

    Waa inan imika ka arsano faqashta 😭

    • @guledts9181
      @guledts9181 4 года назад +1

      Sxb sida laga aarilahaa wa in dhaqaalaheena kordhino, siyaasad cusub Somaliland la timaadaa. Wa in xoog iyo tacab wadankeena la galiyaa.

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 11 месяцев назад

      ​@@guledts9181beenaale🤣🤣

  • @cabdiwahaabaadam8033
    @cabdiwahaabaadam8033 8 месяцев назад

    Midaan waa mid lacag leeydinku siiyay

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 4 года назад +2

    Axmaq ayuu ahaa Afweyne, beesha reer Sheekh isxaaq xasuuqa barigaas logeystay wuxuu lamid noqonayaa xasuuqii Ruwanda.
    Farmaajo Oo ah Haraadigii Afweyne ayaa hada Muqdisho Hawiye kabaha ku xabaala.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 4 года назад +2

    Bad situation Faqash Done

  • @MAAHIRPES
    @MAAHIRPES 4 года назад +1

    WAR DAADKA SOMALIA WAA IS CAFIYEEENE WAXAA NAGADAA 😶😶😶

    • @abdilaahi2276
      @abdilaahi2276 4 года назад +1

      reer hadu reer cafiyo wanu ogolnahay laakin dawladi kacaanki xasuuqeeda ma ilaaaweyno

  • @gobaad1275
    @gobaad1275 Год назад

    Maalinta ina Dhinbiil la dilay iyo 43ka la la toogtay maxaa isu keenay, inkastoo 2daa dhacsoba jireen xaqiiqdu sidaa maaha

  • @Norabdik
    @Norabdik 6 месяцев назад

    1991 SNM mxey sameyeen😢

  • @iradjimale1863
    @iradjimale1863 9 месяцев назад

    Hada

  • @mustafeahmed7171
    @mustafeahmed7171 4 года назад +2

    Hadan ree awdal nahay wxn soo faqaynaa wuxuu gaystay muuse biixi..
    Xasuuqii dilla iyo borama

    • @Suusuumo
      @Suusuumo 3 года назад

      Reer Awdal iska aamus,faqash faqash dhashay baad ahaydeen. Raga lagu dilay1091 askarbayahaayeen ee dumariyo caruurmu ahayn. Gibreel Abukar kaad aad ceelasha ku gurteen iyo dadkaad gubayseen baa ragiini dilay oo ka aar goostay. Walibay way idiin naxariisteen oo carur iyo dumar idinkamay dilin.

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 2 года назад

    C/as cali bare kuwa dadka laayay ayuu ahaa

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 года назад

    Taaloiyin ha loo dhiso

  • @sheikhdulmidiidxaaji8335
    @sheikhdulmidiidxaaji8335 3 года назад

    Walaalo wey isdilaan Wayne hishiiyaan lkn somaliland qaarkood gucasho iyo caloolxumaa dileyso