@@faisalfaarahgaraad5958 Maxad Waxa Iga Celin Adaa Tadii U Liite Anigu Waxa An Ahay REER Somali Land Looma Baqo Waayo Waxa Aan Ka Soo Jeedaa Dadkii Gisiyaash Somali land
Ninka maant muqdisha doonaya ayaab leh codkoda markan maqlaan xumadood inaan anu jaar oo an is aqaanay waa ragaa ku jiray ilahay janatu fardowsa haka waraabiyo Aamiin
Wll SNM 1988 baa ka horeysay OO daad shacba 21 Hawiye wada ahaa hal qof ka badbaaday nafsu sida ninkan cml ganacsato ku leesay waqooyi lkn adiinka. Dowlan ba idin leesay marka cuqubada Iska daaya marka hore
No unity discussion with killers of our people and we should safe guard our hard won freedom in which sons and daughters of Somaliland shed their blood to set you and me Free ViVa May Allah Bless Somaliland as for the leadership do Justice to all
Ilaahay ha y naxariisto laakiin waxa la yaab leh somalidu taariikhda way ilowdaa weliba kuwa geystay xumaanta ayaa ilooba anigu waxaan ahaaa dhalintii baligubadle iyadoo nalaga gubay beerihii iyo tukaamadii hooyadii ay geed ku hoos dhashay markaa dee wixii hadii xaal aan laga bixin oo la yidhaa aan ilowno wax marnaba qofna uu ogalaan karo ma aha aadbaan uga calool xumaaday walahi dhacdadaa laakiin ilaahay ayey la hor tegayaan kuwii sameey iyo kuwii amray labaduba
Caasimad qabiil kasta oo somali ku noolayd bay ahad reer isaaq oo qudha ayaa guryahoodii lagala soo baxay oo dhagta dhiiga loo daray taasi waxay qayb ka ahayd barnaamijkii dabargoynta Isaaqa.,Kuwa munaafaqada uyidhaa somaaloo dhan ayaa is dishay waa kuwa xasuuqii ka qayb qaatay ama taageersanaa iyo dhashooda.
Sahra Nouh walaal waxaas wa bentood markay leeyihin somali baa is dishay ama is xaquuqday iyaga xadaradii iyo xarantay cunayeen baa isku dirtay iyaga is dilay somaliland maxabiisti dagalka ayay xara u fasaxday walahay oo tidhi waanu idin cafinay reerahii dunuubta badan galay bay cafiyeen isaaqu isaaq wuxuu la dagalamay dowlad markay isaaq jilib ka mida is helaan jilib kale oo kuwaas leh wa la is dilay walahay googarad iyo garys bay u xidhan lakiin inyar oo snm ah 1500 qof oo dhalinyaro aha iyo sarakiil ayaa 300kun oo ciidanki dalka layaay diyaradhai dalkana soo wada daadiyey markay duqeeyeen hubkiina ka qaday lakin iyaga ayaa marki hore isaqa qabiil ula dagaalamay markan danbena iyaga ayaa qabiil isu laayaay hadan iyaga dulma qabiilada la nool labada reer ku shurakoobay xamar inay haystan waa beesha abgal iyo beesha daroodka koonfured sida mj iyo mareexan waxaas ayaa xamar ku heshiiyay kumaananka qabiil ee la degan way ku shaqystan lakiin maalin baa iman doonta intay isku duubanadan beelaha kale iska celin doonaan walee gooray ahaaatoba hawiyahi kale odhan xawadalahi raxahn waynti somali bantuugi tunidi reer xamarki barawanti sheekhaashi gabooyahii digoodigi ajuuranki dirkiiii koonfured carabsaaxii oo inta la bahdilay lagu yidhi darood baad ku jirtaan baajuunti aniga ma kala tirin kare kun qabiil baa meesha degaa koonfurta midna mid la qolo ahayn labadaa reer baa u taliya ku amarku taagleeya laayaa wa abgal iyo majerten iyo mareexan ilaahay bay leeyihin
Ka intaa ilaaway ee maanta faqashta u niikinaya ka warama sida coldoon oo kale oo shilin siisanaya dadkiisa iyo dalkiisa, iyo calooshiisaha u shaqaystaha Guuleed Dafac ee Amisom lacagta siiso inuu Somaliland qalalaas ka dhex abuuro. Qudhunka inagu dhex jira waa in aanu iska fogaynaa
A.A dee coldoon ina cumar carte u yeedha dadka iyo islantan fowsiya ee faqashtu qabtay labadasa umada dabada ka wada oo habar qaba coldoon runtii dad badan buu caawiyay oo somaliland wuxuba dhaama muuuse oo madaxwayne sheeganaya lakiin kuwaa xamar fadhiyaa ee umada soo diryaa kuwaas sii xun lakin coldoon aniga waxan ku tageeraa shaqdii madaxwaynaha laha dadka waalaan iyo dadka foqorada ayuu umada wax u waydiiin jiray oo cawin jiray muuse aaya iska leh inu cawiyo umadas wuuna ka seexday marka coldoon ha la so daayo kuwa kaleba marna way soo galan marna way cabaadaane cali guray maxaa loo xidhi wayaay waxad aragto ayuu ku hadlaye
And yet our people meaning young people of somaliland needs to know not only this but the genocide was hargeisa in burco committed .. somalia raised our cities to the grounds yet they say we are part of them people of Republic of somaliland rosed from the ground and we raised again ..
Waxaa ka xun faqashta sida yeeli jirtey kuwa inaga midka ah ee maanta ina le marlabaad midnimo ee ay lacagta soo siiyeen. waa in la laayaa si aaney barina wax kale inoola imanin.
ina lilahu wa ina ilahu rajucun aniga haya magacyadoodi iyo weliba shaqadoodii aniga haya kuwii lagu layay burco kuwii lagu layaay gebilay qaar badan iyo magacoodii waxa dhici jirtay inta miyiga tagan ayay raga soo laayaan markaasay maydkooda keenaan burco markaay soo eega is yidhahdan caruur yaryar oo qarkood yahay 10 jiray ayay jeelka geeyan waxay yidhahdan hada bixiso 500 oo shilin markasanu ku siidayn iyado timihii laga xiiray tujaarti wa tii lalayaay marka somaliland waa geed ku baxay dhiiga geesiga kuwa xamar u xiisooday ama waa xashiish cabki dheeg sheegay ama waa calooshooda u shaqaystaayaal aan dadkooda dan kalahay rabina janada ha geeyo dadka gacanta ka xaqadarn lahaysay dadkiina manta la yaabay arinkan miyad ka fekerin marki diyaradahu 19 isu ka dabo marayeen ee lanayeen dadkaaga sida roobkana hubku ugu dayaay walaan xitaa galada sidas samayn waayo qaar badan oo ka mida yaqna binu adanimada waxani munafiqiin bay ahayeen asfal safilin ilahay ha geeyo naaraha mid ugu hoosaysay ilahay ha ku guro ma is waydiisen marki biliqaysanayeen dad xataa dhawaca oo weli naftii ka bixin kuwo mayda iyo kuwo socon wayaay ma iswaydiisen hargaysa in 50kun mar qudha dhinten ma is waydiisen sarar iyo togdheer inay 70 kun dhinteen ma is waydiisen sanag iyo saaxil in ay dhinteen ilaa 40 kun ma is waydiisen caruurahi warabaaha cunay ma is waydiisen kuwii TB iyo gaajada u dhintay ma is waydiisen inta walaatay nafaqo daro ama naxdinti iyo gaajadii ma is waydiisen inta curyaantay ma is waydiisen inta kala qaxday ee diba isu arag koonfur waa cadowga somaliland qofka aan ka maqlo wax baan ku darsanaya wa ilaa mid walahay iyo bilahay somaliland waxan ka soo jeeda beelaha bari ee aan wax ka cunin dowladaba sideedaba lakiinse dalkayga kuma doorsanayo inaan cadow u geeyo iyo garacayadii shalay never haday ka fursan waydo abatiyaasheena amahaarada ayaan ku darsanayna walee taasan ka jecelahay in koonfur wax la igu daro tuuuuuuuuuuuuga xaraan cunka badan ilahay aqoon waa mid damiina oo dunuubta dawanaya iyo kii sameyaay wax naf lehna maha 60 sano naga khasariyeen tacabki walikeeana naga dumiyeen xaaraminta kuwa yidhahda walalheena waa i qabta yaa afka ku dhufta yaa ku tusa kulad candhuuf ku tufto ciil baa iga qabta wlaahay.
War Crime Maaha , Aan Ku Saxo Genocide Dhe , Xasuuq Wadareed Weeeyi , War Crime Waa Fal-dambiyeed ay Askarta Labada Dhinac ee Is Haya, Askarta Wadanka Guuleystay Kula Kacaan Shicibka Wadanka uu Dagaalku Ka dhexeeyo, Mafahantay?
Walaahi we never forget about that history walaahi bilaahi tolaahi we never forget about that history faqash ku quuso ilaahey ceebtaada ma asturo hadeer waxaa xawayaan kuu ah oo aad kuu jecel hawiye please ku raaxeyso lieve me alone please
Asw Somalis denbi ha xambaarakina Allah xisaabtiisa wuu ogyahay ( yoomal qiyaama buugaag ayaa Allah furayaa kiina ilaashada ) from hargeysa and Allah yahfidkum walal all muslims
Somaliya marka ma cadaawga miise wa walalkeen weye cadaawga mana aha walalkeen wa cadaawga kobaad somaliya wa cadaawga kobaad ee Dalka iyo dadka reer somaliland weye somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar guul
Wlhi anigu reer somaliland na maahi lknse waan xasuustaa iyadoo xeebta jaziira aan 3 bilood dalxiis iyo dabaal loo tagin oo ciidan koofiyad cas ah ay ilaalinayaan ❗
A crime against humanity, period. This guy is still traumatized until now, including the widowers, children, relatives of the killed innocent men. The Hague should investigate Siad Barre regime and those responsible for crime against humanity.
Edna Adan gurigeeda AFRICAN VILLIAGE ayuu ku yaalay way u yimaadeen se nasiib wanaag walaalkeed markaa muu joogin, markay waayeen walaalkeed iyadii bay hanjabeen oo dhakhada xabad uga qabteen sida ay u sheegto se walaalkeed in uu dhoogay ayay u sheegtay, uunan dalka joogin. Habeenkaa Isaaq baa la ugaadhsanayay, cid walba oo lahjada reer waqooyi lehna qatar buu ku jiray waayo mayna kala garanayn Isaaq iyo kuwa la degaba.
qofka muslinka dhiigisu wa xaaran alaha u naxariisto lkn Jazeera dabadeed ima sa la dilay ceelafweyn ya dadka ku laynaya??? sool kalshaale ya dadka ku laayey waxaso dhan Jazeera ka dib ayey ahayd allaha uwada naxariisto wixi dhibka geystay wu ka xisaabin jazeera kaliya lama xasuuqin e inta iyo inkaleba wala xasuuqay alle caadaladiisa helayan
Maslax maxamed siyaad ayaa ka dambeeyey hawshan iyo Saraakiil mareexaan ah hadaba Reer reer ka aargudanayey ayay ahaayeen Isaaqu waa kuwa jablaha kusiinaya hargeysa iyo burco itaasina waxay cadaynaysaa in isaaqu yahay dad xun oo aan sharaf lahayn oo aan aarsan Karin Anigu nin askari ah ayaan Ku qabtay waxaa ii diiday reer burco Hargeysa ayasn mid kale ka helay Hargeysa waan qabtay waxaa IGA furfuray gabadh Arab ah iyo nin toljeclo ah markaa isaaqu haka bexeen hadadaladaa
Ina saleebaan dafle habeenkaa raga lalabaxayo wuxuu ahaa wasiirka arimaha gudaha TV ga Ayuu ka hadlay wxuu yidhi mudaharaadka waxaa ku soo dhex dhuuntay dad aan garanaayno oo u jeedadiisu ahayd isaaqa MUQDISHO degan raga guryaha tilmaamayey dhulbahantii muqdisho deganàa ayày ahaayeen .. laba nin oo hawiye oo khalad ahaan loo soo raaciyey isaaqa xiligaas xeebta jasiira lagu xasuuqay
War shekadaan 50 sano ayaa ka soo wareegtay. Dantiina raacda oo hore u socda. Dowlad military oo qaar badan oo Hargeysa fadhiya ay xilal ka hayeen ayaa waxaa geysatay. Blase Shacabka reer koonfur yaan eed la saarin. Reer koonfur Hargeysa idin kuma imaan.
Fircoonkii Afwayne askartiisu ayey ahaayeen? Ma jixinjixe , 50 sadood baa ka dambeeyey, may ka dambayso 1000 sano we will never forget , one day we gonna do buyback, just wait!!!
@@Shaarkeey100 ok fine ma ogoshahay in maxkamad la Soo taago inta nool oo ay ka mid yihiin Morgan , Tuke, Maslax oo ku laayey jasiira dadkii shacabka ahaa ee isaaq.
walahay iskulka ayanu sacad ku noqonay la layay iyada oo ay so nqden dadki quracada qaday daba ded ilay cid ma oyoyse wa la xidhaya qofka uu oya lakin waxa hogay ku wi xaqdarad ku togtay ay halg uu dabey xita rag qar ayay naftu ka bix wayday imnkana qabrigi lagu riday wuu ilaysta walhay ilahayow ka dhig ehelka janada
XISBIYALAAHU WA NIMCA WAKIIL WALEEL IN ANY DHACAYN IN MAR DANBE FAQASH AANU IS DABAYSANO YAA RABI NOO XAFID QARANKAYAGA BARAKAYSAN
Abaayo hadii isaaq la qabsado malagu xoogaayo anaa ku difaacaayo oo daraadka xunkaa kaa celinaayo
@@faisalfaarahgaraad5958 meesha niicda kala tag nacas yow nacasku dhalay kuwii diricyada xidhan jiray miyaa ku dhalay ibnu faqash
@@faisalfaarahgaraad5958 Maxad Waxa Iga Celin Adaa Tadii U Liite Anigu Waxa An Ahay REER Somali Land Looma Baqo Waayo Waxa Aan Ka Soo Jeedaa Dadkii Gisiyaash Somali land
1960 odayaal baa dhibtaa inoo geystay oo calankeenii iyo dowladeenii tuuray mantanaa odayaal baa marbaa geed hostii intay
Kuu shiraan odhanayaa
Waanu kaa tashanaynaa
S/land hadii sidaa anuu
Rabno naloo yeelin
@@faisalfaarahgaraad5958 Faqshta la sheegaa waa Majeerteen iyo Mareexaan labadaa wax ka eeysan somali kuma jiraan.
Ninka maant muqdisha doonaya ayaab leh codkoda markan maqlaan xumadood inaan anu jaar oo an is aqaanay waa ragaa ku jiray ilahay janatu fardowsa haka waraabiyo Aamiin
Kii dadkaas laayaay iyo dadkii lalaayay isku meel ayay ku jiraan maanta
ALLAH RAXMAANKU ha u naxariisto waa bil Ramadan ahe 😭😭😭😭😭😭😭
Adeer ogaaden ayaan ahay, waxaana taagrsanahay Somaliland.
Somaliland dadkeeda Hala qiro dhibaatada loo geystay.
Mxaa ku jaban hadii Somaliland ay noqoto dowlad buuxda? Waxaan ba heleynaa dawlad kale oo soomali leedahay sida djabouti
Markaa soomaali sii kala gogoda syaad rabtaa waxaad rabtaa in soomaali ay noqoto kilalka shanaad oo miidhan figrada amxaarada ayaad xanbaarsantahay
Faqash cidhibtingoday
Tariikhada somaliland waxay ku taala baala dahab 😭😭😭😭😭
Alle haw naxariisto dhamaan gaar ahaan wallaalkay ibraahin x. Claahi diiriye (x.dahraan) iyo adeer maxamuud isciil axmed,dayib maxed jaamac,ibrrahin xasan geele
Dayob waan garanayaa allah yarxamhu
Hadal malaha wax qorbaan is idhi laakiin wataa qofkii caqlilahoow waxaan sa kaga gamayaa in ilahay anoo 16 sano jira 1986 snm kamid noqday ciila umoqabo nin maran hadaan malin cad iyagu indhahood shana dhulkaygii xoraystay saxiibaday na intii ushahiiday ilahay janahagaayo inta nool manta somaliland ku noola sharf kunool yahiin kuwa yarar waa walaalo malaha kaguroow warayso hooyadaa iyo dadka kaawawayan raga baa maashan dhigoodii kujoogtana manta adkayso hadii kala jasiira kalaa kusugi xarbaad tahay dhiig rag baa loqubaa ilaasho
Ma dhagihii yaraaye makahiilba ? sxb adigu de snm md ahyne markii dalka lasoo galay aydla qeylijirtaye ngadaa de ciyaarta deydeygibad ahyde
Waadku mahadsantihiin
Anagana nagu haleeya inta haday
Imika sawkuwan calanka somaliya lagu wadwado somalilan
Wn ku tagarersanahay inaa is ka xoraysaan taliskii ma naxa ahaa anoo ah gabr reer puntland ah
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Taariikh aan la ilaabi Karin quluubta dadka reer somaliland na gilgilaysa, intay naftu igu jirto marnaba ogolaan maayo midnimo danbe
AK47 ARNOL maaha wlhi tariikh la ilaabi karo 😭😭😭😭😭😭 abtiy iyo awoow iyo ehelba wanu ku waynay Qiil badan waxan qoraba ma garanayo alle haw naxariisto
Midnimo dambe dhimasho iyo dhiig baan ka xigaa ha ka yaabin Midnimo dambe
Taa wlhi geeri ayaan ka.xigaa
Haa wallhi midnimo majirto
Wll SNM 1988 baa ka horeysay OO daad shacba 21 Hawiye wada ahaa hal qof ka badbaaday nafsu sida ninkan cml ganacsato ku leesay waqooyi lkn adiinka. Dowlan ba idin leesay marka cuqubada Iska daaya marka hore
😢😢😢😢xasuuqii waxmagaratadii koofureed ee xaqliga xumaad shalaay baad walaalnimo naguhoday 😢😢😢😢cuqubo halki lagu galo bay cawo kuhurudaa😢😢😢😢
No unity discussion with killers of our people and we should safe guard our hard won freedom in which sons and daughters of Somaliland shed their blood to set you and me Free ViVa May Allah Bless Somaliland as for the leadership do Justice to all
Ilhay naxarstii jano haka warbiy waxa kamid ahaa walaalkay fuaad cabdilaahi suufi ibrahin ilhay hasoo birrbiriyo cadwgii arxan lawaha ahaa marynoqotoba maxakamad baa lalatigsan tii ilahayna way sugaysaa
Ilaahay ha y naxariisto laakiin waxa la yaab leh somalidu taariikhda way ilowdaa weliba kuwa geystay xumaanta ayaa ilooba anigu waxaan ahaaa dhalintii baligubadle iyadoo nalaga gubay beerihii iyo tukaamadii hooyadii ay geed ku hoos dhashay markaa dee wixii hadii xaal aan laga bixin oo la yidhaa aan ilowno wax marnaba qofna uu ogalaan karo ma aha aadbaan uga calool xumaaday walahi dhacdadaa laakiin ilaahay ayey la hor tegayaan kuwii sameey iyo kuwii amray labaduba
Xasuuqii jasiira waxaa ka danbeeyay Xasuuqyo badan Oo Uu Farmaajo Oo ah Haraadigii Afweyne Geystay waxaana kamid ah
1 xasuuqii Baydhabo
2 xasuuqii dhalintii Hawiye Ee Xamar
3 Xasuuqii Zoobe
4 Xasuuqii ex Control Afgooye
5 xasuuqii dhuusamareeb
6 xasuuqii beled-xaawa
7 Xasuuqii Bajaajle yaasha Muqdisho
8 xasuuqii Ciyaalka isguuleyda ahaa
9 xasuuqii wariyayaasha
10 xasuuqii kismayo
11 xasuuqii Boosaasa
12 Xasuuqii Garoowe
13 xasuuqii Gaalgacyo
14 xasuuqii dadka lagu fuliyay dilalka Qorsheysan
15 Xasuuqii dadkii gaajada iyo macaluusha u dhintay ( Muqdisho ) kadib markuu Farmaajo wadooyanka la xirtay
16 Xasuuqii dadkii macaluusha iyo Cudurada u dhintay ( Jubaland ) kadib markuu Farmaajo Cunaqabateynta saaray.
Xasuuqyada kadanbeeya Xasuuqii Jasiira wey badan yihiin.
Maxaa cuqdad farmajo ku haysa illaahay haku daweeyo
dhiladi kudhashay was ma waxad isku gaysaten ayaad darood uhaysatan aniga idinqabna ila akhiro cuqdad idinka bixi mayso
Taasey na leeyihin mar labaad hays raacdo. Dhibkaaso dhan awoowyaashen nimanki 1960 calanka koonfur la aadey aya noogu wacan.
weliba raga falkaa gaystay mid lama xidhin, yurub bay joogaan oo ay ku raaxaysanayaa,
anigu Somalilander baan ahay walaal.
waxan wa qorshe Gaal shisheeya ah sii dhigay waaney ku dhaceen dabinkii ragaa xilka inoo hayay loo dhigay. Ragga geysty ilahy ba la xisaabtami waxay ka gaysteen umadda somaaliyeed meel walba jogta. isa saamax iyp gacan Wada qabsi bay somaali sideedi kusoo noqon.
🤝🏼
Caasimad qabiil kasta oo somali ku noolayd bay ahad reer isaaq oo qudha ayaa guryahoodii lagala soo baxay oo dhagta dhiiga loo daray taasi waxay qayb ka ahayd barnaamijkii dabargoynta Isaaqa.,Kuwa munaafaqada uyidhaa somaaloo dhan ayaa is dishay waa kuwa xasuuqii ka qayb qaatay ama taageersanaa iyo dhashooda.
Wallee Waa Runtaa.
Sahra Nouh walaal waxaas wa bentood markay leeyihin somali baa is dishay ama is xaquuqday iyaga xadaradii iyo xarantay cunayeen baa isku dirtay iyaga is dilay somaliland maxabiisti dagalka ayay xara u fasaxday walahay oo tidhi waanu idin cafinay reerahii dunuubta badan galay bay cafiyeen isaaqu isaaq wuxuu la dagalamay dowlad markay isaaq jilib ka mida is helaan jilib kale oo kuwaas leh wa la is dilay walahay googarad iyo garys bay u xidhan lakiin inyar oo snm ah 1500 qof oo dhalinyaro aha iyo sarakiil ayaa 300kun oo ciidanki dalka layaay diyaradhai dalkana soo wada daadiyey markay duqeeyeen hubkiina ka qaday lakin iyaga ayaa marki hore isaqa qabiil ula dagaalamay markan danbena iyaga ayaa qabiil isu laayaay hadan iyaga dulma qabiilada la nool labada reer ku shurakoobay xamar inay haystan waa beesha abgal iyo beesha daroodka koonfured sida mj iyo mareexan waxaas ayaa xamar ku heshiiyay kumaananka qabiil ee la degan way ku shaqystan lakiin maalin baa iman doonta intay isku duubanadan beelaha kale iska celin doonaan walee gooray ahaaatoba hawiyahi kale odhan xawadalahi raxahn waynti somali bantuugi tunidi reer xamarki barawanti sheekhaashi gabooyahii digoodigi ajuuranki dirkiiii koonfured carabsaaxii oo inta la bahdilay lagu yidhi darood baad ku jirtaan baajuunti aniga ma kala tirin kare kun qabiil baa meesha degaa koonfurta midna mid la qolo ahayn labadaa reer baa u taliya ku amarku taagleeya laayaa wa abgal iyo majerten iyo mareexan ilaahay bay leeyihin
Ka intaa ilaaway ee maanta faqashta u niikinaya ka warama sida coldoon oo kale oo shilin siisanaya dadkiisa iyo dalkiisa, iyo calooshiisaha u shaqaystaha Guuleed Dafac ee Amisom lacagta siiso inuu Somaliland qalalaas ka dhex abuuro. Qudhunka inagu dhex jira waa in aanu iska fogaynaa
Shareecada i sku xukuma
Aduun ìyo aakhiraba waad ķala nabad gelysaan
A.A dee coldoon ina cumar carte u yeedha dadka iyo islantan fowsiya ee faqashtu qabtay labadasa umada dabada ka wada oo habar qaba coldoon runtii dad badan buu caawiyay oo somaliland wuxuba dhaama muuuse oo madaxwayne sheeganaya lakiin kuwaa xamar fadhiyaa ee umada soo diryaa kuwaas sii xun lakin coldoon aniga waxan ku tageeraa shaqdii madaxwaynaha laha dadka waalaan iyo dadka foqorada ayuu umada wax u waydiiin jiray oo cawin jiray muuse aaya iska leh inu cawiyo umadas wuuna ka seexday marka coldoon ha la so daayo kuwa kaleba marna way soo galan marna way cabaadaane cali guray maxaa loo xidhi wayaay waxad aragto ayuu ku hadlaye
Walaahi oo bilaahi oo tolaahi waan ooyey ilaahayow u naxriiso ilaahayow u naxriiso amen
Waxa ay ku nacnac leeyaan somaliyi waa walaalo. maxay markay maatida
bila dambiga ah ee guryahooga hurdey ay u laynayeen.
Yahuuda ayey ka xunyihiin.
Allaaya raxma maanta ayaa ii kow ah oon idhahayga ku daawaday masiobada iyo gàrdarada ragaa soomaaliyeed lagu laayey waana wax laga xumaado ,allena waxaan u waydiinayaa janadii fardawsa aamiin
Dawladdii Somaliyeed markaay soo Xasuuqday Shacabkii iyo Maatadii deganaa Hargeisa Burco Berbera Ceerigaabo Ceelafwayn iyo Degaanada hoos yimaada ayay intii soo hadhay ee Xamar usoo Qaxday hadana guryahooda kala baxday oo Ciidankii Xooga Dalka ee Dirayska xidhnaa iyo saaraakiishii Laayeen Ardaydii Dhakhatiirtii engineeradii iwm
Umada Somaliyeed dhamaantood waxan ka Codsanayaa in aay Muujiyaan sida aay uga xunyihiin dhacdadaa Foosha xun aan la Qaadan karin
The mistake we made in the past will never be repeated.
See your death with your eye with no mercy.😭😭😭 Allah haw Naxariisto amain Amiin yaa, Allah.
And yet our people meaning young people of somaliland needs to know not only this but the genocide was hargeisa in burco committed .. somalia raised our cities to the grounds yet they say we are part of them people of Republic of somaliland rosed from the ground and we raised again ..
Waxaa ka xun faqashta sida yeeli jirtey kuwa inaga midka ah ee maanta ina le marlabaad midnimo ee ay lacagta soo siiyeen.
waa in la laayaa si aaney barina wax kale inoola imanin.
Waa yelkadooda in ama matalaan nin ka Faqash Shilimo U Doontay Waynu GULAYSANAYNA In shalaa
Muqdisho ayaan deganay wan yaraa waxani waxay u dhacayan man fahmayn waa nala baadhay hbeenkaa
Abtigay ayaa kujirayIllahay ha unaxariisto dhamaantot gacan ka xaqdadar ayaa dishy
Wlhi waa dhacdo xanun
Badan lkn waxan layabanay dad xasuuqa u yacaya tusale ha unoqoto
Taariikh aan lailaawin doonin
ANagu Xamar iyo
gafuur culus
doni mayno
Waxan leyahay dhamanba
shacabka Reer Somaliland
Aan leyahay dhamantenba
wan in Aynu gacmaha is qabsano
inago mid Ah wllayaal Somaliland
haa Nollato Amiin Amiin Amiin
Tuko midka maraykan lagu xidhay sawmaha subxaanallah 😭😭😭😭😭😭😭
Rest in Peace those who dies the massacre of Jazeera Beach
ilahay ha unaxaristo inta dhimatay.
Alle haw naxariisto dhamaan waxaa ku jiray walaalkay oo dhalinyaro aha ardayna aha lagala baxay jamacada lafoole
Ilaahay baa habeenkaa na badbaadiyey guri fooq ah baan ku jiray afar reer basnu ahayn shan nin baan ku joognay dabaqa koowaad baan ku jiray iyadoo hurdo ku jiro ayaan maqlay garaacista ganjeelka waan kacay daaqad baan ka eegay waxaan arkay shan askari albaabka taagan iyo gaadhi shiraac saaran yahay iyo gaadhi lancruser qori saaran yahay dib baan isaga jiifsaday anigoo sii Gama aya cabaar ka dib ayaan maqlay guuxii baabuurtii oo dhaqaaqay ganjeelkana lagama soo dhici karayn aroortii baan maqlay in xalay rag xaafada lagala baxay oo la laayey
O adigu iyado askar idin hortagan Tay sad u gamaday wabad calol adkay 🤔
Waad sigatay xaaji lool
Adigu doorasho malihid amintaa la taagan yahay waan xasuustaa milaterigii iyo dilalkoodii qorshaysnaa , laba ayay kuu taagantay inaad jebhada raacdo iyo inaad kamid noqoto adhigaa xerada kujira ee kolba mid lagawracayo markaa wuu iska seexday dadkii xiligaa joogay dad dhiiranbay ahaayeen oo aan naftaba waxba ku falayn
my uncle Bashe Abdilahi Heban Ale ha ku naxariisto
Walaahi waan naxay
ilahay haunaxaristo dadkenaa xagdarada lagu laayay dadka dhalinyarada ah na waxaan leeyahay dalkiina dhibtasa loso maree jecladaa
Kkk somali wa walalo iyo xasuq
Maxa isaga Dana dadkayguna
Dullisanaa jsl guuuuuuuuuuuul
Kuwii xasuuqaa ku lug lahaa ayaa maanta xamar jooga, oo waliba sax bay ahayd leh oo madax ka ah,odayga awrtoble mohamed yussuf , abdirahman guulwade, Hawiyna waa u Hiro, Somali waa walaalo who is gonna buy no body.
ina lilahu wa ina ilahu rajucun aniga haya magacyadoodi iyo weliba shaqadoodii aniga haya kuwii lagu layay burco kuwii lagu layaay gebilay qaar badan iyo magacoodii waxa dhici jirtay inta miyiga tagan ayay raga soo laayaan markaasay maydkooda keenaan burco markaay soo eega is yidhahdan caruur yaryar oo qarkood yahay 10 jiray ayay jeelka geeyan waxay yidhahdan hada bixiso 500 oo shilin markasanu ku siidayn iyado timihii laga xiiray tujaarti wa tii lalayaay marka somaliland waa geed ku baxay dhiiga geesiga kuwa xamar u xiisooday ama waa xashiish cabki dheeg sheegay ama waa calooshooda u shaqaystaayaal aan dadkooda dan kalahay rabina janada ha geeyo dadka gacanta ka xaqadarn lahaysay dadkiina manta la yaabay arinkan miyad ka fekerin marki diyaradahu 19 isu ka dabo marayeen ee lanayeen dadkaaga sida roobkana hubku ugu dayaay walaan xitaa galada sidas samayn waayo qaar badan oo ka mida yaqna binu adanimada waxani munafiqiin bay ahayeen asfal safilin ilahay ha geeyo naaraha mid ugu hoosaysay ilahay ha ku guro ma is waydiisen marki biliqaysanayeen dad xataa dhawaca oo weli naftii ka bixin kuwo mayda iyo kuwo socon wayaay ma iswaydiisen hargaysa in 50kun mar qudha dhinten ma is waydiisen sarar iyo togdheer inay 70 kun dhinteen ma is waydiisen sanag iyo saaxil in ay dhinteen ilaa 40 kun ma is waydiisen caruurahi warabaaha cunay ma is waydiisen kuwii TB iyo gaajada u dhintay ma is waydiisen inta walaatay nafaqo daro ama naxdinti iyo gaajadii ma is waydiisen inta curyaantay ma is waydiisen inta kala qaxday ee diba isu arag koonfur waa cadowga somaliland qofka aan ka maqlo wax baan ku darsanaya wa ilaa mid walahay iyo bilahay somaliland waxan ka soo jeeda beelaha bari ee aan wax ka cunin dowladaba sideedaba lakiinse dalkayga kuma doorsanayo inaan cadow u geeyo iyo garacayadii shalay never haday ka fursan waydo abatiyaasheena amahaarada ayaan ku darsanayna walee taasan ka jecelahay in koonfur wax la igu daro tuuuuuuuuuuuuga xaraan cunka badan ilahay aqoon waa mid damiina oo dunuubta dawanaya iyo kii sameyaay wax naf lehna maha 60 sano naga khasariyeen tacabki walikeeana naga dumiyeen xaaraminta kuwa yidhahda walalheena waa i qabta yaa afka ku dhufta yaa ku tusa kulad candhuuf ku tufto ciil baa iga qabta wlaahay.
Aun dhamaan shacbka lagu xasuuqey Jazira Waa war crime
War Crime Maaha , Aan Ku Saxo Genocide Dhe , Xasuuq Wadareed Weeeyi , War Crime Waa Fal-dambiyeed ay Askarta Labada Dhinac ee Is Haya, Askarta Wadanka Guuleystay Kula Kacaan Shicibka Wadanka uu Dagaalku Ka dhexeeyo, Mafahantay?
Ax ax ax jeg græder og ikke glemme Aldrig
Ragiiy waxasameye muqdisho ayeey jogaan waa waaxa muqdisho udegiiy ladhahay ,, ilahay haunaxaristo raagi lagudileey jazira
Hambalyo Musharax Abdishakuur Haybe
Walaahi we never forget about that history walaahi bilaahi tolaahi we never forget about that history faqash ku quuso ilaahey ceebtaada ma asturo hadeer waxaa xawayaan kuu ah oo aad kuu jecel hawiye please ku raaxeyso lieve me alone please
Asw Somalis denbi ha xambaarakina Allah xisaabtiisa wuu ogyahay ( yoomal qiyaama buugaag ayaa Allah furayaa kiina ilaashada ) from hargeysa and Allah yahfidkum walal all muslims
ASC CUQUBADAS AYA HAYSA SOMALI ALLA HA IDIN DAJIYO QALBIYADA
Reer Somaliland maar iidhaga allaha haa dhaago kuwa siida iddin gaaleye maarkala yaa nleeyden dhaagan
waxay ahayd inaad dareen asxaabtada maytida ah ku bilowdo duco iyo tacsi iyo faataxo alnx gacab daalimiin ba dishee
Faqashtii somaliya... Wa tuugtaa joogta xamar imika... Somaliland wallah xoog BAY KU JOOGTAA somaliland 💪💪💪💪💪💪
waa runtaa kuwii waxaa ka dambeeyay ayaa imika awlaad hawiye dhakada bistoolad kaga garaacaya. Somaliland waa in ay ugaadhsataa faqash ka hadhka kacag ku dhiiglaha ah
Somali maaha walaalo. waa been la dhoobdhoobay oo waligeed is qaban kareyn. Kala maqnaanshahaa u dawa ah.
ilahay ha unaxariisto dadkii xagaa kudhintay ilahow unaxariiso amiin dadkii faqashta ahayd ee laysay dadka ayaa wali nool waa inaan soo qab qana eyda eydu dhashay
R
Uy
Somaliya marka ma cadaawga miise wa walalkeen weye cadaawga mana aha walalkeen wa cadaawga kobaad somaliya wa cadaawga kobaad ee Dalka iyo dadka reer somaliland weye somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar guul
Qof kastaaba 7 heer ha share gareeyo.
Reer puntland bn ahay wlhi bilahi xasuuqa loo geestay reer somali land wn la ilmiyay aad bn qalbi jabay
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭taaasaa manta iibaaqaysa markaa miyaa sorry wallee kugumasoonoqdo
Waligayo walahay ma ilaabayno never never xaqdardaa lagu xasuuqay dadkayagii ilaa caasimadii dalka
Wlhi anigu reer somaliland na maahi lknse waan xasuustaa iyadoo xeebta jaziira aan 3 bilood dalxiis iyo dabaal loo tagin oo ciidan koofiyad cas ah ay ilaalinayaan ❗
Ninkan ilaahay baa badbaadiyay sida uu xaq daradda dhacday umadda u sheego
A crime against humanity, period. This guy is still traumatized until now, including the widowers, children, relatives of the killed innocent men. The Hague should investigate Siad Barre regime and those responsible for crime against humanity.
How about crimes committed by smm members?
00p00p0p
Waan kaxumahay qaar rerkinaa sheegtaa aya manta muqdisho jooga oradinaya inay faqashta ushaqayaa baal kawaaran im very sorry old Somaliland 😭😭😭
Canjeex iyo Tuke Waqti uunbaa la heli meel kasta joogaane
Makii dilay bay u ashkatoonayeen markay siyaad u geeyeen dawladnimadii laysku darsaday ma waxaasay dhashay
SubxanallaH😢😢😢
Malinta rer qudha aya la dabar goynayay balse alla nama dabargoyn somali wa walalo yan laydinku sirin malintas ayanu ubahnayn walalo
Ciiil Waynaa makuwasa Raba inan iskunoqono Abid isku noqon mayno Intan nolnahay
Alle waxaan uga baryayaa inuu u naxariisto dadkaas la xasuuqay ballse kaligiin la iidama xasuuqin ee soomali oo dhan ayey arintan ka dhex dhacday
Bada maxey is a ugu carari wayaane
Edna Adan gurigeeda AFRICAN VILLIAGE ayuu ku yaalay way u yimaadeen se nasiib wanaag walaalkeed markaa muu joogin, markay waayeen walaalkeed iyadii bay hanjabeen oo dhakhada xabad uga qabteen sida ay u sheegto se walaalkeed in uu dhoogay ayay u sheegtay, uunan dalka joogin. Habeenkaa Isaaq baa la ugaadhsanayay, cid walba oo lahjada reer waqooyi lehna qatar buu ku jiray waayo mayna kala garanayn Isaaq iyo kuwa la degaba.
Alha ah u naxriisto abtigay oo markaa Dalka ime habeen namadiin laala baxay
I'm not sick or emotional, what happened is gone , somalia is somalia from burco 🇸🇴
Wixii ka dhacey xeebta jasiira ee muqdisho Somalia 1989 . Lama yaqaan wax dadka lagu laayey .
Keliye taliye siyad bare iyo wixii uu shaqey jirey ayaa masuul ahaan.
Farmaajo wuxuu uu eegyahay keliggi taliye siyad bare oo kale.
Samaroon yaa xasuuqay
Isaaqow waan isnaqaana kowdhe cadaysta daarood ban udan lenahay dhaha
darodow.ilaa aakhro wa inoo dagaal inan gumedyow
@@asmarigaax3433 naag ba tahay iska aamus
😭😭😭😭😭 dad ki dhan way dhamaden ax
Kkkkkk aamin reer kiina diin laawe yahaw diin laawe qabyaaladi dishay waanu nsqaanaa
Midgo midgo dhaleen inangumeed waanala xasuuqay idinkaa sabab u ahaa
Aloow u naxariiso dhamaantood
Kuwii laayeyna jahanamo ugu bishaaree
Isaaqoow goorma ayaad Morgan hargaysa keenaysiin?????????????????????????? Ninkan ilaahay baa badbaadiyay sida uu xaq daradaa dadka ugu soo sheego. Xasuuqan oo boqol ahna hargaysa ayuu ka dhacay oo boqol inana guri laga saaray oon dib loo arag, waa sababta marka hargaysa roob da'o ooy dadkii la xasuuqay roobka soo saaro.
Waa lama ilaawan tani
Waa Ben Bajaj marka majiri
Kuqustaa ilma faqash daba yaac faqash kacaarar o faqash kucaarar wa naasibdaro dadka qaar haysata ila manta waxa kamida ciil qaabe ethiopian mahdi Guled khadar iyo maareeye Cabdi xaashi foosiya xaaji adan iyo kuwa Somaliland dhex jooga ila haada lashaqeya faqashta 😭😭😭
qofka muslinka dhiigisu wa xaaran alaha u naxariisto lkn Jazeera dabadeed ima sa la dilay ceelafweyn ya dadka ku laynaya??? sool kalshaale ya dadka ku laayey waxaso dhan Jazeera ka dib ayey ahayd allaha uwada naxariisto wixi dhibka geystay wu ka xisaabin jazeera kaliya lama xasuuqin e inta iyo inkaleba wala xasuuqay alle caadaladiisa helayan
Qaybtii.1
Hadaba hogaadeen dadka xamar uxiisoomaya in ayjirtay
Hhhh this is histori
What is funny?
Mr Ahmed shame on you!!!!
Maslax maxamed siyaad ayaa ka dambeeyey hawshan iyo
Saraakiil mareexaan ah hadaba
Reer reer ka aargudanayey ayay ahaayeen
Isaaqu waa kuwa jablaha kusiinaya hargeysa iyo burco itaasina waxay cadaynaysaa in isaaqu yahay dad xun oo aan sharaf lahayn oo aan aarsan Karin
Anigu nin askari ah ayaan
Ku qabtay waxaa ii diiday reer burco
Hargeysa ayasn mid kale ka helay
Hargeysa waan qabtay waxaa IGA furfuray gabadh Arab ah iyo nin toljeclo ah markaa isaaqu haka bexeen hadadaladaa
Reer qatumo aad dhamayseen soo saara
Ina saleebaan dafle habeenkaa raga lalabaxayo wuxuu ahaa wasiirka arimaha gudaha TV ga Ayuu ka hadlay wxuu yidhi mudaharaadka waxaa ku soo dhex dhuuntay dad aan garanaayno oo u jeedadiisu ahayd isaaqa MUQDISHO degan raga guryaha tilmaamayey dhulbahantii muqdisho deganàa ayày ahaayeen .. laba nin oo hawiye oo khalad ahaan loo soo raaciyey isaaqa xiligaas xeebta jasiira lagu xasuuqay
0:39 Wxii Maanta Jira hadaan la qaban?? Wxii Salay dhacay Aad Qabatit?.
Ma Wax dhacay baad Toosin-mise wxii hada Qaloocan Raba.
31sano Dadkii Qabiil a Haan Umada ku gumaaday, Boob iyo ka geeystay?? Baa Maanta Jagooyinkii U tartamaya? Oo aad rabtiin In uu Jago qabto?.
.
Mxuu ka Duwanaan Waagii SIYAAD.
One 🇸🇴
Beeeeeeenaaaaaaaale
Wlle dawladii siyaad cidna ma badbaadin waa lakala xasuuq badn mooye😓
Bro nolaso dhakhso qaybta xigte barnamijkan somali waa wllo
Kafia Yousuf Adeer waligaa ma maqshay dowlad dadkii cashuurtii uu bixiyay caloolshood ushaqyste iyo diyaarada waxduqeeya fadkeeda usoo kiraysata dhulkana sidii batrool labaadhayo miino kabuuxisa haday diyaarada kabadbaadaan miinada halayso. Laakiin waxay ahayd tuusaale waxlagu tusayay reer Somaliland 1961 kii iyagoo ka awoodbadan xamar ayay inqilaabkii sonoqoshadii Somaliland dhexdooda fadhiliyeen iyagoo ka awoodbadan xataa haday dagaal noqoto reer xamar markaa waa cadhar rabaaniya oo loo dhigayau reer Somaliland inaanay mardanbe kala tafaraaruqin
Xanuun badanaa😭
This made me cry
War shekadaan 50 sano ayaa ka soo wareegtay. Dantiina raacda oo hore u socda. Dowlad military oo qaar badan oo Hargeysa fadhiya ay xilal ka hayeen ayaa waxaa geysatay. Blase Shacabka reer koonfur yaan eed la saarin. Reer koonfur Hargeysa idin kuma imaan.
Fircoonkii Afwayne askartiisu ayey ahaayeen? Ma jixinjixe , 50 sadood baa ka dambeeyey, may ka dambayso 1000 sano we will never forget , one day we gonna do buyback, just wait!!!
@@mukhtarabdillahi3496 Afweyne askartisu somaali oo dhan aye ahayeen dhulabahante majerteen gidibirsi hawiye raxanweyn jareer you name it. Taliskaas wuu tagaye qabiilkee gaar ah oo dacwad u heysataa
@@Shaarkeey100 kuwii amarka bixinaayey simple
@@mukhtarabdillahi3496 waan kugu raacsanahay taa kuwii amarka bixinayey inkastoo o aney cidi ka noleyn
@@Shaarkeey100 ok fine ma ogoshahay in maxkamad la Soo taago inta nool oo ay ka mid yihiin Morgan , Tuke, Maslax oo ku laayey jasiira dadkii shacabka ahaa ee isaaq.
Xasuuqii kalshaale ka qaran ee aad ku disheen 8000 oo harti daarood ah maxkamada. Aduunka ayaan aadaynaa
Hoyadaa hartida aad sheegaysid was faqash fooqal faqash, nasiib haad leedahay in aad sii nooshihiin. Inta aad umadd gumadeen ayaad hadlaysaa nacala tulaa caleeg
Ax ax ax axsorry sorrysorry😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waa waxan laa iloobin karin xasuuqasii marka walaltinimada ay sheeganayan xagey jirta
Somali qabiil bay isku dishay ahadan ay isku aamini ladahay
Xasuuq iyo wwxbay
Lahadlaan
Dadbaa dhihi siyaad bare ayaa fiicnaa war dhibkaba iisagaa kadambeeyay Iyo inuu qananku dumo
Waa taariikh lama ilawaana waxaay ahayd Malin murugo oo guriwalba hoos looga hoyayay waxaan joogay xamar waligay ma ilaabayo Somaliland waa muqadis
KONTON SANO
BALAAYOY
KOONFUR BAADIGOOBO
XAMER BAALEHEEGIYO
HA KA BIXIN BAKAARAHA
Hada saacadaa aynu joogno
Weligeed Somaliland kusoo noqon mayso Somalia, Farmaajo waa ina Mohamed Siyaad Barre, wallaahi ka sii xun, Hawiye waa Gun marmar bay kacaan inta kale waa hurdaan, cadowga Somalidu waa ; Mareexaan, Leylkase, Awrtable, Wersanglei, iyo Majeerteenka Yaryar sida Biciid Yahanka.
Dhulbahante waa sokeeye isku dhiig nahay, wax xasuuq ah kama qayb qaadan dhaqankoodana ma aha, dadka waxaa dili jiray waa' Mareexaan, Leylkase, Awrtable,